DEG DEG:DAAWO DHAAWICI CIDANKA SACAD OO HADA LAKENAY|ADAN MADOBE OO HADA QIRAY INUU XASAN FASHILMAY

  Рет қаралды 24,908

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 күн бұрын
Baarlamaanku ayagaa masuul ka ah waxa xumaan socota
@ashaismail713
@ashaismail713 2 күн бұрын
Intaas kaliya maa ka dhacaysa Soomalia
@ChunaAhmed
@ChunaAhmed 2 күн бұрын
Majiro
@kadraashkir9169
@kadraashkir9169 2 күн бұрын
Afku kuma go oh ni adeer kujeclahay guuleyso taking tada waajeclahy
@fathiaali7549
@fathiaali7549 2 күн бұрын
Aadan Madoobe Dabka isagaa Shida hooyadeey Aa isaaq reer Abti ay ii yihiin Isaaq Dabka Isaaq ka imaanaaya isagaa kadanbeeya
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 2 күн бұрын
Subhan allah may Allah help and Safe Somalian nation Cade.... and down hasan sh.and his groups as well.
@HdJd-gk6ml
@HdJd-gk6ml 2 күн бұрын
Waa shaydaan Adan madobe waayo waa ninkii dalka badbaadinlahaa weeye muu tuuro kuwa guuldareystey shaydaanku
@AbdiHaaji-ve4zm
@AbdiHaaji-ve4zm 2 күн бұрын
Shaalay markup lahaa waa Ansax dib ha u xusuusto
@aminahussein1
@aminahussein1 2 күн бұрын
Allaha Wayn ha kala Qaboojiyo. Sacadow Dulmiga joojiya. Allaha Wayn baa iskiin baday, waligiin waa wad degnaaniseyn.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 2 күн бұрын
Dowladda dadka aad ku sheegeyso iyagaa wada ololaha dagaalka governmet is responssible the war that is errupted in every where around Somalian country
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 2 күн бұрын
Daruud midnimo
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 2 күн бұрын
Waa nasiibdaro weyn in shacabku lakala celin waayo
@fathiaali7549
@fathiaali7549 2 күн бұрын
Tuug Aadan Madoobe Allah Naga Qabto Xasan waa kadaran yahay
@madinaali6274
@madinaali6274 2 күн бұрын
War shiikh ha ooran ee dhah shaydhaan madoobe barkee qaayb adagbu kayahay burburinta dalka
@teatime6853
@teatime6853 2 күн бұрын
Adan digsi isagaa ka kow ah parliament government Somalia muxuu ka sameeyaa dadka codkooda ayu diidaayaa iney ku hadlaan 🙏🇸🇴😭
@bby6
@bby6 2 күн бұрын
Asaga aya ka masul ah doqonkan
@HanaanHussein-qi7fd
@HanaanHussein-qi7fd 2 күн бұрын
❤walao
@MahadAbshir-dw5pr
@MahadAbshir-dw5pr 2 күн бұрын
KANI WAA SHAYDAAN AADAN MADOOBA. LAA LUUSH QAATE. TUUG AH
@ugassabdilleiman7004
@ugassabdilleiman7004 2 күн бұрын
Sheikh Adan madoobe wuxuu gaalay qaayana Qaran baarlaaminkii ayuu kaa diigay masquushay Hassan Sheikh Mohamud asaago lacag kaa qaatay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 күн бұрын
Parliament ka iyo aadan madoobe iyagaa ka masuul ah inuu xasan dalka sidaa u galo iyo inuu dalku faraha ka baxo
@iiillltt
@iiillltt 2 күн бұрын
Anigu waxaan odhan lahaa meesha dawladi majirtee xasan laftiisaa kamadhnayne shacabka soomaaliyeed gaar ahaan isimada ha,ukacaan dhiiga daadanaya inay joojiyaan war ilaahay halaga baqo oo umada hala kala gaadho fiqishini iyo hartiyoow fadhiga kakaca oo dadka kala dhex gala.dhamaan shacabow iswaan sada oo dhiig joojin aan samayno cadwbaa inagu wiirsanayee
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 күн бұрын
GUDOOMIYE AADAN MADOOBE ADIGA WAXAAN KUUGU BAAQAYAA INAAD ILLAAH KA BAQDO OO AAD KA BAXDO GURIGA BILILIQADA EE SIDA XAARAANTA AH AAD KU DEGAN TAHAY😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hashiali689
@hashiali689 2 күн бұрын
Illahay kuwan somali haka qabto dadkii iyo dalkiiba waa xaraashteene calooshii ushaqayste damiir laawe Adiga sababay waxbadan oo taagan
@abdimuse6945
@abdimuse6945 2 күн бұрын
Dalku isaguu ubaahan Yahay in laga badbaadiyo Ilaahayna waa usoo dedejinkara calaama Kaa iftay waxwalba waa Ansax buu talo kayaqan
@aminahussein1
@aminahussein1 2 күн бұрын
Xassan Gurguurte waxuu Dalkii geliyey Dagaal Qabiil. Dadkii Nabada ku wada joogey buu isku direy. Allaha Umadda Somaliyeed Xaqeeda ha ka soo saaro.
