Turkiga laftigiisa ayaan saacado uqabaneeynaa hadii aan afkiisa ka maqalno isagoo leh bad siiya ethiobiya sababtoo ah mooryaan aan la aamini karin ayaa ka taliya itoobiya mid kasta oo bedelana waa la mid marka ma caruurteenaan dhibaato uga tegeeynaa ?