Deg deg ciidanka DDS oo Cudhufo lawaregay + Halaagii Canfar & ciidanka Itobiya

  Рет қаралды 38,769

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 168
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuul ciidaanka qaranka somaligalbed
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaahow Somali tus awoododa oo is jecleysi oo qabiilka ka dhex saar
@AmarAsensio
@AmarAsensio 2 ай бұрын
Amiiiiiiin inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 2 ай бұрын
Aaamiiim aaamiiin aaamiiin yaa rabbi
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 2 ай бұрын
mashaalah guul usohoyatey umada somaliyeed gar ahan somali galbeed ilahayow quwe dadkena ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Guul dadkeyga Soomaaliyeed.
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 ай бұрын
Mansha Allah guul cidamada deganka ilahay haidin garab galo
@AmarAsensio
@AmarAsensio 2 ай бұрын
Maashallaah guul dadkayga somali galbeed 💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤
@ayanadam4102
@ayanadam4102 2 ай бұрын
Mashallah guul iyo gobonimo somali galbeed ❤❤❤
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 ай бұрын
Guul soomaalida meel walba ay joogato guuleeyasata guul iyo gobonimo isku duubini iyo midnimo ayaa guul lagu gaaraaye guuleeyasata guul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 2 ай бұрын
Allahu AKBAR Gardaradii Iyo Dulmigii Itoobiya Waa Uu Guuldaraystay
@safarle9284
@safarle9284 2 ай бұрын
maashaa Allah❤❤❤❤, guul waan ku faraxsanahay, guusha xooga dowlad deegaanga walahi waan ku faraxnay, Allahu Akbar.
@hassanafyare3802
@hassanafyare3802 2 ай бұрын
Guul guul guul iyo gomanimo Somalida killalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 2 ай бұрын
Masha Allah gool iyo gobanimodu wa intaa so looga si dhawado maraa waxid aleylehee sharaf dheh ❤❤❤
@DayibdaahirAskar-xz9lf
@DayibdaahirAskar-xz9lf 2 ай бұрын
Maansha allaah guul iyo gobanimi DDS
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans somalies states sitte et mooyaale
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc Dal jire TV jamac iyo Sxibki guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 ай бұрын
Wal.jamac waligeedba Canfartu awood malaheyn marka uu Ciissehu uu. Dagaalk gallo 50 nin.Canfartu 500 iyeey ku yimadiin halka iyeey ku dhamadaan canfari awood ma laha ee Itopiya iyaa ladagaala meyse shacabka somalida hubkana wa laga guray hadii ay heli lahaayeen dhulka lama qateen gobolka Siitti somali wa guul wa guul
@awad559
@awad559 2 ай бұрын
Guusha illaahay baa keenay الحمد للله الحمد لله الحمد لله Madax weyne mustafe cumar if iyo aakhiraba guulayso adiga iyo ciidankaaga iyo shacabka guul Xabashi baa u baahan in sidaa mar loogalo weliba kuwani muslim bay ba sheeganayaan Xabashida waa in maanta laga aar goostaa bakhtigoodu waa in sida dhagaxa kaaraamardha loo tuumiyaa
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 2 ай бұрын
Alxamdulilah Alxamdulilah Alxamdulilah Alxamdulilah
@saidhalkama3373
@saidhalkama3373 2 ай бұрын
Alhamdoulilah 🤲
@macalinyacquub7728
@macalinyacquub7728 2 ай бұрын
Mashaa allaah illaaha wayn baa hahad dhamasnteed u sugnaatay illaahoow guulee kuwa xaq u dirirka ah ee laga gardaran yahay eeah somalida ah guul guul guul soomali galbeed cadowgiina illaah cagta hoosteeda ha galiyo oo ha baabiyo duligaa cawaanta ah nin gardaran ma guulaysto horay bay hilbaha somalida u wadheen oo aan cidina ka naxayn illaah ha u hiiliyoo oromo canfar iyo dhamaan qoomiyadaha ay soo kaxaystaana argagax iyo firri aanay ka kabanin illaah ha geliyo oo ha jabeen dhamaantood
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi
@user-dr7nq7il6v
@user-dr7nq7il6v 2 ай бұрын
Maasha allaah guul
@dekakayad3953
@dekakayad3953 Ай бұрын
We love from sitti
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi
@AliCade-gh7jk
@AliCade-gh7jk 2 ай бұрын
Somali waa iney garab iyo gaashaan isku noqdaan aduunku waa kala tagay xoog baa leysku sheeganayaa falastiin sow ma aragtaan dhimasho waa lama huraan adoo walaalkaa guul u horseedi kara haka gaabina.
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 2 ай бұрын
Cundhufo lama qabsan lkn waa lagu dhaw yahay guul ciise wayne
@dekakayad3953
@dekakayad3953 Ай бұрын
Chukran sahib
@hamseabdinoor7741
@hamseabdinoor7741 2 ай бұрын
Guuuul ciidankeena liyuu police
@farhiyoomar7970
@farhiyoomar7970 2 ай бұрын
Waan in aan garadada itoobiya la ogolaanin waa in la iska celiyaa dameeraha soo yaacay jaamac adigana halkaa ka wad guulayso inshalah
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Allahou rayamou aux martyrs musulmans midnimo somalies states sitte
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi alhamdoulliahi
@AliCade-gh7jk
@AliCade-gh7jk 2 ай бұрын
Jaamac ma naxo waa nin karmeed wax badan og❤❤❤❤❤
@AbdulahiAbdi-ns8eg
@AbdulahiAbdi-ns8eg 2 ай бұрын
Guuuuuuul DDS
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
Jaamacoow soo adigii lahaa gaajo iyo darxumo ayey u baabe'een soo kuwaan candhufo sib usoo celiyey DDS
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 ай бұрын
Herer ayaa lagu celin inshallah nijaasta
@NurAli-ds7xd
@NurAli-ds7xd 2 ай бұрын
Asc jamac glad guul
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 ай бұрын
Oromiya waa dameero 👉🏾🫏🫏🫏🔫
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 2 ай бұрын
Masha Allah
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 ай бұрын
Canfar waa la kari waayey ee maxaa ka raacay. Guul! Jaamac si fiican ayad ula hadashay xukumada.
@nourabrady5836
@nourabrady5836 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 ай бұрын
Waan ku faaneeyanaa canfar teelo nooma dhigan
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 2 ай бұрын
Allah Akbar mash allh guul guul shacabka dawlad deganka somalida
@fardowsadahir6675
@fardowsadahir6675 2 ай бұрын
Maasha alaah 🎉❤
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 2 ай бұрын
Jaamaacow Maad mar wax ka qortidguusha reer matabaan si loogu daydo 😊
@adandayib1659
@adandayib1659 2 ай бұрын
Maansha Alaah
@Abdi4455t
@Abdi4455t 2 ай бұрын
Guul umada somaliyed
@88waaye
@88waaye 2 ай бұрын
DDs guuleyta❤❤❤❤
@mahamouddjama7117
@mahamouddjama7117 2 ай бұрын
Jaamac gallad jir oo joog somali dhab ah wallahi cimriga iyo caafimaadkaba allaha kuu siyaadiyo
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 ай бұрын
Guul somali galbeed o hal ah
@snw9257
@snw9257 2 ай бұрын
Guuuuli iyo gobanimo reer DDS💪🏼✅💯🦁🦁🦁💪🏼✅💯🙌
@user-ur3rd1fp8y
@user-ur3rd1fp8y 2 ай бұрын
Macha allah ❤❤❤❤
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Allahou abkar Allahou abkar Allahou abkar
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 2 ай бұрын
Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MaxamadKhaliif-nh6nr
@MaxamadKhaliif-nh6nr 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo somalida
@BashaHashi
@BashaHashi 2 ай бұрын
Jaamac mahadsanid mudnaanna waad leedahy Hana kadaalin halkasna kasii.wad Somali Danahooda ayd kahadleysaa
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo canfar rabta soomaali iney gumeyso waayaab xaggee wax kakhaldanyihiin
@mohamedkhalif5271
@mohamedkhalif5271 2 ай бұрын
Waa run askarta illaaliya wada sayid iyo ugaas halaga dhigo madax wayne saas ayan ku leenahey dadki hugaamin jirey somali ban ahey boqortoyadi ajuuran siiba reer iimaana
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 ай бұрын
Guul ciidamada deegaanka liyuu booliiska iyo shacabka ciise guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️
@medmoud8880
@medmoud8880 2 ай бұрын
mashallah guul iyo gobonimo hadha waxa no hadha garbo cisse cadayti iyo danlahelay
@HassenAmaan
@HassenAmaan 2 ай бұрын
Asc walaal cag dheertu wayo
@hassanjimale7256
@hassanjimale7256 2 ай бұрын
Guuleysta dadka iyo dowladda DDS. Waxaa la gaaray markii Soomaali Galbeed iyo Ogaadenya la xoreyn lahaa.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 2 ай бұрын
Guul ayaan urajeynayaa ciidamada liyuuga ee somaalida iyo ciidamada madaniga ee deegaanka
@AbshirAbdulahi-eg9tc
@AbshirAbdulahi-eg9tc 2 ай бұрын
Guul somali
@MustafeHassan-lg9ie
@MustafeHassan-lg9ie 2 ай бұрын
Waaxaq hadalkaagu jaamacaw waa hadii ay soomaali wax fahamto
@ahmedrufaacimohammed9535
@ahmedrufaacimohammed9535 2 ай бұрын
Guul Somali waan garabtaaganahay ciidankeena
@r00bleawaale73
@r00bleawaale73 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo!
@FatiAbdi-ew1id
@FatiAbdi-ew1id 2 ай бұрын
Guul
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobonimo Manshallah Manshallah Manshallah
@AbshirAbdulahi-eg9tc
@AbshirAbdulahi-eg9tc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤the
@OmarWaberi
@OmarWaberi 2 ай бұрын
Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉
@guledsm
@guledsm 2 ай бұрын
Guuleysta.
@MaxamedAaden-ue8rt
@MaxamedAaden-ue8rt 2 ай бұрын
Dareenkaygu waahay andareemay inaanwali dufaacaygu adagyahay soomaalidanabyahay
@user-oj5ry8dt7k
@user-oj5ry8dt7k 2 ай бұрын
Guuuul.difaca.yasha.wadaniga
@bossmireh8146
@bossmireh8146 2 ай бұрын
Waar jaamac cagdheer anaguun ba odhan karana oo idoora nin kale kama ogolin
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 ай бұрын
JAAMC&NUUR GUULAYSTA
@aptidonsaredo8174
@aptidonsaredo8174 2 ай бұрын
Gul guul cissenimo
@nastehodirieh7083
@nastehodirieh7083 2 ай бұрын
Asc walaal iska waran
@abdikarimgaraad1772
@abdikarimgaraad1772 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@j.jilani4535
@j.jilani4535 2 ай бұрын
Wil wile waa ciyaar kamid dhaqanka Ciisaha.
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 2 ай бұрын
TALO MUHIIM AH soomaaliweyn meel ay joogto waa iney dagaal toos ah lagashaa maamulka abii axmed Maxaa yeelay isaga ayaa ka cadawsan tigreegii la ogaa Wuxuuna wadaa istaatiiji uu kula wareegayo dhamaan dhulka iyo bada soomaaliyeed Ee haloo bareero jabhado horleh iyo ciidamadii onlf na boorka dib halooga jafo iyadoo dhamaan soomaaliweyn meel ay joogto kala harayn rag naf iyo maal Ilaa qandala ito xaafuun ilaa kismaayo ilaa cundhufu halasoo qaato hubka
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 2 ай бұрын
😮guul. Wadayaal waa guuuuuuuul
@mustafemohammed9220
@mustafemohammed9220 2 ай бұрын
Guul guul guul
@AliWarsame-rl9pj
@AliWarsame-rl9pj 2 ай бұрын
Jamacaw dalku orta ha xorobo somali dhamaantod iya wadaleh ha xorowdu waa la dagi
@DekahassanAlihassanAli
@DekahassanAlihassanAli 2 ай бұрын
Cidan ka deganka waxay ujiran cundhufo 300 oo kilo miter cisuhuuna 5 kilo miter
@Godir9752
@Godir9752 2 ай бұрын
Dagalkii itobiya iyo somaliya aya halka kabilaban doono
@Axmed-ph3mc
@Axmed-ph3mc 2 ай бұрын
Guul.iyo.gobanimo
@ilyasali1444
@ilyasali1444 2 ай бұрын
Ilahow somali mideey
@faisalabdullahi3912
@faisalabdullahi3912 2 ай бұрын
❤❤❤❤ nolada❤
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 ай бұрын
Iyaga canfar laga fadhiwaayey duliga
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 ай бұрын
Telegram no sheeg aanu kadaawano
@maxaboCabdiqarir
@maxaboCabdiqarir 2 ай бұрын
Mashalah ilhay hadayo cidanka deganka
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 ай бұрын
Allahou abkar
@exchacfarmyiidhii1010
@exchacfarmyiidhii1010 2 ай бұрын
Cagjar taariikh wanagsan buu reebay
@user-lp6gr2br3o
@user-lp6gr2br3o 6 күн бұрын
Manta somalie bad shegaysa berri dhul hada qabsatin Issa noqondontin
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
Beri haddii ay dhahdo itoobiya kabax dhulka aynu qabsanay maxaa xal ah. Baltaas iiga jawaaba maxaa lasamayn.
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@Adan974
@Adan974 2 ай бұрын
😂guul Somali galbeed
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 ай бұрын
Jaamac Galan Caadi maaha Somali ridowday kulahaa
@exchacfarmyiidhii1010
@exchacfarmyiidhii1010 2 ай бұрын
Malaha soomaalidu qurraan bay aqristeen
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 2 ай бұрын
Bada cas ayey usocdaan laakiin soomaali way israacsantahy iney difaacdo dhulkeeda
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 44 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 17 МЛН
Anaga Itobiyan ayaa Nahaye Xasanow Hana sheegan Garadka Absame!
16:59
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 44 МЛН