@mahamudabdi8430
@mahamudabdi8430 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@mohammedadde4173
@mohammedadde4173 2 күн бұрын
Gudoomiya Caadi Qaata Wuxuu Dal,Diin Iyo Dadka U Hayaa Allaah Ha Fadeexeyo .
@HALIMA7ALI-jo6xe
@HALIMA7ALI-jo6xe 2 күн бұрын
Waa dowladku sheege hayscasileen mooryantu
@ashaismail713
@ashaismail713 2 күн бұрын
Amay iyaga shaqadooda Tahay ??????
@nasraadam9458
@nasraadam9458 2 күн бұрын
Guuuuul iyo gobanimo lalkasi
@safiyasalad1693
@safiyasalad1693 2 күн бұрын
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💔😥
@hashiali689
@hashiali689 2 күн бұрын
Isagaa kow ka ah xaqdarada iyo cadalad darida ka tagan golaha sharci ilaalinta kuna tuntay umada waxay ku heshiisay waa cadaqate nubar one wana ninkii ugu xumaa ee gudomiye noqda iigushub calooshii ushaqayste maxuu somali uqaban karaa haduuba sharcigii u ilaalin waayey isagoo shilin fiirsanaya waad ku tala gashay inaad adigu calooshada ushaqaysato aduunka iyo aakhiroba waxii dhaca kamid ayad tahay kuwa lawaydiinayo masuliyada dadka aad lumiseen abaal keedana allah aya idinka jaasa marinaya damiir lawayaal dal cadalad waayey sidii cowsha kala yaacye
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje 2 күн бұрын
Aadan madoowe af somali ma yaqaan😅
@FadumoEmli
@FadumoEmli 2 күн бұрын
war tuugadan dawalada meesha ma jirtee dadkan iyo dalkaan yaa u maqan
@YuusufCali-f3u
@YuusufCali-f3u 2 күн бұрын
Waka looks ha yahay 3:19
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 2 күн бұрын
M/weynihii dalka diyaarad buu saaranyahay arimaha dalka waxba kama galin
@FaaraxCrixmaan
@FaaraxCrixmaan 2 күн бұрын
Adeer.odagaas.dubalaroor.ayaa layiraahdaa.dalkakuwaburburiyeykow.ayuukayahay
@XuseenNuur-b9d
@XuseenNuur-b9d 2 күн бұрын
Soomaaliyey wax kaqabashada dhibaatooyinka dalalka kadhacaya iyo dhiiga qulqulaya yaa mas uul ka ah oo hortibinta iyo isutaaga xoog iyo siyaasad nabaday waxa kaga qabato yaa mas uuliuadaasi saarantahay wadanku iyo umada soomaliyed dawlad malaha miyaad waa iga su aale soomaaliyey Baarlamaan kii soomaliya shacabka matelayay iyo madaxdii dalka iyo dadka soomaliyeed loodoortay ee mas uuliyada u idmadeen idmadeen xagee jiraan yay hawl iyo mas uuliyada u hayaan maxaase aamusiyay soomalida mas uuliyadeedii mawaxay kusoo dhamaatay oo ku egtahay in ciidamo shisheeye in oo lagu sheego nabad illaalin inay golaha amaanka kadalbadaan siyaasadii iyo golayaashii dalka dadka iyo qaranka hogaamin lahaa sidaas miyaa keliya loogu qamaamayay mas uuliyada dalka iyo dadka soomaliyeed
@jamacyusuf7859
@jamacyusuf7859 2 күн бұрын
Asaga ayaa iibsadey dadka
@farah-e7w
@farah-e7w 2 күн бұрын
Adan madoobe dagaal ku soo kuu parliament tiga Ka abaabulay mahaduu laxumaaday adkaysoadaa 2 cilaamiyaye
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 2 күн бұрын
Dagaal Kaan xasan sheekh iyo Al shabaab ayaa wada qoor qoorbaana loomariwaayee dagaalkaan Puntland iyo gal mudug inay islaayàan baa larabaa
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 күн бұрын
Ma Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' Sugin inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ??????
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 2 күн бұрын
Waxaas oodhan waxaakadan beeyabeeya adnan madoobe iyo baarlamaanka ayagaana dalka saaskadhigay ayagaa doorway xasan xaaraan wayna fiirsanayaa dalkii ooheerkaas maraya marka hadalka aadanmadoobe waadacawadii itadarraarka kaacunto habeenkii kugumashxaradesey waselaysagadanbeeya
@mruun2509
@mruun2509 2 күн бұрын
Wcs
@sadoabdi5739
@sadoabdi5739 2 күн бұрын
Waarwas berntiis nagadaa aadanmadoobe hanoo amaanin daa)linka tuuga ah kalabaro dadka warka aadsheegayso kafiirso walaal guriga baarlamaanka waa hilible guriga
@abdilkadirmussaosmanosman4007
@abdilkadirmussaosmanosman4007 2 күн бұрын
Uabuuti maxaa idingeeyeeysy xoolayhow aanwsiyqaasad waxba ka aqoonin.,.
@makoabdirhmaan8654
@makoabdirhmaan8654 2 күн бұрын
Kuwa xalane jooga baxukuma wadan keena waba lowada jeeda
@AbdiazizXashi
@AbdiazizXashi 2 күн бұрын
Muu ka harlo hooyadiis wasahan dalkii buu xasan mohamud weerar ku qaadey somaliya buucwac ka qaban waayeye maxaa ka quseeya dadka etopianku guumaysto aadn madoobe waa naagtii xasan
@SiciidCali-t8k
@SiciidCali-t8k 2 күн бұрын
Arooskeed kahesto ayaadtahay
@SiciidCali-t8k
@SiciidCali-t8k 2 күн бұрын
Boodh aayaadtay
@raghedanan3959
@raghedanan3959 2 күн бұрын
Beenaale Qabyaaladiiste Daarood ah
@mowlidhaji8666
@mowlidhaji8666 2 күн бұрын
Maalin kasto been shek beenale imaanlawe iska'amu mesha waxba kumahaysit
@muhanadcadecade3399
@muhanadcadecade3399 2 күн бұрын
War ninyahow Afka weyn waad iska hadasha Nacaskoow ilen qabyaaliiste ayaa tahay forum kugubax waa in calamari su,aal lagu saara ileyn cudur va kuheye wasaq
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 2 күн бұрын
Beenloow
@XuseenNuur-b9d
@XuseenNuur-b9d 2 күн бұрын
ciidamada shisheeye ee dalabkooda lagu wareeriyay umada soomaliyed oo dalka imaanaya oo nanad illaalinta somaliya lagu sheego somaliya inay u imaanayaan umada soomaliyed maxay uqabtaan ma xarumaha golayaasha dawladnimada sheegta iyo beesha xalane fadhida nabad illaalintoodu saw intaas kuma koobna taas markaan intaas kudhaafo nabada dadka soomaliyeed ee dhiigoodu isku qubanayo kala celin tooda dawlada soomaliyed ayaa mas uuliyadeedu saarantahay ciidamo shisheeye iyo dawlad shisheeye oo u imaanaysa oo kalacelin doonta majito mas uuliyadaas waxay saarantahay dawlada soomaliyed illaalinta iyo nabad kunoolaashaha iyo daryeel kiisa waxaa mus uulka ah gola yaashii loo idmaday ugu danbayn soomaaliyey waxaan idin kaga tegayaa maamuuskii iyo qadarintii qaran nimo miyuu idinka dhamaaday oo kategista meeqaamkii Iyo sharaf tii Aduunka kulahayn miyaynu sagoontinay oo sidan ayaynu kubedelanay qofka soomaliyed matkuu kahadlayo rayigiisa waa in uu ahaado oo kujadlaa caqli wanaagsan oo kacaafimad qaba caadifad iyo qabtaalad iyo wixii lamida ASC
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
DEG-DEG Xiisad dagaal oo ka taagan Ceerigaabo P/land oo howlgal culus ka wada G/Bari.
12:34
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН