Guuleed - Wareysi 3/4 - Markaan soo aasnay Mahad, waxaa xigay dilka Cali Iimaan

  Рет қаралды 68,818

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@abdi85237
@abdi85237 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto intii dhimatay waa dhacdo aad u xanuun badan
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Ай бұрын
Saxiibayaal, Balanteenu waa 06:00 Aroornimo Soomaaliya
@Xamarbile1
@Xamarbile1 Ай бұрын
Walhi anoo dhageeysanaayo seexdaa Habenkasto
@Lagdheera
@Lagdheera Ай бұрын
The download link not found.
@saymudiinofficial
@saymudiinofficial Ай бұрын
Wx kale kuma sexdo​@@Xamarbile1
@abdimfarhan
@abdimfarhan Ай бұрын
Halmar ina so wadda deso ficned waxba dib i xasusisay
@farxandhagamadow
@farxandhagamadow Ай бұрын
Ayaanloow sxbow Ambassador Ahmed Abdisalam Hajji soo qabo
@FagaarPorcasti
@FagaarPorcasti Ай бұрын
Waligey ma arag mahad iyo cali imaan lkn maalinka si xun ayay itaabatay Dilkooda. Maalinka waxaan Qax ku ahaay Degmada Wardhiigley anoo kasoo qaxay Xaafada SoS . XusuuS Murugo leh August 2007.😢😢😢
@SaidoAli-yp5sd
@SaidoAli-yp5sd Ай бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana ha unuuro walalkey mahad iyo cali maalin an inta badan shekadan goob joog u ahaa😢😢😢
@blackgrial491
@blackgrial491 Ай бұрын
Subax wanagsan quracda ano diyaarinayo dhagtana ku hayaa allah unaxaristo dhmantooda dad la jecelyahy bee ahayeen
@muqtaromar8581
@muqtaromar8581 Ай бұрын
sacaadan dalqo miyaa qoynaysaa ?
@Really2025
@Really2025 Ай бұрын
@@muqtaromar8581 Dalqo Goyntu waa CAAN!!!
@FarassMedia
@FarassMedia Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤
@LiibaanHaaji-q6k
@LiibaanHaaji-q6k Ай бұрын
Hospital carafaad weye wll🙏🙏
@Eekoeedan123
@Eekoeedan123 29 күн бұрын
Barnaamijka subaxnimo ee hoodi hoodi hoodii aakuxasuustaa wlhi ilaah haunaxariisto
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w Ай бұрын
Sxbkeey guulleed salaan qiims badan ..waan xusuustaa waayadaas, waqi xanuun badan bay ahayd...waana billowgii halaagga ummadu xarigeedii furmay... rabi ha u naxariisto
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 24 күн бұрын
Wll waxaan ku weeydiina Guuleed waayo ma Cali iimaan ee islahaayeen
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 24 күн бұрын
@dal-xoreeye1030 guulleed shaqaale HORNAFRIK ka tirsan buu ahaa... anigu jaamacca SIMAD baanu wada dhigan jirnay...
@deqadegan
@deqadegan Ай бұрын
Adeer Cali iimaan illahey ha u naxariisto iyo dhamaan wariyayaasha xaqdarada lagu dilay. Anigoo ingiriiska jooga ayaa dhegeysan jiray aad ayaana u jeclaa.
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Dhamaan waagaas naxdi u joog baan aheen telefonka somali ka soo dhaco waa ka cabsan jirnay 😭😭😭😭
@Bill3Jr
@Bill3Jr Ай бұрын
Ayaanle wa qof aad u dadaalay Ee mxan u gaadhsiin laanahay 1M Iyo wxuu u qalmo
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Ай бұрын
Ma is Taahilo in Lagaarsiiyo Waayo Qabyaalada Baa Ka Tan Badisey
@ozam_omer
@ozam_omer 7 күн бұрын
@@abdibasid7161Nio bukaan tahay ilahay haku caafiyo
@Naciimo433
@Naciimo433 21 сағат бұрын
@@abdibasid7161xaasidba tahay
@abdulwahaabmacalinabdiyow7422
@abdulwahaabmacalinabdiyow7422 Ай бұрын
Allah u naxriista dhaman inti dhimantye
@housseingoumaneh9405
@housseingoumaneh9405 Ай бұрын
Amin
@MahamedSied-oq1mt
@MahamedSied-oq1mt Ай бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood
@XalTech19
@XalTech19 Ай бұрын
Allow u naxriisto Ali iimaan 🤲
@Dailyword862
@Dailyword862 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto inta gacan gaxaqdaran ay dishay
@alidhoore7186
@alidhoore7186 Ай бұрын
Arun xanuun badan wayo dhacdadaas markii aan Soo xusiisto ilmo ayaa isoo dhaafta mahad Nin iqyaar ah Dagan ayuu ahay Abti Ali imaan sharmaake hadaladii uu Ugu dhihi jiray Ayaa I Hor imaada waliba asbuucas u dhimanayay dhamaandood allaha u naxariisto agagaxisadu kadib kumaan qof ayay xasuuqeen waline Waa wadaan
@hamse6
@hamse6 Ай бұрын
Ayaanle Maa shaa Allah
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
Cali reer Ottawa Canada ayuu ahaa. 2003 ayuu igu yidhi Horn Afrique technician maka noqon. Xamar waa kabaqayaa ayaa idhi. Allah Yarxama
@Subxanalah
@Subxanalah Ай бұрын
Alaha u naxaristo dhamantod
@asadyare1344
@asadyare1344 Ай бұрын
Alle ha u.naxristo dhamantod
@fnw8688
@fnw8688 Ай бұрын
Hanoolaato ❤
@abdiwaliasir6234
@abdiwaliasir6234 Ай бұрын
Subax wanaagsan hanoolaato
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
SHABAAB XOOGOODA WAA ETHIOPIAN IYO WADAMADA CARABTA
@FarxiyoMaxamuudnuur
@FarxiyoMaxamuudnuur Ай бұрын
Wexey eheyd waqti adag iyo wayo xanunbadan ilaahey ha unaxaristo masuliyintaa aankuweynay gafkaa iyo gardaradaa badhedhkaa😢😢😢
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Ай бұрын
Arxan laawayaashii muslimka dhameeyey wali waa joogaan ayagoo kaliita intii hore alle ha naga badbaadiyo waa inxiraaf halis ahe
@nasro7666
@nasro7666 Ай бұрын
Ilhay haunaxaristo cali iman mahad cilmi
@CrisaaqNaasir
@CrisaaqNaasir Ай бұрын
Ale ha unaxariisto labada marxuun cali iiman iyo mahad
@MHY89
@MHY89 Ай бұрын
Shalay jimcihi inta jeer ee aan soo booqday ma malayn kartid.
@Muqdishoboy1996
@Muqdishoboy1996 Ай бұрын
Waa waqti agak
@maanmohamed
@maanmohamed Ай бұрын
Qiso muruga 😢 allow idin naxariiso bal maxey galabsadeen ?
@abdiwaliasir6234
@abdiwaliasir6234 Ай бұрын
Allau hau naxariisto
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Allaha unaxariisto ali iimaan iyo mahad Ahmed cilmi waxa ay ahaayeen laba shaqsi oo cajiib ah
@FaadumaCamir
@FaadumaCamir Ай бұрын
Allhu akbar allha unaxriisto cali iiman sharmarke
@TimaCadde-q7u
@TimaCadde-q7u Ай бұрын
War ninku Sheeko macaa
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 Ай бұрын
Elman Istarliin caruush. Jenaraal maxamed cabdi Cabdiqaadir yaxye Mahad axmed cilmi Cali iimaan sharma'arke Jenaraal talal. Waagaas qaarjin heer calaami ah ayaa magaalada ka socotay, shabaab way ka wayneyd howshaas
@AbbasSheikhOmar
@AbbasSheikhOmar 22 күн бұрын
So sad wllh😢
@asmaomarali1294
@asmaomarali1294 Ай бұрын
Malmo xanuun badan ayeey aheed oo xasuus mudan inta dhimatay allah ha naxriisto anaga gurig ka soo horjeedo idaacda hona afrik oo faramashiyaha ayaan daganeen wadda uun baa idacda inoo dhaxeysay waa yaraa walo aan hilmaami karin malinkaas.🥹🥹🥹
@abdihersi9158
@abdihersi9158 Ай бұрын
Alle Ha U Naxariisto Waa Maalin Qudha Oo Laba Dhacdo Oo Naxdin Badani Runtii Idinku Wada Dhacay Alle Ha U Naxariisto Labada Marxuum Ba
@Xasancadde-us6ht
@Xasancadde-us6ht Ай бұрын
allha unaxrsto 😢😢😢 macliin mahad😢😢😢
@Haboon7832
@Haboon7832 Ай бұрын
School marwaz ila hda meshi wuu ku yala wana la dhigta
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 Ай бұрын
Malaayiin jeer allh ku xafido saaxipow
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq Ай бұрын
Walhay dhib wu somaray masulkani ilahay qalbiga haku qabojiyo wll😢
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 26 күн бұрын
Aaaamin yaa alllah
@FaadumoMaxamed0000
@FaadumoMaxamed0000 Ай бұрын
Wlhi waa xasusta malintas dadka oo dhan waa kanaxen Barnamij hoodi hoodi marka dugsiga ka imado hadi la iishidin qurac macuni jirin waligey marki igu horesay oo qarax maqlo ayey ahed Allah unaxristo dhamantot 😢
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Ай бұрын
We are very very sorry really 😢😢
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 Ай бұрын
Wlh emotional ayaan noqday maalintii iyo meeshaan joogay ayaan xusuustay😢
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s Ай бұрын
Nooga Waran Hadaad Awoodo Allah Haw Raxmado Intii Ku Dhimatay Samir Iyo Imaana Allah Haynaga Siiyo
@RahmaHussein-z8n
@RahmaHussein-z8n 11 күн бұрын
Ninkaan waa faataale Lkn war badan ayuu haya
@samiiralimohamed2164
@samiiralimohamed2164 Ай бұрын
Sida aan u sugaayo ma maleen kartid wlhi subixii aad bee igu fogtahy😢😢
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 23 күн бұрын
Ayaalo wax ma ogit nimaan wax oogeen allah macadaabo 😢💔
@aniisaibraahin6715
@aniisaibraahin6715 Ай бұрын
Waxa xaqiiqo ahayd i aad barigaas wahaabiyada lajirteen maxaadse ka faaiideen mideydileen iyo mid ey ceyriyaan
@mohamedbishar9401
@mohamedbishar9401 Ай бұрын
Wax waalan oo aan aduun iyo Aakhiro midna ushaqesan ayaa tahay waxa laga hadlaayo bal fahan oo adna dib isugo laabo
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 Ай бұрын
Maalin la hilmaami karo maaheen ilahay ha u naxariisto cidna ma dulmin Mahad Xiligaan aad baan u jecleen dhaliyarada muqdisho Raadiyaha ayaa Noo ahaa I phone 📱 isga iyo cabdala nuuridiin iyo wariyaashii muqdisho ee Sida xaqdarada ah loo dilay ilahay ha u naxariisto
@AlfananGermany
@AlfananGermany Ай бұрын
Warisiyadan oo kale soo badi ayanlow
@mohamoudm.mohamed1884
@mohamoudm.mohamed1884 Ай бұрын
Laa xowla walaa quwata ilaa billah runtii waa waxay ahayd malin argagaxleh dhamantood ilaahay how naxariisto
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 Ай бұрын
Wan xasuustaa wlhi markii an maqalnay jugta xoogan afkeyga wixii ugu horeyay oon dhahay wexey eheed ale kuwii mahad so duugayay ayaa miino loo dhigay miyaa malin xanuun badan ayeey eheed
@DrJimaleHaibe-s9s
@DrJimaleHaibe-s9s Ай бұрын
Waad Garatay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
My NOWLAGE SETUP MAISON AYAAN JIRAY DARWALKANA KAMA DHEERO SHIRQOLKAAS
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 Ай бұрын
Ayaanle
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 23 күн бұрын
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭
@H_karaama27
@H_karaama27 Ай бұрын
Allaha unaxaristo dhamaan musliminita inta dhimatay qasatan labada shaqsi ee laga hadlayo
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Ай бұрын
🥺🥺🥺 .... *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@alidhoore7186
@alidhoore7186 Ай бұрын
In kursiga lugu dhajiyay ayaa iska cad
@jeeraar8405
@jeeraar8405 Ай бұрын
Allaha unaxariisto dhabti wa arin lagaxumaado somali bilaash ayay iskudhamaysay
@SalahAliHashi
@SalahAliHashi Ай бұрын
Maalinta qiyaama markii laisku arko suaalo badan ayaa jirto qof walbo xaq daro ku dhintay ama gacan kagardaran dishay
@fadumokalif462
@fadumokalif462 Ай бұрын
Subxaanalaah runtii waa wax laga xumaado dhiiga islaamka in sidaa sahalka loo galo ilaahay ha u naxariisto wiilashaa gacanta ka xaq daran dishay😭
@zedriina
@zedriina Ай бұрын
Walhi waqti ayay so martay saxafdeenah bsle hada kuwa joogo ma ogo maqaamka warinimo iyago ragii udhintay yarabi uwada naxariiso waxa ugu dhecbahay maqalkoof ayuu ahaa waqtigaa heesta wariyaha xaqdhowr waxay I ahyd utun aan kadhoxo maqli deeda...😢
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Ай бұрын
Allahu akbar wa saxafadi meydka qadey oo meydka socelisey malmo murugo leh ayey aheed illahayow umada somaliyed ugargar
@mahamediman3564
@mahamediman3564 Ай бұрын
Cawanu dhegaysan lhyne maad Soo fasaxdid beri shaqanu adanaye
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Ай бұрын
Yaa allah shekadan wa argagax bal masakiintas mexey galadsaden 😭😭😭😭😭
@elminasibb
@elminasibb Ай бұрын
Wallaahi ilin ayaa igu soo istaagtay 😢 maxaa maalmo madow la soo maray
@AbdiweliMohamed-d5k
@AbdiweliMohamed-d5k Ай бұрын
😢😢😢😢
@CraxmanSheno
@CraxmanSheno Ай бұрын
Waraysi aan dhagaystay waxaa halkaa ka cad inuu ahaa dadkii uu delay xasan xanafi
@abdikadirmohamed9508
@abdikadirmohamed9508 Ай бұрын
Ninkan iyo driverka calama sual iisaran ? Tuhun qaba
@MumtaazMaxamed-kq3bc
@MumtaazMaxamed-kq3bc Ай бұрын
Saan ma dambi baare iskaga dhigee ii sheeg hal sabab ninkaan aad ku eedeysay
@CCK-7
@CCK-7 Ай бұрын
Ninkaan iyo kan uu lee tahay meel baan kasoo qaadey armay mision ka qeyb ka ahaayeen waanba shakiyay. Sababto ah ninka la socday yaa u sheegay in cali iyo wilka kalaba in la dilay, isagoo gaariga ku jiro. Teda kale maxaa 2 da mar ay iyagu u ahayeen dadkii daba socda ka hor dilka marxuuminta alah ha naxariiste. Sidaan ma ila aragtaan mise aniga qaldan???
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 Ай бұрын
Ragaas ragii dilay waala helay oo dowlada somalia ayaa toogatay Al shabaab ayeyna ahaayen labadan Nina Marna shaqada ayago usocdo ayey mahad lakulmeen Marka kalena tacsida ayey kula kulmeen
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
Ninkan markan hadal kiisa dhuuxay dilka wariyaha wax bu ka oga Ama qeyb ayu ka ahaa sababto ah wax badan oo is daba mar ah aya ku jiro hadal kiisa
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Sabab
@Saidhka
@Saidhka Ай бұрын
Wariyaal badan oo markaas shaqaynaayay oo isaga ka sareeyay qaarna ka hooseeyay ayaa wali nool marka kuwaas ayuu la midyahay
@Bkr730
@Bkr730 Ай бұрын
Sheekada si fiican u dhageyso ninkan xaafis ayu madax ka ah xaafiska mushaar bixinta ​@@Saidhka
@cabdullahiyare5571
@cabdullahiyare5571 Ай бұрын
Hasan xanafi ayaa dily umadaas
@abdirahmanmuutu5656
@abdirahmanmuutu5656 Ай бұрын
Subaxdi ano dugsi ka imaaday Aya maqlay wlhi Wlshe Aya dhageesan jirtay subax walpo barnaamijka Hoodi Hoodi ee idaacada capital voice Siqaas ah mahad ahmed cilmi wariyaasha aan codkooda aad u aqaanay Ayu ka mid aha
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Ай бұрын
Wariyayaasha waxay soo mareen waa wax naxdin leh aad bana oga xumahay @@
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Ай бұрын
Gaarigaas qofka qarxisay kama dheera in uu saaran yahay Gaariga kahoreeya midka Agaasimaha iyo midka kadanbeeya ama isla Gaariga uu saarnaa ama waa shey loogu xiray oo laga maamuli kara meel fog
@MohamedFalir
@MohamedFalir Ай бұрын
😂😂😢arii weer galay camaal ah ilahow dowlaad nasii yarabii😢
@abdullhimohamed2604
@abdullhimohamed2604 16 күн бұрын
Waxaan joogaa Nairobi Waxaan dareemayay xanuun iyo quus ku timid wadankeena sabab na waxaa u ahaa ciidamada Ethiopia iyo cidii keentay
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
Wa maalmo xanunu badnaa ee na so mary Runtii waxa dib ugu laabtay meeshii aan jogay maalints Waxa modaa ineeba shalyto ahyd 😢😢😢
@AsadAbdullahi-x6h
@AsadAbdullahi-x6h 9 күн бұрын
Aliahaunaxariisto😂
@saeedhasan8967
@saeedhasan8967 Ай бұрын
Qodob qatar ah ayaa Ku jira waa in lala noolaado gumeysi ciddii meesha qabsata ayaa lala macaamilaa Ku lahaa dangerous point
@Saidhka
@Saidhka Ай бұрын
Adiga markaad shacab tahay cidii meesha haysata inaad nabad kula nolato waadku qasbantahay
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 14 күн бұрын
Wax aan xaaladaa fahmi kareyn baad tahey markaa koox aadan rabin la joogto koox kalena rabto in ay ku disho waxaa doorbideysaa kooxda hore in aad la macaamisho . Anigoo tahriib ah ayaan oromo nala socdey dagaalney anoo 4 soomaali ah iyaguna ay yihiin 9 oromo ah . Anagoo iska ilaalineyna aadna noo dhibeen baa xuutiyiinta ka dul dhacney oo dadka lacago baad ka qaada iyo garaacid dantu waxa ay nabadey in aan oromadii ku naqo oo la heshiino wadadana naga leexiyaan si aana xuutiyiinta dabinkooda uga dhicin ileen oromdana waxaa ku jira rag wadada yaqaana
@mohamedhanad6694
@mohamedhanad6694 Ай бұрын
ayaanlow caawa inta jeer aaan sooboqday halkan tiro malahan ee soo fassx
@MohamedFalir
@MohamedFalir Ай бұрын
Hahaha markas okala steerinka hoos tisaa lagaa saraa labaa filaa wana la isku xiraa
@xasanyarrow2341
@xasanyarrow2341 Ай бұрын
Waxa kor istaagay cali oo nafta ay kasii baxeyso allaha u naxariisto asiga oo dhulka laso dhigay kadib mariii gaariga laga soo dajiyy
@qadarcmpunk9403
@qadarcmpunk9403 Ай бұрын
Wxn xasustaa mahad maalinkii uu dhimanaayay dugsi ley ayaan ahaa isku xaafadna wn eheen kaaga sii daranee hoodi hoodi ayaan ku quraacan jirnay anagoo yar yar wlh alle ha u naxariisto isaga io intii dhimatay 😢😢😢😢
@faizaomarmahamed9875
@faizaomarmahamed9875 Ай бұрын
Imikaba so fasax sxb😅.
@alinor1363
@alinor1363 Ай бұрын
Ayaanlow soo fasax barri subx waa fogtehee
@farahmohamud5263
@farahmohamud5263 Ай бұрын
Hah heh hah aloow una xariiso kuwii diley iloow cadaab
@Abdullfx19
@Abdullfx19 Ай бұрын
Xaqa aad ka hadlesen ma wxu aha ina itobiyanka buunbunisan Dbcn raga wxy idnku maageen wxu ahaa inaad dhexdhexd aheden Xldas adag dhex dhexdnmo lama ogolo
@Xamarbile1
@Xamarbile1 Ай бұрын
Sow Fasax
@UtkinTalis
@UtkinTalis Ай бұрын
Ninyahow hadalka maxaad uga dhexgashaa qofka aad wareeysaneyso, sidii dumarkii ayaad udhaqantaa markasta.
@faizaomarmahamed9875
@faizaomarmahamed9875 Ай бұрын
Now now sxb
@leylaabdi-ym1tz
@leylaabdi-ym1tz Ай бұрын
Ninkaan baadiye uu ku soo koray waxaan ku iri sheekadiisa suu u kala dhigdhigaayo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Ай бұрын
Masha Allah waa qof hadal og oo deganaan ka muuqato.
@mahadow1
@mahadow1 Ай бұрын
Soomaaliya waxaan kasoo tegey ayadoo Idaacada Horn Afrik laga dhegeyso barnaamij habeebka arbacada soo gala oo la dhihi jirey “Sheeko Gaaban” oo atoore uu ka ahaa nin MAGAFE la dhaho “Sheekh Nuur Abkeey”
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 Ай бұрын
Ayanle wa garac tuug qainul wadan qabiliste
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
NADAARA OO KA SHEEKEEYAY DHACDOOYIN LAYAAB IYO ARGAGAX LEH
31:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 194 М.
አቶ ቡልቻ ደመቅሳ/ Bulcha DemeKesa
17:15
Bisrat Fm
Рет қаралды 52 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН