Ar mayba tahay halka laga soo turjumayo inay sidaa ugu qoran tahay magacaa
@muhannadmohammedhassan670615 сағат бұрын
Sababtu waxey tahay saxiib hal urur maaha o ururo badan ba kumideysan iyo qowmiyado o mid walba magac gaar ah wado o mid walbana dowlado shisheeye taageeran, nasiib wanaagse ururka ugu muhiimsan howlgalkan wado uguna horeeyo wa(Al n*sr*) O "SUNNI" ah waalakala daahiri doonaa I.A.
@CuzayrAxmad-t8t15 сағат бұрын
Haa waan kugu racsanahay
@SeynabAlihasan15 сағат бұрын
Shiica muslimin maaha horta Dalil waxa u ah asxabta rasulka ayay caayan asxabta qofka caayana wa gaal Shiica waliged qof sunni uma gar gaarin
@Shafie21115 сағат бұрын
Ayago dhan macayaan umalayna wa qayb kamida oo raafido ladhoho
@aishamawlid14 сағат бұрын
@@Shafie211sheeco waa gaalo asxaabtii bay Kala qaadeen qarna waa galo qarna wa ehlu bayt markaa shiico waa gaalo
@faybul645614 сағат бұрын
Wa qeyb kamid ah waana qeybta uguweyn ee 12ka imam@@Shafie211
@khaliddayib-r1d13 сағат бұрын
haa kuwa caaya asxaabta waakuwa loo yaqaan raafidada Lkn bashaar asad waa gaal waana shiicada loo yaqaan calawiyiin
@ShukriAbdi-uh7qv15 сағат бұрын
Maye waashiicu wax madhaamo yahuuda❤❤❤
@sayfudiinqudus576712 сағат бұрын
Waa su'aal muhiima in lays waydiiyo maxay iiraan ugu taageeri wayday xamaas oo ay gaalo gumaadayso yuhuuda sida ay ugu taageerayso bashaar al asad oo ay iska caabin qudha ku hayaan maleeshiyaad muslimiin ah Jawaabtu way iska cadahay israa'iil waxay ka necebtahay suniyiinta in iyaga la hor gumaadana waa hadafkeeda wayn Ilaahay ha nacdalo cida nacdalaysa asaxaabtii rasuulka scw
@farisfaris750015 сағат бұрын
Alle ayaan taageero xagiisaa ugu baryeynaa Allaha u kaal meeyo walaalheen
Asc maya maya uma taageerin sidey utaageertey Xisbulaahi uma taageerin Xamaas Guul Xamaas❤❤❤
@mohamuudabdikheyrfaarah206716 сағат бұрын
Wacanoo wanagsan dhamaan akhyaarta commentlaydaa😂
@Somalestine15 сағат бұрын
😂
@Fouziaabdi-bq1rz14 сағат бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar
@omarbilesharif244615 сағат бұрын
asc mr maracade aad aya u mahad san thy wll mida kale waxa jeclan laha in aad isticmasho ciidanka SUNNIGA in ti aa dhihu lahayd ciidanka mucaaradka waayo mucaarad ma ahan waa xaq u dirir mahadsanid
@abdiazizahmed97012 сағат бұрын
Alle ha guuleeyo dhmn muslimiinta gar aahan reer qasa alle ha guleeyo amin
@tahirmahad664915 сағат бұрын
Wan ku Salaamay Ustaad Maxamed (Maracadde) Ani rayigayga sida ay iran u tageerayso sria waligeed Mayna u tagerin Flstin .
@MohamedAhmed-hk1rv15 сағат бұрын
اللهم لك الحمد
@FuaadAwcabdi-sc8dt15 сағат бұрын
Insha allah shiica gaaloba way ka guulaysanayan
@Eng.Amiir.14 сағат бұрын
Maracade aan ku saxo Sxb waa Homs ee mahan Hama. Hama mar hore ayey la wareegeen hada waxay kusii siqayaan la wareegida malagada istratijiga ah ee Homs.
@hanifanur346812 сағат бұрын
Walaal Gaza aad uxus fadlan 🙏🙏🙏
@anisabdouali151714 сағат бұрын
Asc,maracade show waaa mayajawaabtu
@BydhhdBshhsdh14 сағат бұрын
Allahuakbar Allah kuxithio bir iyo boogbo Allh kaa dhoro
@Mohamud.8116 сағат бұрын
Taasi wey iska cadahay IRAN ma taageerin walahena falastiin💯
Suuriya way ka xoroobi doontaa Shiicada inshallah.
@alxufadualwaxyeynmedia482513 сағат бұрын
inshallah lslamka haa guleysata, shaki malaha inan guleysani dona
@Abdifatahfarahomer15 сағат бұрын
Marnaba ma dhicin iraan in sida ay utaagertay bishaar al Asad Ay u taagerto falastin
@MohamedYonis-pq2ps16 сағат бұрын
لا تقل المعارضة بل السنّيّين يا أخى حفظك الله❤
@done-caawiye12 сағат бұрын
Iran reer qaza sifiican uma taageerin bal in suniyiinta la,xasuuqo ayay xisbulaah garab ku siiyeen iyo mujirimka reer Syria 🇸🇾 lkn reer qaza waa dad ahlu sabar ah mar uun way ka bixi doonan dhibta inshaa allaah
@ismaaciilrooble797615 сағат бұрын
Waa May jawaabtu.
@Axmed-e8t15 сағат бұрын
Isha alh mucaradka suriy wa muhim iney wadnka dhan qabsadan wayo dawlaada xaaqa ah waa iyag isha lh sunigu wa guleysan shicada suriy markan jogno wan iskaladuwanahy
❤❤Allah will be United one of All Islamic people Such as Sunni and Shiico as Slamic people become strongest one of this worldwide Insha allaah❤❤❤…
@abdihillow887614 сағат бұрын
Iran maayaa.
@kamaljamac884011 сағат бұрын
M.a guul walala suni siriyaa guuleytaa
@IsackMKheire13 сағат бұрын
Shacabka falastiin waa suni waana alle ayaa u maqan guushana waa dhankoodi I.a
@HasanHusein-b3y16 сағат бұрын
Waan ku salaami szb sare
@BydhhdBshhsdh13 сағат бұрын
Waxaan joogaa kenya waxaan Ahaay nin Aad udhageesta wararkaa da markasto illaa iyo 07 / 10 / 2023 Hadana xiisadkale oomihiim uah qofkki raemayo am aqon ule suuriya Walaalow waxadan baan kaafaiday Allah dhoro
@AbdifatahShueb15 сағат бұрын
IRAN reer Gaza ineey baba aan weey rabtaa iskaba daaye ineey garab istaagto horina shacabka musliminta iyo suniga ah ee reer Suriya horay ayeey uxasuqday marka musliminta qaarna wn xasuqayaa qaarna wn cawinayaa aqli uu qofka biniadamka kufakaro ma ahan marwalbo shicada waa cadowga Musliminta aloow musliminta meey walbo eey jgaan cawi oo garabkooda noqo adigaa adunkaan mamulee yaaa allah aamiin
@ZaynabShekhmaxamad15 сағат бұрын
Alaha ugargaaro musliminta❤❤🥰🥰
@ZaynabShekhmaxamad15 сағат бұрын
امين يارب العالمين ❤❤
@garaadanaasir28814 сағат бұрын
Iran markasta way,udhanta dowladaha kale ee musliminta sheeganaya
@abdifataaxibrahim158716 сағат бұрын
Qofka 1aad like saaray waa aniga haneen walba ku xidhan barmaamijka waan runsheeg maravade❤❤❤❤❤❤
@MohamedCarab-k2k16 сағат бұрын
Iran 🇮🇷 tagarahay umujinayso ka korka dhuban Mayna tagerin shacabka Gaz
@CabdiraxmanCabdulahi-o2h14 сағат бұрын
الله اكبر❤❤❤❤❤
@jiijodaqere888115 сағат бұрын
Uma gargarin iran waa cadowga carabta iyo ahlu sunaha ilahay ha ku salido quwad ka xoog weyn iraan iyo yahuuda iyo maraykanka iyo iraan xasbuna llahu wa nicma wakiil
@AbdibasidMohamed-uf4wv12 сағат бұрын
Inshalah guuuul
@DeeqoMaxamed-w9i12 сағат бұрын
Waxaan alle ka baryayaa sida ugu dhaqsiya badan isku fahmaan ee ku heshiiyaan gasa xureyan siiriyana maraykan iyo isra,il xataa ruushka in ay iska saaraan😡gaalada buriya guul insha allaah🤲🤲
@kingabdulofficial300014 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR ❤❤
@sooyaanherbal15 сағат бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@carab4915 сағат бұрын
May u may taageerin sababtoo ah Iran ma rabto suni awood kuleh bariga dhaxe
@MahadCabdinaasir-o4x13 сағат бұрын
Guuuuuul mucaradkaa
@mohamedsharmaan777915 сағат бұрын
Waa kusalamay maracade show waxaan kaacodsanayaa in aad faham buuxa naga siiso kooxaha kuhardamaya siiriya baaxada dhul aay kala heeystaan inta nooc aay yihiin iyo sida aay xulufo uyihiin waxoogaa faham daro ayaa iga heysata mar waxaad natiri kurdida ayaa ladagaashay ciidanka asad marna waxaad sheegtay in ciidanka asad aay kurdida dhul kuwareejiyeen si aay ugu yaraan udifaacan
@omarhasan566815 сағат бұрын
Insha allah suniyiinta oo guulesta rejeynaa
@shaabanibrahim248213 сағат бұрын
Maya Maya wallahi
@delpierobaidoa39415 сағат бұрын
maya iran waxey aad ugu dhowdahay siriya wali aan sarsonen
@kalitmo14 сағат бұрын
IRAN 🇮🇷 UMATAGEERIN FALASTIIN 🇦🇪 SIDA AY U TAGEERTAY SYRIA OO KALE 🇸🇾 MAHADSANID ZHPKEY MARACADE SHOW 🫂💯
@UmmuabdiqaniJeex15 сағат бұрын
ilaahayo yuhuud baabii
@huda910515 сағат бұрын
Mahadsanid
@AbdiIbrahim-h2t13 сағат бұрын
Su aashas ma garanayo sxb
@nimcaanxasan44211 сағат бұрын
Marnaba shiicadu suniyiinta wax naxariis ah umahayso balse waxaan dhihi karaa maslaxadooda unbaa hogaaminaysa ogowna asxaabteenii suubanayd iyo hooyadeen caysha say u aflagaadeeyaan israiil oo yuhuuda in aysan u aflagaadayn alle gaalada iyo shiicadaba hajabiyo
Isbedel cusub aya socda sida ognhay dunida isbedel waweyn aya ka dhacay africa iyo Asia oo ka mid ah Afghanistan iyo Bangladesh insha Allah Syria Mar dhaw wa ka mid noqon doonta
@NajiibAlfa-o9w14 сағат бұрын
Next dowlada ridida Somalia kuxikta
@Mustafeinaxaamud12 сағат бұрын
Waxan kaa sugayay hanjabadii iiraan
@farey31maxamed2713 сағат бұрын
Jawaabteeydu waa maya mana lagasugeynin iney sida siiriya ugu hiiliyaan
@FarahHasan-x1y13 сағат бұрын
Asc waan kaxumahay sida ay isgu bo.deen turkiga iyo iran iyada oy aad oogu farxa yaan yuhuuda iyo maraykanka
@cqaadirwaassugge969915 сағат бұрын
Turki waay dhaantaa markii laga hatlaayo taageerada falistiin mana lagu shaqeesto sida turkiga
Shiico iyo Israel alle hajibiyo islmaka Sungai ahna kor alle ha.qaado
@cabdallemaxamud865111 сағат бұрын
Maya uma taageerin
@CabdifitaaxGalad14 сағат бұрын
"Iraan sida ay u taageertay Bishar Al-asad iyo Xisbiga, u mey taageerin, Xamaas iyo reer Falastiin"
@relexnatrual178314 сағат бұрын
jawaabta waaa may sababtoo ah reer gaza shico maahan halka bishar uu yahay shico calawi ah
@Musaiftin16 сағат бұрын
maya wallahi umataageerin ❤
@cismanjawari99114 сағат бұрын
Maya ma taageerin waxaysa dhaamaan Shulug ya weynta Reer Carbeed
@SaciidoMNuur15 сағат бұрын
Ilama ahan ine tagerto qasa waxe tagerta bishar al asad sababto ah wa shiico lkn gasa allh ayaa tagero moye axad kale ma tagero wan u duceya Allah waxan weydisanaya ina mar uun arko falastiin oo xur ah insha Allah
@husseinmohamad654616 сағат бұрын
Waa laba arin qiyaano Asad maleegayay oo turkey lagu shirqool rabay lagu faxmay. Sahyuunida kadanbeysay
@SakariyeSaki-z3u12 сағат бұрын
Maya wllo
@fardowsaAli-k7t15 сағат бұрын
Mye uma tageerin alllah ha isku so jeediyo falastininta ayaga ayaaba kala jeede