Deg deg dagaal iyo wadar xabaaleed iyo xaaladda ceelbaraf

  Рет қаралды 12,370

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@isninoali9533
@isninoali9533 2 күн бұрын
Gesiyaasha Xawaadle❤❤ noolaada laaya dameerah wacaanta masaayda
@JawahirAdamdirir
@JawahirAdamdirir 2 күн бұрын
Dhiig sokeeye faido malahan ka joog sxb
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂😂😂 ALSHABAB WEYE DADKA ISKU DIRAAYO QABIILADA.
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂 ODAYASHA ABGAAL SHABABUL SHEYDAN AYEY LA SHAQEYAN XAWAADLE MURUSADE DUDUBLE HABARGIDIR IYO RAXANWEYN ODAYAASHOODA SHABAB AYA EVC BIL WALBO UGU SO TUURTO MUSHAAR HURDADA KA TOOSA
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂😂😂 ITOBIYO IYO LENYA DANAHOODA WA GAAREEN
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂😂HANMAAL WAXAN KA RABNA IN AAD. SHABAB QABIILADA EY KU DIRAN IYO SOMALI ITOBIA DAD TUSI HABEEN IYO MAALIN
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 күн бұрын
Ummadan Allaha kala qaboojiyo maslaxa qeyr lehna dhexdooda Allaha dhigo aamiiin Somali cadow u shaqeeya ka shaqestay
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 3 күн бұрын
Asww❤❤❤
@JoobaneKaaro
@JoobaneKaaro 3 күн бұрын
Wariye maahid dab shid baa tahay Ummadda isku dira waa in lagaa qabtaa bulshada
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 күн бұрын
Gabadhaasna qaran meey noqoneeysaa mise waa mujaahid
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂 ODAYASHA ABGAAL SHABABUL SHEYDAN AYEY LA SHAQEYAN XAWAADLE MURUSADE DUDUBLE HABARGIDIR IYO RAXANWEYN ODAYAASHOODA SHABAB AYA EVC BIL WALBO UGU SO TUURTO MUSHAAR SHABA AYA QABIILADA ISKU DIRO HURDADA KA TOOSA. MAMUL GOBOLEEDYADA ITOBIYA IYO KENYA AYEY U SHAQEYAN
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 2 күн бұрын
Jooji hadalkaas isaaq iyo cidan ethiopian iyo Leo police waye, Ogaden kaligiis dagaalamo ma jiro ama kenyu wato ama Ethiopia
@asha4100
@asha4100 2 күн бұрын
Xasan shekh dadkiisa lagu jabina reer abti malahaan io reer adeer HG garab haa weydiisto ceelbaraaf shalaay dowlada sii xuun ayey ubahdiishaay reer abtigiis Xawaadle sii uu qanciiyo. Lkn kuma qancaayan ragii dilka geestaan hadii xataa lotogto. Waceyslaha galgadud usafraa ayey cadalle uu fadhisanayaan Agoonyaar gabanee. Yacni xasan shekh waxuu uu gestaay tartet.
@SalaxHaaray
@SalaxHaaray 2 күн бұрын
Hooyadaa usheeg saneey iyo Adigaba Tuugo Ayaa tihiin
@cabdiisman9044
@cabdiisman9044 2 күн бұрын
Saney yuuna kuwasin macsiley aa ku dhashaye
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 2 күн бұрын
Maya
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 күн бұрын
Soomaliya meesha loo wado waa la yaabanahay Allah soomalida ferej ha u furo meelkasta daba ka holcayo
@claahibaafa6063
@claahibaafa6063 3 күн бұрын
aamus duli duli dhalay aya tahe aamus nacas abgal ayaa tahe
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 күн бұрын
Umada ha kala xigsanina ee garta difaaca gardadarana ka safta
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 2 күн бұрын
VivaSomalia
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 күн бұрын
adeerkaa usheeg wiilashi naagaha udhiiteen inta xixiray waa dadnimo meeshaas ma oolin
@johnrich-w1b
@johnrich-w1b 2 күн бұрын
askartii la gowracay oo muqalada laga dubayey taa waxba ma aheyn qabiil wu dagali jirey lkn ma lays gowrici jirin oo wali masafur ciidan ah bey ahayen
@AbdirashidaliIsaxk
@AbdirashidaliIsaxk 2 күн бұрын
Hhhhhhhh wali ma arag dadkii askarta xasuuqay kama hadal
@halimaomar7967
@halimaomar7967 2 күн бұрын
Horta dagaal walaal wax terimaayo Laakin xawaadle ayaga edebdaran markasto bilaabo dagaalka
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j 2 күн бұрын
Qaraanka qabiilka maxaa looga qaadaa hadan shifadiisa maa logout tagaa
@MuuAli77
@MuuAli77 3 күн бұрын
Adaa isku diri jiray ee wax kadheef.
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 күн бұрын
Garaadaw maahayn inaad ka hadasho ceebtii iyo calool xumadii ka dhacday ceelbaraf anigu maahi abgaal iyo xawaadle laakiin labaduba waa gacanteyda midig waana gacaylkeyga abtirsi ahaana nin hiraab ah ayaan ahay ceelbaraf waxaa si foolxumo ah loogu dilay ciidan qaran oo waliba labo sano furin ku jiray oo waliba difaacayey kuwa xasuuqey Gari alay taqaanaa waxaba idin kala saarimaayo abgaalow hadaad tihiin harti iyo hintiro 1 waxaad xasuuqdeen ciidan qaran 2 waxaad xasuuqdeen masaafur oo ilaahay ka dhaafay soon farad ah oo ay dib ka soo gudaan salaadana gaabiyaan 3 waxaad xasuuqdeen ku wii idin difaacayey 4 waxaad xasuuqdeen walaalihiin waliba labo walaal ayey idin layihiin walaal qaraano iyo walaal muslim 5 waxaa uhiiliseen khawaajirtii sidaa darteed ficilkaas xun ee dhagxumada ah iska meyra oo soo qab qabta dhaalimiintii ciidanka xasuuqday xawaadlana waxaan leeyahay in kastoo ay wiilasha la xasuuqey yihiin wiiladhiinii hadana ciidan qaran ayey a haayeen dowlada ayaana laga rabaa inay soo qabqabato oo ay tiirka heyso sidaa darteed wax ficil ah haqaadinina oo qof aan danbi idinka galin haku naar mudanina oo dhiisa ha xalaalaysanina
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 2 күн бұрын
Yaa gawrac aaa ilahow nabad baadi akhlaaqxumada dadkii barteen bay kami tahay laxawla walaa quwati ilaa bilaah
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 күн бұрын
Abwaan garaf nuur ina la soo xiira
@hidayodhicisow110
@hidayodhicisow110 3 күн бұрын
Ninki murasadaha oodbeenta kabaafizay onolajees kabixi
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 2 күн бұрын
DFS HOW SINAATO CADAALADA DADKA HURINAYA DAGAALKA EE ODAYAAL DH/YARO HAWEEN IYOUGAASYO KUWA AH EE REER HIIRAAN HADEYAAN DFS SOO QAQABAN WAA IN LEYSKU FASAXAA DOWLAD MA JIRTAA HADEY NOQON AB &XAWADLE BAL CIDOOW U GOODI JIRAY HADEY AHAYD BURAALE MEEL WEY SAARI JIREEN HADASE MAGAC ABGAALEEY SOO DOORTEEN WAA LA TUSAYAA HADEY AYAGU YIHIIN ALSHABAB ITOBIYA WADATA ADEER ABGAL WUU DARDARAYAA WAXAAS MW XSH &SANBALOLSHE WAXEY U YEELYEELAYAAN DOQONTAAN XAWADLE HA JOOJIYAANO AMA HALEYSKU OGAADO HADEYSAN SOO QABAN DADKA HIIRAAN MAJARAFOONADA WATA WAA LEYSKA CELINAYAA WEYNA YAQAANAN AB AWOOD KUMA HELEYSIIN ALLAA SIIYEY WALLAAHI WAAD WEYN MEEL AAD JOOGSATO😮😮😮😮😮
@cabdiisman9044
@cabdiisman9044 2 күн бұрын
3dax dumara aan arkaa
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 күн бұрын
Somalida munaafiqiinta ayaa ku badan ee diin iyo iimaan toona laheeyn naarta waa lashaqeeystaa
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 2 күн бұрын
Ceebaraf doiwladu weey ilhAneeysaty welina dad baa soo dhaaranaya waxa nagula heesto Waa xasan shiikh oo Abgaala ayaa madax weeynaa waaye waxa inoogula soo bax bax sanayo Xawaadle mar kastoo Xasan shiikh ladoorto dowlada weey caayaan weeyna mucaaradaan Mw Farmaajo xiligiisii Waanu ogeen waxa uu ku dhigay Mw Xasan shiikh markastaba Xawaadle maxa ayuu saartaa Ayaguna weey ku Xaaraan Mar marsiino oyo Hiiraan stet Ayeey sheegaan iyo jabhad Jeeyte ayaa u aaba ah waxaan Xawaadlana masameen ka raan wax eeysan raali uga aheen madax doodu.
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 күн бұрын
Benale moryane ah qabulku madaha kaqaday iskana dhicin karin argagixisada oo gumaysta hoyadi iyo gabdhohada niika nucaa ah ayaa hameen iyo dhararba aflagado ku haaya mamul oh dhiisan shabigooda nolol iyo nabad iyo adeeg dawlaad nimo u sameeyey ayu baraha bulchada ka caaya qofkan nolasha ka dhacay iyo besha xawadle oo goobta somaliyed ah moryankan grub hirab bu aflagado kuhaya hassan sheick waa nucaan nikaan oo madahwene ah weeyan hassan moryane
@knucklescousin3259
@knucklescousin3259 2 күн бұрын
War aamusa wax uu isku diray ma jirtee runta ayaa idin dhibeysa
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 2 күн бұрын
Sax
@KhadiibUstaad
@KhadiibUstaad 2 күн бұрын
Tuug ayaatahay tuuga la,laaye udoodayo
@JoobaneKaaro
@JoobaneKaaro 3 күн бұрын
Marine maahid Abwaan garaad ee dab said aan sharaf laheyn baa tahay dembiile tuug ah baa tahay
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂 ODAYASHA ABGAAL SHABABUL SHEYDAN AYEY LA SHAQEYAN XAWAADLE MURUSADE DUDUBLE HABARGIDIR IYO RAXANWEYN ODAYAASHOODA SHABAB AYA EVC BIL WALBO UGU SO TUURTO MUSHAAR SHABA AYA QABIILADA ISKU DIRO HURDADA KA TOOSA. MAMUL GOBOLEEDYADA ITOBIYA IYO KENYA AYEY U SHAQEYAN
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂 ODAYASHA ABGAAL SHABABUL SHEYDAN AYEY LA SHAQEYAN XAWAADLE MURUSADE DUDUBLE HABARGIDIR IYO RAXANWEYN ODAYAASHOODA SHABAB AYA EVC BIL WALBO UGU SO TUURTO MUSHAAR HURDADA KA TOOSA
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 күн бұрын
😂 ODAYASHA ABGAAL SHABABUL SHEYDAN AYEY LA SHAQEYAN XAWAADLE MURUSADE DUDUBLE HABARGIDIR IYO RAXANWEYN ODAYAASHOODA SHABAB AYA EVC BIL WALBO UGU SO TUURTO MUSHAAR SHABA AYA QABIILADA ISKU DIRO HURDADA KA TOOSA. MAMUL GOBOLEEDYADA ITOBIYA IYO KENYA AYEY U SHAQEYAN
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
53:02
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 44 М.
CIIDAMADA ITOOBIYA AMAR ALLE LAAKIIN!!
13:04
Midnimo so TV
Рет қаралды 1,1 М.
Colaad ka curatay Somalia iyo calool xumo ka taagan Doolow
16:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН