Inaalilaahiwainaa ileehiraajicuuna falaqeenta kadaaya xumaanta kor ha uqaadina allahii idin abuuray ka baqa
@Nadiir20245 күн бұрын
Take the man to home care he dont need more confusion again
@saimurmohamed24665 күн бұрын
Nin abaha ku cawiyay waa inaad abalmarisaa
@SahrujaSheikh6 күн бұрын
Walaal odayga asxaan baad usoo kaxaysee isbaaro ma,ahane odaygee dadkiisii haday u yimaadeen ku wareeji caruurtiisa bes no qabiil qabiil waxbo uma hayaan horeyba way ku fiirsan jireen marka ilmihiisaaba joogaan maxaa ka quseeyo war baxa dheh
@NimoKhalif-g5w6 күн бұрын
War abahod oo joqoraa ah ayey hadlayaan ceb loma dhinto rerka iladkaa
@nasteehshariif2506 күн бұрын
maalintii uu dayacnaa ee uu ubaahnaa maxey u som raadin waayeen uu barafka uujiifey maanta markii lacak uu hele eey qabiil ku sooraadiyeen waakacgraadis ee wiila maskiinka ah hadaayaano
@samiraamira-xo4wg6 күн бұрын
WAR ODAYGII DHULBAHANTE' BUSINESS AYUUBA NOQDAY' BANK 🏦🏧 AYAABA LAGA FURTAY' FUAD YARE WUU KU MHDSNYHY' HAWSHUU QABTAY' LKN RISK HAKU GELINE ODAYGA ISKA WAREEJI' MAXAA CULAYS ISU GELINNEE
@saimurmohamed24665 күн бұрын
Maxa lagarabaa
@FoosiyaAli5 күн бұрын
Lasagna yaan laraacin laakii Haku wareejiyaan waa tuugo lacag marshal markaa hallo hayo lacgta hana LA raaciyo
@nasteehshariif2506 күн бұрын
lacagta halaga soceliyo hadey wataan
@bilanjama48205 күн бұрын
Markuu dhahaayo ninkaan odeyga sharci aan ku bixinaa misagaa odeyga sharci ku helay oo dowladu siisay isagaba dariiquu kasoo qaatay hadana dariiqii haku celiyo qofkii rabo hakaxaysto police ka isagay xiraysaa sababtoo ah odeyga waxba ma wadaagaan lakiin inuu ku caan baxo buu rabaa
@SafiaHussein-v4q6 күн бұрын
Markii uu dayacna uu barafka jiifey maxay ukaxeysan waayen, markii la xanaaneyey ayay qabiil iyo hunguri usoo raaceen, waxaa imaan doonta isagoo ay soo tuureen
@madingakok6 күн бұрын
Sax.correct 💯
@User-s5z2t5 күн бұрын
Inta qabiil la cabudaayo. oo dadka ceebtooday Laraadinayo. Qofna wax wanaag ah magaarayo nin dhalin yarda ah wanaag buu sameeyey lakiin dad xun baa helay