Deg deg Eritrea car Jabuuti Haku celiso Itobiyan Dekada Tajura siinay!

  Рет қаралды 60,870

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 166
@YusufAbdala-gz8fy
@YusufAbdala-gz8fy 18 күн бұрын
Afawerki waa laandhere dadkisu 5 malyan yihiin cadawgisana yaqan somali oo kle mahan dhuni raac islamnimo wadaniyad midna lagama haayo afawerki guul iyo gobonimo guul shacbiya
@hassanhussein272
@hassanhussein272 18 күн бұрын
Haa waa libaax wax iska celiya sida dadkeena bahdilmay maaha waa fulay
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 18 күн бұрын
Maxaa cadow leeyska celiyaa cadow madaxweeyniihi xasan baaba dalka xaraasha iyo musuqmaasuq iyo qabyaalad kawadah somaali markeey madax fiican helaan beey midoobayaan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 18 күн бұрын
Eritrea waxa u Taliya geesi isku kalsoon Maaha sida somalida oo kale meel ay u taliyaan hogamiye kooxeedyo calooshood u shaqaystayaal ah sidaa darteed somalia waxa jabuuti uga muhiimsan dalka eritrea oo abaalkii somalia u gashay inoo haysa lkn jabuuti tamarna ma leh waana danaystayaal
@abdihassan4382
@abdihassan4382 18 күн бұрын
Hadi dekada lasiiyo Etiopien jabuuti Etiopien way qabsanaysa somalina meeshay kasarayan canfar aya lagu warejina qorshahasi wa sacda
@khada917
@khada917 18 күн бұрын
Itobiya halagu wareejiyo canfarta jabuuti taa badalkeed dalka somali galbeed waa inay xoriyadiisa iyo calankiisa siisaa Canfartu waa itobiyaan halkaasa bad ugu dhow win to win.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 18 күн бұрын
@@khada917 Nacasow Xuduudaha sharci looma wareejo qabiil dal dega Ama qawmiyad dal degta hadiiba hadalkaaga la laguu tixgeliyo na ma ogtahay in dhulka jabuuti 65% ay leeyihiin canfartu Oo hadii sida Aad jeceshahay suura gal tahay Aanay Jabuuti Dal la yidhaahdaa dib u jiri doonin
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 18 күн бұрын
Fiicnaan lahayd
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 18 күн бұрын
Djibouti waa wadan gaaree somalia waxba kama galin lkn somaliland baa taa ku qancin karta Ethiopia idinka reer dds mala aamini karaa
@CamuudAwed
@CamuudAwed 18 күн бұрын
@@MustafaAbdirahman-oo9euDal gaara haduu yahay maa yuweri musavene aran lahaa wasiirkooda arimaha dabada wiil yar Oo meelaha mar marayey
@khada917
@khada917 18 күн бұрын
@MustafaAbdirahman-oo9eu dhul soomaliyeed oo hor leh in itoobiya gaarto maaha caqli saliima oo sifiican looga baaraan dagay laga yaabee inay isu garow la,aan ku dhacday ka fakarka taasi soomalidu iyadaa is xalin karta ogowna cidna waxaanay rabin waligeed lagu jajuubi maayo.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 18 күн бұрын
Ma anaan garan 😂😂😂 Djibouti waxay dabin u dhigaysay Ereteria😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@TV_Nofa
@TV_Nofa 18 күн бұрын
Afewarke is playing with fire. Djibouti has every right to lease portions of her country to some one else. If Eritrea intervenes with this process, Afewarke would be in deep trouble.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 18 күн бұрын
Afawerki laandheere laandheere dhalay 👍👍👍👍👍✅✅👍👍
@user-bj5px8sm3j
@user-bj5px8sm3j 18 күн бұрын
War nasibdaro damirlawo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 18 күн бұрын
Markaad saaleedahy matan soomaalida larabtaa inaa duliga itoobiyaanka siiso
@Sumadeena
@Sumadeena 18 күн бұрын
Jamac waa balaayo 🤣😂🤣 soomaaliya cirka iyo dhulka meel laga jiro ma oga kuyeh. Allow sahal amuuraha. 💙🇸🇴💙
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 14 күн бұрын
VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 18 күн бұрын
Mashallah mashallah guuul somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Cici_mimi
@Cici_mimi 18 күн бұрын
Maxaa Masha Allah Ah Maamulgobaleed Dhulbahante eryadaa tihiin 😁😂😂😂
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 18 күн бұрын
Mansha alle ERITREA allahayowo cadowogayag cadowo kaafiya kubeega alle mahalehe ❤❤❤
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 17 күн бұрын
Khaain ma guuleysto yamyam iyo Qadaadweyn waa khaaimiin mana guuleysanyaan
@truecomment3650
@truecomment3650 18 күн бұрын
Sheeko cusub. Itoobiya iyo Ereteriya ma waxay moodeen Soomaaliya iyo Jabuuti inay yihiin maamulo ayaga hoos imaada oo heshiis aanu gali karin. Cajiib ❤🇸🇴❤
@jamalportal73
@jamalportal73 18 күн бұрын
Somalida nacalad ayaa ku dhacday. Dhulkooda waa xaraash. Jabuti way khaldan tahay.
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 18 күн бұрын
Eriteriya was wadan isku duban lama kala xadi karo
@hassanhussein272
@hassanhussein272 18 күн бұрын
Sax olaaaaax I like eritrea , lions of Africa kkkkkk
@abbdll
@abbdll 18 күн бұрын
Tajoora ama Tadjourah uma dhawa xuduuda erateriya map fiiri
@YurubAyuub
@YurubAyuub 18 күн бұрын
mashaa alla guuul aaloow cadawga somllnd jabi
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 18 күн бұрын
Afwarge waa geesiga geeska Africa, waxaan heshiis lagu wada Aheyn kama hirgalayaan geeska Africa !!!
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 18 күн бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo wa Runtaa waa Runtaa guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 18 күн бұрын
Wiil wakaas Marka aad isku tashato waa. Iska sidaas Lkn Marka aad dhulkaga ibiso Gun ayaa tahy wax jiro matihid qashin ayaa tahy sida aan nahay somalida waa xolo doqoma ayaa nahay melkasta ey dagto somalida wlh waa xoolo cadi
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 18 күн бұрын
Faagashe iyo qaadad weynne way jabtay👇👇👇👇👇👇👇
@jamalportal73
@jamalportal73 18 күн бұрын
Garacyadii Askartii Mingiste naagahii SNM ka dhaleen ayaad u hadal eg tahay.
@NimcoFf
@NimcoFf 18 күн бұрын
​@@jamalportal73adoon yahay SNM inaad ku qarawdo waa gartaa ileen waa ragii ku soo wasaye
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 18 күн бұрын
JAMAc riyoo waxn ku sheegeya jibuuti waxay ka tiirsanayd 5 Somali dhulka jibuti wa dhul mapka somaliyeed ku Jira Mel canfar leedahy Maha Mel ereteriya ka hadliikartoo Maha wadan madax banaan ya nahy hadanu jibuti nahay cid anu kaga goorgortanoo ma jirtoo meshan Somali ya iskalee wey ku dhiran jibuti ikhtiyar yay ledahy xoor yanu nahy waxd shegayso inay dhacayan in ay jiran
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 18 күн бұрын
XOR ma tihiine..France iyo yhuud baa idin maamulaysa waxay idiin qorto ayaad ku socotaan.4 qof oo cadow gii canfar ku dhex jira ayad tihiin oo hadana dab ku ciyaaraya
@kassimmohamed9541
@kassimmohamed9541 18 күн бұрын
​@@HudaNuura-1 haye faransiis hano taliyo bal adigu umada dhinac ka raac OO xoor iska ahow haye dhee😊
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 18 күн бұрын
@@kassimmohamed9541 xor anoo ah baan ku noolahay gudaha Somalia kolayba shisheeye Ina gawraco oo dadkayga ma xasuuqo sida adiga Ethiopia dadkaaga canfartu ugu xasuuqday deegaamada garbo ciise
@kassimmohamed9541
@kassimmohamed9541 18 күн бұрын
@@HudaNuura-1 canfar waligeed Ciise kumay so dhicin, canfar OO qowmid ah ayeey ciise iska celin wayday walal waxba ma ogiid cuqdad ba ku haysa. Dadka mesha daganaa waxaa so barakiciyay wa militariga Ethiopia iyo canfar OO wada socota. Ciise wa qaabil canfarna wa qowmiyad . Ciise 6 boqol sano ayuu canfar ka adka OO canfar so dhaafi wayday si ay Sitti iyo jabuuti ilaa Saylac OO qabsato, canfar way kuu dhici kari wayday. Sheekadaan waxa ka dambeeyay wa aby iyo amxaro, odoyaashii ciise ee sitti ayey uu tageen marka ayey ku dheheen Saylac dadkiina dagan somaha ordaa uu taaga OO qasab kuu qabsada marka dowlada Itobiya na miltari ayey idinku caawin waayo idinkuba badda xaq ayad uu leedihin. Markaasay odoyaashii Ciise diideen OO KU dheheen maya anagu dadkeena kuma dulayno OO dagaal lama galayno. Dhulkaana dawladda somaliya aya xukunta OO masuul ka ah . Marka ayay canfar OO cuqdad Ciise uu qabtay in badan , ayey Itobiya so hubaysay OO military ku so dartay si lo barakiciyo dadki mesha daganaa. Kolka Itobiya waxay uu tagtay Muuse bixi sidi qorshahay wadatay lo fuliyo, kolka dadka waxa loo xasuuqay maxa uu diideen amarki dawlada Itobiya. Waxa manta dhacaya halka ayu ka so bilaamay, hadaba gabadh aya tahay waxba ma ogiid OO wixi lagugu sheekeeyay umbad Iska tidhi ee wax hubso adigoo rali ah
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 18 күн бұрын
Jabuuti inay sidaa yeesho maaha waa inay faraha ka qaado xasarada Gobalka ha ka gaabsato
@hassanhussein4269
@hassanhussein4269 18 күн бұрын
Afarwerki Canfarta Jabuut hala Go'o, Ciisa Madoobana Somalia haku Soobiiraan. Thats it.
