Maamulka Somaliland oo ka Baxay Heshiiskii Jigjiga Ciidamo Cusubna soo dhoobay Dacawaleey.

  Рет қаралды 52,641

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 163
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc Ай бұрын
OO MA UGAADEEN BAA DACAWALEY LEH,KAALEY OO WAX XASUUQ OO QABSO RESERVE AREA, MA HOOYADAABAA LEH CAGDHEERAAY, DAMBARKII BAAD MAALEYSAAN WAXAAD DHIGTEEN
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 Ай бұрын
Wakaas ragaan ubaahnaa waar dagaalka hawd and reserve area waa bilaabmee yan lokala hadhin
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Ай бұрын
❤❤❤waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤
@modee6267
@modee6267 25 күн бұрын
Somaliland guul iyo goboniimo
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj Ай бұрын
HOOYADAA. EYES KADHIYEESA HUBKA😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Warkaagu waa huu haa
@Abdiwaliaxmedidlejibaax
@Abdiwaliaxmedidlejibaax Ай бұрын
asc sstv wadani yiin ayaad tihiin ishakuhaya deegaankooda siiwata howlihiina wlaalooyin ❤❤❤❤
@cabdixusen-x7j
@cabdixusen-x7j Ай бұрын
Jaamacoow waa san wayne cabsiiye
@CabdirahmanCwaxiddaahir
@CabdirahmanCwaxiddaahir Ай бұрын
Waan idinsalaamay sstv dhamaan warbaahinta
@Khadarawyuusuf
@Khadarawyuusuf Ай бұрын
Dadbaa jamac galana layaaba Ana waxaban layaabanahay siduu farsomaliga ubartay Magaranayo in somalilan halki Laga xoreyey tahay Xarshin iyo daroor iwm Mawaxa uu is mood siiyay inlooga tagay ama hadiyad losiiyay Deganadan Anagaa ujeclayn inay nabad kunoladan Anaga jelayn inay hormaraan Lakin umahaysid nabad Uma haysid halshay onolosha aasaas u ahwaliba naftodinaad uxistideen Marse hadaad caqligagii kaayahay anigaa kutusi cida iskale
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Layaabi maaya waxaad kuhadleyso. Ayaandarro waxaa ah Xarshin oo aad soo gasheeen 1988dii idinkoo Qaxooti ah hadaad Isaaq tihiin. Oo Islaamnimo iyo ehelnimo aad kusoo dagteen in Maanta aad leedahay anaa kutusi. Maxaad tusi Raggiinii baa wax ladilay iyo wax dhaawac ah iyo wax cararay noqdeene. Shalay ayaad lahaydeen Sool anagaa leh Dhulbahantow guura. Sool baa idiinkaga dhow Xarshin.
@geeledahir2012
@geeledahir2012 Ай бұрын
Waay wareereren ogadeenkani
@geedimaxamwd5948
@geedimaxamwd5948 Ай бұрын
As wasr jaamac aduu horta xagee joogtaa cajab
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Ай бұрын
War waxan hala soo afjaro sida ugu dhakhsaha badan dadka hargeisa jooga dhaqan iyo wanaag waxba kumalaha dharbaaxo iyo kufsi ayay ku muslimaan period
@nimca_nyusuf
@nimca_nyusuf Ай бұрын
Somalilnd and Ethiopia 🌏
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v Ай бұрын
