Dowlada jubblan dagaal in lagu soo qaado waa arin qaldan madaxweynaha in uu wax ka badalo ayaa fiican tan kale wada hadal in wax lagu dhameeyo ayaa wanaagsan❤❤
@abdifatahsarhan71082 сағат бұрын
Magalada muqadishu shaqo maleh shadiina waxa aay iskugu soo aruirtay moto taxi abo iyo moto laba lugooley dhalinyarada baganuundada ah aad iyo aad u tiiro badan yihiin waxa aayna u badan yihiin xaaslayal oo laga sugaayo bil maalin joogto ah marka waxa dhibaato ah in u mar walba u sharci kusoo roogo duqa maladau xahee beey u cirsanayan dhalinyaradu, Moto aay gabari raacday fasahaad ma ahan ee waxa fasahaad ah kalabyada iyo maan dooriyaha oo qaadku u horeeyo kuwas baa u bahaan in albaabada layskugu dhufto ee duqa magadishu ma u arkii waayey meelahas marka u dad shaqaysanaaya amar kusoo rogaayo waa billaahi toowfiiq asc wr wb
@abdiahmed90942 сағат бұрын
War bani'aadamka mar wuu qaldami karaa xasan sheikh haduu shalay qaldanaa maanta wuu saxan yahay lakin qofka mar walba qaladka u bareerayo waa axmed madoobe oo doonaya inuu iska haysto ilaa intuu ka dhimanayo