Пікірлер
@shamsoceynab386
@shamsoceynab386 3 сағат бұрын
TAAS MADHIB LEH HADEY KUDHEHEN BEYDHABO WAXBA KUMALIHID E RER MUQDISHA TAHAYE AAD GURYO REER BEYDGABO WA BUUX O XAMAR KUTALO DHABAQ XURUX BADAN AYAA LAGU SIIN SAXAN SAXAN KUGUD WEY ISKU DHAMATAY ABAYO
@AhmedMohamedsaalah
@AhmedMohamedsaalah 5 сағат бұрын
Kahada kumanaanka shacab oo guryo la'aan ladhigey hal qof Baydhabo iskadaa xoolayahow iskayeeraayo
@boolocadey4661
@boolocadey4661 5 сағат бұрын
WAA LAGU SUGAY IYAGUBA MUQDISHO OO SOOMAALI AY WADA DHISATEY BAY DHEHEEN UNUKAA LEH DADKII LAHAANA U DIIDEEN GURYAHOODII OO AY BILILIQO U DEGEN YIHIIN TILKA AYAAM NUDAAWILUHAA BAYNA NAAS XOOLAHA UMADA U CELIYA IDINKUNA WAAD HELEYSAANE SUBXAANALAAH DADKU ISMA DAREEMAAN MARKAY UMADA KALE DHACAAYAAN XOOLAHOODA WAA LAMA KALA XANAAQAAN .
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 7 сағат бұрын
Warhooy Ka jooga dulmiga ha la joojiyo maanta waa aduun berina waa aakhiro gabadhaan maskiinta ah booskeeda ha la siiyo.
@abdiali3204
@abdiali3204 7 сағат бұрын
masha allah tabarakallah sadaam xusenkii somali mst.cali jeeti
@Saydika101
@Saydika101 9 сағат бұрын
BUNTLAND HALA BAREEJEEYO DAACAD KAMA AHAN LA DAGAALANKA ARSENAL ( XASAN TUUG )
@mulkiahmed313
@mulkiahmed313 10 сағат бұрын
Maamul goboleedyada dhamaan qabiilo ayaa isa siiyey taasna wax la aqbali karo ma'ahan qof walba toolada uu degan yahay ha ku ekaado dadka somaliyeed dowladnimo ma rabaan Allaha ha qabto kuwo umada xooga u sheeganayo xasbiyaallahu wa nimcal wakiil
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 14 сағат бұрын
kkkk arxarakadaa cabsi cabsi waye
@OtaSheere
@OtaSheere 11 сағат бұрын
Ha kuwasto kawarijta😂😂
@selenafan786
@selenafan786 15 сағат бұрын
Kkkkkkkk shaqaha shabaab miyaa tahay
@IbrahimYusuf-x3k
@IbrahimYusuf-x3k 15 сағат бұрын
Waaben
@MacalinMaxamad-o5t
@MacalinMaxamad-o5t 15 сағат бұрын
Hayaay dooliga!
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 17 сағат бұрын
Cali jeeytow Danad ledahaye allaha kuso aruursho meel walbo an tago cidkasto joogto waa shabab dadkan hada ku garab tagan waa ay shabab jogen ayagana waa la jogeyn shabab ma ahano ayagana
@alfanaanmacaanineymar
@alfanaanmacaanineymar 17 сағат бұрын
Warer waye❤❤❤
@bazeera5520
@bazeera5520 18 сағат бұрын
Somali wa u dhamaatay ellahay ha u gargaaro. Hogaamiye la isku raaco oo dadkeena sinaaniyo cadaalad ka fjex anuuro
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 18 сағат бұрын
Xasan abbi ahmed maxa daba dhigay aso masar heli kara balo kuga dhacday xasanow
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 18 сағат бұрын
Xasan shekh talo xumo shabab markay tagyarayen waka gabay marka so xogeysta sow maha dowlad ma jirte deganka iyo shababtu ha isku dirina
@mohamedisse9986
@mohamedisse9986 19 сағат бұрын
Caliyii shale iyo maanta miyaan
@mohamedmoalim3363
@mohamedmoalim3363 19 сағат бұрын
War waa xaraan kasabkeed ciidan Aan ka war Qabin dhagarta ku soo socota oo dhahaya kama war Qabin maxaa lugu tilmaami ka raa yaahuu dheh
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 20 сағат бұрын
Cali Jayte wuxuu u eg yahay laga roone, bal hala hubiyo
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 20 сағат бұрын
Ash shabaab horaaba loo tirtirayee, ciyaarta naga daaya!!!!
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 20 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤
@NuurFilfil
@NuurFilfil 20 сағат бұрын
Maxaa loo soo eryi waayey adeerkeedba dadka wuu eryaa
@hassanawad7344
@hassanawad7344 20 сағат бұрын
Waa cabdalle shideeye warqaddani aad akhrinaysid gabadhani dhulkaas ma leh
@XasanmaxamedSabriye-t9p
@XasanmaxamedSabriye-t9p 21 сағат бұрын
Sorry taas waa ceeb
@mahamedqolfaa1079
@mahamedqolfaa1079 21 сағат бұрын
Sababta ay ugabexeey Maxay tahay moorqaan ayaa kabata sidii ay jaad ucunaayeyn
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 21 сағат бұрын
Xawadle habarka ku dhacay talow maxay tahay Malin walba mashruc maleshiyo beled lacag lagu siyo, dawlada horumar kle masisa miya, xaytahay bahidan cidan ku habsatay, war shabab dawlada ku shaqo leh, cali jayte sendarerto lasosiyay Malin walba yu idin halosinin
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 21 сағат бұрын
Hiran dhibki ka dhaca xasan shekha mas,uliyadeda qadaya cali jayte o cabtoy ah cuqdad dilotay Hadu bundada kaso gudba shabab uma socde dagal sockeye Aya Halka ka dhici dona
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 21 сағат бұрын
Cali jayte wa cabtoy cuqdadaysan qabyalada ku shaqeya, hada galbedka hiran aado alle kumaso celiyo,
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 21 сағат бұрын
Wali ma waxa.socda alshabaab ayaa qabsaday oo qaraxyo.pagalay oo an laga.warhayn wali masocotaa.waa yaab waana wax laga yaabay taliye.yaasha ciidanka xukuma aaway
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 21 сағат бұрын
Masagawaa maantay wixii hub ahaa waa la tageen
@CaaqilInasalan-zl1cs
@CaaqilInasalan-zl1cs 22 сағат бұрын
Waxan igusawir waye sxp
@CabdiCalishiikh
@CabdiCalishiikh 22 сағат бұрын
Saxan saxan ku gud ayaa sameeneenaa asxaabeey mar hadeey mogdisho noqoto masaafuris kale ayaa sameenaaa dhibaato malahan bower mogdisho waa lagu leeyahay
@axmedcabdinuur3078
@axmedcabdinuur3078 22 сағат бұрын
Alshabab Xabad maku Dhamanayine Ee Ciyaraha ka So Hadal😂
@HaashimDulyar
@HaashimDulyar 22 сағат бұрын
Caqligaaga noo sheegtay halka uu taagan yahay
@axmedcabdinuur3078
@axmedcabdinuur3078 21 сағат бұрын
@HaashimDulyar Maxa Caqli ah runtan ka hadle 2baduba America 🇺🇸 aya hubka Siso marka wadankan anaga mar hore ayan ka qusaney😄😂
@abdisalanali6346
@abdisalanali6346 19 сағат бұрын
@@axmedcabdinuur3078adigoo Oroma ah miyaa saa uhadalay wan kufaraxsanay inaa afsomaliga baratay
@KhalidIsmail-yq1om
@KhalidIsmail-yq1om 23 сағат бұрын
Haduu adeer u yahay baydhapo maxaa ka yaala maxayna tahay sawabta
@cabdiaxmedcalasow7604
@cabdiaxmedcalasow7604 Күн бұрын
Aad u weyn Masaaridu waa kuwi no yiqiin qarniyaalo ka hor dhulki Udgoonka is note Easy💚👍
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Waa run waad kibirteen dadkii baad diirateen haawey waa in lalaayo
@jamajama-n1e
@jamajama-n1e Күн бұрын
Ilaay waa into dagaal diyaargrooba
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 Күн бұрын
dulmiga awooda lagu fulinayo waa in laga hortago meelkasta oo wadanka ka tirsa dulmigu waa mugdiyo maalinta qiyaamaha alle halaga baqo
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w Күн бұрын
Dhib malaha guri zoobe ee xamar u yaala hala siiyo.. 200k halagu badalo 3milyon..simple..
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 Күн бұрын
Baydhabo…… Cida iska leh aya joogta…
@OsmanHoussein-z2l
@OsmanHoussein-z2l Күн бұрын
Dhul boob xasan sheekh kama hadli karo ee hasugto cadaalad markay dhalato gabadhan lama boobeene waxaa jira arin dhul oo muqdisho unukaale ah baydhabana wataa unukaale ah
@SahalAbdullahi-s3n
@SahalAbdullahi-s3n Күн бұрын
Helloow Raxanweyn kaamamka weydow Hala baneeyo ama guriga soo celiya😂😂😂😂😂
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 Күн бұрын
🧕🏻😭😭😭🧕🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@Subxanalah
@Subxanalah Күн бұрын
Kuma dhacan iney Abgaal dhacan wlhi aduun ka cariiri ku noqo nayo xamar laga wada tarxila runti gaajo ha u dhama dane
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 Күн бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴✅️💯🏠🏠🧕🏻👌👍🏽🤔🤔
@SalaadCadaawe-w3v
@SalaadCadaawe-w3v Күн бұрын
Adeerkeed xasan shiikh hasiiyo
@ismailhussein5296
@ismailhussein5296 Күн бұрын
Baydhabo anaga leh maxa naga qaade
@ismailhussein5296
@ismailhussein5296 Күн бұрын
Adiga waa edeb daran tahay
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Күн бұрын
Beec naqais waa jertaa ee hagadatoo ama wax ha iska siidoo😊
@AbdirahmanAbdiladiif
@AbdirahmanAbdiladiif Күн бұрын
Maxkamada banaadir dhulkeeda ha u soo celiso ama lacag tiisa walaal adne ku caawi inee lacagtiisa hesho