Deg Deg Duqeyn Xoogan Magaalada Nahaariya| Taliyaha Muusad O Natenyahu Uso Jawaabay| Sudan Hub laqab

  Рет қаралды 50,210

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.net/...
Deg Deg Kala Cararka 60kun israil Magaalada Nahaariya Duqeynta Xisbullah| Taliyaha Muusaad Ayaa Natenyahu Uso Jawaabay| Sudan Hub Badan O Gacanta lagu dhigay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 168
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@halalpolice7544
@halalpolice7544 Ай бұрын
Sheikh Allah haku xafido halkan Australia indhaha markaan so kala qadaba video yadada hadanan raadin malintaas waxbaa iga dhiman e😅
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t Ай бұрын
shekh aniga magadankaro Allah yerda calek
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 Ай бұрын
Dulmidiid aniga iga bixi oo iso dir Mahadsanid InshaAllah
@ibnucafa9174
@ibnucafa9174 Ай бұрын
Asc shiikh wad fcn thy an fila ,shiikh course da free sugenay lacagtas ma awodo hadad si igu xalin karto inad I xaliso rajena shiikh dulmidiid
@bashirabdishakur9612
@bashirabdishakur9612 Ай бұрын
Asc Lacagta mesha course ka aad aye igu badan tahay Ani ahaan lacaagta qeeyb ka mid ah waan awooda lkn lacagta oo dhan ma awoodi Rabiya runta igu jecel Asc
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 Ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz Ай бұрын
Yaa rabbi mujaahidiinta reer falastiin macooda noqo aamiin yaa rabbi Yuhuud iyo xulafadeeda a rucbi iyo ruux beel allow ku rid aamiin yaa rabbi
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k Ай бұрын
Sallu waslim Calla nabiyinaa mohamed SCW❤
@mowliidmuuse-xg5sd
@mowliidmuuse-xg5sd Ай бұрын
aad iyo aad baad u mahadsantahy ustaad Allaaha kaa abaal ,mariyo sidaad xogta noola wadaagto yuhuuda Allaaha baabiiyo xisbuyulaah Allaaha guuleeyo
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
Gul gul walaalah xisabulahi illahaya ha jabiya cadawaga yuhud iyo ciidamad isaril rabi masibo deg deg ah illahaya idan kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q Ай бұрын
Ilaahoow muslimiinta guuleysii ❤🎉❤❤
@user-lb4ct6vr2e
@user-lb4ct6vr2e Ай бұрын
Waa Munaafaqii weyn xukuumad Maxamuud Caabbaas
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
Kuwan waa lahaystayaal Amarka Yahuuda ayuu kuhadlayaa ,Illahey ha u Hiiliyo Falastiin Iyo Mujaahidiinta Xoreynta Masjidka Aqsaa Insha allah Bi idmi Laahi Kariim 😢
@user-nd1su2yp4k
@user-nd1su2yp4k Ай бұрын
Kaas dulli iyo darxumo allaha kubado midka xamaas radinayow
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Ай бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Ай бұрын
Alaahuma aamiin kuli ducadeena allaha u aqbalo wllahena falstiin yaa rabi☝🏻☝🏻🤲🤲aamiin
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 Ай бұрын
Wcs❤shiikh mamuka ka jira falistinta yuhuudu maamusho nacalad alle haku dhifto kuwa shegay xamaas hala dhameyo alle ayaa xamaas la jira alle yuhuud nacalad ayaa u sugnaatay wixii raaca waa la mac hala naclado❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l Ай бұрын
La hayste waaye
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo reer falastiin 🇵🇸❣️❣️
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
waa la haysta yaal xaqa kama hadli karaan reer maxamuud cabaas
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs Ай бұрын
ASC Sheikh please stop saying we will help those who can't able because it will be problem for you the program ongoing thanks
@saidabdirahman5758
@saidabdirahman5758 Ай бұрын
Waad sax San thy
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Ай бұрын
Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin
@MedHassanInahassan-cw8mz
@MedHassanInahassan-cw8mz Ай бұрын
Machallah Scheikow wadkou mahad santahay bararoujintada tank you
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 Ай бұрын
Salallahu alayhi wasalam
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Ай бұрын
maashaallah alx guul maashaallah alx guul alx allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@Abucadnaan
@Abucadnaan Ай бұрын
Wa cawaan kaas masajidka in laga fiijiya istahilaa mufsidka
@Fays2010
@Fays2010 Ай бұрын
Is baddal wayn baa imanaya dhawaan, qof kastana waa soo baxay qofka uu yahay.
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Ай бұрын
Mahadsanid sheekh wax sida u badan maha
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Ай бұрын
Well done
@MohamedHassan-so4pb
@MohamedHassan-so4pb Ай бұрын
Xamaas warkiisa kumasocdo Murtadiintuu kamidyahay
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Ай бұрын
Nin la haystaa ayaa xamaaz wax ka sheegaayo aniga wax qoraayowalaahi waxaan ku soo baraarugay gumeysta yuhuuda waxii ka danbeeyey 7 0ctober,
@islaaxiyahabdirahman3440
@islaaxiyahabdirahman3440 Ай бұрын
l allow baabi yuhuud
@abwaanxuseen1865
@abwaanxuseen1865 Ай бұрын
Miisaaka Aakhiri Allaha kuu saaro sheikh. Waxaa jira dad badan oo an awoodi inay iibsadaan
@usaamecabdirashiid3349
@usaamecabdirashiid3349 Ай бұрын
Alla ader alle haku barajeeye iga bixi wllhi ad ban ugu frxaya alle haga farxiye ❤😢
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. Ай бұрын
iam your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««............>
@user-nj1jo3yp3u
@user-nj1jo3yp3u Ай бұрын
Ragaas geesiyada oo ka dhiidhiyey gumeesiga intuu iska dhaafo ninkan la taliyaha maxamuud cabaas dadka aay xukumaan daanta galbeed sida looma dhaqmo ma iyagaa u keenay dilka xabsiga caqli majiro subxanallah
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Ай бұрын
Waa habaash ( malcuum kabiir). Waa ninka ku jira 10ka ugu lacagta badan darfa qarbiya . Waxuu ku noolyahay dhiiga falstiinta . Shekh ninkaa taariikhdiisa soo akhri lama dhagaysto . Micna malaha daa iman guryaja waa ladumiyaa wax bana loolam hadho waa dad raba noloshaas❤. maaha maryooley oo kale .
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv Ай бұрын
Mujrim kabax Masjidka Allaah
@Kalthuuma
@Kalthuuma Ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️♥️
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin Ай бұрын
Sh mxmd naloomasoojawaabayo
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
Sheekh allaah ha ku barakeeyee course ka maad free uga dhigtid ileen dadku waa kwa meel walba kuu camirayee waan idinka bixinayaa baad leedahy adigaana lehe yaad siineysaa xataa qiimihii ma yara qofkii iska bixinayaa
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@barwaqoladan6868
@barwaqoladan6868 Ай бұрын
Mnshhh guuuull
@Shaaficimaxamed2024
@Shaaficimaxamed2024 Ай бұрын
Danta galbeed wax ma fahanto Qaza ayaa wax fahmeysa ugargaar allow adaan ku baryeynaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Ай бұрын
Alxamduliaah
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Ай бұрын
أف لك.
@MedHassanInahassan-cw8mz
@MedHassanInahassan-cw8mz Ай бұрын
Dhaman somali allah bay ledahay ithiopia wajiya badan ayey isticmaleysa wan ognahay ee somali walalo kou bararouji😢😢
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji Ай бұрын
Wcs_Wwr Shugran Akhii
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Ай бұрын
Oday eeya oo u sajuuda yuhuuda,isagane ha qaarijaan reer xamaaz, guuleysta reer xamaaz
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 Ай бұрын
xukumada falastiin waa lahestayal markasto ayey saas u hadlan ayaga iyo xakimiinta carabta lkn allah ayaa guuleyn anagane duco ugu Kal meynena insha allah nasriga allah waa qariib umadas qasa ku nol shuhadada allah ka aqbalo dhawacodane cafimad allah siiyo kuwa bahan allah u arsaqo sidii maryama bintu cimran marku usogalo nabiyulahi zakariya ixram keda cuntada uu ku arkijiray allow awoodada ku sacid iyo janudada
@Neima1000
@Neima1000 Ай бұрын
Hanolato xamas❤ maxamud cabas allaha ka qabto falastin
@ahmedomer3363
@ahmedomer3363 Ай бұрын
Asc dhamaan wallaalayaal waar naga aamus waar sharaf ku dhimo falastiin falastiiniyiin baa leh .sidii adhiguu macaac leeyahay .xamaas waa rag geesiyaala ,xamaas guul.❤
@mahamedgurey553
@mahamedgurey553 Ай бұрын
Xamaas xaq
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d Ай бұрын
Adiga iyo Yahuudu bAaba’a
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i Ай бұрын
😊
@CumarDheere-hz1xd
@CumarDheere-hz1xd Ай бұрын
Asc walalow anigu magadan karo ee siden yeela
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Duli aan laga dulisanan
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Ай бұрын
Illaahaw caawi rergaza iyo dhamaan falastiin 😢
@nestehamohame
@nestehamohame Ай бұрын
gumeyesa yahuuda in la dhinto aya u dhaanto Hamas waxa fican ayeye sameyeen
@farhiyoabdiali8506
@farhiyoabdiali8506 Ай бұрын
Asc wll see uga qabqataa ii soo sheeg inshaa Allaahl
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Waa munaafaq
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 Ай бұрын
Intu ka dhax qelinaa khaa,in sautulximaar xasbunallah wa nicmal wakiil.
@kaltumaissaabdi2505
@kaltumaissaabdi2505 Ай бұрын
Walaal check on Lee Kaun Yew of Singapore. It is intresting on good govourment.
@Happy-go-l
@Happy-go-l Ай бұрын
Awal aanba yaabayay sheikha waa duceeynsanyahay fikrado free ayuu idinla wadaagi doonaa ayaan is lahaaa lakiin waaba ganacsi koleey waan iibsan I hope it worth it 😢😢😢
@saacidawdhere2442
@saacidawdhere2442 Ай бұрын
Malacagba lagu gadan mise walays ka galin
@MoNk-ci6vk
@MoNk-ci6vk Ай бұрын
❤❤❤❤
@abuubakarcade
@abuubakarcade Ай бұрын
Asc walal ma awodo korsada lacagteda wallhi
@user-pl9ni2wj7c
@user-pl9ni2wj7c Ай бұрын
Asc waan kusalaamay marka hore kadib kooxdaan fatax ladhahaayo waa dawa dhilif israil iyo America waa hadal loosoo dhiiway
@HamdiJama-rj3fi
@HamdiJama-rj3fi Ай бұрын
Xaqu waagul qofka Kaxun caradiisa hakudhinto
@XasanDucaale
@XasanDucaale Ай бұрын
Isagaaba yuhuudi ah
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Ай бұрын
Waankusaajkusalamqlay
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Ani laftigayga waan aaminsanahay in xamaas dhibta usoo jiiday falasdiin wayo shacab masaakiina baa dhintay dadka dushooda baa lagu dagaalamay
@CabdisamadAxmadnuur
@CabdisamadAxmadnuur Ай бұрын
Maxamuud cabaas waa awlaada nataniyaahu
@safiyahassan3803
@safiyahassan3803 Ай бұрын
Meeqa weeye koorasadu sheikh?
@hindomuse6345
@hindomuse6345 Ай бұрын
Waa in laburburiyaa kuwa reer qasa burburiyay maahan xamas waa nin xanunsan
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 Ай бұрын
Dilifyal waa
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Kkkkkkk waata faalstin raagodi qaar kaamiida
@HusseinYunis-y4l
@HusseinYunis-y4l Ай бұрын
Fadhlan websiteka dib u share garee hadii lasoo fasaxay
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Islaanba islaan kalaa jabitay
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 Ай бұрын
Xamaas waaba dat jacel wadanka xurentiisa 😢😢
@user-tv2ti4pw9m
@user-tv2ti4pw9m Ай бұрын
Waa lasoo dirtay waa wakhtigii la kabixi lahaa allah ha guuleeyo reer falastiin waxa dad ka lagu samaynayaa waa wax laga murugoodo
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
Daanta galbeed waa horgalo. hada;lkooduna cadawnimada ay reer Qasa uqoobaan buu muujin iyo dulinimadooda.
@mowlid4346
@mowlid4346 Ай бұрын
Maxaytahay koorsadu bal ifahansii sh fadlan
@mousamooge8228
@mousamooge8228 Ай бұрын
Asc . Sheekh hal fikir iga qaado hadaad dhahdo cidii aan awoodin anaka U gadayna cidkastaaaba waxay odhanayaan ma awoodno. E waxaad samaysaan. Marka 10qof ay iibsadaan qofka 11 ka dhiga qof aan awoodin. Macnaha 90qof haday iibsadaan 10qof aya bilaash noqonaya.
@user-fd8by9zz4p
@user-fd8by9zz4p Ай бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ww8qt1sh3v
@user-ww8qt1sh3v Ай бұрын
Wa munafiqiin
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 Ай бұрын
Shabeel ayaa la yiri ilmahaagii waxaa ku tutey maroodi markaasuu yiri maroodi kuma tumanin ee waxaa ku tumatey garo ninkaa is xiijinaayo israiil mu iska celiyo
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 Ай бұрын
Ninkaani falastii uhadli mayee israaiilbaa kadhex hadlaysa
@rooblemuxumedyuusuf4293
@rooblemuxumedyuusuf4293 Ай бұрын
War ninyahaw xaggee laga galaa courseskaaga waan garanwynaye
@AbdullahialiMoha
@AbdullahialiMoha Ай бұрын
Asagoo free ah
@user-iv5of2bl4g
@user-iv5of2bl4g Ай бұрын
Dabadholif warkiisa iska daa
@MoussaAwdaher
@MoussaAwdaher Ай бұрын
Allah ayaa hadeeya ka aw rabo kakalana weeciya wadaadka daanta galbeed ka hadalaya ilaahay kitaabkiisa wuu waydaariyay qaza nuucaasi waa jiraan laba aayadood oo alacraaf ka tirsan ١ ومن قوم موسى أمة يهدون بالحق وبه يعدلون ٢ وممن خلقنا أمة يهدون بالحق وبه يعدلون aayada hore waa banii israaiil aayada labaad waa umadihii kale oo dhan kalmada alxaqu labada aayadood waa Nabi muxamed scw dadka muslimiinta lagu sheegi waxay how's yimaadiin aayada labaad oo qayb iyaga kamid ah uun baa eebe xaqa garansiiyay Kuna toosan kolkaa hala yaabin kuwo falastiin ah kuwa carab ah iyo muslimiin badanba inay waydaartaan dhacdooyinka falastiin ka scda وللحديث بقية وأكثر اخوكم الشيخ موسى من جيبوتي
@user-nj1jo3yp3u
@user-nj1jo3yp3u Ай бұрын
Walee hadii la baabiyo nolol adigana waa kaaga dhamaatay maantay dowladnimo Sharaf iyo ciso inaad ku nolaatan kaagaaga dhowo taageer yaa dhaho damiir maleh ninka sidaas u hadlaya dadkiisa oo la gumaadayo
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Ай бұрын
Hadeysan reer xamaaz dagaalkaas qaadi lahehn yaa maanta dunida kicin lahaa guushu waa reer qaza inshaAllaah
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Ай бұрын
Ilahey haugargaro walalhen waa qof aduunka hada kusoo biirey meeqo bil ayaa dagaalka socda 😮ilmaha yer ayaa og waxa Gaza kasocda
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
Sheikh aniga ma awoodo
@abdullaahishuuriye3814
@abdullaahishuuriye3814 Ай бұрын
Xilli kastaa lama waayo Cabdullahi binsalool oo kale kanina waa kaa oo kale. Haddii aan hadalkiisa qaadano Iee xamaas la baabi'iyo Israa'iil maka guueysaa Falastiin oo Falastiin xor manoqoneysaa
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 Ай бұрын
HORGAL BATAHY KU DHEX WADADKA
@MahmuudTahir
@MahmuudTahir Ай бұрын
Waa in la dilo wax ka dhex hadla yuhuda
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d Ай бұрын
Wll courseda Ii sharax ayaa ku waydiiyey maad Ii sharaxdo please
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin Ай бұрын
Waxaadbasoodhigtay wapsate
@MuxyadinMacalin
@MuxyadinMacalin Ай бұрын
Maxaa xal ah????
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 28 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Defence iQ
Рет қаралды 8 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 21 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН