Daacish iyo alshabaabka itobiya iyo galada markanka imaraat iyo itobiya abuuray si loogu curyamiyo in somaliya ay ciudan xoog leh ay u yeelato buntiland cidankeedu waa ciidanka kaliya hada ugu xoog badan somaliya maxaa yeelay kuwii kale alshabaab baa gumaaday.
@SahraAli-d8w12 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴❤❤
@SahraAli-d8w12 сағат бұрын
😂😂😂😂
@CaliSalaad-si6sq13 сағат бұрын
Guuuuul iyo gobanim Puntland💪💪💪
@AbdinoorHawarwa14 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸
@HassanHajir-f2g14 сағат бұрын
Wa in also qabtaa. Ma dhici karto xataa inay .mag qatan xawaadle. Away gabadhi ikraan. Somaliyey. Aqliga ha shaqeyo. Halsoo qabto gacnkudhiglayaalkii askartii qaranka layey. Oo caruurtodi kadhigay agoon. Wx la aqbli karo ma aha nimanka Hala so horjojiyo max kamad hadii kale somaliya nabad kama jirin do to teda kale dadka qaar e somaliyeed. Masharciga qabanaya dadka kalna sida kuwa gacanta kudhiig layan oo kale sharciga maqabta miyaa
Xawaadle. Wa in lagu qanciyaa. Gacanta ku dhilayaashi wilasha difacayey dalka taas waa in also qabtaan hadan lakenin gacanta ku dhiglasha. Ma qanci karno xawaadle iyo somaliyo dhan
@Dayib-t8x14 сағат бұрын
Walalo waxaan war Maahan madaama qabiilada kadaa magacooda beelo u isticmaal war qabiil. Somaalya halkaa dhigay aduunka ka reebay Mahadsanid
@IfraaxAbdulahi-z3d14 сағат бұрын
Gule jubaulnd
@IfraaxAbdulahi-z3d14 сағат бұрын
Guleste jubulnd
@MaxamedAxmed-wn9ur14 сағат бұрын
Belaha. Jbln. Btln. Ssc. G mudug. Barked. So.aliya
@MaxamedAxmed-wn9ur14 сағат бұрын
War. Xawadlow. Sharaf. Badledihine. Sanbaloshe. Iskaqabta
@AhmedHussein-lu3tn15 сағат бұрын
Maxaa shidaal lagu gaadhaa meel walba dab ayaa ka holcaya, gaajana waa loogu dhimanayaa dalkoo dhan. Shidaalkaa dhac xasan dhiiqo.
@AbdallaAhmed-e6p15 сағат бұрын
Congratulations Hassan Sheikh Hassan
@AhmedHussein-lu3tn15 сағат бұрын
Hasan dhiiqo iyo Xamse marxuum ha soo raacaan Daacish iyo Ashashaab waayo 2da ninba diyaar uma aha midaynta Umada Soomaaliyeed ee ujeedadooda NGo oo kaliya.
@SiyaadJamaal15 сағат бұрын
Guul.guul
@AhmedHussein-lu3tn15 сағат бұрын
Guul iyo gobonimo Guulaysta Puntland iyo Jubaland
@CabdullahiDheere-ik5ew15 сағат бұрын
Mudane m/ weeyne xasan sheekh maxamuudoow naga saar. Xxc i i d a m a d a
@IstarlinElmi15 сағат бұрын
Reer putladlan iska ceeliya xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa iska ceeliya xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane
@Calicabdulahi12315 сағат бұрын
Guul reer butland
@ahmedsalad139315 сағат бұрын
War maxaa shidaal ah shacabkii oo dhanbaa wada shiid ah kalana shakisan isna dilaayee xasan dhiiqo yaan la dhageesan miyuusiga uuw mar walba ushidayo shacabka soomaaliyeed
Itoobiyo waa iney dalka soomaali laga saaro itoobiyo waxay ka soo hirjoogtaa iney dhulka iyo bada soomaali qaadato ayadaa ciidamo badan ku soo daabushay sidey dadka soomaali ay ku cabsiiso