Masha Allah hirka barakeeysan yuu kuqadin Ethobiyaay
@ayaanlecabdiraxman356819 сағат бұрын
War may iska joogaan ethiopia ayay maanta iska dhicin karaan soomaalidu damaca ethiopia maba hawaysateen hadayna ogayn dawlad laaanta soomaaliya isku quwad maha isuma dhig.aan xabashidu way ku qaldantahay sidan waayo maba jirto dawlad soomaaliya ladhaho waa caal waa uun ethiopia dhexdeedaba dagaalo xun way kadhex socdaan cidna kuma soo gabanayso haddii xeerka caalamka lasocdo waa in dawlad dhexe lagala xidhiidho
@halimayusuf489918 сағат бұрын
Comments kayga waxaan aad yla yaabaa dadka qaar waxaa is kaga darsan qabiil iyo dal. Waxaan idiin sheegayaa ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waa ciidamada qaranka dalka Soomaaliyeed ee ma lahan beel ama qabiil gooni kuwa cadowga u shaqeeyo ayaa shicibka Soomaaliyeed waxaa ay ka dgaa dhiciyaan wax been ah ayafa oo qabiil ku bedelaayo qaranimada dalkeena Soomaaliyeed guuleysta ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunmohamed608113 сағат бұрын
Dhul qabsanmeyso ee hubka iyo baabuurta nooga dhiga ee laaya ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibeysaa ee allah itoobiyo ayada ha isku mashquuliyo dhexdooda aamiin allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta dhexdeena ku jiro aamiin