Dadka danta yar ayeey u jeceshahay inay dhibaateyso waxani dawlad maha waa mooryaanimo Illahay hanaga qabto
@aminahussein13 күн бұрын
Allaha ha u gargaaro Masaakiinta. Allaha Mooryaan ta Umadda ha ka qabto.
@shukrijamaahmed28373 күн бұрын
Rabiyow kan mid dhama kubadal yaa rabi
@Khadib-l2b3 күн бұрын
اللهم ارحم أهل الصومال allayoow ogu bedil dawlad caadi ah. Allow ka babi I cudurka diraa ga ah cancer aay dhahaan Laakiin anaga ahaan somaliya qabiil waaye alla ha babi iyo walaalo is jecel ha mid Hal nag alla hanaga dhigo sabra walaalaheeyga qaaliga eh
@MohammadgimingFCmobaile3 күн бұрын
Allaah ugargaaro masaakinta😢❤
@xamdiabdisalam-d7g3 күн бұрын
Allaha u gargaro masakiin ta lkn ayagaba rabo dadkan in labara kiciyo wayo cid ka mudaharadeyso maleh xassana waaba raban anaga wan u duceyneynaa
@Nadifo-gm4dr3 күн бұрын
Ilaahow ka dlqaad yaarabi ax ax z😊😊😊
@osmanabdirabi3 күн бұрын
Sidii yahuuda ayey udhaqmayan
@Cabdiwiish-i3j3 күн бұрын
Xafada bulowekiyo wa xafada qadimiaha waki madaxweyanihore adancaada iyomadaxweyanihi hore siyadabara waladeganaya marka xasandhiiqo markasa mausandhalan
@muxiydinAxmed3 күн бұрын
Forso Mr Garguurte sharcigu Gacantaada ayuu ku jiraa..
@aadamabdi61483 күн бұрын
Xassan gurguurte kusoco iyagaa ku doorte,,,,viva xassan
@fadmazahracabdinuur16433 күн бұрын
Warkan oo run ah waa layaab iyo argagax wayo buulo weekiyo waa meelihii xamar kasoo bilowdey,dadka degan ayaan xaq u leh in loo ha eeyo oo loo cabiro ama faraha laga qaado wallahi waa yaab askartu ayagu wax ma fahmaan miyaa mey goaan kii saadaq joon oo kale qaataan
@sahraahmed-fv6rj3 күн бұрын
War ma yuhuud baa ina soo gashay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Dahabohasanahmed3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadmazahracabdinuur16433 күн бұрын
Hadey xaq ku taagan yihiin dadka kuma soo guureeyeen
@deqawarsame-ml7fm3 күн бұрын
Abgaal wa tuugo shatiga dowlada umada kudhacaya hala iska qabto cawaanta
@AnasCadir74673 күн бұрын
Kuwa ladhacaayo ee laga burburiyey guryaha abgaal kuma jiro miyaa abgaal shiiq iyo shariifba ee ha u gafin danbi aadan culeyskiisa qaadi Karina ha saarsan waa I talo
@ahmedbenahmed20613 күн бұрын
Moryaan
@sahraahmed-fv6rj3 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@borteali50573 күн бұрын
Dowlada Dhulkeda ayey la wareegtay Bes ee Caadi iska dhiga
Dambile afku dhigle shacabka hadi dhulka dawlada laga sarayn dawladu cirka mayku talinaysa
@sahalhussein40373 күн бұрын
War ninkaa umada hala ga khabto
@Dahabohasanahmed3 күн бұрын
Yaa ka qabanaaya
@ummuisra67213 күн бұрын
Xasan dal xaraashe Hawiyoow qabiil ku doorate ee maxaa ka dambeeyey ninkan ka qabta dalka maxaa la samayn lahaa hadduu madaxweyne kale samayn lahaa waxan xasan walaaqayo
@fadmazahracabdinuur16433 күн бұрын
Runtii hawiye ma dooran ee lacag uu ku gatey codadka kuwa aan da.iiir laheyn ee shacabka faramaajana ma rabin xasana ma rabin weji cusub ayey rabeen ciduu doono ha ahaado maxa qabiil nagu terayaa dalka oo hagaagay aya qof walba dan ugu jirtaa
@AnasCadir74673 күн бұрын
War nio hawiye iyo daarodba waxba isma dhaaman tan iyo burburka somalia labadaba waa qabteen xil madaxweyne mid wax lasheegi kara qabtayna malaha midka dantiisa meesha u jooga asoo shaar qabiil wata dhalin ha isku tashato
@HassanbolbolHassanbolbol3 күн бұрын
Wariye waaxad waydisa reselwarah hamse kuwa nuca u baraqicinayo shaacbiga muqdisho eheel nowrka cadabta jicima galaya makurin damajidid grub hirab galnimada mujirinimo dhig yacabiin inta oo sifo nimanka ah u hassan dhiqo iyo hamsow aqaab cadaab ifka iyo aqiro inika ayey nihaysata kuwa miyiiga isku xasuqaayo ciida ababushay ee kadanbaysa ubka u qaybiisay waa xukumada madahwene hassan moryane grub hirab adna damer lagu adeegto ayaa tahay oo milixi ay gadhiwayen moryantu ee darood ku yalay nabada ahaa ayaad dab galisay rerkagi doqon magaci darood ee sharaafta laha bad bar madow kutahay
@sahraahmed-fv6rj3 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Khadib-l2b3 күн бұрын
اللهم ارحم أهل الصومال allayoow ogu bedil dawlad caadi ah. Allow ka babi I cudurka diraa ga ah cancer aay dhahaan Laakiin anaga ahaan somaliya qabiil waaye alla ha babi iyo walaalo is jecel ha mid Hal nag alla hanaga dhigo sabra walaalaheeyga qaaliga eh