Said Mussa somali land ma jirto wa somali waqooyi viva dalkeena hooyo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@habashsomali60766 жыл бұрын
Hadii larabo in Europe lagu nolada luuqada Banadiga waa in labartaa
@sussu87606 жыл бұрын
mashaqeystayaal aduunku anaga un muxuu noo bahdiley sababtu waa faaiido malihin ceydh baan rabnaa ma shaqo jeclin nagaheenu gurigey fadhiyaan nimanku coffee baa lawada fadhiyaa balwadana laqarsadaa dee sida aan isku dhaano walalayaaal midkastoo isleh lagaama ceshan karo adiga waa nalagu soo socdaa waa in aan dalkena wax kaqabsanaa qurbo faido maleh
@kowsarblack80106 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@isxaaqmaxamed8546 жыл бұрын
Norway Ma rabto qaxoonti iyo muslim Toona Marka Adeer waxba Ha isku dhajinina dalkiina ku noqda Waan dareemaya way dhib badantahy qof magangalyo la siiyay oo la gala noqday hadana Norway waa dawlada kaliya ee xita baadha facebooka qofka waa uskag
@proamiin52486 жыл бұрын
somalia people wad cebaysen eee aada dhulkiinii
@AA-fu6xg6 жыл бұрын
Iyagoo wadamo kale ama gobolo aan banaadir ahen kaso jeeda aye sheganayan iney Banaadir kaso jeedan marka hore barta lahjada banaadir loga hadlo kadib sheegta hhh
@mohameddahirmohamed31416 жыл бұрын
Subxaanalaah
@saidmussa64616 жыл бұрын
Somalida oo dhan haku daydaan dadka dagan Norway Sheegey ineysan ka soo jeedin somalia dhaman dadka ku nool Scandinavian iyo Holland waa in la raacaa raadaka ay ka soo jeedan sheega please magacii somali waa for sale
@eagleeyes97586 жыл бұрын
Wixii somaliland ka soo jeeda ha laga qaado sharciyada diba na haloo celiyo.