DEG DEG: Dhoolatuska A/Madoobe ee Nairobi, Go’aanka MD Hassan Sh & Dagaalka Kenya…

  Рет қаралды 28,497

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@cabdiraxman-u2q
@cabdiraxman-u2q 12 күн бұрын
Axamad maadobe waa lamaa tabtan❤❤❤
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 12 күн бұрын
Farxad Ayan dareemaya guusha ahmed madobe
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 12 күн бұрын
Axmed madoobe waa geesi xariif ah sayid nool guulayso marwalba jubbalaand guul
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 12 күн бұрын
Yaab badanaa war ragaan ma ethiopia iyo Kenya ayey xukumaan mise dadka soomaaliyeed illaahow naga qabo odayaashan wada adeegayaasha cadawga ah xasan shekh iyo axmedba
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 12 күн бұрын
❤mdxw ahmed madobe guul
@khaliifmahadalitifoow1908
@khaliifmahadalitifoow1908 12 күн бұрын
FIIRI SXB Doorashada Waxaa Laga Qabanayaa intii La Awoodo oo NABAD AH DIYAARNA U AH, Ameerika Xitaa Kama Codeyn 50%
@HibaaqAhmed-b4l
@HibaaqAhmed-b4l 12 күн бұрын
Masha alah gasiga jubaland waliga cadogaga u nowlow
@AbdikarinAhmed-u2m
@AbdikarinAhmed-u2m 12 күн бұрын
Xasan shiikh waa qof aan aqoonlaheyn balse xooloraadis
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 12 күн бұрын
Kkk waxaalayiri iLkadoofaar Sahansan Xasan sh waxaalagusahansaday Arinki itopiyaanki siduu isudhiibay kenya Markeedee iyadana Ulasoobaxday gufuurkeedi weeynaa Horaalooyiri Ruuxbaahan Nasab Ma ahan
@aliabdi8347
@aliabdi8347 12 күн бұрын
Dowladda soomaaliya waa ka mamnuuceysa madaxdda iyo muwaadiniinta Kenya inay SOOMAALIYA yimaadaan
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 12 күн бұрын
Jaatka ay ka gadato Kenya ha joogiso
@User2-y6u
@User2-y6u 12 күн бұрын
Xasan lSayid Axmed Waa ku fashilmay abiya Ahmed siduu u dhinkaday ha u dhunkado Sayid axmed
@Yedo25254
@Yedo25254 12 күн бұрын
Sayid Axmed waxaa u Qorsheysan markuu Nairobi ka soolabta in uu booqda Xamar, Kaaran, Adan Yabaal iyo Ciisalay. Abgaal waa in ay Sayidka soodhaweyan
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 12 күн бұрын
Xasanow hadaa rabto kenyo in aad ka aarsato jooji JAADKA waa jabka kiinya
@HibaaqAhmed-b4l
@HibaaqAhmed-b4l 12 күн бұрын
Guul iyo gabonimo
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 12 күн бұрын
Dowlada kenya Ahmed Madoobe garab ma siineyso hadii DFS ka hor imaato
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 12 күн бұрын
Maxaaa laga qaadi karaaa Alsayid ahmed mohamed islaan
@AbdikarinAhmed-u2m
@AbdikarinAhmed-u2m 12 күн бұрын
Xasan shiikh dalka haloodaayo
@AamaCade6
@AamaCade6 12 күн бұрын
Guul madaxweynaha juballand axmed maxamed islaam waa madaxweynaha sida sharcigaa lagudoortay dastuurka qarankana ilaaliya
@Shakir-y2m
@Shakir-y2m 12 күн бұрын
Kenya waa dal walaaleed ma'ahan cadow soojireen sida Ethiopia aka injir dhuftee Soo hadii uu tago taliyaha sirroonka ama joogo Abad daain wax uu kabadali karo malahan..waayo Kenya waa dal walaaleed
@omarabkr-pw5gi
@omarabkr-pw5gi 12 күн бұрын
Doorasho cod iyo qof waad kuriyooney saa ee madaxtoyada munafaqinta ayaga ha isdoortaan ama xasan guurte guririsa turkiga haku dhigto doorasho
@khaliifmahadalitifoow1908
@khaliifmahadalitifoow1908 12 күн бұрын
Fiiri SXB, Waxbaa Kaa Qaldan ee Wax Hubso, Siyaasada Ma ahan Wax Sahlan oo Cid Walbo ay Fahmi Karto, Waxaa Suurtogal ah In Arintani Tahay Khiyaano Loo Dhigayo AXMED MADOOBE, ayna Ku Heshiiyeen Soomaaliya iyo Keenya, Arintanina La Rabay in Kismaayo Looga Saaro, Kadibna Dibada Si Farsameysan oo Sir ah Looga Qabto, Marka Wararkaaga Ufiirso.
@User2-y6u
@User2-y6u 12 күн бұрын
Kii gabadha gubay sharciga qaban waayey Sayid Axmed madoobe qabanaya soo maaha socon weyney aan orodno
@WeliCade-w6c
@WeliCade-w6c 12 күн бұрын
War Ahmed madoobe waa Gacan kudhiigle Qoowleeste eh Oo wanted eh War ninkii madax ah Oo kulan laqaato Ahmed madoobe Waankala xisaabtami donaa Kenya waa dhal madax banaan Maxkamad ayaan La tiigsaneeynaa War anaga reer kenya waan Ceeboownay hadaaanbo Nin wanted eh aanbo diyaarad Helicopter eh aanbo kusoo Qaadnay War reer kenyoow waan Ceeboownay😂😂😂
@HassanhusseinHassan-e8v
@HassanhusseinHassan-e8v 12 күн бұрын
Xasanxusen
@MursalMaxamad-t3v
@MursalMaxamad-t3v 12 күн бұрын
Dooladq soomaalia Maa in ay xalisaa dagaal beeledyada waxa lagu xalikaraa in ciidan lake LA dhex dhigo is lamarkaana laga hirgaliyo waxbarasho diini iyo mandi,leh
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
DegDeg Xogta Dagaalka Buuhoodle Ogaadeen Oo Ku Biiray Dagaalka
11:42