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 18 күн бұрын
Wa talo fiican laakiin ciisuhu ma raban somalida kale waayo hadey doonayaan markey xornimada guumeysiga ka qaaten ayey ugu yaran inta ay ka dagan yihin jibuuti maraka laga reebo canfarta ku biri lahayd Somalia. Ciisihu wa munaafaqin sheegata somalinimo markey Somalia ku daneysanayaan sida ula socoda intii aan ogeyney.
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 18 күн бұрын
@@hoodohoodo9532alla inader Maxad baratay reerkaa ma rabaan inay somali kusoo biraan hadi wax walba dhacaan..balse maalinta canfartu djabouti qabsato..oo ay madaxwayne ka noqdaan ciise way udhamaatay.
@RobereyDavid
@RobereyDavid 17 күн бұрын
Kkkkkk wa Sheeeegoooo Walaaa Iskaaa celiiiin Eritrea Ilahayeeee Mahaaa
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 18 күн бұрын
Itoobiya reer jabuuti maraban
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 18 күн бұрын
MASHA ALLAH ILLAAHAYA CADOWAGA CADOWA KAAFIYA KU BEEGA GEEL CALOOLAYE MAXAA DAREEMAYA
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 18 күн бұрын
Somaliland vs 4 Somali
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 18 күн бұрын
Soomalidu jabuuti iyo muqdisho ha loo hanjabo miyaa sheekada cajiib
@faridahmed3518
@faridahmed3518 18 күн бұрын
Jaroura uma dhawaa Eritrea
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 18 күн бұрын
Afwerken hé is fantastisch
@40Durkiya
@40Durkiya 18 күн бұрын
Jabuutina elertaria aayaa ka adkaaatay soomalia ethiopia 🇪🇹 waar saan xal maahan soomaliyeey agaa dhulkeeni maa lagu xukumaya waxaan ka yeelayno
@abbdll
@abbdll 18 күн бұрын
Maxadwaynaha erataria raabiya miyuu qabaa kkk
@YusufAbdala-gz8fy
@YusufAbdala-gz8fy 18 күн бұрын
Wlh ninkas waa laandhere cadawgisa yaqan afawerki guul iyo gobonimo
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 18 күн бұрын
HADDA KA HOR AYAAN SHEEGAY INUU ISMAACIIL YAHAY JAAJUUS ITOOBIYA SHAQEEYO
@jamalportal73
@jamalportal73 18 күн бұрын
Jabuti Somaliya Eritrea iyo Masar deg deg ha u qabteen haday mardambe warkaas ku celiyaan Itoobiya dekked iyo bad midna uma ogolin.
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 18 күн бұрын
Kkkkk Wa runta hadalka. Lkn waxa la iskuhayo maha deked.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 18 күн бұрын
Xasadka Soomaaliland cidwalba ha ahado sidaa iyo si ka xun ayay ku dhaceysa 😂😂😂😂 soomaaliyna Waan sugeyna ileen
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 18 күн бұрын
Oromo afsomaliga baratey weeynu raafi somaliya soomaalibaa leh from hargeysa
@SaidAbadid
@SaidAbadid 18 күн бұрын
Tadjoura is far from boarder
@AbdiAgood
@AbdiAgood 18 күн бұрын
Tabin wacan😂❤❤
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 18 күн бұрын
Ismaciil illaahow naga qabo
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 18 күн бұрын
God bless Somaliland
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 18 күн бұрын
Ina cudur Omar Geelle godkiisii bay biyo uugu soo galeen meelkaste farahuu lagalay bal maxaa arimaha Ethiopia iyo somali dhex wadda ma united nations kii baa mise waa african union?
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 18 күн бұрын
8:40 waa intaa warku ma ogayn odayn jamac dubaaladiisu inay sidaa udheertay isagoo reerkiisa tunka kuwatuun baan arki jiray
@abdisharif8315
@abdisharif8315 18 күн бұрын
WAA FASHILIN ETHIOPIA AY KU SAMAYNAYSO DJIBOUTI AYNA TUSAYSO ADUUNKA GARDARADA ETHIOPIA AY KU HAYSO DAWLADA SOOMAALIYA.
@24Haai20
@24Haai20 18 күн бұрын
Bal eeg sida Dawladda Eritrea uga falcelisay Dekad Dhulka Djibouti dhexdiisa ku taalla laakiin ku dheggan xadka Dalka Eritrea oo Ethiopia loo ogolaado in ay isticmaasho. Eritrea waxay garatay ama ay ka walwashay maxay u garan waayeen kuwa oranaya Ethiopia waa walaalaheen, waa saaxiibadeen, iyo waannu ka faa’iidaynaa halka ay iyadu leedahay waa inaan helaa Dekad ay Ethiopia leedahay oo ay isticmaasho kana heshaa gudaha Soomaaliya!
@CamuudAwed
@CamuudAwed 18 күн бұрын
Way iska cadayd in Aanay Erritrea u dulqaadan doonin Isku dayga jabuuti iyo damaaciga Jabuuti
@abdisharif8315
@abdisharif8315 18 күн бұрын
WALLAAHAY ERITREA WAA QEYLISAY WAAYO WAXAA LA DUL KEENAY CADOWGEEDA, XAALAD LA KALA QEYLINAYO AYAA BILAABMAY MAXAA WAX IS DIIDAN ISDABAYAAL
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 18 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@abdicash8787
@abdicash8787 18 күн бұрын
Guuul somaliland....yaa sababay
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 18 күн бұрын
Waaw
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 18 күн бұрын
Eritrea Guleyso ayan leyahay Jabuuti Way isku xarte
@hajishige6963
@hajishige6963 18 күн бұрын
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 18 күн бұрын
Anaga shaydanka ayanodham.somaliland
@casalasal6466
@casalasal6466 18 күн бұрын
AFRIKA HA OLOSHO IGA DHEH ERITAREYA XABADA NOO BILOW DHEH
@sahroali1196
@sahroali1196 18 күн бұрын
Jabuuti.&elereria Ayaan.uhiilina
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 18 күн бұрын
Eryteria ayaa fiican.
@farhanhassan72
@farhanhassan72 18 күн бұрын
Aad baan uso dhawnayna in iriteriya ay geele calool kiish afka uga kaadshan😂
@roobocadeey688
@roobocadeey688 18 күн бұрын
😂😂😂😂
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 18 күн бұрын
Warwanagsan ilahow cadawgayaga cadow kafiya kubeeg beloy hoo jabuti
@Afarbaxa-j3t
@Afarbaxa-j3t 18 күн бұрын
Hoyo dawass
@JamaAbdullahiQalinle
@JamaAbdullahiQalinle 18 күн бұрын
Kkkkkkkkk Jaamac neef weligaa arin Somaliland guul u ah maad ka Hadlle maanta miyaad is ilowday mise viewga iyo comentigaa arintan kuugu badanaaya kkkkkkk
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 18 күн бұрын
Muse Bixi is not easy 😅😂😂😎
@abbdll
@abbdll 18 күн бұрын
Waa la isku booteynayaa bal ereteriya maxaa ka quseeyo arimaha jabuuti.
@RobereyDavid
@RobereyDavid 17 күн бұрын
Ma Aduuunkaaa Wax ku Wabaneysaaa
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 18 күн бұрын
War jamac ereteria gajoo iya laaysay tajora na 250 kilo mitir iyay cidanka jabuuti kasi xiigan ereteria oo xaadkay joogan anaka nawaaydi sxb
@kassimmohamed9541
@kassimmohamed9541 18 күн бұрын
Dadka way iska hadlaan they don't know nothing haa layabin Ereteriya wax kale uu haystaan yaab
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 17 күн бұрын
Car Eriteria iska celiya intaad Isleedihiin Somaliland go'doomiya!
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 17 күн бұрын
@@Ahmed-v6g8g miskin iya tahay cidlo ka hadlaya shiibirayahaw hessa .
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 17 күн бұрын
@@Abdihoussein1990 reer jabutow waxuun baydun cuniye iimaanka adkaysta Somaliland oo la Ictiraafo arsaaqadiinu ku go'i maysee hhhhhh
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 17 күн бұрын
@@Ahmed-v6g8g citiraf somaliland waxba uma hayo ilahay baa wax uu haya ee umada somaliyeed haka dheexbixiina ee somali la heeshiya dhankastee waxad rabtan waad helaysiin xabashii wlhi waxba kuma hayoo ilahay iyo somali nimadu ha ni deeqdoo waxkastee waad helaysiin
@abdinasir7998
@abdinasir7998 15 күн бұрын
Aadbay usaxan tahay erateriya wana gesiyal geska afrika oo dhan ka naxaya wana ku saxantahay...
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 18 күн бұрын
Kkk
@gureymax7639
@gureymax7639 18 күн бұрын
Waa raganimo inaad waxaaga diido oo misana aad wax dad kale ay leeyihiin aad u diido ninka aad is heydaan
@musesiciid3367
@musesiciid3367 18 күн бұрын
Djabuuti futadeeda ayeey ku Khamaraysa ilaashta futadina Reer Djbuuti 😂😂 afwarki is fiilato ayuu qaba
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 17 күн бұрын
Run sheeg oo dheh in Berbera iyo somaliland hilfaha.loogu laabo
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 15 күн бұрын
Adiga ayaa kadaran oo itobia moodo in ay nooshahay itobian arlenis hadii ay hotel aykudajiso adoo taransit bananka hadad ubax̌do mas uulkama aha 20kiiloo km bananka adisababa afduub ayaa kasocda away itobiyada nool badda somalia in lagu mideyo ayuurabay weeyna kudiiden
@XamdaCumar-m6h
@XamdaCumar-m6h 18 күн бұрын
Somaliland guul guulaysatey 😂😂
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 18 күн бұрын
Waa runteed eletariya xaqbay uleedahay in ay iska difaacdo dagaalka loosooraray
@amnaali8642
@amnaali8642 18 күн бұрын
asc war ka daaya qashinka itobiya iyo waxey wadato buunbuuninta ee soo daa dhaha waxey hayaan fadlan❤GUUUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴CAWAALE ❤
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 18 күн бұрын
Waan kugu taageersanahey in Shaqsi kasta oo Ethiopia buun buuniya in hawada laga xiro
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 18 күн бұрын
Ra’yigaa waa kula qabaa libaax.
@popular7493
@popular7493 18 күн бұрын
❤Somalia 🇸🇴
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 18 күн бұрын
Maxaa gacan la iskula tagayaah haday gacan tagto tuugaah jabayah iyo kuwa burcadaah
@cayaarshealiomar877
@cayaarshealiomar877 18 күн бұрын
Jabuuti halooduceeyo
@akhalif579
@akhalif579 18 күн бұрын
Map miyuu yaqaan malaheege ayuu ku haya hhh. Waa uu iska xoigsada tutube ka
@CaliDhabar-wi1ef
@CaliDhabar-wi1ef 14 күн бұрын
J visite dans les 1980 les freres ennemie
@faridahmed3518
@faridahmed3518 18 күн бұрын
U ubso warka.. Tadjoura uma dhawaa Eritrea
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 18 күн бұрын
Munaafaq hadaad natidhi jabuutibaa waxdajinaysa kkkkk war
@OmarIsmaelAden
@OmarIsmaelAden 18 күн бұрын
France heshis diifac buu Ismail Omar buu lasexeedey hal bil ka hore Ismail calol
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 17 күн бұрын
Xasan gur gurti ka danbeya eriterya ninka ha so qabato geele ku shaqysnaya 😂😂😂
@saidahmed3524
@saidahmed3524 18 күн бұрын
Soomaali ha soo dhaweyso arintaas ariteriya, hadii jabuuti arintaa ku kacdo waa itoobiya ha qaadato jabuuti hadhowna eriteriya iyo soomaaliya ha isku fidiso itoobiya.
@dahermahamoudoumalker3189
@dahermahamoudoumalker3189 18 күн бұрын
waa 2008
@YurubAyuub
@YurubAyuub 18 күн бұрын
somlallnd aayaaa uhiilin jirtay kuwiina way isnacsiiyeen xaasid nimadii ayaaa ku cadaatay hal weeraro
@Afarbaxa-j3t
@Afarbaxa-j3t 18 күн бұрын
Hoyo dawass, hoyoda uchug qafartu 2mitir walalkedu bay kuu dilta qamoo. Orodow Hoyodada kuu oyoo gudaf yohow
@Gureey-l6k
@Gureey-l6k 18 күн бұрын
Kkkkk jabuuti waxanba ka yeeleynin itopia itopia goop amaan ayeey rabtaa malintu jabuti qalinka ku dugo inu bixiyay dhulka canfarta sacado guduhooda dhulka waxa la waregeyso kuuriya africa erteria😅
@Afarbaxa-j3t
@Afarbaxa-j3t 18 күн бұрын
Tadjoura isyas malee ni ethiopia malee
@CamuudAwed
@CamuudAwed 18 күн бұрын
Hhhhhhhhh
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 18 күн бұрын
Itoobiya bad maleh ee hunguriga dadkka kaceshadhe
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 17 күн бұрын
Geele waa fulay eriterya malin walba dhulkisa igu hanjbysa aano ka hadli karin 😂😂😂
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 18 күн бұрын
Cadawgayaga ilaahsy cadaw hakusalido anagu sidiina cuqdad maqabno oo daacadbasnahay wuu eedaa dsdkan iyo dalkan cida xaasida sida cagdheerta
@muhanadmustafa87
@muhanadmustafa87 18 күн бұрын
hawartan irmanka ah ilaa hada gumeystaha fransiska luqadoda adegsada wali ee rer jabuti afgambi la.yihiin ee somaliya dhinac kagumadaya csrsbtu adegsato eretariya markan fursad ineysiiso ha udiido dhagaha iney ku dhufado waaye waa dad wali siyasada istajiidiga aqon ulaheyn waa kalay oo cad halkan eretariya halkan kaduqey gele xafadisa ayay biyo ugu so.galayan markan
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 18 күн бұрын
Eratariya. Dekeda. Mayadaa. Leh. Maxaa. Ka. Qaldan. Dadkaann wax. Falanqeeya. Ee. Somalida. Magaceeda. Sheegta. !!!
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 18 күн бұрын
Adkaatey😂
@ibruae2720
@ibruae2720 18 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk ninka la dooanyo wa elatareeya kkk wan iu ogatay 😂😂😂😂😂😂
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jaamcoow. Waraabowcaaadi ma ha''''''''''
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 18 күн бұрын
Afawerki wanintaagtey 😂😂 aktisa Qorilagama jabsankaro Gobolkodhan wuxusan ralika.ahayn kamasoconayaan😂
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 18 күн бұрын
Wale muse bixi ciyar maha weysugu diray kuligod soomaali iyo Ethiopian masar iyo Ethiopian Elatareya iyo jabuuri kuli weysku diray muse bixi
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 18 күн бұрын
Oromooy sowdigii lahaa Itoobiya Dhul bay qaadanaysaa, Jabuuti ma Dhulkeeda ayey cid siinaysaa?
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 18 күн бұрын
Hii foolhardy xumaa ee doofaarka ahaa ayaa hadlaya
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 18 күн бұрын
Adeer uus buur ina Geele baa Abiye Axmaar kasii daran Maxaa yeeley Waxaa ka buuxa Caqli foorara Waana Nin Si khaldan u fikiraya oo xisaabta si khaldan isugu dhuftey Wuxuu ku fikirayaa Somali ha Isku Mashquusho oo Qabiil Qabiil Isugu dir hadii kale Somaliweyn bey u fikirayaan Xassan dhiiqo oo Ayax ah no vision no strategy No dignity na intaas buu geele Usoo dhiibey kuba cawaanta ah ee Xassan diirato Qabyaalada Ku daba yaacaya na Waa Kubo aan dantood garaneynin Eliteriya xaqbey u leedahey iney Amnigeeda dhifaacato Anigoo ah one of the Somali nationalists ❤ baa handharedh%100 u taageersani in the mayor of Addis Ababa loo diido Viva Somaliweyn Viva Eliteriya
عبدالله الشريف | حلقة 23 | فجرني شكراً | الموسم الثامن
14:29
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,1 МЛН
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 50 М.
Garad Jamacow Absame Masar-bu difaac ugu Jiraaye Wardher u Gurmo
15:07