32 qabiil ataa degan somali galbeen. Haddaba, sidee ayey ku dhacday in meel walbo la hogaamiyaan ogaadeen. Maamulka waa in loo qaybiyaa 32 da qabiil ee degan DDS. Haddana, maleeshiyada ogaadeen waa laga kaxeeyey miishii lagu fagaalanay. Federalka ayaa la keeni doonaa.
@AbdifatahHassan-l6y16 сағат бұрын
Soomali galbeed 85/100 waa kuumade
@GjFy-c6d15 сағат бұрын
Kumade beel beenawaas@@AbdifatahHassan-l6y
@ummuisra672115 сағат бұрын
Orod oy maxaad ka beddeli kartaa kuumade wax ma idiin diiddana soomaali kalana waa deggan tahay ee edebsada
Waxa Ogaadeen meel walba u hogaaminaayo aan kuu sheego anigu Ogaadeen ma ihi laakii waxaan u malanayaa in ay ka fadilan yihiin qabiilada kale ee la nool markaa ha masayrini runta kusoo dhawoow