DEG DEG:"DOWLADDA DHEXE OO SHEEGTAY IN SACIID DENI DIIDAY IN SAHMIN SHIDAAL LAGA SAMEEYO PUNTLAND"

  Рет қаралды 11,456

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 149
@sayidmohammed1522
@sayidmohammed1522 2 сағат бұрын
Aqoon darida muuqdisho taal waataas khariirad laga soo shaqeyay lasoo dabacay laso dhajiyay ayu naleeyahay waa cilad farsamo walee xasan somalicowboy😊 & team kiisa munaafaqadooda sharteeda allaha ku celiyo somali waa dad walaala ah somaliya guul❤
@Salamin77
@Salamin77 3 сағат бұрын
Shacabka Somaliyeed waxaan leeyahay dawladina taageera.
@nasriina12345
@nasriina12345 3 сағат бұрын
Dowladee la tageraa maxeyse shacab u. Qabtey wa ayada barakicin 0:18 ku heysa
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 сағат бұрын
Tuugo. Lama taageero.
@abdulazizfarah7422
@abdulazizfarah7422 2 сағат бұрын
😢😢😢 Soomaali ilaahay ha u naxariisto haddii adiga wasiir u tahay.
@popular7493
@popular7493 4 сағат бұрын
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 сағат бұрын
Deni haddii uu diidey inshidaalka bari lAsoo saaro waa dhibaato usoo hoyatay umadan war iskadaaya qeyladeena barwaaqadan soosaarta intaad bismilaahi tiraahdaan subxaanalahiye umadan hadey xitaa jannadu hortiisa timaado qabyaalad iyo balaayey ku jiraansubxaanalah nimankan maamulgoboleedyada ee caloolaha waaweyn ee xaqa shacabka liqay ka hara qabyaalad hakutaageerinina shacabow adinkaa baahan ee ka faaiideysta waqtiga❤😂🎉😢😢😮
@popular7493
@popular7493 4 сағат бұрын
Ha la isu tanaasulo walaalayaal
@IBRAHIMPROW
@IBRAHIMPROW 4 сағат бұрын
WALAHI DAWLADAN WAA KA SHAKIYAY
@deeqyare2897
@deeqyare2897 2 сағат бұрын
Dani oo imaaradka wataan miyaad arag. Qabyaalada iskadhaf
@a.j2428
@a.j2428 4 сағат бұрын
Deni inta badan ma taageeri Laakiin Dawlada xasan oo dawladihii ay tiri batroolbay baaraayaan aanba la ogayn waxay ku soo heshiiyeen oon ilaa hada waxba lasoo bandhigin, waa sax dani hadiido inta dawlad rasmiya la helaayo.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 сағат бұрын
Adiga meshan oromo kaa tahay shiib
@AbdiraxmaanAadan-qr9wb
@AbdiraxmaanAadan-qr9wb 3 сағат бұрын
Lkn ogow bada,ma difacan kartid keliya awoodada doomo shacb hysatan puntland 😂
@nasriina12345
@nasriina12345 3 сағат бұрын
​@AbuukairMohamed-v4t adigan a hutuuu jaarso 😂😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 сағат бұрын
Nasrin cadey haye adiga dumar tahay xethay
@heloschanell922
@heloschanell922 3 сағат бұрын
Aad iyo aad ayuu umahadsanyhy waziir abdirizak
@Libaxbaded
@Libaxbaded 4 сағат бұрын
Agaasimaha guud waa jaajus isku dir dowlad goboldyd iyo tan federalka uga wakiil yhy emiratka mapka u mesha kenay
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 5 сағат бұрын
Dani sansibar waa jajuus weyn dolka somalida waxo rawa ino siyo etobiyan midas wey cadahay fedralka ayaga keynay mana ku s daqmaan
