DEG DEG:DAAWO FIQI-FULIYE GARAADADA OO HADA DILKII XILDHIBANKA KAHADLAY

  Рет қаралды 17,138

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@cabdimuuse5619
@cabdimuuse5619 2 ай бұрын
Ilkaahay jana fardowea ha ka waraabiyo inagana samiriyo iinaan hay naga siiyo. Aamiin
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Amin Amin alaha u naxariisto inshallah
@snw9257
@snw9257 2 ай бұрын
Illahay ha unaxaristo xidhibanka
@halimahassan657
@halimahassan657 2 ай бұрын
Inaa lilaah wa,inaa illaahey.
@CumaanMaxamuud
@CumaanMaxamuud 2 ай бұрын
Alaha unaxariisto
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 ай бұрын
Ameen Yarabi 🤲
@aminahussein1
@aminahussein1 2 ай бұрын
Aamiin Allaha Wayn ha u naxariisto.
@FatimaM-t3y
@FatimaM-t3y 2 ай бұрын
Ala ha u naxariisto
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p 2 ай бұрын
Aamiin ilaahey ha u naxariisto
@AbdaleAbdilahi-j3j
@AbdaleAbdilahi-j3j 2 ай бұрын
Ilaahay,hakala,qaboojiyo
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto amiin nin ragg ah buu ahaaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabii🤲🤲🤲
@cabdisalaancabdisalaan6282
@cabdisalaancabdisalaan6282 2 ай бұрын
Aamin.aalha
@Aqlileey
@Aqlileey 2 ай бұрын
Maxaa ku dhacay
@mohamudcabdi3773
@mohamudcabdi3773 2 ай бұрын
Amiin aaamiin aaamiiin
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 2 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم آغفر له وأرحمه وعافه وأعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم ادخله الجنة و أعذه من عذاب القبر وعذاب النار اللهم آمين اللهم آجرهم في مصيبتهم واخلف لهم خيرا منها يا ارحم الرحمين آمين اللهم لا تحرمنا أجره ولا تفتنا بعده اللهم آمين
@CabdiqaadieOk
@CabdiqaadieOk 2 ай бұрын
Aamiin aaamiiin aamiiin
@umalkhayrcali9280
@umalkhayrcali9280 2 ай бұрын
Dhulbahante ayay kuwani ku waasheen. Qofkani waa Muslim ee muslinimo iyo somalinimo ugu duceeya ileyn marxuumka la odhan maayo qulamuu ahaaye. Tan kale dadkan u sheega in qodka islaamka ah in dhiigiisa iyo hantidiisaba la inaka xaaraantimeeyey.
@Aqlileey
@Aqlileey 2 ай бұрын
Yaa dilay
@XamsemaxamedXasan-i8f
@XamsemaxamedXasan-i8f 2 ай бұрын
aamiin aamiin
@abdullahimahadadan3874
@abdullahimahadadan3874 2 ай бұрын
Inaalilaahi wa innaa ilahey rajicun
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 2 ай бұрын
Ala nimanku munaafaqsanaa nin qudha oo odhanaya cidii dismay ha la soo qabto ama cidaasaa ka danbaysay maxad usoo qabanwaydeen
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
munaafaq adaa ah ee tiina kahadal oromooy tani kuu.a taale naag naag dhalay
@Calimaxmed-ql4dn
@Calimaxmed-ql4dn 2 ай бұрын
Jooji garaadka aad wado
@halimoosman5037
@halimoosman5037 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin Fatalaalkii Cilaan halatoogto😂😂😂😂😂😂😂
@halimoosman5037
@halimoosman5037 2 ай бұрын
Fataalkii dilayna halatoogto
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 2 ай бұрын
Dhulbahante qola aragxisa ah lacag ka soo qaatay Oo nabad aan Rabin Baa wax galka dhulbahante dila maalin kasta Ayagoo dhahaya dad Bay la shaqayaan camal
@kafiakamil
@kafiakamil 2 ай бұрын
kkkkKKKKKKK HADDUU XASAN SHEEKH IDIN DIIDAY ODAYAASHII MAA ISKA DILEYSIIN. MISKIIN
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Awalba horgal ayuu ahaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
miya ladilay xidhimaanka
@AxmedMaxamed-q2q
@AxmedMaxamed-q2q 2 ай бұрын
Ale uma naxariisto isaga iyo inta utacsiyeysa
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Ma horgal buu ahaa
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 2 ай бұрын
Garad kaga ayaad hadashey......
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 2 ай бұрын
Siyad Bare hada ba u duceey mar haddi aad sida u hadashey
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 2 ай бұрын
Jidhig baa dilay ...
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
jidhig afkaaga kajeedi saydka daarood
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 ай бұрын
somali kulahaa war harti iyo daarood udir tacsida
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War wixi snm lasocdow iskaga carar dhulka ssc wayo reer ssc xaq bay uleeyihin inay dhulkoda maamushan laakin xagana wajira xagan wa jira jamaahiirtu diiday
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 ай бұрын
Cuqubo illaahay idinku rid dilka iyo dhiiga islaamku la fudududaa
@SPharaoh
@SPharaoh 2 ай бұрын
Nin la dilay ayeey leeyihiin wuu geeryooday iyo wuu dhintay. Waa la dilay, kas iyo maag ayaa loo dilay.
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 2 ай бұрын
Waa Horgal boowe 800 will baa dhimatay mxuu sheegaya horgal dhimashadii
@cashaaxmed5491
@cashaaxmed5491 2 ай бұрын
Waar wax kale ka dagaalama
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 2 ай бұрын
war ninkaasi miyaanu ahayn horgalkii iidoor ushaqayn jirey ee meel laga maro lawaayey miyaan laysku ogayn in horgalka kasta madaxa xabad laga saaro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
laakin cadaalad maaha reer ssc oo dhigbaxay in nin snm lasocda ladhex keeno war wixi snm raba ha aaden laakin yay ssc khaatuko dhex imaan
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 2 ай бұрын
Lama huran waa caws jilaal..... So noqo siraadey.....
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
hadee nin argagixisada snm lasocda intu ssc dhex yimaado buu raba inu kunabad galo adeer ssc surto gal maaha
@EmmaLöfdahl
@EmmaLöfdahl 2 ай бұрын
Hoyada ba horgal bey havde dil dee
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН