Waa xaqiiq 1001 jeer ayuu run sheegay qareenku waliba waxbuu u wariye u uu yahay oo ah downiimo ayaaa indheer iyo jirooyin kale yacquub af balaq ninka kale ma aqaan
@HusseinadamHashi-vr5hjКүн бұрын
Ninka yacquub af balli u doodaya anigu qareen oran maayee waa isaga oo kale waana argagixiye kale.
warsamow sxb sidaa ma aha saxafadu waxaay ku ogashahay ka hadal lakiin inaa argaxiso tageerto lama ogala calamkana ma ogala marka 2badan nin ee maxkmadu dacweynayso kiskoodana loo gudbinaya interpol ma aha mid ciyaar ciyaar ah ama maskaxda haka jiranadaan ama dad cafimad qaba ha noqdane dowladaha ay kala jogaan safaradoohada kenya iyo somaliya ayaa waraaqo warren ah loo gudbiyey sxb kiiskan cayaar cayaar ha moodin
@CabdiMadoobe-g5k18 сағат бұрын
Guulbuflan. Gulgul. Hawaarto. Guusha. Butlan
@abdiomar9709Күн бұрын
Looma gefin, ninkaasi inuu waalan yahay waxaa cadayn u ah maalin garaadada ayuu caayaa, maalina isinkiisa, maalin wuxuu taageeraa daacish, hadana deni ayay kaga dhegtey,
@HusseinadamHashi-vr5hjКүн бұрын
Yacquub af sabiil iyo kan kale Waxay iska dhaadhiciyeen yurub ayaad joogtaan oo laydinma xiri karo.