No video

Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo

  Рет қаралды 210,641

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 443
@Atarax32
@Atarax32 Ай бұрын
Qaadku waa inay Somalidu ka feejignata qaadku wa wax xun allah haka madooweyo Somali Gabigeedaba Aamin.
@mohamedabdillahi9535
@mohamedabdillahi9535 Ай бұрын
Amin Amin
@MaxamaedSakariye
@MaxamaedSakariye Ай бұрын
Amiin
@AbshirAbdi-l2d
@AbshirAbdi-l2d Ай бұрын
ععلى ​@@mohamedabdillahi9535
@abdiazizahmed27
@abdiazizahmed27 Ай бұрын
Very painful when Abdisalan said “maashaa'Allah”😢
@maogtahay4390
@maogtahay4390 Ай бұрын
Rabi haka daweeyo inta ku imtixaaman.😢
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Ай бұрын
Amiin
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo Ай бұрын
Aamiin
@ahmed-fuaadahersi6229
@ahmed-fuaadahersi6229 Ай бұрын
Amiin
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Ай бұрын
120 million bir wa2 million $ kenya maalin dhawayd ninka meeru.u hadla wuxuu sheegay weekly somalia qaadka aaad buu yidho approximately is 1 million $ a day that's 30 million $ a month 360 million $ a year somali lacagtiide suntaa cagaaran.[qaadka] baa qabta
@L19680
@L19680 Ай бұрын
Qaadka dowlad dad caqli leg oo naga joojiya ilaahey hanookeeno aamiin
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Ameen
@Atarax32
@Atarax32 Ай бұрын
Allahuma aamin
@Noredin20
@Noredin20 Ай бұрын
Cunistiisa iyo iska days adiga ayay kugh xidhan tahay. Raiiz & dawlad midna kuma xidhna. Cidna laguma qasbo
@ie3787
@ie3787 Ай бұрын
Qofku waa in uu caqligiisa iimaankisa iskaga joojiyo. Dawlad wax kaqabata ha sugin
@WeQw-pr2nw
@WeQw-pr2nw Ай бұрын
Hereri qadka qaniin ee hereri sxp wabka ha dule , salam from jeddah ll😊 👋 🙏
@Sport-Khayo
@Sport-Khayo Ай бұрын
Waxaasi waa dadkeena nolasha ka riday subhanallah
@yassin9909
@yassin9909 Ай бұрын
Subhanallah Waa wax laga naxo in suxufigan aad u caan ah oo aad la xushmeeyo oo dadka ku dhiirrigeliyo Qaad oo daroogo ah.
@AbsulqaadirSiciis
@AbsulqaadirSiciis Ай бұрын
Z1
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 Ай бұрын
Salan sare Harari, qurbo joogtii hungiriigii baad ka soo riday, maanta Salan gobeed From Borama.
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Ай бұрын
Xfda jarka ayaan ka daawnayaa 😂
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 Ай бұрын
Wasaqda, nadaafad xumida meesha uu yaal iyo qashinka uu ku dhex jiro waxaas baa inta naloo soo dhoofiyo baa madax iyo shiciba Soomaalida cunaysaa sidii xoolihii walibana lagu leeyahay maasha Allah sidii hereeri hada yiri oo lacagta ugu qaalisan la siistaa. Soomaali horumar gaari mayso inta qashinkaas la cunayo.
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Ай бұрын
Wlhi Asagoo Sidaas Wasakh uah Bay Cunan Caafimaadkodu Sxb Mahan
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Akhas waa hooygii maan dooriyaha bal eeg dadka iyo meeshuba waa gudaafad
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w Ай бұрын
Uf uf waxaasay cunayaan dadka qaarkii waxaa kadaran gacmaha ay ku taabanayaan
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Ilahay ha naga qabto shadaadiinta anagey noo soo dhoofinayeen
@user-jw1bs9rv8b
@user-jw1bs9rv8b Ай бұрын
Waa waxa kun walay
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Wa runta lacagta ugu badan waxa laga sameya Somalida
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Ай бұрын
Amina nin qayilay hagag kano kale inama lagu dhala 😂😂😂🎉
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
​@@waayo__aarag1dhalida inamada iyo gabdhaha waa hadiyad ilahay bixiye qaad inamo iyo gabdho lagumadhale dambiga iskadhaaf walaal
@user-sd5wl1vi1g
@user-sd5wl1vi1g Ай бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله لمثل هذا يبكي القلب من كمد ان كان في القلب اسلام وايمان مخدرات حتى النساء 😢😢
@Abdisamed_
@Abdisamed_ Ай бұрын
120 Million birr = 2 Million Dollar 😢 which means 60 million per month and 750 million a year 😮
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 Ай бұрын
Laa xawla wala quwati ilaa billahil cadiim 😢🤔🤔so sad, waa musiibo dadkeenii ku habsatay, yaa rabi ka madoobee dadka cuna oo ugu bedel wax jidhkooda iyo maskaxdooda wax u tara yaa rabi🤲🤲🤲, intaan daawanayey warbixinta Mr heriri waan murugooday run ahaantii😢
@mahdiali1283
@mahdiali1283 Ай бұрын
Ameen .Ameen
@maganmediaproduction2663
@maganmediaproduction2663 Ай бұрын
Weliba waa qolkaasoo kaliyaata
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Haaye haday tahay wax xun,boqolaal qoysas ah ayaa ku nool jaadka biiil ahaan masruuf ahaan laga quudiya 1000 qoys ayaa wax ka hela, aynu iska joojino qiiro jaban ta hadii la rabo oo may wax ku qabsadaan lacagta waa shilimaad isku tagay eeg dawladnimada ayaa dadka jihaysa oo qorshe u sameysa oo waxan joojinaysa waar ilaa inta la helayo dawladnimo wllhi baan la joojinayn soomalay bahalkaas hadii aynu iska odhano joojiya waar dadkii ku noola bahalka waayahee qorshe u samee,aynu iska joojino emotions waxa loo baahan yahay in aqoon wax lagu compare gareeyo waxba ha eegina lacagta baaxadan leeg Ethiopia wax bay heshaa somaliduna waxbay heshaa.
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 Ай бұрын
@@maganmediaproduction2663 waa musiibo iyo sixir is urursaday, Allah ummada ha badbaadiyo isagaa awoodee amiin
@user-vt8ni6pc3e
@user-vt8ni6pc3e Ай бұрын
Allwo kamadob umaday Somali dhalahayag cafimadki wuu ladaga c herer wariya ruuga cadah cirdhara alle haku siiyo❤❤
@osmanmohamedcompany8127
@osmanmohamedcompany8127 Ай бұрын
Waad mahadsantahay Cabdisalaan-hereri wlhi galabta kal iyo laab baad iiga qoslisay adooba wariye caalamiya ahoo markasta noo warka nooga xalladiya Kalmadda aan aadka ugu qoslay baa ah riyununa way wada marqaansanyihiin sidii rag uu la fogaadayoo aan aqaannay thanki you wacyi galin aad u macaan.
@Road94east
@Road94east Ай бұрын
Cabdi salaan hareeri waa qof runtii qosol miiran oo dadkana ka qosliya.arimo muhiimana bulshada u soo gudbiya. Legend Hareri.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Wariye hareri noo soo duub addis ababa iyo nasareth 👍
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Waa umad qaad qaatey dadka xataa wey jidhayaan ilahayow naga qAbo
@Really2025
@Really2025 Ай бұрын
Bery sad! Waa Laynaga Raayey!!! Naxdin waynaa!!!!
@mustafaa2227
@mustafaa2227 Ай бұрын
Marna qaad xayaysiiya markaad ilka beeshana dentist xayaysiiya waa nasiib daro Allow sahal amuuraha 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤲🤝
@Janagale10
@Janagale10 Ай бұрын
Waa meesha somali geedkaas malaayiin dollar kaga qaata subxaanalaah
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj Ай бұрын
Thanks Walee Waa Go Een lacaktiina Itoobiyey Gashay Soomali Ayagana Waxba Uma iibgeeyan kan sodonka kun ee Qarshe Jigjiga Lagasiisanayo waa xaaraan qoote walee intaas ku iibsado
@xamse_braveofficial9657
@xamse_braveofficial9657 Ай бұрын
😂Hereri Niic kulahaa 😂 Ala muxuu niic qaatay biyo raacis ah😂😂😊
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Ай бұрын
Waa meel ba'day dadkiina way bi'inayaan, Waxaan odhankaraa waa xarunta fasahaadka ninkaa halkaa galaa aduun iyo aakhiro midna waxba kama oga waa caalam kale waxase iga yaabiyay gabdha jabanaha sugaysa ilaahaw halkaa hana gaadhsiin
@Y-shorts4
@Y-shorts4 Ай бұрын
Meesha Riyuhu Murqaansan yihiin 😅😅😅 Garaabadana Raga Europe iyo America Jooga lagu Waalayo😅
@abdi6947
@abdi6947 Ай бұрын
Qaad haddii uu faa’iido leeyahay xarunta jaadka ayuu ka muuqaan lahaa.
@LionSlapper
@LionSlapper Ай бұрын
😂😂😂 wallahi Waa Runtaa Wado ma leh Runtii
@Ahmedyasin-Canada
@Ahmedyasin-Canada Ай бұрын
Soomaali qadka ha joojiso waa in wacyi gelin badan la sameyo. Muxu tara qaadku muxu soo kordhiya dhaqaale iyo cafimaadka ayuu dila wlhi inaan barten oo duuriyadaydu inanay cunayn waa mid dhacayn insha Allah🙂‍↕️🙂‍↔️
@liibaanteena2070
@liibaanteena2070 Ай бұрын
Mar hadaad dhadhamiso hadalkaa ward kajoogi lahayd
@Tredecaplets13-12_1
@Tredecaplets13-12_1 Ай бұрын
I have successfully Grown khat 100 jabis fujis and 14 mirra in gabiley area I'm gonna taking over the somali khat market in 6month I'm gonna have Over 1000s in 12months 10.000s of khat plants
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Qofka markuu damiirka ka dhinto waa xayaanka oo kale. Soomaali haday damiir leedahay qaadka ayey iska joojin lahayd.
@fardowsa9500
@fardowsa9500 Ай бұрын
allaah irsaaq ka wanaagsan hasiiyo qaad irsaaq maahee
@HassanismailAhmed-id3ck
@HassanismailAhmed-id3ck Ай бұрын
Haaye haaye haaye legend hareeri
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Markan arkay qaadkaasi awadayga runty waxan xasuustay mirqanhore iyo magaalada diridhabe.good job cabdisalaan hereri
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka Ай бұрын
NadaFad xumada ufiirso Meesha la dhigayo Iyo siday U taa taabanayaan SoomaaLidu Qashin walba way Cunaan ‼️
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
HERERI imisa kiilo bd cuntay🙏legend🙌 War bixin uma tagin, qaad fresh ayuu udoonty
@Hurdaaye24
@Hurdaaye24 Ай бұрын
Kkkk waad iga qoslisay wlh😂 ee sxb inaa reer football tahayna waa u jeedaaye, ciyaaraha ayaan ka hadlaa ii camir meesha waxba kuma hayo lkn iskaga key camir sabiskaraayb 😂⚽
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
​​@@Hurdaaye24Ragganimo Wd igu ogtahy adna isoo camir brother
@Noredin20
@Noredin20 Ай бұрын
Allaahumma najjinaa . Quud shaydaan. Waqti dile. Muxu ummad galaftay waqti ka lumiyey.. yaa Allaah gub oo abaaree
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
SUBHAANALLAH ILAAHAY QAD NA MA CUNCIIYO ALLE MAGAN
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Bal waxay nagu soo Gurayaan oo Lacagtii Nooga Dhameeyeen eeg. Waa dad Xoolaha ka liita Dadka Lagu soo Gurayo😮😮😮
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun waxaas oo Daraag ah ma raga Soomaaliyeed ayaa cunayo Waa dad loogu dowgalay in la dabargooyo.
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Ай бұрын
Ragii somaalida waa loo tashtay dumarkiinana raga eithopia isku wada
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Qaaadka habeen iyo maalin qofka hadu cuno weey u dhamaatay hablaha somaliyed wexee raga somalida kunaceen madubeyaan safiican uma dubeeyan qaadka maxu faaido leeyahy xoolo caleen cunaayo cmll waaye 😷😷😷😛😛😛
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Ай бұрын
illah haynaga qabto waxaasi baa dhaqaaleheenii, dhalinteenii, caafimadkeenii , qoysaskeenii iyo wax kasta inaga aafeeyey
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Ай бұрын
Waxa dhaqali somalida baabiyaaye waa qaad hadii 5 Sano qudha laa joojin laha wadanaka iyo daadkuba waaye dhargi lahyeen
@user-fd1lr9ob8w
@user-fd1lr9ob8w Ай бұрын
Aniga waqasheya malin walba waqayila sagaalka sac malin nimo ilaa salada suwax lagabaxaayo foorno rooti ganacsiya aniga leh shaqalaha katirsan 60 dollar malinta kiro aya kujira foorno iyo guri iskujira 12 dul akuleeh xamar dexdeeda kaliya 17 ila iyo hada waqayila salada igamatagto familkeyga waxwa umawayin marka qaad maxumo dadka somalitha xumenayo
@udgooney
@udgooney Ай бұрын
Arigaan meesha jogaa iyaguna ma muqayiliinba xoolihii xitaa waa lahaleeyay 😢😢😢Bisinka.
@Yahyeabas
@Yahyeabas Ай бұрын
Waa Aari duhurki soo jad doonta sidi dadka oo muuqayil wada noqday. Daaq kale ma cunan waxay la qabsadeen daroogada qaadka
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Ай бұрын
Alla maxaan 1 kiiloo dabamusbaar ah jaqaatay hawaday markastoon tagayo adiis ama usoo socdo hargeysa..kiiloogii iigu danbeeyay wuxuu ahaa April 2024❤❤❤❤❤❤
@omarjimale8799
@omarjimale8799 Ай бұрын
Alle hakaa madoobeeyo wll
@xaabsade9844
@xaabsade9844 Ай бұрын
Alahakaa madooweeyo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Magaaladaas maxay baaba,aday walee qaad baan horumar keenin
@abdiali4991
@abdiali4991 Ай бұрын
Aar bahalkasi aaad baan uu mirqama waxan ahay qofu dashaday qaadku balse wax faa ida imaleh wax tarna imaso kordiyo hadana malinkasta waan cuunah eebe hayga foogeyo ama hayga xafidho qaadku waa duli 😢
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 28 күн бұрын
Wall iska daah waa khasaaro aduun iyo aakhiro
@abdiali4991
@abdiali4991 28 күн бұрын
@@DekoMohamud-x8i igaso duce walalo
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Qaadku soomalida waa dilay.
@Call_God_Alone
@Call_God_Alone Ай бұрын
Subhan Allah!! Dad Islam sheeganaya oo haddana nijaasadan iyo daroogadan maandooraya ah cunaaya!
@getto10
@getto10 Ай бұрын
Waa meesha soomali faqiirka ka dhigtay ee habeenkii inaga qaadata lacag 1 milyan $ ianga qaada
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
Dunida daka Soomaaliyeed baa u liita,siiba kuwa Soomaaliyeed ee isticmaalo DAROOGADA CAGAARAN EE JAADKA,war Soomaaliyey iska daaya, ama wa in laga mamnuuco Dalka Soomaaliya.
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr Ай бұрын
Subxaanallah lacagtayadii kudaafadaas yaa laguqaatay miyir majiraa
@MustafeMuhumet
@MustafeMuhumet Ай бұрын
ALLE HAKAQABTO UMADA ISTICMAASHA KUWA ARSAAQADA KARAADSADANA RABI HAW CAWIYO
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 Ай бұрын
Waa qorshe somaali lagu suxiyo waa mandoriyo.xasbunalaah.
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Ай бұрын
Wax maasha Allah la yiraahdo ma jiro waa ceeb nagu taala. Allo burburi ganacsi kaan iyo kuwa la mid ah ku burburi gacan Mumin.
@yassin9909
@yassin9909 Ай бұрын
subhanallah Waa wax laga naxo in suxufigan aad u caan ah oo aad la xushmeeyo oo dadka ku dhiirrigeliyo Qaad oo daroogo ah.
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 Ай бұрын
Alla maxaan jabnay😢😢
@RASHID-hs9zd
@RASHID-hs9zd Ай бұрын
Qaad iyo Qabiil iyo Qori iyo Qubuuro eesh calaa Qaran
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Ай бұрын
Qaatka wahaa kadaraan qabiil iyo qori, somaliwyen eebee ha noow naharisto amin
@Mza122
@Mza122 Ай бұрын
Dear Hereri, I always enjoy your shows. Remember when you were doing your documentary in Hyderabad as regards the ancient Somalis who emigrated to India in 1800s. Your interpreter, Shakib, iyo anigu isku jaamacad ayaanu ahayn 36 sannadood ka hor. Magaalada Madras (haddana loo bixiyay Chennai) ayaannu wada joognay. Waxaanuna wada dhigan jiray Hindustan Institute of Engineering Technology (H.I. E.T). I am happy to see him again. Mahamoud Yusuf (Suudaani)
@anisaosman743
@anisaosman743 Ай бұрын
Allaha umaadeena ka Qabto dadka cuna Toloow miyayna ka wiswisin waxa intaa gacmood isku maraya!!
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Inta wasaq iyo gacmo uu soo marabout oo hadana lacunayo uuuf nimankii soo maaliyeed waxaa seey vunayaa hadii uu wanaag leeyahay halkanuu kamuuqan lahaa
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Qaadku waa dilaa...
@honeybadger4812
@honeybadger4812 Ай бұрын
hareeri waxan ku heystay nin tariikhda harar soo bandhigi donaa lakiin awoowgey fiqi cumar in aadan waxba ka sheegin waa nasiib daro tariikhda somalida inaad baal martay oo aad tii harariyinta soo gubisay ayaan daremaya
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q Ай бұрын
😂😂😂 hadii awoowaha wax laga so qaadi waayo ma taariikhdo dhan ba been laga shegay😂
@suldanaction3292
@suldanaction3292 Ай бұрын
120 million bir waxay noqonaysaa 2 million iyo badh dollar Ayaa oromadu somalida ka qadata haben kasta
@user-lu1xe1cq3j
@user-lu1xe1cq3j Ай бұрын
He said New York 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Ай бұрын
Nasiibdarada ina haysata kenya iyo ethopia ayaa dhaqaalaheeni iska daldalnaya intay mukhaadaraad inoo soo dhoofiyaan
@yahyajama8319
@yahyajama8319 Ай бұрын
Qaad maahe, waa Jaad saxiibyal?
@cabdirisaaqsakariye6510
@cabdirisaaqsakariye6510 21 күн бұрын
Waa waxa somalida dhaqaleheda qaba waa qadka itoobiya
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn Ай бұрын
Somali lacagteedi halkaasay ku maqantahay.😮
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Reer Waqooyi dhibka ay no geesteen bal eega! Qashinkii Oromada ayay Somali bareen!
@omarhussein3425
@omarhussein3425 22 күн бұрын
Jaaad Baan Rabaa ilaahay khaatimadayda Annoo 😊jaad Cunaya kadhigo😊
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 Ай бұрын
Suntaan umada Allah kamadobeyo caqli yeesha xabashidu ma cunto iyo adoonta adna shilinkaga ku cunesaa
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Ай бұрын
Maanta maa jeecleysan barnamijkan hereriyow sobb to ah manta man dooriye soo taabisay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Inta gacmo iyo wasaq uu soo maro bal arka😢😢
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Reersomaliland waxaa faqiirak iyo jahilkaa ka dhiigeyee😢😢😢 waa waxaasabaaba inay Ethiopia dakeed ku wareejiin
@yasinabdi3151
@yasinabdi3151 Ай бұрын
First comment ayaan ahay maanta 😅😅😅
@L19680
@L19680 Ай бұрын
Gacanteena ayaan isku dilnay asaageena waa kaharnay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
At:(3:43…) godkaas maxa loodabooliwaaye, qatar weyn 😳 Mahadsanid, Mr Hereri Media
@waabarilyrics6110
@waabarilyrics6110 Ай бұрын
First one walhi😂
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
WAXAA. SAA. BAROOR. AAH. CIISE. WUU. TAGEERII. REER. SHEIKH IISXAAQ. 💯. KII BA. 💯.
@layladheman6534
@layladheman6534 Ай бұрын
Alla calool xumo weyna caleentasi waa taa raggi soomaliyeed babiisay asagood ka reebtay ilaahay ka madoobe oo naga qabo caleenta Aniguna waxan ka magan galay ilaahay nin bLwad leh😢😢😢
@FarahMuhammed-w6u
@FarahMuhammed-w6u Ай бұрын
Alah riyaha yaa iigeeya meeshaan calendar leh
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 Ай бұрын
Herarkayga caashaqa qudhaa iyo xerada waa awaday
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 Ай бұрын
Waa meesha laga baabi iyay umada soomaaliyed dhaqan ahaan iyo dhaqaale ahaanba
@hirsidaud9504
@hirsidaud9504 Ай бұрын
Subxanahah ilahay has hadeeyo walala hareri mahadsaniid inaad videos so dubto videos waa millions dollars may allah protect you ruun qadka dhibato badaan ayuu kuu haya waa caqabad weyn oo wadankeena did uu dhiigeey Aduunka ayuu naga rebeey umaadii kuu duulobdeey nolasha uga dhaceen Subxanahah ilahay umadan has hadeeyo
@samatarhassan6357
@samatarhassan6357 Ай бұрын
Waa waxa keliye somalida dib udhigay. Allaha ka madoobeeyo walaalahey Somaliyeed.
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Ай бұрын
Ethiopia ayada in wax loo dhoofiya ma ogala xataa baatiga suuq madow ayaa lagu galiyaa ayadana qashinkan ayeey idiin soo dhiibeysa?
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Qashinka lacagta ugu labad ayay ka sameysa dhaqale ahan waxanade u fududenaya Somali
@user-dm9zm7cl6g
@user-dm9zm7cl6g Ай бұрын
We need also to visit dire dawa
@wyoming2566
@wyoming2566 Ай бұрын
That's beautiful name and where is dire dawa bdw.
@mohamethofficial6315
@mohamethofficial6315 Ай бұрын
Qaybta labaad sugaynaa
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
sanadkii hore haawaday uqayilaad tagay
@Feeedomlove
@Feeedomlove 20 күн бұрын
Si umada ilahay ay ugu seexdan. Xira
@kaltounjama7283
@kaltounjama7283 Ай бұрын
Mukhaadaraakaa baa wadankii iyo reerahiiba babi iyeye. Beerahaa khudrad ha ku hedelaan.
@mukhtarahmedmohamed7111
@mukhtarahmedmohamed7111 Ай бұрын
Keep going brother
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 Ай бұрын
Herari oo Herari helay maanta kkkkkkkkkk
@user-nb5qn3zj5m
@user-nb5qn3zj5m Ай бұрын
Somalida inta cunta Alle haka madoobeyo Jiilalka yaryarna isha halagu haayo
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Ай бұрын
Waa magaqlo hoogtay iyo dad hoogay Subhanallaah
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 Ай бұрын
Waa nasiib darro in wariye saameyntaa leh uu xayeesiis intaas le eg usameeyo daroogada iyo masndooriye
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Ай бұрын
Suuqa masiibada iyo baaba umada somalida
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Ай бұрын
Umadda wax dhaama uxayeysii Ustaad qaad iyo qabyaalad waa waxa halkaa ina dhigye. Ka wacyi geli umadda una sheeg inuu xaaraan yahay, waayo anfac iyo waxtar maleh dhibaato mooyee.
@qoslaayeahmed9899
@qoslaayeahmed9899 Ай бұрын
m dhici kartaa in magaladas laga helo qofaan qaad cunin
@cigesoma5549
@cigesoma5549 Ай бұрын
Xitaa nadafada ahaan aad buu u litaa
@Hurdaaye24
@Hurdaaye24 Ай бұрын
sxb ciyaaraha ayaan ka hadlaa ii camir meesha waxba kuma hayo lkn iskaga key camir lee sabiskaraayb 😂⚽
@MaaxNur
@MaaxNur Ай бұрын
Cabdisalaan waad fiican tahay laakiin qaadka inaad waraysi inagaga khasaariso ma ay ahayn waayo xataa wax uu kuu sheegay in ay dumarku qayilaan
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 108 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 89 М.
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
RTD WEB TV
Рет қаралды 873 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 144 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН