35 sano somaliya gubanaysaye ma Xasan ba hurinayey
@Madaxey-r2f16 сағат бұрын
Culusoow aragtayoo Habargidir qori la ordeeysa aragtay! Xilligii Farmaayo ma jirin wax dagaal ah oo dhulkan ka socda!!!!!
@ShirkaaraXuseen16 сағат бұрын
Xasan sheq ka hor ayaa leeys dilaayey xiligii farmaajo gabar umul.aheeyd ayeey ciidamada farmaajo ku dileen gurigeeda dhexdiisa ma ogid miyaa kuwaana leelkase ayaa gabar yar ku dhaawacay bartaas hada lagu dagaalamaaya
@Madaxey-r2f16 сағат бұрын
@@abdikadirmoallim1268 arrintan waxaay daba socotaa arrintii keentay Dagaalkii Gaalkacyo ee xilligii hore ee Culusoow ee uu yiri, Habargidir xadkiina waa Burtinle! Waxa noo muuqdo ee dagaalka soo celcelinaya waa un reero dhul aaysan lahayn doonaya iyo kuwii lahaa oo iska difaaca! Nasiib xumaa reerka aay Habargidir deris la tahay! From Gedo /Jubaland
@somvideo-k3u16 сағат бұрын
@Madaxey-r2fmarkad aragten Dhulka Hawiye in AS uu ka xoreynayo MW HSM bad baroor afka furaten oo ad diiden DFS in aad la shaqaysan PL ba diidey in Macawislayda Xorrysay Hiiran iyo shabelada dhexe in la sameeyo lkn cidna wax kama dhagaysan Waqoyiga somaliya dagal ka socda HSM aya kawada dhaha ilen caqli kale la idin ka sugi maayee😀
@alixaashi885316 сағат бұрын
Xasan dal iyo dad kate gimaa tagna maleh waligii
@abbdll13 сағат бұрын
Dad isku dhagan oo isnacay cid heshisiin karto.
@mukhtarhassan496417 сағат бұрын
Al-shabaab ayaa lagu ogaa dheelmad ee hada qabiiladii miyaa bilaabay ayagana
@Naadiamohamud16 сағат бұрын
Wariye xuseenow maxa ushegi waysay ciidanki jidka ay ugaleen beeshada
@IbrahimAfrican15 сағат бұрын
Asi. Maxaa. Wadanka. Dowlada. Malahan bisinka. War dowlada. Arima haani. Wax haka qabato. Bisinka. Dowlad waxani. Kor maka. Saarna
@alixaashi885316 сағат бұрын
Oday ali tana masugayday yab iyo ama gag cel bur
@ahmedabdulahi-n7p17 сағат бұрын
maxaa dhaqan ah ayaga ayaaba wadee
@AxmedFeysal-o7b16 сағат бұрын
dadka mxa isku tagv
@Abdullahi-b6k11 сағат бұрын
Xassan dhiiqo ayaa ka masuul ah
@ayeshaali-ke8iu14 сағат бұрын
Dawladu ma marka Askari ladilo kaliya ayey dhaqaaqdaa?ceelbaraf dagaalkeedu hada ma bilaaban,maxaa loojoojinwaayay oo loo sooqabanwaayay kuwi bilaaba dagaalka oo shacabka dilayay mise shacab is dilaya dawladu wey ogosahay?
@Naadiamohamud16 сағат бұрын
Alow kla khaboji wa kuwi shabaab meel naga saare
@hajirdeyl17 сағат бұрын
Xasan waa in la iska qabtaa sababtoo ah waxa uu sameeyay soomaali on heshiis ahayn dunidana aan he's his la ahayn