Labadan waxaan ku xasuustaa jaraayidkii januuriya ee midi odhan jiray maasha allah ka kalena o dhan jiray wagar inkastoo labadaa waji kala jeedeen kuwan wajiyadoodu way iska soo hor jeedaan inoo wada jaandheerta
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Ай бұрын
Ehelu naarka uguwayn daarood jaamac neeeef
@JamaalCiise-gc4us
@JamaalCiise-gc4us Ай бұрын
DAADKA DEEGANKA AH HAYSUKDIRN MUNAFAQBAD TAHAYE
@axmedcali9128
@axmedcali9128 Ай бұрын
Doqon mawaaye cagdheer
@hargtech9301
@hargtech9301 Ай бұрын
Sheeko doqon ogaaden. Amxaaro jaajus kenyati jaajus
@hassanaba6333
@hassanaba6333 Ай бұрын
Maxaad doonaysaa in and dadka dhulkooda kabarakicisaan oo la Indian ku eego. Haddii and taa samaysaan Somaliland iyana dhulkeeday daaroodka kasoo nadiifin laascaanoon ilaa sanaagbay socon. Idinkay idiin darantahay.❤❤❤❤❤ Beenta kaddaaya dadka masaakiinta ah😢
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Ай бұрын
Sidhaqso ah SOMALI oo Dhani , ha qalajiso Boogtan kansarka ah
@DayibHasan-y6g
@DayibHasan-y6g Ай бұрын
Degaan degaan waar meeshu waa ethopia sida xabashidu tidhaa ka soconaysa
@eidhassan6022
@eidhassan6022 Ай бұрын
ilaaahay cuqubo idinka muuuuuji siiba jama ka laleeyay
@modee6267
@modee6267 25 күн бұрын
"Shacab hada la xasuuqay, maxaad rag aad iskugu taagaysaa". Thats kind of my language my brother 😂😂😂
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Aac 🫵🦂🦂🦂🫵war yaab badanaa dawacaleey argagixisadii hargeisa iyo burco katimid maka saari kariwaayeyn marka new lolice meesha kama jiro miyaa ??? Mise liyuu police hub maheystaan miyaa waxani waa yaabee ????????
@faisaadey7585
@faisaadey7585 Ай бұрын
Asc ilahay ha kal qabojiyo waa dad Muslimen. Waad dhashey klüger waxa Nahaufnahme walalo 😂😂😂
@RamladucaaleSahal
@RamladucaaleSahal Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
DAL.KU WAA SOMALIA 🇸🇴 AQOOSI IYO ICTIRAAF UMA BAAHNA
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g Ай бұрын
JAAMAC GALADAW DEE QORI SOO QAADO WAAYO FADEEXAD AYAAD WADAA
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Ай бұрын
Laakiinse sida ma dhaho DABADAYDA QAADO!
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Ninka hadlayaa waa galadi waana qabyaaladii oo qofa.
@MaxamudCise
@MaxamudCise Ай бұрын
Xanuun weye Ogadeen ewax naga dhaxaykaraa maba jiro
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc 😎👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️😎 wax laqariyey qudhunbaa kujira jaamacow xaalku waa naag garcatey fuulmo hore bey ku bad baaday weeye hadii indhaha lagu dhufan maleysiyada hargeysa maalinkii dhaheyn waan goosaney waxaasi majoogeyn khayaali qosqosol mataalo meesha ina cagjar usheega 🌎✅✅✅
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Waar futadaada badbaadso isaaq cidna wax isaga tirinmaayee.
