DEG DEG Dagaalka SYRIA oo Xoogeystay | Halkee la kala Joogaa | Maxaana Dagaalka Hadda kusoo beegay ?

  Рет қаралды 64,345

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 117
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi Күн бұрын
Reer galbeed, yuhuud, shiico iyo dhamaan xagjiriinta uu ruushku ugu horeeyo jabkoodii ba dhow waxa la jooga xilligii muslimiinta sunniyiintu ay talada bariga dhexe iyo dhamaan aduunka la wareegi lahayeen
@GARASHO.
@GARASHO. 2 күн бұрын
bishaar iyo shiicaba way kudaysay i.a guulaysta xoogaga suniyiinta ah ee kadagaalamaya siiriya
@IsmahanMohamedMohamuud
@IsmahanMohamedMohamuud 2 күн бұрын
aamiin Inshaa Allah guusha way soodhawdahay
@AbdiAbdulleali
@AbdiAbdulleali 2 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊ä
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q Күн бұрын
Insha allah way guulaysan suniyiinta iska leh dhulka lagu dagaalamayo
@Amiin-t7t
@Amiin-t7t 10 сағат бұрын
in Sh alh
@cabaasgeeseey3402
@cabaasgeeseey3402 2 күн бұрын
Mahadsanid Maracade Shaqa fiican ayaad noo heysaa Wayo caalamka ayaad nagu xirtaa Si aan ugu Yaraan Wax uga barano dhibaatada dadka muslimiinta ah loo maleegayo Mahadsanid
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t Күн бұрын
Alaha musliminta dhibayadada ka dulqaad amin
@UqtiAzma
@UqtiAzma Күн бұрын
Masha allh suniyiinta suuriya waxaan alle ugu barinayaa caalamka iney qabsadaan oo shareecada inugu maamulaan insha allh
@ayaansiciid3901
@ayaansiciid3901 Күн бұрын
Inshallah xukunka suuruiya waxa u soo galayaa gacanta ciidanka suniyiinta❤🎉
@Somalestine
@Somalestine 2 күн бұрын
wllhi Syria Falastiin kama yareysato xaga dhibatada Allah u gargaaro 🤲🥺😭
@BeberisMaxamed
@BeberisMaxamed Күн бұрын
Aamiin amiin aamiin yaa rabbi
@YuuBaadicade-p8c
@YuuBaadicade-p8c Күн бұрын
Allha guuleyo walaalaheena reer Gaza ❤
@RammadTV
@RammadTV Күн бұрын
Illaahay islaamka awoodooda midee
@AbdiGorgor-t2c
@AbdiGorgor-t2c Күн бұрын
Manshaaallah maracadace show
@Dahirasheikhmohamed
@Dahirasheikhmohamed Күн бұрын
Maxad ciise ❤❤ ilaahay hakuxiftiyo
@MohamedYuusuf-z5m
@MohamedYuusuf-z5m Күн бұрын
Ilahay cilmiga hakuubarakeeyo🎉
@MacHumble
@MacHumble Күн бұрын
Raboow adaa aboodlee ka dul qaad dhibaatada haysta ummadda muslimiinta Syria 🇸🇾 plastine Iraq 🇮🇶 Sudan 🇸🇩 somalia 🇸🇴 iyo dhamaanba wadamada kalee muslimiinta raboow sii madax danahooda ka taliya aamiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@AbdiGuuhad
@AbdiGuuhad Күн бұрын
Thanks bro waa A/guuhad
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o Күн бұрын
Allahu abkar
@caishawali8198
@caishawali8198 2 күн бұрын
Allaha u gargaaro walaalaheen dagaalamya oo sunuiyiinta ah aad baan u taageeraynaa InshaAllah qazana way guulaysan
@Abdirisak1
@Abdirisak1 Күн бұрын
Shiicada io bishaaarka suuriya allow Jabi guushana sii suniyiinta
@khadarbinugacansaar
@khadarbinugacansaar Күн бұрын
Baryahan danbe maracade show waxa u kamid noqday Qaybkamid ah noloshayda sida aan ugu xiranahay awgeed
@KayseHuriye
@KayseHuriye Күн бұрын
Kus.cw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Malaawi7
@Malaawi7 2 күн бұрын
First one
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p 2 күн бұрын
Ku sali nabigan maxamed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 күн бұрын
Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha xaq u dirirka yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta falastiin iyo suuriya aamiin
@BeberisMaxamed
@BeberisMaxamed Күн бұрын
Aamiin amiin aamiin yaa rabbi
@HANADSINWAR
@HANADSINWAR 2 күн бұрын
Waxan aad aan ujecleystay wax badan aan ka faa'iiday arimaha sirdoonka
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 күн бұрын
Mara cade is the best news 🎉
@MYSELF-ty2ui
@MYSELF-ty2ui 2 күн бұрын
👉KU SALI NABIGA N.N.K.H SCW❤✍️
@BeberisMaxamed
@BeberisMaxamed Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@CumarQidma
@CumarQidma 2 күн бұрын
Haa socon doonaa insh allah
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@NuurCabdulaahiguuled
@NuurCabdulaahiguuled Күн бұрын
Ilaahay hajabiyo yuhuuda hadii laga joojiyo hubkana waaa laga adkaan durba insha allh
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 2 күн бұрын
❤illaahow❤ islaamka mideey aamin aamin aamin ❤yaa rabi❤
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 2 күн бұрын
Aanuduceyno walaalayal walaalahena reer falastiin elgumadayo o ayanaan kaqusanin naxariisa ilaahay hanagaadhsiyo guul & gobanimo dhameystiran o dagdaga dadka reer falastiin e lahalakeyay dhabarkana hakajabiyo sahnuniyada iyo usa iyo madaxda carabta qaar nsha alaah
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 күн бұрын
Mahadsanid sida oo usharaxadi
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 күн бұрын
Eyga eygu dhaley gaalka weyn ee huubkooda lagu xasuuqey masakiinta palastine siina wada hubkas laakiin waxa guul weyna iney yurub joojisey hubkas waxa macquula in yuhuuda laga adkaado hubkii hadii laga joojiyey
@RammadTV
@RammadTV Күн бұрын
Islamic people must be United as they will succeed the western countries is led by the United States of the 🇺🇸.
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 Күн бұрын
Insha allh wey guleysan donan suniyiinta❤
@alijubbad3146
@alijubbad3146 Күн бұрын
Zuniga rer Gaza waxaa garab siinayay shiicada iyadoo zuniga kale daawanayeen Ee y
@Dalmar66
@Dalmar66 Күн бұрын
Yahuud aad ban u necbahay lkn hadii ay. Wasayaan baabasire bishaaral AZAD waan tagerayaa nacallad allah ku rido yahuud
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 2 күн бұрын
Ciidanka dowladda Syria. Dhul badan ayeey heystaan marka qariirada. La fiiriyo Sidokale mareykanka dhul badan ayuu xoog ku heystaa gudaha. Syria
@Hoodo-k2q
@Hoodo-k2q Күн бұрын
guul
@RammadTV
@RammadTV Күн бұрын
❤❤Soo Dhawoow Maracade Show❤❤
@AbdiasiisAbdiali
@AbdiasiisAbdiali Күн бұрын
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@mohamedkhadar6137
@mohamedkhadar6137 2 күн бұрын
FREE PALESTINE🇵🇸 ✌️❤️
@HANADSINWAR
@HANADSINWAR 2 күн бұрын
I.a guul beynu gaari doonnaa
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i Күн бұрын
waa cajiib waa duni gaba gaba ah
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 2 күн бұрын
WA HESHISKI LAGU DAGAY XBGA OO U DHAMATAY
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 2 күн бұрын
Gar ahaan reer Palestine khery ban u rajaynayaa insha Allah guull iyo inay u shihiidan d.l dintooda ay diifacdan
@mohamedomar754
@mohamedomar754 Күн бұрын
Guul
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 2 күн бұрын
❤❤❤mara cade
@abdirahmanomar2672
@abdirahmanomar2672 Күн бұрын
Xisbika wey jabeen waxey sugaayen mar un in heshiish lagaaro😢
@HANADSINWAR
@HANADSINWAR 2 күн бұрын
Sheeko sirdoon sida tan Aadam sabri oo kale noo raadi waa codsi
@drshiinechannel8788
@drshiinechannel8788 2 күн бұрын
Am the One
@aishamawlid
@aishamawlid 2 күн бұрын
Israel hadii hubka laga mamnuuco ooy runtahay 24saaac buu talabiib abuu cubayda kasoohadli
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 күн бұрын
Israaiil oo bilaa hub ah waxay rumaynaysaa heestii xasan aadan ee waa boqol yuhuuduye ragabaa biirinaayo baarka ufidhaayee barqo laguma gaadheen baaba baa loo shidi insha Allaaah
@TaygerTayger-u1y
@TaygerTayger-u1y 2 күн бұрын
800k coomng soon
@shmohamed-mu7jd
@shmohamed-mu7jd Күн бұрын
Turkey Ayaa Taageeraya Ciidanka Qabsaday Xalb Waa Suniyiinta Horay Loogu Qixiyey Turkey
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 күн бұрын
Waadamada musliminta allah diibka hakadulqado amin amin
@nmcflims7421
@nmcflims7421 2 күн бұрын
Sunniyiinata iyo shiicada dagaal ahaan waxaa adag lkn Sunnigu garab ma heysto halka kuwii dawladaha ay ku mashquulsanyihiin bandhig iyo heeso
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 2 күн бұрын
Alxamdulillah ❤ kuluxaal
@MahamedJiliyow
@MahamedJiliyow Күн бұрын
3 maalmood majoogilaxayn magaalada gasa ciidanka Israel
@alidiiriye9760
@alidiiriye9760 2 күн бұрын
Maracadde. Yaa ka danbeeya dagaalka ka socda SRIYA ma maraynka iyo xulufadiisa mise Turkeyga ma noo cadayn kartaa thanks
@SalimSalimmohamed-b6e
@SalimSalimmohamed-b6e Күн бұрын
Maxaad kawada dadkasi inta falastin lagadelay kabadan ba lagadelay hadana fursad bayhelen
@MunoAadan-v6m
@MunoAadan-v6m 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Barigaafrica275
@Barigaafrica275 2 күн бұрын
Maracade kusoco
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 2 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@abubakarwassuga
@abubakarwassuga 2 күн бұрын
ASc walalkey maracade xalladda surya in wadamad sxbka la ah in aay ku daallen madax adeyga bishaar Asad waxay Laga yaaba inla hishindoon sida dawaladda Ruushks in oo isbaddals oo qaato fikradda Dawaladda Turkiga iyo Qatar maxayeelay Dawaladda Turkiga waxay wax kaqabankaran xalladda ukareyn
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 2 күн бұрын
Xisbulaah waxay u muuqdaan koox jabtay iyagu waxay moodaan in xamaas ay garabkooda ka bexeen lkn Xisbiga isagay ku dambeynee dhibaatada
@CraxmaanXasenaare
@CraxmaanXasenaare 2 күн бұрын
Allahayow iskudir gaalad
@JibriilsicidCige
@JibriilsicidCige 2 күн бұрын
Mahadasanida
@FarahHasan-x1y
@FarahHasan-x1y 2 күн бұрын
Asc maracadaww sxb waxaad kawarantaa wararka aduunka markas sidaasdartee dhibmale laakiin war ayna kujirin qaza mafiicna
@AbdiBillowAbdi
@AbdiBillowAbdi Күн бұрын
😊😊😊
@hashiugas1603
@hashiugas1603 2 күн бұрын
Mucaaradka Syria Waxaa Laga Yaaba Ineey kala Cararaan Mar Dhow Sababtoo Ah Iskuma Xirna Mucaaradka Syria Waxaa Laga Yaaba Haday Jabhada Iraan Soo Galaan Dagaalka Weey kala Cararayan Mucaaradka
@WakeupafricA1
@WakeupafricA1 2 күн бұрын
0:09 0:09 0:10 0:10 0:10
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro 2 күн бұрын
wll mxmd ciise rer suriya waa xaq udirir marka ha ugu magacdatin mucarad
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 күн бұрын
Yuhuuda cadawga ah iyo mareykanka ayaa ka danbeeya dagalka iyagoo uga jeeda iney culeys saaran eeraan iyo xusbullah taasina waxan filaya inaaney usuuro galeyn
@IsmahanMohamedMohamuud
@IsmahanMohamedMohamuud 2 күн бұрын
wall Maracde wxaan ku xasuusinaya in uu qofwalbo dhimanayo hadad Suniyiintii ku tilmaantay mucaarad ogow qofwalbo qabri buugalayaaye
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 2 күн бұрын
Haduu garabkooda ka baxo isaraaiil maclinka weyn iyo asxaabtiisu,waxa laysku wareysan lahaa talaabiib
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 2 күн бұрын
Fursadii ugu fiicneed ayey heestaan suniga siiriya. Iiraan iyo ruushka sidii 2015 uma taageeri karaan nidaamka asad. Argagixisada israaiil oo laga joojiyo hubka reer galbeedka 48 saac ayaa lagu burburinayaa
@Abdicasismahdi
@Abdicasismahdi 2 күн бұрын
Mmmmmmmm
@Abdicasismahdi
@Abdicasismahdi 2 күн бұрын
ماشاءالله
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 2 күн бұрын
Asc wll setahay iwaran maxa ka cusub dhaka iyo Aqsa ammaa heshiskii isreil iyo xisbulh
@mudaneseid2184
@mudaneseid2184 2 күн бұрын
Wxn hubaa 100% haday dawladahaas go'aankooda ka run sheegaan inay muqaawamadu wakhti yar kaga guulaysan doonaan xataa haday xisbiga iyo muqaawamada kaleba ka barbar dagaalami waayaan Ilaahoow ugargaar
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 2 күн бұрын
Lakin hadi aan ulla jeedka ku sababey uruurkan suniyiinta waa inay ka dagaalaman guudaha suriya waxay ila tahay daglk 3 sadaxad inu qaarka loo saaran yahay Allah saahlloo
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Sxb qaza nogawaran shalaykaliya 75qof laguxasuqay 300lagudhaawacay maxaisbedelay mafikirkalaad qadaten noshega wixiijira?
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 2 күн бұрын
😢😢
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
@@sahramuuse4678 maxad kawada?
@MaxmadShekha
@MaxmadShekha 2 күн бұрын
Asc walaal Maanta suni iyo shiico ma aha ee waa laa ilaaha ilalaah maxaa u diidan inay iska celiyaan yuhuuda alaaha ka qabto qasa iyo walaaladeena muslinka ah ee falastiin
@YoussoufAli-i6y
@YoussoufAli-i6y Күн бұрын
Muhu ku Dambeyey warki waabiga Hisbiga
@mohamedosman8437
@mohamedosman8437 2 күн бұрын
Sxb war cusub oo hada Soo baxaya ayaa la sheegayaa inuu turkigu Soo hubeeyay qolodan suniyiinta ee hada weerarka wada warkaa baadh
@XawaCige
@XawaCige 2 күн бұрын
Waxan rajaynaya in ay dadka muslimka ayasan isreal kafaiidaysan allha hagarta yahuda iyada kuceli allow kuceli allow kuceli iyada iyo maraykan wa argagixisada adunka
@xabiibaadan2226
@xabiibaadan2226 2 күн бұрын
loomabaahnayn in ayweeraraan suriya xiligaan hadaysuniyihiin ee waxaaloobahnaa in loomidoobo yahooda iyo cadawga islaamka
@mahamedshabeel
@mahamedshabeel 2 күн бұрын
Xamaa ayaan lajooga hada
@garaaddowlad4803
@garaaddowlad4803 2 күн бұрын
🎉🎉🎉
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Nimanka masjid allaqsa sawirkisa burburinaya calanka falastiina kuistagaya wa,argagixisadii lagudhibataynjiray musliminta ok argagixisada dadkakalena mawaxalaguqasbaya inayladiriran xulufada galbedkuna makushaqaysanayan?
@CabdiraxmanCalicisman
@CabdiraxmanCalicisman 2 күн бұрын
5 maalmoot xamaas kumqaadaney ineykataqluusan yahuuda😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@cumarqaasin
@cumarqaasin 2 күн бұрын
Ala hakala qaboojoyp
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 2 күн бұрын
Syria Waxaa soo mara hubka iyo gantaalada Iran Ka yimada ee Hezbollah la gaarsiiyo wana sababta Netanyahu uga qayliyey Bashar-Al asad. Israeli markii kooxaha iska caabintu isku bahaysteen jab wyn ayaa soo gaaray si ceebta yahuuda loo daboolo Waxaa shidaal lagu shubtay Argagaxisadii syria joogtay ee suniga ahayd! Nasiib darro
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt Күн бұрын
Waxay siidagaalami Kartaa dhawr blood ookaliya
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 Күн бұрын
Yunis 171
@MaxamudHuud-c2h
@MaxamudHuud-c2h 2 күн бұрын
israa il yaaa kadambeyso si paso loo hilmaamo
@C.raxmaanYoussouf
@C.raxmaanYoussouf 2 күн бұрын
Malin inoga mihix falaqan suniyinta siriya
@AadanbashiirMaxamed
@AadanbashiirMaxamed 10 сағат бұрын
Wax ay gasho yahuud ma jirto balse islaamkaa lagu imtixaamaa
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 2 күн бұрын
WALE WA BEN IYO GEYM HESHISKA WALE WA BEN KUWA DHAHAYA HUBAN KA JOJINAY HUBka SRL WA BEEN WALAHI
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 6 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН