DEG DEG Ciidamo kale oo Furimaha mudug kasoo baxay,Kiiskii Askartii la xasuqay oo waji kale yeelatay

  Рет қаралды 29,968

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@maxamedabas4756
@maxamedabas4756 2 күн бұрын
ciidanku ha qabsadaan wadanka 🎉❤
@hawoali120
@hawoali120 2 күн бұрын
Allaha unaxariisto wiilshii ciidaka qaranka somaliyed war askarta yaan qabiil lodilin 😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 күн бұрын
Dhammaan ciidamadu waddanka ha ka badbaadiyeen Xasan-baahane, Haddii kale nin weliba reerkiisii iyo deegaankiisii ha ku laabto, inta dawlad soomaaliyeed imanayso
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 2 күн бұрын
Xassan oo xilka laga qaado baa lagu badbaadin karaa ciidamada
@NasiipcabdiqadirMohammed
@NasiipcabdiqadirMohammed 2 күн бұрын
Wa masiibo qaran
@MaryanMaxamed-y5r
@MaryanMaxamed-y5r 2 күн бұрын
Soomaaliya.silicbaa,haysta,sanadkan
@mohameaden9431
@mohameaden9431 2 күн бұрын
Farmaaja dhibkuu horay ugeystay ha ina xasuusin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Subax wanaagsan qaranka TV waa nasiib daron Ku dhacday soomaaliya waxaana jilaaya xasan ayax iyo kooxdiisa ka kooban dugaagii caalamka kuwii ugu khatarta badnaa sidoo kale xasan ayax waa Nin qabiil ee maaha Nin qaran sidoo kale aqoon la'aan iyo aqlixumo siyaasad iyo aqoon la'aan dawladnimo
@HassanBulale
@HassanBulale 2 күн бұрын
Alla maxaa ku dhacay somali maxaa ku dhacay
@Abdikariim-i8h
@Abdikariim-i8h 2 күн бұрын
❤❤
@Cadey-b5p
@Cadey-b5p 2 күн бұрын
Cidanka waxay kubadbkaran in xasan xafiska katago
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 күн бұрын
Xasan-baahane ciidanka inuu dhammeeyo ayuu rabaa.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Ciidanka iyo odowaa waxaan kula talinayaa in afgambiyaan dawlada oo ay sida uga dhaqso badan u qabtaan baarlamaanka, radio muqdisho, xarunta gaashaandhiga, wasaarada Arimaha gudaha. Dalkii aad u dhaarateen ee aad u dhimanaysaan xasan waxaa uu ka dhigtay maqaayad isaga iyo xaaskiisu leeyihiin dalkii oo dhan ay qabiiladii islaynayaan.
@HassanaliBule
@HassanaliBule 2 күн бұрын
Xasan iscasila
@HassanBulale
@HassanBulale 2 күн бұрын
Qaramada midowbay ha la wareegaan. Dalka somaliya
@MaxamedInacabdinuur22-k8d
@MaxamedInacabdinuur22-k8d 2 күн бұрын
Wanga wuxu ku jiraa isafahan
@CabdiNuur-v7e
@CabdiNuur-v7e 2 күн бұрын
Qaranimada somaliya ayaa halis kujirta wana xasan shekha madaxweynaha waxa baabi.iyay qaranki iyo xoggi dalkaba kaso bilaw cawswayne kuliyadi jaalle siyaad shirqolki farxaan qarole iyo tiraskamboni xasuqa iyo bara kicintashacabka muqdisho
@HassanBulale
@HassanBulale 2 күн бұрын
Somali allow badbaadi yeey bay u cagan gashay
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 күн бұрын
Sow tii uu isagaba dilay sarkaalad IKRAAN TAHLIIL welina aanan Maxkamad farmaajo & asxaabtiisiiba loo soo saarin. Ibshallah waana loo soo saarin.
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 күн бұрын
Qaramada midoobey waa hey,ad quwadaha isticmaarku u sameysteen iney ugu taliyaa kuwa tabarta yar ma ahan hey,ad caalamka kadhexeysa.
@MohammedJeellaMuusa
@MohammedJeellaMuusa Күн бұрын
Somaliya, omidowda. Aya. Iogaa. Bixi. Kara
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 күн бұрын
Dadkan taageerayay in ciidanka qaranka lagu weeraro raaskambone yeysan kahadlin ciidan qaran.cid alaale cidi hadasha qabiilkeeda ayaa lafahmayaa! Here we are.kheyr alaha keeno umadana jahliga ilaahey hkasaaro oo xaqa hafaamsiiyo.
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 2 күн бұрын
Hassan DHOQO Wa Dameer Anan AQOON lahayn
@hashiali689
@hashiali689 2 күн бұрын
Waa very shame ciidanka qaranka in waxaas oo kale lagula kaco maha wax la aqbali karo qabiil inuu sidaas yeelo wana niyad jab ninkii qaranka lodhariyey inuu cadowga ka difaaco umadan inay mutaystan inay qabail isdagalay dartii udhintan waqti iyo tababar mustaqbalkii qaranka ayey ushaqaynayen qabiil uma dhiman karaan waa in talabo cad laga qadaa dadkii dilay waa hadii qaran jiro umada somaliyeed waaka wada naxday waxay sameyen wax magaratada laayey cidankii qaranka somaliyeed umada somaliyeed jawaab degdeg ah ayey uga fadhida dadka waxuushta wax magaratada ah waa ku niyad jab umada somaliyeed
@QaaliMaxamed-k5q
@QaaliMaxamed-k5q 2 күн бұрын
WAA wax lagaxu maado OO lagamurugoodo
@sucaado7
@sucaado7 2 күн бұрын
Somaaliya maalin walba dhig aya qubanaya 34 sano jahilnida kama baxan waa cawaan ayaga muslimiin ah ayey is dhameynayan
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Xasan waxaa uu galay danbi wayn markii hubka dawlada u qaybiyey macawislay oo hab qabiil u abaabulan taas oo keentay in beesha abgaal xasuuqaan ciidanka dawlada.
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 күн бұрын
Waxa aya kubabadikaran cxg xasan xarasha oiscalilo ayakubabadikaran dalka iyodadka iyocxg
@sayidomar5230
@sayidomar5230 2 күн бұрын
Waa been abuur warkaas
@abdirazakali333
@abdirazakali333 2 күн бұрын
😢😢😢😢
@MaxamadwaliBashiir
@MaxamadwaliBashiir 2 күн бұрын
soamliya malahaygee madax iyo iyo minjo mucaarad iyo muxaafidba way wada walatahy waxkale oon ku qiimeeyo wan garan waayay
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 күн бұрын
Xawaadle waligood hari mayaa ee cawaanta waa alshaabaab ha la dhoho
@ashesedgy
@ashesedgy 2 күн бұрын
😮
@maxamedabas4756
@maxamedabas4756 2 күн бұрын
xaqu ha dilaco 😢
@wamalxayadudunyaa
@wamalxayadudunyaa 2 күн бұрын
Qabiilkii ciidanka qabiil ahaan udilo haliskugu tago oo dagaal saf mar ah halugu qaado haddii qabiilkaas keeni waayaan kuwii ka dambeeyey.
@MrFaxan
@MrFaxan 2 күн бұрын
Wariye kasta qabiilkiisa adigana qabiilkaaga
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 2 күн бұрын
Haloodilo kuwii askarta laayay hanalasooqabto
@KaligiisDuul
@KaligiisDuul 2 күн бұрын
𝕒𝕣𝕚𝕟𝕥𝕒𝕒𝕟 𝕞𝕒 𝕤𝕒𝕙𝕝𝕒𝕟𝕖 𝕞𝕒𝕣𝕜𝕒𝕒𝕟 𝕜𝕚𝕚 𝕒𝕟 𝕔𝕒𝕕𝕠𝕨𝕘𝕒 𝕜𝕒𝕚𝕝𝕒𝕒𝕝𝕚𝕟𝕒𝕪𝕒𝕪 𝕦𝕦 𝕚𝕚 𝕕𝕚𝕝𝕠 𝕢𝕒𝕓𝕚𝕚𝕝 𝕞𝕒𝕩𝕒 𝕜𝕦𝕙𝕒𝕪𝕒𝕒 𝕛𝕚𝕚𝕕𝕒 𝕚𝕝𝕖𝕟 𝕔𝕒𝕕𝕠𝕨 𝕨𝕒𝕜𝕚𝕚 𝕜𝕦𝕕𝕚𝕝𝕒
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Colaad ka curatay Somalia iyo calool xumo ka taagan Doolow
16:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 9 М.