No video

DEG DEG: DAGAALKA RUUSHKA & UKRAINE OO MARXALAD CUSUB GALAY

  Рет қаралды 75,580

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#SUBSCRIBE
JOE BIDEN ''OO WACAD KU MARAY PUTIN INUU GUUL-DARAYSAN DOONO #UKRAINE''
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine
Brit somali TV
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Пікірлер: 230
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA 300K WAX YAR AYAA NOOGA DHIMAN EE CHANNELKA SUBSCRIBE SAARA GANBALEELKANA FURTA, GUUL IYO GOBANIMO.
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Dadkii ayaa ku rajiseen ordinary waa ku adkayseen intarsia waa kaftan
@xirsicali6247
@xirsicali6247 2 жыл бұрын
Asc Walaal Alle HAYDIN Xafido Adiga Iyo INJINEERKA Iyo DHAMMAan Inta kula qaadaa dhigta barnaamijkan aad isu xilqaanteen waliba sida xilkasnimada leh waa walaalkiin xirsi cali bicir oo idinka daawanaya somaaliya puntland gaar ahaan degmada qardho w/tawfiq
@afeeyoffacialchenall611
@afeeyoffacialchenall611 2 жыл бұрын
Ragii ku dhintey 77kii waa mujaa hidiin taalo ayaan u dhiseeynaa
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 жыл бұрын
Asc. Waa mohamed reer norway. Cabdixafidow anigu war baahin tii kaleba waan iska daayey runtii waayo halkan ayaan ka helay, wararkii aan rabay iyo engineer falan qaynta hibo u leh Guulaysta mudanayaal.
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Waa noo saarantahay ustaaad
@mohamedsalat534
@mohamedsalat534 2 жыл бұрын
Masha allah wan ku salamey from Kenya
@nimconfg
@nimconfg 2 жыл бұрын
Asc Abdixafit guul iyo gobanimo kuurajeeynaa insha Allah wallaalkey adiga iyo carrurtadaba .
@SafiFarah1970
@SafiFarah1970 2 жыл бұрын
This is great goodjob
@shukrixaji4439
@shukrixaji4439 2 жыл бұрын
Wa idin salamy injiner iyo wariye
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Alle naga badbaadi shrtooda
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 2 жыл бұрын
Aamiin Yaarabi
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 жыл бұрын
Asc C/xaafid iyo engineer Axmed from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸🥰✊
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰Ilahay haku barakeeyo walalkay c/xaafid hooyaday warkaaga waa sugtaa markasta tvkaaga waa meesha kaliya warka xqiiqda dadku kasoo daawanaan thank you sidaa xaqiiq da noogu soo bandhigto
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 2 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo we love you
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 2 жыл бұрын
BSTV shaqa wanagsan ayaa bulshada u heysaan horay u socda adiga iyo eng abti doon guuleysta
@deeqahmed3546
@deeqahmed3546 2 жыл бұрын
Virginia USA 🇺🇸
@xadsanhassan2316
@xadsanhassan2316 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 жыл бұрын
Buutin waninkii sarkoosi sixun ubahdilay ubaamna kubatii ciidankii casaa bunka ugashubay magroon sixun ufogeeyay butin waa ciyaaryahan aqlibadan laman fahmo waxoo damacsanyahay aniga waxaan urajeeynaa inuu sanjabiyo mardhaw russia 🇷🇺guul butin guul yugreen burburi
@mahmedosman8638
@mahmedosman8638 2 жыл бұрын
شكراً جزيلاً على جهودك الكبيره في نشر الاخبار المهمة والمميزه❤️❤️
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
Abdihafiid waa Somalia dhab ah oo dad kiisa jecel oo dadnimo leh mashaAllah eng abti doon waa mahadsan yahay
@deeqomahdi8983
@deeqomahdi8983 2 жыл бұрын
From Norway
@gouledcanadien3654
@gouledcanadien3654 2 жыл бұрын
MachAllah vive abdilhafid, et vous aussi Ingénieure Ahmed
@cabdiqaadirxasan5009
@cabdiqaadirxasan5009 2 жыл бұрын
A,s,c,cabdi xafif wakusalamy ala haku barkeyo gul iyo gabo nimo walal
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته 🥰✊
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 жыл бұрын
mahasanid wariye
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 жыл бұрын
Masha Allah Abti don
@kalidmohammad2064
@kalidmohammad2064 2 жыл бұрын
France 🇫🇷 🇫🇷
@yoonkaadan7034
@yoonkaadan7034 2 жыл бұрын
ASC CABDIXAFID IYO ENG AXMED
@farxanabas6862
@farxanabas6862 2 жыл бұрын
Asc sxb Alle ha idin xafido horey noogu wada bare baatihiin xaqiidi sxb magaranayo Abaalkiina walaahi
@abdulkadirmohamed8614
@abdulkadirmohamed8614 2 жыл бұрын
Maasha Allah injineer Ahmed w, Abtidoon waan jeclahay marka uu falanqaynayo siyaaasadda caalamka ,laakiin waxaan iska hornimaadna markay timaado N&N xisbiga qaranka ee nabad iyo nolol EE Soomaali ku midowday.
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Wa sidaa
@mohayare1721
@mohayare1721 2 жыл бұрын
Mashallah
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 жыл бұрын
mahadsanid injree kkkk mahadsanid
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
abtidon isba waa top dadkii hore .
@abdicade7422
@abdicade7422 2 жыл бұрын
Sln sare abdixafid iyo ING.waxan kunolahay jermalka runtii waxa jirto xitaa in corontada nalka guryaha lajarajo .xlka ma fina abdixafidow ich bin nach somalia inshlh
@ayanabdi1132
@ayanabdi1132 2 жыл бұрын
Engineer Ahmed Illahay haku xafido sida update noga dhigto
@fadumoroble6940
@fadumoroble6940 2 жыл бұрын
Mashaallah USA 🇺🇸
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 2 жыл бұрын
WAXA RUN AH WAXAD SHAR MUDAYSID INAYBA QAYR NOQOTOWAXAD QAYR MUDAYSIDNA INAY SHAR NOQOTO ALLA HANA WAFAJIYO QAYRKA INSHA ALLA
@nasteexoosmaan8842
@nasteexoosmaan8842 2 жыл бұрын
Ruushka wan tagersanhay xaq bu uleeyahay inuu wadan kiisa difaacdo waxana urajaynaya gul in kasto an kaxumahay dadka maskin ta waxba galabsan kudhimanaya dagalada mahadsanid Abdi xafid iyo injineerka ba 😘
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Sc subax wanag saan. Abdihafiid. Iyo egineer ahmed. Waxan idiinkala socdaa Addis Ababa. Ethopia 🙏
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Amiin?
@abdimukhtar9016
@abdimukhtar9016 2 жыл бұрын
insha alah alahbaa qeyr kenayo
@mahamedhirsi7076
@mahamedhirsi7076 2 жыл бұрын
Uk London
@fartunmohamedmuhumed6163
@fartunmohamedmuhumed6163 2 жыл бұрын
Asc wrx wbrkt Abdi Haafid iyo Eng Ahmed) Allaha idin xafido aduun iyo Aakhiro Anagana Sido kale- Bacdassalaan markasta waxan idinka daawanaya ( Belgium ) Caawa werki hore war sodhaaf bey mareysaa Cabsi,Cabsi ban daremaya Allaha naga Badbaadiyo waxa Socda dhamaanten, Aamiin aamiin ya Rabal calamiin🤲🥺🇸🇴❤
@ahmedelmi5891
@ahmedelmi5891 2 жыл бұрын
Abdixaafid asc
@bollywoodsongs5385
@bollywoodsongs5385 2 жыл бұрын
Asc AAD BAN IDIN SALAMAYA ILAAHEY HA IDIN BARAKEYO ADIGA IYO INGINERKA QAS AHAN ABDIXAFID ILAAHEY HAKU BARAKEYO ADUN IYO AKHIRO WAXWALBAD NO SO GUDBISA JAZZAAKALLAAHU KHEYR JAZZA
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
Subxaanalaah C/Xaafid Salaantii islaamkana ma qaadi wayday maxeey tahay.
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 2 жыл бұрын
Mahadsanidin
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 2 жыл бұрын
BAVABANKA AYAN SOO XUSUSTAY ALLA HANA WADA XAFIDO HANA NOO GARGARO INSHA ALLA
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 2 жыл бұрын
ASC WAXA KAGA YABA IN LAGU FA IDO SIDA LOO MALAYNAYABA AYSAN NOQON HADAY CUNAQABATAYN DAGAL IYO GANACSI LA IS LEYAHAY KU CUNAQABATEYA DADKA MASAKINTA SH DONE KABAY BILATA HA BILATO BER RABTS HA U DHACDO AYAY JOGTA HADIIBA AY DIDEN HALA JOJIYO DAGALKA SIDII LA RABO HA YELEN ALLA SYAN KA MAGAN GALAYNA INSHA ALLA
@mohanhassanegal4809
@mohanhassanegal4809 2 жыл бұрын
Masuul wad mahad santihin
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 2 жыл бұрын
#BRIT SOMALI TV channelka abdi hafid waan channelka kaliga ee war la taban karo soo gudbiya From borama
@mohammedkhaderfara2697
@mohammedkhaderfara2697 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin abdihafid io engineerka
@hassanisxaq6000
@hassanisxaq6000 2 жыл бұрын
Wxn ka dawanayaa sh hoose qoryoley
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 жыл бұрын
C/xaafid waa ku salaamay från Sweden
@safiyoali3131
@safiyoali3131 2 жыл бұрын
Asc.walal waa mahadsantihiin.
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Masha Allah Amiin Cabadii &?kaalo? Uk
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 жыл бұрын
ana kujraya 1977 Guul ayan ka gadhnay itoobiya wan garaanay ,Guul soomalyiya Guul smlya
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 жыл бұрын
Wax fiican ma aha in uu ruush u hiiliyo 77kii sidii uu soomaaliya u galay ukren waa laba dawlad oo isla dhalatay midna u hiilin maayno shartooda allah ha naga bixiyo
@cabdifataxaxmedcabdi9169
@cabdifataxaxmedcabdi9169 2 жыл бұрын
Waa aniga oojooga galkaio Gobol mudug waxaan aad ugu faraxsanahay meesha ay xaaladu Marayso waxaanna rajeynayaa Inuu dagaalku ballaarto oo uu Gaaro yurub oodhan iyo maraykanba
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 жыл бұрын
Masha allh guul iyo gobanimo ❤ from Canada 🇨🇦
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Shidaalka wadankeena hala soo baxaan anagana aan qaxooti nimada ka baxnee
@mataankaaofficial1484
@mataankaaofficial1484 2 жыл бұрын
Cabdixafiid waanku salaamay waxan ahay maxamed cabdicasis osmaan joogaa kenya
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 2 жыл бұрын
Ascww malagayaaba in yurub gaas laan ku dhacdo
@youtubkaqeryjka814
@youtubkaqeryjka814 2 жыл бұрын
guuleysta brit somali tv
@maaidahmohamed3051
@maaidahmohamed3051 2 жыл бұрын
Aada u mahadsantihiin BS TV From Melbourne Australia 🇦🇺✅
@hashiabdi1197
@hashiabdi1197 2 жыл бұрын
Telephonka waa mashquul wll Abdihafid
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 2 жыл бұрын
Jazakalah khair warka halkan ayaan kalasocaa habeen kasta
@saiidahassanmahamed8127
@saiidahassanmahamed8127 2 жыл бұрын
Asc aad ayaan kuu salaamaa Waan kaaga mahad celinaynaa barnaamishaada quruxda badan. From Finland🇫🇮
@fadumoomarabdi1361
@fadumoomarabdi1361 2 жыл бұрын
From germeny
@SA-xp1tw
@SA-xp1tw 2 жыл бұрын
Asc dhamantiin Ilahay ha naga badbadii dhibatada jiirta amin yaa Rabi
@walaaxowla10jasberwalaax90
@walaaxowla10jasberwalaax90 2 жыл бұрын
Form moskow waxba kama qaadi karaan butin
@ahmedelmi5891
@ahmedelmi5891 2 жыл бұрын
Walaal waxan joogaa maraykan maanasoota
@cadaawe484
@cadaawe484 2 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay LipaaxaaS wan Ku raacsanhy #Maxamed_From_Bosaso
@deqoyusuf9854
@deqoyusuf9854 2 жыл бұрын
Wan idin salaamay abdihafid Eng ahmed alaha idin xifdiyo sida hufan aad ugu so gudbineysiin alaha idin xifdiyo
@Dr.Sharif-Xumaandid
@Dr.Sharif-Xumaandid 2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdi xaafis somalida waxaa waalay wiilal yaryar oo aan aqoon ulahayn saxafada oo been naga dharjiyey cabdi xaafid waan kaaga mahad celinaynaa in aad warar sugan oo xaqiiqaa aan noosoi tabisid
@abdim4743
@abdim4743 2 жыл бұрын
Pres Obama hore oga qudbeeyey parliament 🇬🇧
@sheersheer1896
@sheersheer1896 2 жыл бұрын
Allah yacizakum wariye abdihafid iyo enginer ahmed runti barmaamushkiinu waa igusocda (cunaqabatayntii oo lacunaqabteeyey) waa erayada aan halkan kamaqlay kusoco.
@hoomeyozil6356
@hoomeyozil6356 2 жыл бұрын
Dad qiimo leh masha allh horey usocda
@BrainBotStudi
@BrainBotStudi 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin abdihafid iyo engineer abti Doon warar tafatiran uso gudbisan umada afka somaliga ku hadasha dhamaanteed from 🇫🇮
@sahraomar6872
@sahraomar6872 2 жыл бұрын
Anigaa ka koow ah holland baan ku noolahay ilahay hana amaansado
@caashasiciid6693
@caashasiciid6693 2 жыл бұрын
Asc wr wb Maansha Allaah tabrakallah xafiduhullaah madaxyadayadii somaliyeed salaan sare From Garmany 🇩🇪
@kafeyaabdi4828
@kafeyaabdi4828 2 жыл бұрын
Hi
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 жыл бұрын
Wax walbo hadeey sameeyaan majabin karaan buutin ugu danbeen waahalka guusha lacimaamada doona ugu danbeen buutin guul ayaa urajeeynaa russia 🇷🇺buutin guul 🇷🇺buutin 🇷🇺guul mardhaw urajeeynaa
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
Absolutely Akhi!! TAKBIIR ALLAAHU AKBAAAAR!!!! Maasha Allaah may Allaah bless you in dunya and in akhira for seeing the truth and speaking the truth! and Allaah loves those who speaks with TRUTH!!! may Allah bless you indeed Amiin 👏🏽💪🏽💪🏽👊🏽💝💚☝🏽
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin sida quruxda badan eed noola wadaag tiin wararka dunida ka cusub
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 жыл бұрын
Masha Allah ABDI. xafid Wan idiin salaamay Adi iyo Engineer Abti Doon From UGANDA Gar Ahan MBRAARA City Waxa intas Ukraine Logu Dhimanayo Waa Madax weynaheda Oo Yuhud Ah Wax Kale Loma Tageraayo
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 2 жыл бұрын
mar walba Live ka waan kasoo daaha
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 2 жыл бұрын
Aduunkii safe maaha
@SA-xp1tw
@SA-xp1tw 2 жыл бұрын
Wad inkaga nabad celinaya sida nogu warantan
@alimaadabdirahman1542
@alimaadabdirahman1542 2 жыл бұрын
asc abdihafid iyo eng. ahmed aad idin dhagaystaa aad iyo aad ayaa oga helay sida qurux bdn iyo qabiirnamada aad u qadaan horay u socdo Brit somali tv sido sln kashka iyo laabta ka so go' aday qeybta camera, farasamada iyo etc wan ku mhdsn tahiin ilahay ha idin xifdiyo dhamantin iyo inta mualim ah ❤️❤️
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 жыл бұрын
Mahadsanid BRIT SOMALI TV
@siidichanal9191
@siidichanal9191 2 жыл бұрын
Madax mooy sxb video ka intaadan hadlin maxaa cabaar sidii miraayad iskugu eegi shashada war iska daa waa keysku kashegayee
@sawdaismail7985
@sawdaismail7985 2 жыл бұрын
Asc Abdixafiid Iyo Inginerka Aad Baan Uxiiseeyaa Barnaamijkan Aad Noowadan Iyo Saad Dhalinteena Ulashaqayseen Siiba Abdixafiid Baarakallaah Hore Usoco Mahadsanid
@moha786
@moha786 2 жыл бұрын
Ather Abdihafit Qalad wa in Qalad Lagusaxa, Human rights Marka ladahaya kuwa Palestine, Iraq iyo Afghanistan kunool madanyeraa
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Жыл бұрын
Dagaalka r iyo live baan u fiirsadaa wax general ah oo dilay ma jiraan ukreyn wax tar baa u shipman waa qa waa la qabsanayaa
@moha786
@moha786 2 жыл бұрын
Waankula socona Wajir County,WB/Kenya
@deqashire2167
@deqashire2167 2 жыл бұрын
waa ku mahadsantahay iam in california us
@cabdiraxmanmaxamed273
@cabdiraxmanmaxamed273 2 жыл бұрын
Dagaalkaan maraykan ayaa galiyay ruushka. Maraykanka wuxuu udanleeyahay yurubta si ay dhaqaala ahaan ubur buraan. Markaana Maraykanka ay uhoostagaan. Markaa maraykanka waxuu uciilqabaa faranca iyo jarmalka
@suadmoalinhusen4796
@suadmoalinhusen4796 2 жыл бұрын
Mashaalaah aad iyo aad baa u mahadsantihiin mahadsanidiin dhantiin waxaa inka dawana swedhan
@idilhussein4549
@idilhussein4549 2 жыл бұрын
Man'sha Allaha waye barmajidkaga waa mid aad iyo aad loo xiseen karo keep up bro
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 жыл бұрын
Masha allhaa thanks 💔💔
@kiraam_aliyare1765
@kiraam_aliyare1765 2 жыл бұрын
Sxb ustaatka codkiisa waaa hoseya mar kasta bal codka inaga wanaajiya mahadsanid guul io gobanimo guilayso sxb
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
M.sanid
@eggboyssisterry2667
@eggboyssisterry2667 2 жыл бұрын
Canbdixaafid Ukraine iyo reer galbeedko lajirya.. 😂😂🇷🇺🇷🇺 Rushka lajira Ani reer galbeedka ilaahey haisku gubo inbadane umada islaamka gumadaayeene
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Injinere waa ku salanay wxn ku salanay
@TeamBSTV
@TeamBSTV 2 жыл бұрын
ASXAABTA DHAMAANTIIN WAA IDIN KAGA MAHAD CELINAYNAA WAQTIGIINA QAALIGA AH AAD NOO HURTEEN LA'AANTIIN WAA ABAAR GUULAYSTA.
@afeeyoffacialchenall611
@afeeyoffacialchenall611 2 жыл бұрын
M.a m.a
@axmeddaahirchannel115
@axmeddaahirchannel115 2 жыл бұрын
ADIGAA MUDAN LEGEND
XARIGA MAXAMED ABIIB | FAHAD | FARMAAJO XOG MUHIIM AH
15:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA OO MARXALAD CUSUB GALAY #TOOS
33:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 101 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
''NINKII AMXAARADA DALKA KEENAY OO BILADDA LA GODOONSIIYAY''
30:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
QORSHAHA FOG EE ITOOBIYA | 'XOOG | XEELAD WAA INAY BAD HESHAA'
27:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
25:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAD | ICC
24:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
SOMALIA | MASAR OO SAMAYNAYA DHOOLA TUS CIIDAN | HAYAAY
11:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
DAGAALKA RUUSHKA |  UKRAINE |  DHOOLA TUSKA PUTIN  DAY 75
24:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
DAMACA ITOOBIYA IYO DIFAACA QARANKA KALA BAX. BADDA CAS
23:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН