A s c waa aniga oo ah c/raxman fuundi ma dhici karto in xamar iyo brawe ciidan loogasoo qaday ay kolbiyow soo gaaran wayo kolbiyow Bada waxay u jirtaa 75 kilo mitir oo juba lan ay jogto waxaa kale oo kol biyow aad ugu dhow balaayadii kale waxan dhihi karaa Tani waa riyo sojed kii muqdisho mahad sanid anfac midiye waad na anfacdene
@GenyadamadowGenyadamadow2 сағат бұрын
Somali inkaarta heyso mid yar ma aha
@abdiahmeddirie16433 сағат бұрын
Dawladu ma Dagaalkì shabaab bay hakisay oo waxay Halka sano iyo shanta bilood la Dagaalamaysaa Ahmed madoobe
@MaxamuudCumar-v5t2 сағат бұрын
Wah 70km
@Soofehirre11Maxamed3 сағат бұрын
Waa qaniimo in Shaa allaahq
@alabaamadi84602 сағат бұрын
......... NINKII DHOOF KU YIMID BAA GEERIDU DHIBEYSAA,,,,,DHUBUQ DHUBUQ HORE WAA TAQAAN.....ANAGU HAL KEENA DAL WAA U DHIMEENAA
@IstaahilAli-uy1tv3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiahmeddirie16432 сағат бұрын
DFS KAMA HADLIN DAGAALKII RAASKAMBOONI DAGAALKA CEERIGAABANA WAA KA HADLAYSAA SOOLA YAAB MA AHAN
@fatumaosman81142 сағат бұрын
Adeee keen kuwakale markaan waraabaha ayaa kadhargaaya meedkooda,no maxaabiis This time
@MohamedHassan-iw3bc2 сағат бұрын
asc hassan waligii kama joojsanayo.hassan waxa uu cadaystay in aanu dawlad ka dambayn waa hada la iska qabto
@saimurmohamed2466Сағат бұрын
Jubaland anaga iskaleh bgaal.malahaan
@II-vd4ih56 минут бұрын
Ahmed Geeda Naar waa uga dhamaatay Jubaland Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud ilaa oo ka guuleeysto joojin maayo dagaalka Kismaayo dadka iska lahaay ayaa lagu soo celin gacantooda
@God-p5x2 сағат бұрын
Shabab.iyo.gurgute.wamid.xalaogado??????
@warsamemohammed94223 сағат бұрын
Markan askarigii laqabto hala dilo yaan la sii deyn .xasan dhiiqo ma cidanbuu heystas soo kuwii rascomboni ukeney kuwii ka harey ma soo wado 30mints nagu qadan meyso.
@magafeabtigiis18522 сағат бұрын
Kkkk jubalan noqo mayse kilinka 6eed cirbtisu dameer madoobe Waa hoog hadnu nahey kuumade nama ma talo jajuus guul dowlada
@magafeabtigiis18522 сағат бұрын
Shabab Iyo xagee u kala wada axmed madoobe sow isma laha cidan aan dagaal aan shaqo ku laheyn ayaa lagu soo duuley iyadoo la garab sanayo shabaab
@jamalahmadbadani38903 сағат бұрын
Asc kulibiyo bad ma,ah ee waa bari kubegan huluqo
@AbdiSheik-rl8sj3 сағат бұрын
Kulbiyow adeer Waxa ay xeebta u jirtaa 70 km agah
@MohamedAAdam-en8rx3 сағат бұрын
Haa kulbiyow ciidan doonyo lagu qaaday waligood ma gaadhi karaan
@MohamedDahir-hj2oq3 сағат бұрын
Jubaland should defend themselves.
@cabdiosman30352 сағат бұрын
Fadhaq fadhaq kkkkkk
@YuusufAbdi-w1y2 сағат бұрын
HAWIYOOOOOOOW, WAAN WADA OGNAHAY MW- FARMAAJO ZIDAAN KU AHAYN IYO DAGAALLADII AAN KU QAADNAY,.. MAANTAY KA XUNTSHAY MAALMIHII AAN OGAYN.. WADDANKA IYO AAN BAD BAADINNO CARRUURTEENNA, UBADKEENNA, CXDS OO AH SHARAFTEENNA WADDANINNIMO IYO INNAGOO AÐUUN WEYNAHA TUSAYNO KNAAN HAYSANNNO CIIDAN AAN WELI LA ARAG....!!HAWIYOOOOOOW, XASAN KHAA'INUL WADAN WUU WAASHAY;:::: DIRGAX IYO AXMED MADOOBE AYAA KA SHIDAN WUUNA ISKU QARXI DOONAA MARKUU ARKO QASKA IYO ...KKKKKKKKKK 😂😂😂😂😂😂
@AamaCade63 сағат бұрын
Xasan shiiq oo yiri daarood aan isku adeegsaa mariixaan Ayaan kujabinaa axmed madoobe
@aliabdi83473 сағат бұрын
Nin doqon unbaa isku daya in lax ka dhacsado libaax. Etiobiya doqon ma ahan, ku dhiirin mayso jubbaland