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel Ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂aad iyo aad
@suleimandahir-v5c
@suleimandahir-v5c Ай бұрын
Madiliinbaa kuu hadhay
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Ай бұрын
JARAAR IYO DAROOR GOORMUU IIDOOR DAGAY WAA YAAB ILEEN DHUL BALAARSI BAY SAMEEYEEN,WAR WAXAAN HARGEYSA IYO BURCO HALAGEEYO. WAA CADOW SOMALIYED
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Galadi baad joogtaa wali warkaagu waa huu haa
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 Ай бұрын
Taasina waxay la mid tahay, Itoobiyada leh Soomaaliyey, aynu ka wada hadalno baddiina
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
war meshan,ninle aya joge cagdhar calamka indhaha,u qaybiya
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m Ай бұрын
Daarood xamàr ayuu watay oo Isaaq ugu bootayn jiray ilaa xiligii AFŴYNE. Maantana ma Ethiopia ayey ku bootayn waa Jigjiga ISAAQ BAA lahaa waanay tegayaan iyagoo Ethiopian ah waa daarood ha is qaybine isa soo raaca huuraaloooooʻoooow
@MaxamedIsmaaciil-n1i
@MaxamedIsmaaciil-n1i Ай бұрын
Saaxiib caadifadi yay ku qaadin
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Ай бұрын
Kilinka 6-aad ee Somalida Hawd iyo reserve area guul
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Ай бұрын
Waan ogaa iney nacasnimo eheed in kooxdii dagaalka gala iyo howlishii khaatumo lalayimid Etopia dhexdeeda ama jigjiga ay waxaas uun dhalayaan. Maanta waa Isaaq, berina waa beelaha Hawiye oo dega degaanadaas sida Habar Gidir, Karanle, Xawaadle etc etc.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Ай бұрын
Hooyada usheeg qoxooti ayad kutahay Ogadenia wad guuri
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Ай бұрын
@@a_m_gureylion-heart1210 xayawaanyahow cali beesteenka ah iskuxishow. Wax liitaa hooyooyin caayaa.
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Ай бұрын
@ xayawaan, meesha waa somaligalbeed…Ogadenia waxlayiraah majirto soomalina umadhiman wax Ogadenia. Leeyihiin. Qarankii soomaliya waxaa dumiyay waxey eheed jabkii iyo siyaasadeed xumadii meeshaas dad kasooraacay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Ай бұрын
@@MM-tw7pu jaahil jaahil dhalay dagaalka aad sheegtay magaciisa mataqaanaa ogaden war ayaa layidhaa go back to school selfish ass
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
wacalo daarood aa tihiin
@Khadarawyuusuf
@Khadarawyuusuf Ай бұрын
Makad dadkayga layso degankaygana qabilkale siisoduunyadayda dhacdo Mawaxaan odhandoonaa Dawladkalay ahayen Meeshan waxayala waa hantidayadii dadkayagii Hooyaday aabahay Waadawladkale ima dhaqayso dhibkooda iyo dheeftoodaba ana leh
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Dadkaas dhalinyadaa ee dhimanay Markaad laysaan oo soosheega Madadkooda abaa idinka iibsanayee. Fadalan haduunin aan kafaaiidaystee.
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 waxasa mirqaan ah jamac miiro
@SoccerStreetsTV
@SoccerStreetsTV Ай бұрын
Shirqoolka waxaa lagu dilay wiil ree amaadin
@modee6267
@modee6267 25 күн бұрын
In order to understand your foe, you have to understand yourself. Lovely jobly. 😂😂😂😂
@CabdiJaamac-d6m
@CabdiJaamac-d6m Ай бұрын
Waar.ciidan lama.keenin oo dalku waa Ethiopia. Laakiin shacabka degaanka ayaa ilaahay Swt uu u hiiliyey HUURAALE
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Ай бұрын
Ku dheh OGAADEEN waa la DILI karaa!
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 Ай бұрын
Bal qofkan😂eeg kan dhageysanaya ma wariyaa mise waa!!!!!!!
@abdiomar7283
@abdiomar7283 Ай бұрын
Ahlu naarkii uu Xamse sheegay!!!
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 Ай бұрын
Waar jaamacaw ilaahay ka yaab ma jiro ciidan somaliland soo dhoobtay e waa dadkii deegaanka udhashay gaar ahaan Beesha Arab e ma jiro nafar kale oo deegaan kale nooga yimid e Arab hargeysa ilaa dacawalay wuu degan yahay Waanu isu socon karaa min hargeysa ilaa dacawalay Lkn Beesha ogaadeen oo meelkasta isaga timid Arki maysid miyaa wixii ciidan liyuu police joogay DDS baa iyaguna isugu yimid deegaanka dacawalay oo dagaal diyaar u ah mar labaad in Beesha Arab lagu Qaado iyagoo wada socda dhamaan wixi ciidan liyuu police ahaa iyo dhamaan ciidan laga kenay ogaadeen oodhan min tuulo ilaa magaalo kuwaa maxaad u arki wayday jaamac galadaw Ma Qabyaalad baa ku Qaaday maanta
@hodanc6255
@hodanc6255 Ай бұрын
Anigu waxa ila khaldan in lagu tilmamo in lagu tilmamo argagixiso arab ama isaq lakin isaq cagjar o abti iyo xidid ayla yihin haday la heshin wayen yay la heshin from og
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n Ай бұрын
DAAROOD. waa munaafiqiin mar waxay ku wardiyaan Somaliweyn. Marna waxay ku faanaan inay ka mid yihii n dawladaha Kenya iyo Itooobiya
@MaxamedQombor-hu9qt
@MaxamedQombor-hu9qt Ай бұрын
Caqligii Cagdheertu Waakaa Kooga Geeljiraha ah iyo kooga suxufii sheegtaa War ma akhriyaane sheeko ayey lasoofadhistaan
@JamaalCiise-gc4us
@JamaalCiise-gc4us Ай бұрын
Af qadhmuune
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
TELL ME WHO IS LAND
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Ай бұрын
Way isu xidhanyihiin bariga Sool iyo bariga Sanaag iyo Hawd & Receve waraabihii waraabaha wasay wuxuyidhi sanadkaa maanta intaad iigadhigto ayaa kaldanbe kaaga dhigayaa waxad tidhaahdeen cid yaan laqasbin Anakuna hadaan kuleenahay cid lamaqasbayo taad keenteenbaan idinlaqaadanay
@adam-e5v2n
@adam-e5v2n Ай бұрын
Jaamacow ilaahey cabso oo colaada aad hurineyso jooji oo nabada Ka shaqee taasi baad Ku liibaaneysaaye
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 Ай бұрын
Walal kan maaha qof kheyr usocda qawanida ayu ku hadlaya qawanida ayaa lagula hadlayaa
@Yusufhalig
@Yusufhalig Ай бұрын
KANI DAMEER OGAADEEN GEEDLAKA ARAB BAA KARBAASHAY
@DayibHasan-y6g
@DayibHasan-y6g Ай бұрын
Caqliga ninkan baan waxbaba ku jirin see somaliland iga hadli waydaa degaanka me yaanay xuduud lahayn oo reeraha is dilayaa colada ka jirtaa halkaa samaynayn xadkan somaliland .ceerigaabo sidee uga hadlikaraa degaanka ethopia ma xad bay leeyihiin yaa majnuun
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA. DAWLAD KU DHISAN OO MUSLIMIINTU. LEEDAHAY. OO. DIIN. KU. DHAQANTA. MAAHA. ALSHABAAB KU. CALAN. BAY. TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA MAXAY. DAWLAD. U NOQON WAA YAAN. KHIYAALI. CIDI. NOOMA SHEEGTO
@Ahmed-x6u5o
@Ahmed-x6u5o Ай бұрын
Adigan kuwasaya galadow ankuqabto
@Salmaanfaarax-m2e
@Salmaanfaarax-m2e Ай бұрын
War runta sheeg markay cafartu ugaadeenka xasuuqdayma kamad hadlyne
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Isyeelyeelka iska dhaaf. Cafarta waxay Waligoodba cuneysa waa dir. Hadana Canfar waa laga faraxashay Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa idankii waxaana kasaaray waa Allaah bacdallaahina waad ogtahay waa Absame..Ogaadeen.
@hargtech9301
@hargtech9301 Ай бұрын
Wlhi ogaadeen hadii aad aayar aad joogi weydaan oromo ayaan sìa adhiga idin ku soo denynaynaa
@Khadarawyuusuf
@Khadarawyuusuf Ай бұрын
Dacawalay markaad dabka sudhayen igagoo shash cidan gashan maxay miyaanay ahayn mamul ddskatirsan
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz Ай бұрын
WAR WAXAAS ISKADAAYA KABLALAXOW, IIDOORKA ISKA DHICIYA WAXAANI WAA CADOW SOMALIYED .HARTI IYO ABSAME IIDOORKA ILAA AAD DHULKIINA KA SAARTAAN IIDIN DEYN MAYAAN.
@abdifarah4164
@abdifarah4164 Ай бұрын
Marin BADEED ayaa OGAADEEN lagau eedaynaa inuu DIIDEY?
@ademabdisalam8270
@ademabdisalam8270 Ай бұрын
waxa jaamac lagatagay ku hadlayo waa caytan iyo raali galin dad mucaarad ku sheeg ah
@NouradinHassan-g1l
@NouradinHassan-g1l Ай бұрын
Sir qasoon ayaa jirta moustafe iyo somalilaan
@AbdigurayAbdiguray
@AbdigurayAbdiguray Ай бұрын
Badaw
@MohamedYarrow-w8z
@MohamedYarrow-w8z Ай бұрын
J. Gallad
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 Ай бұрын
Imika in aad Maryaha dhigataan ayaa idiin hadhay Cagdheeray.
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 Ай бұрын
Galadi nin joogaa war ma hayo huu haa baad wadaa
@abdimihindis7291
@abdimihindis7291 Ай бұрын
Beeenaaale allah ku cadaaaaab.
@geedimaxamwd5948
@geedimaxamwd5948 Ай бұрын
Aduu maxaad hore ugu hadli wayday imkaad hadlaysaa
@shadioshadio9169
@shadioshadio9169 Ай бұрын
Indhahaba madigaa waxka arkayaba maxaad kuhadlaysaa sacoow
@KhalidDucaale-m2r
@KhalidDucaale-m2r Ай бұрын
Hoyadaaaba robot ah wasakh bilaa akh laaaqa tahay
@MaxamudMaxamedCali-c7l
@MaxamudMaxamedCali-c7l Ай бұрын
Adis Ababa idinkaa dayacay ee daa aan soo dhicinee waa guri gayagii oo la njugu qabsaday
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Ай бұрын
Kkkkkkkk nuur dhibadanaa War maxad tiri make bilowday
@omaribrahim5564
@omaribrahim5564 Ай бұрын
Wariye fakash ma mamul ayey ka gabsatay kkkkkkkkkk
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Ай бұрын
Waa la xasuuqi dayuus boliska xaraanta
@XaaliMahamed-h4j
@XaaliMahamed-h4j Ай бұрын
Praveen.iska.dhiiya.idoor.waa.maxay.dawacay.balajooga.awey.geesiyashi.ogaaden
@modee6267
@modee6267 25 күн бұрын
You lot play checkers, we play chess Caqlii gaab fooqal caqlii gaab
@MaxamuudSandheere-xj6uv
@MaxamuudSandheere-xj6uv Ай бұрын
Munaafaq sidee yeeli marka maalin u dhiganta konton kun Oo sano allaah lagusoo hortaago Adiga iyo kuwa kula midka ah Ee soomili isku dirkeeda Ka shaqeeya U diyaar garooba
@sawda6629
@sawda6629 Ай бұрын
Waaharjaclo
@MaxamedIsmaaciil-n1i
@MaxamedIsmaaciil-n1i Ай бұрын
Jaamacaw markii horaba tii laascaanood jigjiga laga soo abaabulay maxaad u arki wayday
@rashkanov71
@rashkanov71 Ай бұрын
Nacaybka iyo colaadda waxaa u dheer doqoniimo lafaha jabisay! Nacas, madaxweynaha aad af-lagaadeynayso waa lagaala xisaabtami doonaa
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Ай бұрын
Dhulka intaankadagno halkaan doono ayaan lamaraynaa anaka oo umarayna sharciga itoobiya uyaala oo dhigaya in lootixgaliyo dagaanada itoobiya sida ay isu raacayaan cid noodiidikartaana majirto nabadey
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Dhulkaad sheegeyso waa kaa Subxaanallaah ma Xarshintii 1988dii aad soo degtay adoo Qaxooti ah oo lagusoo dhaweeyay. Mise reserve areadii aad Timaadeen intey Ogaadeenkii Dhulka lahaa ay dagaalka kula jireen Itoobiyaanka. Waan goosaneynaa uunbaad kuheysaan 40sane ma Tuugnimo Cad oo hadh cad ah. Subxaanallaah.
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 Ай бұрын
Dadka laba dhanba dagani waa isku mid hadii colaadi dhacdo kana wuu soo talaabi kan kalana wuu soo talaabi dadka nabadooda halaga shaqeeyo
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel Ай бұрын
Gabadhii gambada taabatay ee gacanta loo maydhay ee hadana galisay meeshii gabaygu sow maha
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Jaamacow horta daarood uun kumadhegeystee ogow runta waad sheegtaa muuse wali isagaa
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 Ай бұрын
Jaamaca wuxu rabaa in gam la iska dhigo dee waaye isaaqa dagan deegaanka malaga adkaan kara
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Ай бұрын
Jaamac Quuqle waa naacle oo ah jufo niic.
@MaxamedCabdilahi-v7r
@MaxamedCabdilahi-v7r Ай бұрын
Wariye ruta udhawow qiimaha wariyaha wax .ha udhimna labadiinu isma dhaantaan .iwm
@sabahabdi8966
@sabahabdi8966 Ай бұрын
Caqligii ogaadeen saxaafaduu ceebeynayaaye daroor hayskasoo bedelo hadii kale saxafada waa laga saari doonaa
@TasliimMahamoud
@TasliimMahamoud Ай бұрын
Mu is xoreyo hadu tamarleyah ma asagiyo awawyadii baa lawada gumaysanlah car cagdheeray hadad nafci ledahay gaal ka iskaxoree halkan habeen waynaane oo islamka ha isku dirin 90 jiryahaw namiimyihi
@AbdigurayAbdiguray
@AbdigurayAbdiguray Ай бұрын
Dhalay
@AbfiAli
@AbfiAli Ай бұрын
Hayaay waa labadii tuug ee dalka iyo dadka beenta u sheega huuraayaal
@cabdiqadirqaasim9044
@cabdiqadirqaasim9044 Ай бұрын
Waar Ilahay ka baqo aakhira dambaysa war munaafaqad ayuun baan kugu arkaayay waligayba walahi
@AbdirahmanDirie-z9r
@AbdirahmanDirie-z9r Ай бұрын
Jaamac galad waa ushalll waayo dhinac ayuu yahey, iskaga iyo musdafe waa isku af? Wax farqiyi uma dhexeeyaan.
@MaxamedCali-q8c
@MaxamedCali-q8c Ай бұрын
Benale😅😅😅
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Waar 50 wiil oo yaryar oo aad ku kibirteen idinkoo shaadhkii dawlada ethopia gashay ayaa 500. Oo nin idanka cunay markaad cagaf cagaf usoo kaxaysateen si guryahooda loo dumiyo markii danbana dab ayaad qabad siiseen waanay duubantahay markaa dadku ma gacmaha ayay idinka laabtaan iyadoo aqaladoodii la gubayo taasi waa doqoniimo
Горы Бесплатной пиццы
00:56
Тимур Сидельников
Рет қаралды 8 МЛН
Сигма бой не стал морожкой
00:30
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 10 МЛН
ماذا لو كانت الفواكه حية 🥥🍸😜 #قابل_للتعلق
00:42
Chill TheSoul Out Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 159 М.
MA ARAGTAY FOOQA UGU DHEER HARGEISA 2025? ~ SUUQA WAAHEEN
9:33
HARGEISA VLOGER
Рет қаралды 9 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 124 М.
Горы Бесплатной пиццы
00:56
Тимур Сидельников
Рет қаралды 8 МЛН