@warsamemayele
@warsamemayele Сағат бұрын
Ma kanba wasiir ah aggah
@FutoXar
@FutoXar 3 сағат бұрын
Wasiirka petrolku waa taxile xirfadiisa iyo wuxuu bartay soo gudbiya😂😂😂
@Mohammad-kw9bw
@Mohammad-kw9bw Сағат бұрын
Nio xarifan canada taxsile ka ahan jiray imikana shidaal
@abdirahmanmahamed5164
@abdirahmanmahamed5164 51 минут бұрын
Heshiiska shidaalka wali lamasoo bandhigin
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 сағат бұрын
Bismilah Guul heshiish allaha idindhex dhigo❤😂🎉😢😮😅😊😊warshidaalkan qota 😂❤
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 4 сағат бұрын
Mubaaaafq tuuug ah team shaqo tag ah xaqiidii
@nasriina12345
@nasriina12345 3 сағат бұрын
Kana wasiira cajiib
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 сағат бұрын
Only somalia
@truthhurts2085
@truthhurts2085 4 сағат бұрын
Maansha Alaah hada hala saxo wixi qaldan
@nevergiveupallahwithyou9646
@nevergiveupallahwithyou9646 2 сағат бұрын
Dowlada somalia 24/7 khalad farsamo bay gashaa waxayna dhahdaa khalad yar baa dhacay
@AbdirisaqMahamudmahir
@AbdirisaqMahamudmahir 4 сағат бұрын
Dadka re puntladiyow walayal dani xamasad qabiil.darted ayaanan lagu tageerin ninkaas danaha somali iyo mida puntlandiba ma haayo waa shisheya kalkaal Sido kale xasan shekh oo madaxweynaha somaliya nin danaha somaliya ujooga mahan iyo siyaasin kale oo badan Ilaahay dowlad danaha somaliya ka shaqeysa haa inoo keno I
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 4 сағат бұрын
Xasan shiiq miya umad somaliyed dan uwada dein masiirka p.l buumatala waxwalban Asagaanooga masuul ah hadanahay shacabka p.l
@nuuxitv
@nuuxitv 3 сағат бұрын
Doqon
@mrjamac
@mrjamac 3 сағат бұрын
WASIIRKA PATROOLKA SOMALIYA WEEYE ALLE KARIIM SOMAALIYA ALLE HA U NAXARISTO INTA UU JOGO HASSAN TUUG MA DHERGE IYO KOXDAN UU WASIIRADA KA DHIGTAY OO WADA AH DAD MASKAXDA WAX KA SI AH
@nasriina12345
@nasriina12345 3 сағат бұрын
😂😂😂😂
@deeqyare2897
@deeqyare2897 2 сағат бұрын
Qabyaalad ayaa kuwadato. Dani oo imaaradka iyo itoobiya ushaqeynayo
@yahye2847
@yahye2847 2 сағат бұрын
Dani adag walhi
@BashirSalahMohamed
@BashirSalahMohamed 3 сағат бұрын
Xasan ajandiyaal isaga iyo kooxdiusa u danaynaaya ayuu mashquul ku yahay Deni sidoo kale ajandayaal isaga iyo caailadiisa u danaynaaya ayuu mashquul ku yahay Aniga oo qoraalka soo koobaya waxaan idinleeyahay dhaarti aad qaadeen markii aad doorashooyinka ku guuleysateen xusuusta in LA dhimanaayo oo allaah la hortagaayana ogaada nolosha aduunyadu waa wax kooban
@SaadiqMohamed-e6i
@SaadiqMohamed-e6i 2 сағат бұрын
Dani qajamey hadon waxshidaal la soosarin muuba dhul xerasho iyo fowdo bilaabi rabaa
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 сағат бұрын
Warxuma tashiil uun baan arkaa waxaana maday u ah Deni!
@alifarah5262
@alifarah5262 48 минут бұрын
Marna ma beeneysanayo in Deni diido dan guud shaqsiyan ayaan u aqaan
@xuseenyaawaayo3129
@xuseenyaawaayo3129 2 сағат бұрын
Somali oo gashey degaalsokey masuuliyadeeda waxaaqadidoonaa xasan shiikh iyo tiimkiisa
@ahmedisse1745
@ahmedisse1745 3 сағат бұрын
Kheyradka puntland rer puntland baa leh
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 41 минут бұрын
Wasiirka beentiisa waxuu dhahay qariiradan waa 2015hadana deni aadiiday in shidaal la sahmiyo deni mawaxuu joogay 2015 puntland ceeb wasiir waafashilantey galmudug maaha galgaduudkaliya waagalgaduud iyo mudug
@JAY.4040
@JAY.4040 2 сағат бұрын
Soyaasiyoow xaal qaado wadankaan awood ayuu yeelan doonaa Maxkamad na Waa leeys keeni doonaa dadka Somalia ligaha haayo in eeysocoto diidan Waa wax wanaagsan in La ogaado
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Doqon tuug ilahaw naga qabo aamin
@saedsomalilandchannel5205
@saedsomalilandchannel5205 3 сағат бұрын
Horta Dawlada Somaliyeed maxaa ay ugu cararaan shacabaka somaliyeed waxaanu i sheegaynaa in hebel wax diiday Saciid dani waa madaxwayne dadkiisa la dareen ah
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 4 сағат бұрын
Horta wixii lagu heshiiyay barlamanka halahorkeeno Waxaan xasuustay jenaral maraykana oo yir(when we got oil in a country if that country poor we make poorer but if rich we make richer) Marka dowlad dhexe maba lihin oo aan iskuraacsanahnay marka ma in xagtooyo lagusameeyo larapaa
@abdimohammed7522
@abdimohammed7522 54 минут бұрын
Soomaaliya wexey u gacan gashay mooryaan aan wadan iyo dad toona u naxeyn, haddey awoodi lahaayeena wadanka oo dhan ayeyba ummada kale ka gadan lahaayeen.
@Drsayidcali
@Drsayidcali 3 сағат бұрын
Dani waa itoobiyan yaan soomaali la moodin waa adoon shisheeye
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 сағат бұрын
M.goboleedkeena waa sina kuma roon madax madax adag oo islawayn from gaalkacyo
@siciidmaxamud9121
@siciidmaxamud9121 2 сағат бұрын
Deni iyo Xassan waxba isma dhaamaan.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 сағат бұрын
Kan afkii xasan dhiiqo ayuu ku hadlooya dowlad meesha kama jirto xasan dhiiqo muqdisho keliya ayuu ka taliyaa
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Сағат бұрын
HORTA MOORYAANTU MA INAY DADKA KA CAQLI BADAN YIHIIN BAY MOODAYAAN! ADEER SHALAAD DHALATAYE WAA LA SHUBI JIRREY! DANI MA DOQON BAAD MOODAYSAAN ADEER CID IDIN AAMINSANI MA JIRTEE AMA DADKA DHEXDHEXAAD U NOQDA AMA SIDAAS KU TAGA! ADUUNKU SHARCIBUU KU SHAQEEYAA AAWAY SHARCIGII SOW MAYDAAN BADALIN DEE NABADEY BADA KULA DHACA HAWIYOOW!
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Waa benti wasarku
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 2 сағат бұрын
Wasiirku somali ayuu ushaqaynayaa ee dani ayaa caqabad ku ah somali
@zola2487
@zola2487 4 сағат бұрын
Heshiiska badroolka inta kaqariseen baarlamaanka iyo shacabka somaliyed ayaad leedihiin Dan qaran ayaan wadnaa
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 сағат бұрын
Wax la yirahdo si khaldan majirto apologies wax ku talagal bey eheyd iska saxa kana raligeliya rer Puntland iyo dowladeda ader
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 3 сағат бұрын
Tax driver maa hadda Wasiirka petrolka ah.
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 2 сағат бұрын
Dad dhan aya dekana dooda layiri walaku muran san yahey
@LibanAxmed-o2q
@LibanAxmed-o2q 3 сағат бұрын
Ninkan waa daacad ha ku mashquulina munafqiinta waa laga adkanaa insha allh
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 4 сағат бұрын
Deni markuu maqlay shidaalka miyuu dowlada ku soo biirey hanaga maqnaado lugooyadiisa waa laga nastay
@TripleA0825
@TripleA0825 Сағат бұрын
Deni waa uu ku saxayhy in uu hangool faraaro leh isaga qabtay kooxda Xamar sahmintaaay wadato, waayo xilli shidaal lasoo saaro lama joogo horta Khayraadka halagu heshiisyo sidoo kale bal koonfurta nabad ha ka dhigaan oo As 🥷🏼 haka saaraan hadi kale sida wadamo badan ayaa halaag kale lugaha lasii galaynaa 😢
@nasiromar7817
@nasiromar7817 4 сағат бұрын
Ceelkan xarar-dheer halaga qodo iyo xamar io geedi-xeer warkuba hayaraadee, maamul goboleedkii dowlada dhexe u hogaamsawi waayana yaanan baaritaan io sahan shidaal laga samaynin, Wbl tawfiq.
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w Сағат бұрын
@@nasiromar7817 gedo Ma Garguurte Asnamta Cabudayo Miyaa Laga Yaqana Weyaan Waaa. Maya Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Hala Qaato Marka Höre Mid Hala Noqdo Waxba Nagama Dhaxeeyo Galaada Garguurte Hugaminayo Ogaaada Muslimiinta Shareeecada Islamka ayaa Sharci U Ah Gaaaladane Demuqradiyad Marka Galaadan Garguurte Hugaminayo Asnamta Cabudayo Waxba Ma Xukumaan Somaliya Dagaal Baa Ka Socdo Ogaw
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w Сағат бұрын
@@nasiromar7817 Gaaladan Garguurte Hugaminayo Somaliya Ma Xukumaan Waxey Qodayaan Malahan Ogaw Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Halagu Kala Tago Khayradkiiina Ma Maqaano Eee Ogaw
@Faysalmohamedshireadan
@Faysalmohamedshireadan 2 сағат бұрын
1)Dawlad goboleedyo iyo 2)qabiilooyin kee baa maamka ku xusan oo la oron karaa waa dhab runa Mababka Dawlad goboleedada? MOGADISHO WAA CAASIMADI KA HOR 1991 Somalia Dalki la oran jirey MAANTA MA TAHEY MAYA JAWAABTA HADAN CADEEYO MADAXWEYNE SI NABAD GALYO AH LOO DOORTEY MA JIRA MA AWOODO MADAXWEYNUHU INUU SI XORA U BOOQDO DALKII Somaalia la oran jirey tarikh ahaan 1991 Horteed puntland jubaland Somaliland midna maanta ma aqoonsana Mogadisho waayo? Gurigaaga walaxa ka dhiman waxay u dhameysay tariikhdii Caasimada Muqdisho marka intaas puntiland Somaliland and jubaland and mor ayaa guryahoodii siday xamar uga qaxeen dib u arag inyar oo loo soo iibiyay oo Islaamnimo loogu soo iibiyay oo guryo meelo kale kaga dhistey mooye
@omarabkr-pw5gi
@omarabkr-pw5gi 4 сағат бұрын
Dani wuu yaqaana tuugada wadanka wax aanheshiis lagu eheen sidee loosahmiyaa ee dowlada dhexe waa wada tuugo
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn 3 сағат бұрын
War dani wax tari maayee dowladnimada haloo hogaansamo gaajada iya colaada waxa dhalay waa qabyaalada
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 3 сағат бұрын
Tuugtuug dhalay
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 сағат бұрын
Mar hadii uu deni diiday idinkana aan waxba ka qaban Karin, dee awalba dawlad meydaan ahayn.
@BashirSalahMohamed
@BashirSalahMohamed 3 сағат бұрын
Kuligiin maafiyo iyo kha ,inu wadan ayaad tihiin Kooxda xamar joogtana waa mafiyo kooxda puntuland joogtana waa maafiyo labadiina mafiyanimada iskuhaysta amanlabadiina kooxood ee maafiyanimasa iskuhaysta waxaa dhibane u ah shacabkii soomaliyeed iyo dalkii
@CibaadoCali-d5c
@CibaadoCali-d5c 2 сағат бұрын
Wax qaldan cidan marabto
@aminbarud6306
@aminbarud6306 4 сағат бұрын
Waxa aad dadka lahortimid waa tuug laqabtay talo maleh dowlad matihin ee waa mooryaam meesha isugu timid
@AdanKer-p1n
@AdanKer-p1n 4 сағат бұрын
Qawuurihii aad iibsateen oo ad an shuurteen dasturkii aad badesheen somalidii isku dirteen, dadkii aad bara kicseen..hadana waxd leedahay hormar an rabnaa ...somali inta aad kursiga ku fadhisaan hormar ma gaareyso
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw 4 сағат бұрын
Dani asna intoo qalday sheek wa hadii alle ka cabsi jiro waayo dhaman tooda qalad wey yeela karaan midna dambile mahan midna saxaabi mahane
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 4 сағат бұрын
Xasan Ama qabuuro hagato ama dadka soomaaliyeed haskudiro xadanwaa ninka kuhayay wadan ka ciidanka itoobiya kiis maleh waa caaq duli Ah mahaduukenay Gobolaalaku hasta
@ashahassan8878
@ashahassan8878 17 минут бұрын
Khalad maaha waa caqliyada hawiye siyaasiyiintooda iyo kooxda xassan ilahay yaa kashifay waa hadalada ay ku hadaaqaan sanbalooshe daahir calasow iyo inbadan oo kooxda xassan waa dad naceyb qabiil iyo achendeyaal khaldan aamisan sababta ay u socdaan dagaalada mudug iyo galmudug iyo gedo iyo meelo kale soomaaliya kamida hadana shidaalo soosaari maayaane waa probaganda ajnabi iyo lacsg uruursi iyo maafiyonimo kuwaan umada halaga iyo dalka halaga qabto
@mctech9639
@mctech9639 5 сағат бұрын
Waxaan dowlad ma ahan ee Waa qandaraaslayaal. Hanti boobka Somalia ku heshiiyay.
@NuurXassan-k2t
@NuurXassan-k2t 2 сағат бұрын
Maxuu diidi karaa horay ayuudayn cafinta diiday lamarsiistay tasriikh ayuu dhigay 😂😂😂😂
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 сағат бұрын
Xayawaan xasan dhiiqo tan dowlad Maaha xasan tuug Viva Deni
@ahmedarabalkhalafi3276
@ahmedarabalkhalafi3276 2 сағат бұрын
Tuug bd tahy qabyaali ah marka hoos galiskii la isu fahmay baroor la so fariiso
@SaciidBulshaale-n1v
@SaciidBulshaale-n1v 4 сағат бұрын
Xasan waxaakhaldanaa cidiidooratay xasan so that waxuukahadlo ayagaaloohasta waana xildhimaanadii sharcidajinta siduudoono uistimaalay
@museosman8296
@museosman8296 2 сағат бұрын
Deni waa saxsanyahay wax kama dhexeeyo xasan dhiiqo iyo dhuini raacyadiisa
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 Сағат бұрын
Dowlada somaliya waa war moog Dani & axmed madobe waxaay ushaqeeyaan emaratka Mar sideey ku ogoaaniyaan
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 3 минут бұрын
Waxa ay gaartay inay maamul gobol goboleeyadii yiraadaan bada bada ayaan maamulaynaa bisika
@AbdihakimKediye
@AbdihakimKediye 4 сағат бұрын
Qofka haddii aad kala fakar duwan tihiin - title kiisa waa la sheegaa; Deni isaga ayaa diiday, waa hadalka fadhi ku dirirka- waxaa fiicnayd in uu yiraahdo: Madaxwayne Sacid Deni
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 сағат бұрын
Hal madax weyne ayaa jiro kuwa kale waa gudoomiye maamul goboleed
@machadkawaalidnimo
@machadkawaalidnimo 4 сағат бұрын
Waa daciif aan karti u lahayn inuu waajibkiisa gudo.
@maryami2299
@maryami2299 4 сағат бұрын
Maanlicht ma dhul as lagu qaadan ayaa muxuu noo dhimikaraa
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 3 сағат бұрын
Hhhhhh ninkan sidaa u hadlaaya muxuu ahaa??!!!!😂😂😂😂😂
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Сағат бұрын
30 ka hor ceelashii laqaday Baan waxba raja laga wabin😊😅
@zakiisomalijecey19
@zakiisomalijecey19 3 сағат бұрын
Shiidaal qodiis ma dhow marka
@aminbarud6306
@aminbarud6306 4 сағат бұрын
Farxadii baa naga badatay ku lahaa br ninkaa ayaa dowlad matalaya
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 3 сағат бұрын
Wali waxaa muuqda in jirin hishiish loo dhan yahay waaba khalad in shisaal la soo saaro
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 сағат бұрын
Soo saariid iyo baarid waa kala labo Hada waa baarid Meesha laga baarayo waa galmudug iyo koonfur galbeed Puntland iyo somaliland ayagaa diiday baaritaan kaan oo ah mid 3D iyo kii ka horeeyay oo ahaa mid 2D kala qaybsiga khayraadka horay ayaa loogu heshiiyay marka ay fadhiisteen maamul goboleedyada iyo dowlada 25%waxaa leh maamulka laga soo saarayo khayraadka 75%dowlada ayaa leh Mida ah heshiisyada iyo saxiixyadooda iyo wixii ka soo xaroodaa waxaa leh dowlada Hadii galmudug raga maamulo ay meesha lasoo fadhiisteen heshiiska anaga ayaa galeeno Dowlada miyaa qaldan mise galmudug oo wixii dowlada leheed ku qabsatay
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 5 сағат бұрын
Sidaan miyaad xil ugu haysaa umad jabtay oo isdulmiday waa sidaan maxaad ku eedaynaysaa oo qiraal ah inaad lahayd khaladkii shalay ka dhacday xamar waxaad nagu hortaagantahay ayaa ah dulmi iyo inaadan mudnayn waxa aad sheeganayso iyo masuuliyada
@abdulazizfarah7422
@abdulazizfarah7422 2 сағат бұрын
Soo lama gaarin markii fadaraalka meesha laga saari lahaa is jeed jeedka Xasan iyo Deni lama fiirsan karo
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 сағат бұрын
Soo badhig heshiska turkiga tuug bad tahay
@malaboa591
@malaboa591 4 сағат бұрын
Saciid dani shirkad ayuu keensaday oo sheer ayaan ku yeelanaa ayuu yiri aa tuuganimo uu wax ku boobo inuu wado waa leeysaga heedaa yaab
@PilotibraYare
@PilotibraYare 3 сағат бұрын
Dani wa tuug balse reerka puntland laga rawaa inee iska qabtaan kaligii cune kaligii talis ah emirate ka u shaqeeyo wayi
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 4 сағат бұрын
BALWUXU KU HADLAYO ADIGA MAXAD UGU SOODARTAY 2015 HADADAN UJEEDO KALAHAN
@NurJama-s3x
@NurJama-s3x 4 сағат бұрын
What are you talking about Mr Minister? It doesn't make sense for your Argument. Shidaal Baaristu ma haysataa wax sharciyad ah, Heshiishka ma La horgeeyey Baarlamaanka? Waxaa uu wasiirku sheegay waa looma joojinayo waan wadeynaa!
@IBRAHIMPROW
@IBRAHIMPROW 4 сағат бұрын
Wadankaan dhiig baa ku daadan doonaa
@truthhurts2085
@truthhurts2085 4 сағат бұрын
Oromo weey idinku daadate🤮🤮🤮
@Omar-e7b
@Omar-e7b 5 сағат бұрын
Qirta qaladkiina
@AdanKer-p1n
@AdanKer-p1n 5 сағат бұрын
Niyow heebiyahn wuu waalanyahy
@User7654suy
@User7654suy 5 сағат бұрын
Xasan 👀Xaabsade.
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 5 сағат бұрын
Ma adiga kuxabsaday😂
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Сағат бұрын
Deni ma mooryaan aan jirritaankiisa ogolayn buu aaminayaa waar Hawiyoow cid idin aaminaysaa ma jirraane Hobyo ayaa laydiin a=daayaye isku cuna! Meel Darood leeyahay oo aad imaan kartaana ma jirtee waa inoo iyo dowlad xalaal ah markii la helo! Cid idin mijo xaabinaysaa ma jirtee idinkaa ismijo xaabinaya hadaad doontaana afka dhulka galiya! Darood Ilaahay ayaa ka taxadarey! BYBY!
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 3 сағат бұрын
Failed soomalia italiya only 3km
@YusufCraxman-y1e
@YusufCraxman-y1e 4 сағат бұрын
Dani isagaa puntland ka mas,uul ah,,,waxba haku meeraysan Dani,,,wadanka la,idin Kuma aamini karo MPkii wadan somalia ayaad sidaa ugasheen,,,umada somaliyeed ayaad rabtan colaad inaad ka dhex abuurtaan,,,warkaagu waxuu u eg yahay midaan sal iyo Baar aan laheen,,,la,idin ma aaminikaro
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 4 сағат бұрын
Gobal walbo shacabkiisa masuul ka ah oo siyasada meesha laga sara oo shidaalka loo bara si oo gobal walbo shidaal uhelan
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s 3 сағат бұрын
Kkk dawladnimadu aqoon bay u bashan tahayninkaan weyn dhegayzta waxa uu ku hadlayo,weligay ma arag shaqsi sheeganaya masuul inuu yahay
@Theking24h
@Theking24h Сағат бұрын
Wasirka isaga shirkad walba uu saaxixo shidalka tuug iyo tuug isma xadaan
@MaxamedIbrahin-i2g
@MaxamedIbrahin-i2g 2 сағат бұрын
War dowladey waad fashinteen illahy umada ha idnka qabto
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 сағат бұрын
Waxaan dawladd ma aha ee waa koox qawlaysato ah oo xasan dal xaraashe tuugta
@AbdirisaaqYusufAbdi
@AbdirisaaqYusufAbdi 5 сағат бұрын
Cayoowba dhul xirasho maalakeenay yac qeer kamasoo socdo😅😅😅😅😅
@User7654suy
@User7654suy 5 сағат бұрын
Looma dhama😂
@enggaradofficial9533
@enggaradofficial9533 4 сағат бұрын
Adeerow nin wayn oo ciro leh baad tahay dad bilaa caqli ahna wax uma sheegaysid farxad baa na indho tirtayna wax qof heer wasiir ah sheego maaha niyadna nooma dhisna ee bal dalka u tura
@deeqfarah-vm3vi
@deeqfarah-vm3vi 4 сағат бұрын
War bulaacad baad tihiin dawladnimona waxba kama taqaanaan qabyaalada iyo qashinka ayaad kali ah garanaysaan
Heshiiska Shidaalka, Jadwalka & Caqabadaha Jiri Kara!
11:41
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 28 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 160 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | ISRAEL | IRAN | SOMALIA
28:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Hereri & Puntland - Bosaaso
45:29
Universal TV
Рет қаралды 78 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН