A Real somali , maashAllah he reminds me before 40 years , i use to travel from Djibouti to Hargeisa.
@mohamedabdi-nu5isАй бұрын
This video is going to be viral
@iymanadam6377Ай бұрын
Mahad sanad prof. Si fiican ayaan, renta u sheegtey. Wanna war sax ah. Allah ha ku barakeeye.
@Tallaab0Ай бұрын
Mahadsanid Prof Samatar Somalinimo dhab ah
@asadaxmednuurgadhwayneАй бұрын
Shugran ustad❤
@RoseLangaardАй бұрын
Prof Samatar, Raggeeda waaye. ❤ 👌
@Yussufabdi-q7tАй бұрын
masha Allah ustaad Alaha kuxafido soomali waxaay isku raaci karto waa diin iyo caqiido inta taalaga heliyo madhici karto in aan difaacano dadka iyo dalkaba sababta waxay tahy siyaasi kasto oo korsiga imaado qabaliil ayaay kadhamaan waa yeen waa danesta ayaal dal iyo dadba waxaba kamaay galin soomali Ale ayaa abuurti Alaha badbadiyo wiil bad baadiyo oo dhalan ama waaba jooga ❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliidrissyacin5629Ай бұрын
Allah ha u naxariisto khadra dahir iyo somaliga damiirka leh. Ya rabi qaranka somalied no badbaadi
@nimoabdi5909Ай бұрын
Somali caqalimaley Allah yaayahadikum Somali ragamahestaan ufulakume
@osmanyussuf7069Ай бұрын
Saxib kunoqo erayadana noo kala saar
@Shaamil-BasayevАй бұрын
@@nimoabdi5909 Waa oromo iyo amxaar iska sax afga Somalia sida adba uqoreyso wo are you?
@Mr-Jama_HazadАй бұрын
🎉🎉🎉🎉profiser samatar alla maxaan jeclahay waxaan kaasoo salaamaya qiima badan wadamada europe
@somalitiktok190Ай бұрын
❤❤ thank professor
@muslimlivinglife9341Ай бұрын
Thank you professor Ismaaciil Samater🙏🙏👍👍
@aminamudhir4150Ай бұрын
Wax 😢ay noo qabteen malaha nabad ma haysanah. Ethiopia waaba na qabsadeen😢 🇸🇴 anaga ayey na gumaadeen magaalo nabad ah maba haysanee. Waa runtiis walaahi.
@Wanagjecel-w2mАй бұрын
Gabar wadaniyad aa tahay waxa jiro dad badan itoobiyan ah af somali ku hadlo qabilada nala sheegto passport nala heesto somalina ma aha itoobiya si walpo nagula dagaashay walhi oromadi siyad barre keenay malaaban wa jogaan maanta ayago somali ah
@AbduladifAhmedaskarАй бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@IHatemumafiqАй бұрын
Puntland ayaa ka Qatar San Ethiopia, laakin dadku ma rabaan iney ka hadlaan reality
@KUFAARKIIKOFIIDAАй бұрын
ITOPIA AND KENYATIGA FAQASHTA LE GUMADAN RER MOGADISHU ITOPIA TA KU DHIGNEY ILAHAY OG
@MustafaDahir-z2uАй бұрын
Well done, prof.Samater you deserve to be respected. I could say he is from the Somali people and for the Somali nation.
@Abdinoor51Ай бұрын
Pro Cabdi samatar nin miisaaman oo leh aragti dheer iyo taarikh
Professor ka Waxaan u fahmay "Kheeyr wax Kuma Yello ee Shar u toog hey" Waa talo fiican. Arinkaan qofkasta o Somali ah oo aqoonteeda leh waxaa waajib ku ah in uu umadda gaarsiiyo
@addawehassan860Ай бұрын
Masha Allah prof.samatar
@mohamudaden3391Ай бұрын
Thank you professor cimriga allah kuu barakeeyo haka quusan somalida inaad iftiinka usharaxdo tustana cilmaniyinta iyo jaahilinta wadankena nadhaafsiinaya wa cawan nagu dhaxjirta gumaysigana uu isticmaalayo dhuuntooda kaliya ka fakiraya
@farahdahir8554Ай бұрын
XAARAAN AYEY KA TAHAY IN ETHIOPIA CIIDANKEEDAA UUSAN BAD IYO BARRI SOMALIYED NABAD KU JOOGEEYN SOMALIA WAXA IMAN DOONA HOGGAAMIYE XASAN SHEEKH KA FIICAN AMA KACDOON SHACAB OO ISKII AH AYA IMAN DOONA INSHA ALLAH..
@mustafahassan2555Ай бұрын
KOONFUR OO DHAN BAY JAAGAAN HADA!!!!!.
@Shaamil-BasayevАй бұрын
Xaqiiq ayadba sheegtay
@Shaamil-BasayevАй бұрын
@@mustafahassan2555 afsomaliga iska sax
@abdihafidmuseomar9263Ай бұрын
Mudane inta aan reer reerka isu haysano cidkasta ayaa qaadan karta wadanka.
@saidhussein9037Ай бұрын
@@mustafahassan2555way joogaan balse kuma nagaan doonaan haddaynu ku kacno.
@aasiyacabdiАй бұрын
Ilma samatar fanka ayey aad u jecelyihiin😊
@AbdulAli-ku9heАй бұрын
😂😂😂😂😂 100%
@cabdilaahicaddaala9032Ай бұрын
Geesi prof Samatar
@AbdifitaxMahad-t9yАй бұрын
Somalia hanoato❤❤❤
@abdifatahyusuf3137Ай бұрын
Mashallah professor si fcn baad u sharaxday dhibka ay u geysteen
Prof.Cabdi,waa sax atintaasi si fiican baad u sharaxday. Waa in la qeexo/sharaxo maxaa la ilaawayaa?
@AbdirisaqCilmi-d8yАй бұрын
Professor samatar si cadana iyo sii music macno weyn xabarsan ayuu wax noogu sheegay hadii soomali garaad leh xumakamada xasan xumoow ku jiraan oo dadkoda iyo dalkoda u damqanayan
@dhhol77Ай бұрын
Waheey idiinkaa i gabay wadnaha nacab iigu dhiibay💔😭😭😭
@AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9hАй бұрын
Waa walaahi waa runtii waa maalinka nala qabsan lahaa sida falastiin israa iil u qabsatay Xasan sheekh ma yaqaan hogaamin ala hana qabto 😢😢
@JamalzJamalz-gq2seАй бұрын
Mahadsaniid Mudane Professor, iLaahey s.w.t. waxan ka Rajeenaya inay Dowladeena ay waanadada iyo taladada ee Qaaliga ah Qaadato oo ay ku camal fasho 🤲Amiiiiim🩵🇸🇴
@Abdi-libaax10 күн бұрын
Great man
@pipzonecommunityАй бұрын
Nacald haku dhacdee amxaartan ixtiraam maan uga baahanahhay xasan sheikh waa ma bahdilay
@janagalejanagale1015Ай бұрын
Pro Samar you deserve to become our next president and you will be great president
@GrandPrixPulse-q8qАй бұрын
Lmao they will never allow him to become the president because he is not hawiye or darood! 😂
@IHatemumafiqАй бұрын
@@GrandPrixPulse-q8qthis Is the reason. Aa mar walbo u iraahdo puntland ayaa ka Qatarsan Ethiopia, waa dadki Somali ku qasab tey 4.5 welina dadku kama hadlaan iney iyaguu yihiin musiibo Ada Somalia 😊
@khalidqawdhan3265Ай бұрын
Impossible he is not daarood or hawiye
@axmedaxmed5455Ай бұрын
Qabiilku dhibadanaa xasan ayuu madax nooga dhigay raga aqoonta lena lama rabo
@IHatemumafiqАй бұрын
@@axmedaxmed5455 he Is our King, Hawiye King Hassan ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🌴
Tuugcagaweyne Hassan sheikh. Naarta alle kugu fogee. Toos buu nooo gatay. Djibouti, Kenya, Tanzania, South Africa Dagadahoda Wadamada an bada laheyn Canshuur bay ka qadan waba intaas. sheekada uu Hassan munafiq u wado, Ilaah hanaga qabto
@MrQaraami1Ай бұрын
Hassan Sheekh waa Geesi Geesi dhalay wuxuuna ka fakaray Dantiisa Balse Kuwa Laga Dhaadhicyey Midnimo Somaliyeed Ayaa Naarta Lagu guray OO Waliba Buudhi and shidhkii Lahayn Laga kireeyey Baravo
@Sam_SayliciАй бұрын
@@MrQaraami1bal ii sheeg maxay dantiisu tahay?
@kamalaouale4911Ай бұрын
@MrQaraami1 midnimadda soomaaliyeed waa lama taabtaan lama dhaafaan wixii dhaafaa waa bilaa isir ama abtirsiin DNA-ga ah
@JuniorCR-MАй бұрын
@@MrQaraami1 nin aan dhul marin dhayo maleh. orodow aduunka soo arag. Wadan walba midnimadisa laguma so xadgudbo si walba oo dhacda xita haday siyaasad isku hayan , Qaranimada ka weyn intas fahan jahil ba tahee
@osmanyussuf7069Ай бұрын
Somali way gablantaye Allow sahal !!!
@ahmedabdulliАй бұрын
Somali ma goblamin eh, ragii daacadnimada iyo aqoonta lahaa baa qabyaalad lagu fogaynayaa. Runta an isu sheegno.
@jamalabdi1503Ай бұрын
Alx ilaahoow adaa mahad leh Aqoonsigii dalkeyga soo dhaweeyey
@mukhtaradanelkhalif380Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ bravo professeur
@shwnabdul1517Ай бұрын
Xasan Shiiq Allah inaga qabsado
@Warkakeen2027Ай бұрын
Walaal xasan wes maleh, waxaa eeda leh, xildhibanada parliament ka noo keenay ayaa ka masuul ah, oo waliba ilaa hada ku taageersan xasan wuxuu sameeynayo. , hada maxaa diiday in parliament ka hor imaadaan, Maxey la amusan yihiin.
wallahi run waaye itoobiya dadka xitaa waa qalqaleen
@ahmedabdifakaroffical9086Ай бұрын
Xasan sheekh ma garanayo wuxuu hadda kadib ummada usheegi doono wax kasta oo uu Cid ku eedayn jiray isagaaa gacantiisa ku samaynaya runtii ninkan wlhyi dalkii God buu ku riday
@maxamadabdirashidshire8333Ай бұрын
Daba dhilifka itobia Alaah HanaGa Qapto Aamiin Aamiin👏👏
@AbdurasakAhmedАй бұрын
Ethopai waxay tagan tahay burburkeedi, somalida galbed way xorobaysa dhawan in sha allahu tacala
@DaadirMohamed-t8xАй бұрын
War Kuwaa ayagaa gumeesi jacel waagii Tigre lagu mashquul sanaa maxeey uga faaidaysan waayeen
@Knight07-1Ай бұрын
@@DaadirMohamed-t8xhadii ayba dagaalamaan maxaad ku kordhinaysaa, Alshabab ayaad 14 sanno iska xorayn la’dihiin, xitaa Ethiopia ayaa wali haysta gobolo ka mida soomaliya . Heshiiskii u danbeeyay ay soomaliya iyo Ethiopia wada galeen wxa ku jirtay “midnimada Ethiopia in ay soomaliya ixtiraamto “ taas macnaheeda ma fahmaysana? . Niyow umada yaan la lu’goyn wxa kaliya ee ay haystaan waa nabadee mise de waxd doonaysa sidaa soomaliya oo kale in ay wada qarax noqdaan.
@BreakableLucidАй бұрын
Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah
@sahraa8499Ай бұрын
Mansha Allah Odaygan wax garadka yaqana qiimaheena waa in aan wadanka u dhiibanao
@MustyAbdullahi-v5vАй бұрын
Afa
@40DurkiyaАй бұрын
Adeero wlhi ilaawi mayno aaminina mayno samater Alaha ku xifdiyo
This country it's the future somalis generation not for us plz keep that in mind fight for inch of it. Thank you
@sabaxalnurАй бұрын
absolutely, the proffessor is telling the truth, Waar dadkii Xamar ay xabashidu tangiyada ku laysay, burburkii iyo qaxii ay gaysatay, waxay ahayd in madaxweynuhu ka hadlo.... ma inagaa raali galin bixinayna,halkii itoobiya lagu maxkamadayn lahaa kumanankii ay Mogadishu ku laysay????? adeer, waa la ciyaarayaa !!!!
@hodanadan7255Ай бұрын
Illaahiyow nin siyaadbare oo kale cadawgeena meelsaaro nasii madaxdii somali caaro caaro ayeey noqdeen
@HaaruunCaamirАй бұрын
Guulayso adeer prof soodhowoow
@MoohaFaaraxАй бұрын
Masha Allah Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo professor samatar ❤❤❤
@nasiim9635Ай бұрын
Somaliland wa la Aqoonsan 'Somalia na way kicin oo garbkay qaban Insha Allah
@AbdirahiimYousufАй бұрын
Inshallh.
@BureqamohamedАй бұрын
Guul 🇪🇹 🎉❤
@Jannah-m4oАй бұрын
Ilaahayoow jabi cadowga somaliland inshallah
@xaawaabdallaАй бұрын
somaliya god libaax bay ku jirtaa alle hakabadbaadsho, siyaasiga soomali meel baas baa laga haystaa, allow sahal umuuraha.