DEG DEG:DAAWO DHAAWACYADI QORILUGUD OO DHAKHTARKI LOODIIDAY|PUNTLAND OO ARIN CAJIIBA BANAANKA KENTAY

  Рет қаралды 14,969

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 7 күн бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist DARWISH DALXA Iyo Bahda SCTV, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Oo Aad U Xiiso Badan Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i 6 күн бұрын
Shacabka Somaliyeed Ee Xalaasha Ah Diyaar Bay U Yihiin inay Etopia la Dagaalamaan Oo Ay Ka Difaacaan Dhulka Bada Somaliyeed
@hdireye1310
@hdireye1310 6 күн бұрын
Sababtoo ah guryaheena Xamar waa ku xaareen albaabada Waa shiteen laba bilood baa la Dhaqayey guryahay ka guureen Qasab baa looga saaray walaale Aniga xamar uma dhalan laakiin Khaladka uma adkaysan kari
@BasraAdaan
@BasraAdaan 6 күн бұрын
Ina dhiiillo baadtahay
@KayseMaxamed-x2s
@KayseMaxamed-x2s 6 күн бұрын
Beenawas hayada eas
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 6 күн бұрын
Jnnnn😊kooi
@dibjir.m
@dibjir.m 6 күн бұрын
Ethiopia cadow ma'ahan wa dariakeen Somali waxay ku badbaadey wadamada darisaka Ethiopia iyo Kenya wa dad an isku midab nahey Mantana carab bad wadatan o Ethiopia ya cadow noqotay yakariim !
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 6 күн бұрын
Beenaale weyn
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 7 күн бұрын
Masar dan uma hayso somali Masar waxba bagama dhexeyan Masar dhibteeda hala maqnato
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 6 күн бұрын
Ojjjvivhhhhhjojkooo nnkojb🎉
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Hub hadi u usc wax utarayo 1991 waxay qabsaden hubki afrika ugu bad na o xita diyarado ku jiren xagay ku danbeyen mida kale hadi ay rag yihin unisom haka baxan muqdisho amnigeda kaliya ha sugan ader
@fanidhuged8372
@fanidhuged8372 6 күн бұрын
Waan ku dawanaa ee Ethoipia hanoo amaanin bless waa Cadowga umada Somaliyeed Ethoipia down
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i 6 күн бұрын
Etopia waa Cadowga Somaliya Hadeerna Xasan Shiikh Ayay Taageersanyihiin Shacabka Somaliyeed ❤
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 6 күн бұрын
😮😢😅
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 6 күн бұрын
😊😅😮
@JsheEhehej
@JsheEhehej 5 күн бұрын
Shacabkuh.waa.laguh.khasbayah Tageridah.xasan.sheq Markah.maraban.shacabku.xasan.sheq.codnah.masinayan.oo.waa Caburiyey.oo.kusuh.rogay.sicirbar Oo.rashinkih.buh.kukhaliyeye.oo Dan.yar.oo.dhan.bah.guryahodah Bahi.lajìifan.oo.weyen.rashin .rakhir.ah.oo.tafariq.laguh.cibiyo Rashinkih,kuligis.waxa.lagah.dhigay.jublah.oo.tafarih.malah.sukhayadah.xamar.kuyalah.oo.suqih.u.weynah.ee.bakarah.waa.xinyahay.oo Dan.yar.tanah.rashin.jublah.ah Mawadan.ineey.sogatan. Markah.haduh.rabah.ineey.tagaran Xasan.sheq.shacabku.haqadoh Sicir.barkah.ganagsadadah.hakah Khafifiyo.rashinkah.hanah.rikhisiyo Rashinkah.malintih.lacunah Sukhabakarah.halafuroh.markih Harabah.waxa.loxiray.waa.sicir.barkah.iyo.canshurtih.oo.laguh.kordhiyey.ganacsatadah.suqah.bakarah Ilahaay.hacabidiyo.xumadah Shacabkah.amiin
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 7 күн бұрын
War. ETHOIPIA. Waa. TA. Isaaqa. Inigu. SOO wada. SSC
@Cici_mimi
@Cici_mimi 7 күн бұрын
Ninyahow Horta Been Badnidaa? Qurilugud Baa Lagalay iyo haddaa Ceerigaabo Lagalay Maad Naga Deeysid. Bisinka. Ninweeyn Baadtahay Ee Xishood Ina Adeer.
@mahaddeis6011
@mahaddeis6011 6 күн бұрын
Dalxiw itoobiyadan iyo taasi waykalayihiin mamulka Soomaaliyana ismalaha Masar na habayaraatee wax dan ah inoomahayso adoo raali a Dib,uakhri lagasobilabo 1978 illaa manta kadibna Fadlan sogudbi xaqiiqada,markaansakuleyahay anigu marabo Ethiopia,lagasobilabo 1524 illaa manta wanaag Ethiopia umahayso Shacabka Somaliyeed lkn 2 dhinacba maanta ayeey litan sababto ah , Ethiopia maanta kahor diyaar umanoqonin qabsasha da Soomaalida xorta,ah Xassan sheikhna waa doqon ehelna uma,aha garasho sababto,ah maraykan 1964 ayuu caddeeyey waligii,inuusan dhisayn XDS,madaxa dhigay maanta, masarna waa Xakiimka kulugaysay XDS,markale 1977 waxay caagle 15kabadan iskudhagaya, Halka Iran,Ciraaq IYO Siiriya inasiyeen afjex pkm lidka Diyaaradaha OO aywaheliyaan shidaal , lacag,sarakiltababara ciidamada
@AbdinasirSamatar
@AbdinasirSamatar 6 күн бұрын
Ethiopian aligned waxay ahayd cadowga somaliyeed waanay ahaan doontaa ee taariikha soobaro
@nesterooymohamed6782
@nesterooymohamed6782 6 күн бұрын
Qofkan wariyaa iska dhigaya ee qabyaaladaysataa ee shaadha daarood huwan😂😂
@shukrilibax
@shukrilibax 6 күн бұрын
Aad iyo aad run weeye Xasan dhiiqo Hubka shacbka somaliyed oo dhan buu rabaa in eey isku xasuuqan ?😢 War hooy reer boosaaso iska jira xasan tuug?
@khadijatosane7006
@khadijatosane7006 7 күн бұрын
Arinta Ethopia waa ku khaldan tahay Fadlan naga xishood waxaan carurta loogu shekeen war hanooga dhigin
@fanidhuged8372
@fanidhuged8372 6 күн бұрын
Ethoipia waa Cadawga kobaad ee Somalida iyada ayaan Somalida kala googoysay ee kuwa leh Cadow nooma ah waa kuwa aan aqoon Ethoipia
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 6 күн бұрын
Dalxow adeer caruur miyaad namoodey naga xishood , beentaan cad oo ninkaas danta gaarka ah wata baa xaqiiqo noogu dhigeyso Abbey MOU buu lagalay somaliya dhulkeeda baan qaadanayaa xoog iyo iyo xeel mitkey noqotoba , waxa hadda uu ka suubinayo somali galbeed maantana ma aragtid miyaa Ethiopia soo galkeedi somaliya 20 kun oo somali ah baa ku dhimatay intaasu waa cayayaan miyah Allah ka cabso Dalxo waxa soo duullaankaa ah waa gaalo cadaw ah... Ethiopia dad baan ku leeyahay somaliya beytiri marka shaar siyaasadeed maanta qofna lagama yeelayo
@SPharaoh
@SPharaoh 6 күн бұрын
Habar jilicsan Maxbuus meel walba oohin ayaa u taaal. Waa sidaaaduuu doooxa iyo gumac iyo baaruuud ay ugu soconeysaa 150 sano oo soo socda.
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 7 күн бұрын
Walee somali waa uu dhamaatay illahay ugargaar sixirkii itoopiyaan waa ushaqeeyey dad wadankood I lagu haysto duulaankii na lagu yahay oo kuleh waa arimo siyaasadeed somali waa duloowday oromo wakhti badan ayey gelisey sixirka ay rabto inay somali kuqabsato deni inta duloowday ayuu ka mid yahay ee orod oromo isu dhib dheh lkn waxaan rajaynayaa in shacabka reer putland miyir qabaan wadanka a difaacidoonaan
@Ahmed-l8c7l
@Ahmed-l8c7l 6 күн бұрын
Subxaanala war maxaad indhaha isaga tuuraysaan. Ma waxad raali ku tahay in ethiopa ay badaa saylac qaadato. Ninka puntland ka hadlay dib ha ugu noqdo hadalkiisa.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 6 күн бұрын
ITOOBIYA WAA CADAW MASAR NA FALSTIIN AYEY WAX U TARI WAAYEEN ITOOBIYA IYO MSSAR LABADA BA DOONIMAYNO WAAN KU JIHAADEYNAA DABADHILIF XASAN BAKHTI KENYATI GAALEED U SUJUUDE WAA IN MAXKAMADA ICJ LA SOO TAAGO ITOOBIYA WAA IN AY KA BAXDAA SOOMAALIYA INSHAALAAH
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 6 күн бұрын
Indhaha ale kaa tuur ma maanta ayuu axmaaro ii amaanay cadowga soo jireenka ah ee awoowayashen gubey
@Ismaaciil-b7p
@Ismaaciil-b7p 6 күн бұрын
Cadawga.koobaad.ee.soomaaliya.waa.itoobiya
@hdireye1310
@hdireye1310 6 күн бұрын
Somaliya cadow aan ahayn Itoobiya malaha ee waxa aad Ku hadlayso joogi
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 6 күн бұрын
Ninki Itoobiya amaano waa dabadhilif fuley ah oo daciif ah.
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 7 күн бұрын
Cadow aan itoobiya ahayn somali maleh ee jooji dalxow musiibada aad wadadi
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 7 күн бұрын
ETHOIPIA. Amaanow. Otomaatahay
@Userq2
@Userq2 6 күн бұрын
Asc itoopiya waa cadowgeen
@craxmaancaydiid8612
@craxmaancaydiid8612 6 күн бұрын
Dab shide ayaad tahay aakhiradaada ilaasho
@cabdiraxmaancalas9850
@cabdiraxmaancalas9850 6 күн бұрын
Jjpn😅😊 nbkmnmmnjjhvv
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 6 күн бұрын
Wcs wr wb
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 6 күн бұрын
Dalxo waxaadtahay munaafuk waayo waxaad bunbunisaa kuwa cadowga taayero
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 6 күн бұрын
Dalaxoow mudadmba waan ku dreensanaa saxiib hatanse banaanka ayaad is keentay runtii mar hore waxaan is oranjirey waa suxufi soomaliyeed balse waxaad noqotay Dabadhif kii ugu weeynaa waayo axmaarbaa difaaceysa of axmaar amaaney isma anu sheegano
@clmxidig1984
@clmxidig1984 7 күн бұрын
Allamaxaa tuug soomaali Dhexfadhiya
@FaisalMohammed-et4st
@FaisalMohammed-et4st 6 күн бұрын
Maanta waan ka hanjabay hadaba Itoobiya noo amaantey😢😢
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 6 күн бұрын
Ilaahay haskujabiyo dhexdooda waayo nin gardaran maguleysto absolutely marka ilaahay dhexdooda haiskusalado Amiin Amiin yaarabi
@ahmedismail2507
@ahmedismail2507 6 күн бұрын
Kkkkkkkkk.
@fadumaabdi9837
@fadumaabdi9837 6 күн бұрын
Abdullahi Yusuf so ma aha MW 25,000 oo ciidan rabay in uu ku qabsado. 20, 000 ayey Muqddish ku dishay. Dadka dhegaha hanaga wasaqeyn. Faramaajo miyaad ka hadleysa 2000 oo shacab ah ayuu qarax ku laayey wa ninki diwladisa iyo Shabaabka loo bixiyay laba shabaab wey wadashaqeeyaan. Boranogaanda idin ma shaqeyn eysa. Qabiil waa kan kaa qeyla doonayo.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 18 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 185 М.
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,4 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 18 МЛН