Niman ka tirsan AS. oo ka yaabsaday Taliye Shuute! Maxkamada ayaan weerar ku soo qaadi rabaa

  Рет қаралды 170,135

OGAAL TV

OGAAL TV

Күн бұрын

OGAAL TV

Пікірлер: 175
@MaxamedFangase
@MaxamedFangase 4 күн бұрын
Askarigaas bilad sharaf halasiiyo walaahay sharaf baan uhaaya ❤❤❤❤
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 4 күн бұрын
Alhamdulillaah hadiiba la soo qabtey Wallahi wax badan dhibaato ayeey geeysan lahaayeen naf iyo maalba. Qabta waa ay na dhibeene Alloow na dhaafi Qawaarij Aamiiin
@SaajidSomaali-o6s
@SaajidSomaali-o6s Күн бұрын
Sxb kuwaan madaxdooda so ma maqna wllh dowlada shaqo fcn ayad heydan kuwa maqan cudur ey ku dhamaadan allah kurido kuwana dil iyo wasmo kow aloga siyo ama idhiiba wayo waa daahineysan xukunka kadib 3 daqiiqo kabdn yey si nolanin cil badana😮😮😮💪💪💪😆🖕🖕🖕
@IkraanAhmed-pc6yt
@IkraanAhmed-pc6yt 4 сағат бұрын
😂
@IlhaanCadaawe
@IlhaanCadaawe 4 күн бұрын
From tiktok😂❤
@HiboAli-k7o
@HiboAli-k7o 3 күн бұрын
Alxamdulillah Alxamdulillah way kumahadsanyihiiiiin waxqabadkoooda
@aianabdi9189
@aianabdi9189 6 күн бұрын
Shuute wax kayabiyu arkay sidii dad dhagool cml u gacmaha kalahadlayaa😂 illahow Naga qabo sharwadayaasha
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 2 күн бұрын
cadaw ilahay umada kasoqabtay fashilma oo gubta🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
@Mohadeene
@Mohadeene 4 күн бұрын
Ninka askariga wlhi waa geesi daacada ilaah shaqadiisa Alaha ufududeeyo in ladalacsiiyo ayuu mudunyhy
@AkKareem-lo9nd
@AkKareem-lo9nd 4 күн бұрын
Dil toogasho halagu xukumo waan arkayna hadu kaftamaayo
@abukarmaxamedcali7335
@abukarmaxamedcali7335 6 күн бұрын
Bireees aaa abaay abaay waba horror caadi ah kuwaan yarapi😢
@aishamawlid
@aishamawlid 5 күн бұрын
Cabsi cabsi iyo indha adeeg
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 4 күн бұрын
Wayaabe Alhamdulillah hadibo lasoqabte kan hmsirtana sifican halogaduro kadibna haa
@Daudabdikadirmohamed
@Daudabdikadirmohamed 3 күн бұрын
Waa mujaahid iiman badan
@ummusafa8394
@ummusafa8394 5 күн бұрын
Anigu waxaan qaba in nimankaan oo kale Aan loo ogolaan kuwa difacaya ee sitoos Ah waajibkooda looga waraabiyo dalimiinta Aan naxariista laheen
@Bashkainaxuseenbaruud
@Bashkainaxuseenbaruud 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@siradm
@siradm 6 күн бұрын
Asna waa laga yaabsan doonaa
@Samiirluckyproduction
@Samiirluckyproduction 6 күн бұрын
Yaaah Qori ii keen Anaa ku Tusaayo Ku Lahaa Balaayo Indho adag War Kan Ilahey ha naga qabto Wlhi Waa Horor Caadi oo dad cun ah kan Yaa Magaalada Lagu sii deyn 🥺😭
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 5 күн бұрын
Qorikeen waxabakadaran maxkamadan aad hada fadhiso ayaan shaqoka qabanrabay 😅😅😅
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 5 күн бұрын
Mogadisho Qatar badan ka jirta Kuwan indha adeegoda killers waaye subxana allaha 2025year
@MacanowAli-i4z
@MacanowAli-i4z 15 сағат бұрын
@MuscabCr-x5o
@MuscabCr-x5o 6 күн бұрын
in dho adka qori ken kulahaa😂😂
@ShaafiyoCabdi
@ShaafiyoCabdi 5 күн бұрын
hada waxan maqareenba difacaya waa cajiib wlhi😢
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 2 күн бұрын
indhaha berla calol adaga wali way sirxanyihin indha adaga halatogto khawarjta 😭😭😭😭😭😭😭🙏
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 5 күн бұрын
Kuwan geesinimada kujirto dhalkeena ayee noogu difaaci karaan cadowga Ethiopianka. Yan la dilin . Hala adeegsato . Halo adeegsato difaaca dalka . Nafta waa qaali
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x 4 күн бұрын
Naxariis daradaan itoobiyo waa ubaahantahay malin aan arkay wiil soomaliya ay ay suxun isilcinayeen aa ilaa xaniiyha kajareen indhaha kabaxsheen kuwaas alle meel xun haka baxsho itoobiyo waa cadow ama yahuud afrika waa itoobiyaan
@abdiwahidahmed896
@abdiwahidahmed896 Күн бұрын
Shuute ku waan in ay ku cunaan baan ka baqayaa
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 4 күн бұрын
SubxanaAllaaaaaah
@Hamdi-n7p
@Hamdi-n7p 22 сағат бұрын
Nin Naftisa inu gubo rabo ma Dad kale unaxayo
@AbdirahmanAsad-c2h
@AbdirahmanAsad-c2h 2 күн бұрын
Who gave shabaab access to legal rights??😢😮
@NimcoCabdiraxmaan-re5wt
@NimcoCabdiraxmaan-re5wt 4 күн бұрын
Alla ninku indha adkaa ma anaa dhalay😂😮
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
Adaa dhalay adna waa lagu soo qabanaa laakiin waa geesi mujaahida ladagaalamaayo gaaladaan murtadiinta ah
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 Күн бұрын
Adan waba diil asagu dhaqan celinti yaba lugu kari waye😂
@leymoonl4297
@leymoonl4297 5 күн бұрын
Eehe iihii… Shuute is another level 😅😅😅
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 2 күн бұрын
😂😂😂😂 cajiib calool adaygiyo qofa 😂😂😂😂😂😂😂🙏
@modeeq7637
@modeeq7637 5 күн бұрын
Balabalaaa wax matareyse bananka geeye hana latogto sidhaqso ah 😊
@MaajidoAbdikarim
@MaajidoAbdikarim 3 күн бұрын
Xabad keen kulahaa shuute marba aakhiro loo diri lhaa😂😂
@KuuseyMaxamed
@KuuseyMaxamed 2 күн бұрын
Waa jareeer bal eega nacala hooyadi kuyaaal
@AkaakuuCrashiid-w3l
@AkaakuuCrashiid-w3l Күн бұрын
War ninka cabsi dhan ka ma.muuqatee
@abdiwahabadam7147
@abdiwahabadam7147 4 күн бұрын
Waxan maxkamad ma ahan ee dadkan noocan ah waa in aadan xittaa wareysi ka qaadin.waa in la toogtaa
@abdikheirabdirahman6917
@abdikheirabdirahman6917 Күн бұрын
Indaindey mataqana kulaha😅😅
@ShadoorCali
@ShadoorCali 5 күн бұрын
Waaba kuwa is qarxiya kuwan indho adakaa laaaya
@SheeqmauqtaarNuur
@SheeqmauqtaarNuur 5 күн бұрын
Asc anigamuuqaalkaan waandaawadey waxaanlayaabanahay abukaatashaasha. Al shawaabmiyaa .soomaaliya intii alshawaabjookto nabad.malehelaayo.ogaad
@umadunya9699
@umadunya9699 5 күн бұрын
AS 75% Raxanweeyn maxaa ka dhigay Subxaana’allaah
@izackali2861
@izackali2861 5 күн бұрын
Mxa yele dagmoyinka iyo magaloyinka ey kataliyan aya ah jilib jamame bay iyo bakol intaba raxaween aya dagaa midakale wa dad masakin ah oo si daqso loo ibsan karo 😂😂
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 5 күн бұрын
Waxaa uu badan Abgal iyo habargidir
@Idirisxuseeniftiin
@Idirisxuseeniftiin 5 күн бұрын
Geesinimadoodi ayaa kadhigtey
@aadanmohamed6976
@aadanmohamed6976 5 күн бұрын
Geesinima u geysay bro
@mahamed-ub8qs
@mahamed-ub8qs 6 күн бұрын
M.a ciidamada xooga dalka hanooladaan ☠️👨‍✈️
@MahamedMoussa-r4g
@MahamedMoussa-r4g 21 сағат бұрын
tuug ba tahay iis muji Nin hada tahay
@Abdi-f4p
@Abdi-f4p 3 күн бұрын
Xoog badanaa balaayo gafuur weyn 4nin oo jileec ah ayaa celi weyday ka waran toloow xoo cunye waq furuq dilyee😂
@HassanhusseinMohamed-q2r
@HassanhusseinMohamed-q2r 2 күн бұрын
M,a
@IfraaxShaafi
@IfraaxShaafi 6 күн бұрын
iilaah umada hakaqabto nimanka
@sacdiyoxuseenmaxamed1982
@sacdiyoxuseenmaxamed1982 3 күн бұрын
Subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh subaxaanaallh 😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️😢😢😢😢😢😢😢😢
@LegendAhmed1997
@LegendAhmed1997 4 күн бұрын
Eey eey dhashay hada kahor anoo laascanood meel layirahdo ka imid oo tahriib wakhtigaa usocdo bay waajid igu dili gareen khawaariijtan waxaa I badbaadisay gabar yar xawaadla ah oo aan isla soconay american markii danbe kuarkay gabdhii ilahay hasharfee iga badbaadisay eelaydan
@CaliMahad-tk1ne
@CaliMahad-tk1ne Сағат бұрын
Ocadaa
@MaxamedFangase
@MaxamedFangase 4 күн бұрын
Walaahay waa iga yaabiyeen kuwaan 😂😂😂😂 dadkaan quraanka kaliyaa labaray tafsiirka quraanka lamabarin waa xoolo
@AmiiroCilmi1184
@AmiiroCilmi1184 2 күн бұрын
Indha adgaa kuwaan😂
@ShariifoAxmed-x6k
@ShariifoAxmed-x6k 5 күн бұрын
Alla dulqad badana
@MaxamedCbdallh
@MaxamedCbdallh 5 күн бұрын
😂😂whi shuti nin sawar badan oo aqon yahay waye whi wayo sida qofka usu alayo hadane jawab qaldan lasinayo sidu ugu dajinayo qofka bal arak
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
Adiga maxaa sameyn lahayd 😂😂 kuwa isfiilatada qabo miyaa ku jirtaa amuu kugu tuntaa ninka mujaahidka ah geesiga ah murtadiinta magacooda ka cabsadaan
@MaxamedCbdallh
@MaxamedCbdallh 3 күн бұрын
@MaxamuudDaahir-lq1ff hhh oo murtidka iyo galada asheygosan war dadka masakinta oo beyra leyda oba aqon lahen waligis xamar ama magalo arkin Aya wadankisa waxa ugu dhikten ine Galo jokto xamarka lasheygayo waligis ma arkin Aya dhaheysa mujahid waye whi adinka magacina mujahid mahin mu jahil waye wayo jahil Aya tihin hadu jahil ahalahi midkan sodirten San uma hatlen wadan kale Inu jogo ayu Moda wayo waxas idinka uso awrisen wakay kalay baxsada bal muga idin ada awud ledihin
@shaybefarah1910
@shaybefarah1910 5 күн бұрын
Maaha askarta in la waraysto si public ah si kaartooyinka u badalin ama fahmin
@MaslahMire-u7k
@MaslahMire-u7k 6 күн бұрын
elaay wasqadaa hala laayo bastarintaan ugusta ugu waalan ugusta elaayda ah
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 6 күн бұрын
Kan so qabtayna waa eelay ee isagana ugus miyaa xoolo
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 6 күн бұрын
@@axmedcumar8907 waxaan dhıhı raby ayaa dhahday
@munahaile481
@munahaile481 5 күн бұрын
Cuqdad baa ku heeso dee kuwina waa ku jiraan halalay dhaman
@PrinceNuurey-bf8gr
@PrinceNuurey-bf8gr 5 күн бұрын
Warya aflagadad daa shabab qof walipa ki tirsan❤
@aadanmohamed6976
@aadanmohamed6976 5 күн бұрын
Haday saas ku dhamanayan kaali dhame bastirkaada tahay wase
@AbdirahmanAsad-c2h
@AbdirahmanAsad-c2h 2 күн бұрын
Daraawalka waa in 600sano lagu xukumaa...qalad marlabaad madhaco
@SuheybYare-h5t
@SuheybYare-h5t 3 күн бұрын
New kante of baydhabo😂
@SaudaIbrahim-t9k
@SaudaIbrahim-t9k 6 күн бұрын
Balaya nigu dacday😢Xasidiin
@Kedismedia
@Kedismedia 5 күн бұрын
Manaweydisay in aan galo raac sanahay iyo inkale
@roorayedhul3939
@roorayedhul3939 23 сағат бұрын
Waar ninkan yaab badanaa maxkamada horteeda Ayaa kaleeyahay hadan kusocdaa
@mustafabarkhad2482
@mustafabarkhad2482 4 күн бұрын
Wali qiiradii janad galaysan ba haysa maxay khiyaali Amineen
@AbbasAdan-cw4tr
@AbbasAdan-cw4tr 5 күн бұрын
Kuwan udoodaya dadkan already cadaysanaya dambigooda inlala xidho iyaga lagtirkooda
@OfficialMarwaan
@OfficialMarwaan 6 күн бұрын
Eelaayda xamar halaga Raafo sidi maxamed siyad bare xamar uga safrijirey Eelayda oodhan wa cadow,
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 6 күн бұрын
War walaalow beenta naga jooji inagoo raxweyn hadana al shabab wax aaan ka nacbanahey ma jirto marka intaan yar al shabab racdey nababa mataalaan ayaga kalya iska leh eixii sameeyaan ee dadka daa😮
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 6 күн бұрын
Askiraga qabtay oo bursaday qabiilkka yahay ma ogtahy
@aadanmohamed6976
@aadanmohamed6976 5 күн бұрын
Xamar hooyada miya iska leh kali naga saar
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
​@@CabdulaahiKow2 daacadaa tahay libaax xamar ma eedidiisa iska leh war gaalada xamar joogto waa lagu jihaada jihaadkana wuu soconaa ilaa qiyaamaha
@AdoontiAlle-o7l
@AdoontiAlle-o7l Күн бұрын
Saabuuqo waciilan yahay haaladiilo sabooqo. Meeshi. Lagu. Arko wayo. Wacadoga soomaliiya. Wana. Kuufar ciilaan
@rayan..abdyrashid71
@rayan..abdyrashid71 6 күн бұрын
Kan 1aad Jaahilnimadii uu indha adeg ku darsady😂😂
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
Ar amuu ku cunaa 😂😂😂siilka qarax bum kaaga siiyaa
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 5 күн бұрын
Qori keen kulahaa 😅😅😅 indho adkaaa
@ShaymaAli-u7k
@ShaymaAli-u7k 6 күн бұрын
Niinka kowad Quruxda wx u Dheer Maskax io kartii Rag nimo leeh m.a Asaga Kle ay SOMaliya u Qalabta wllhi Guleys Inadr Cawdga u Nolaw🫡
@OfficialMarwaan
@OfficialMarwaan 6 күн бұрын
ma dhigya cab baa ledahy wo qurxan yahay khawarijta ka mid tahay malaha😂
@AmalXurshaw
@AmalXurshaw 5 күн бұрын
@@OfficialMarwaanwax Hubso muusow 😂😂
@Shugrimahad-i8n
@Shugrimahad-i8n 5 күн бұрын
Askariga maa sheegeysaa wllo
@nadaaracumar
@nadaaracumar 5 күн бұрын
keee waay kaas inby
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
​@@AmalXurshaw qurux ley ayaa tahay ee afarahan kabax yarey
@AwuukarIsmaan
@AwuukarIsmaan 3 күн бұрын
Qas
@AbdiNasir-f9g
@AbdiNasir-f9g 5 күн бұрын
Haddaan kuwan la toogan , caddaalad ma jirto
@FarxaanDaarod-y4f
@FarxaanDaarod-y4f 4 күн бұрын
Ok i
@LaylaAxmedIbraahim-z9b
@LaylaAxmedIbraahim-z9b 4 күн бұрын
Ninkan haladilo
@mape19
@mape19 5 күн бұрын
Jihaadku waa waajib😂😂
@xafsasaleeban8743
@xafsasaleeban8743 5 күн бұрын
Xabad keen an ku tuze KulaHa 😂😂😂
@MaslahMire-u7k
@MaslahMire-u7k 6 күн бұрын
ilmahaan xun xun ayee wacelen wayney kuwani ciidan ma ahan niman tabcaan
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
Adiga habar fadhidaa tahay ee gabdhaha canjeerada ladub waa lagugu dul raaxeysanaa walaahi khaa inul diinyahaw mareykanka caabuda
@MuxsinCade-o5i
@MuxsinCade-o5i 5 күн бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐡𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐫𝐞𝐬𝐨 𝐰𝐥𝐡𝐢💯
@Markos....2026
@Markos....2026 4 күн бұрын
Soo xaaar
@calicusmaan-q8q
@calicusmaan-q8q 4 күн бұрын
Waaa dad maskaxda laga adoonsaday oo laga dhaadhiciyey jano ayaad galeysiin ee jihaada hal xadiisna magaranaayaan Fikirkaan hala dabargooyo kuwa hada latashkiilinayo ayaa kadaran
@akramak4760
@akramak4760 5 күн бұрын
From TikTok inta eh😂✋🏻
@SumayoMaxamad-ne5yo
@SumayoMaxamad-ne5yo 5 күн бұрын
Waykan😂😂
@midnimochannel4274
@midnimochannel4274 4 күн бұрын
Shaati cagaarka itoobiya kuwii ayaanti lagu qabtay oo kujiray
@ihsanihsan3082
@ihsanihsan3082 Күн бұрын
Dadkanokale sidhakhso ah holotogto muryantan somali ma aho
@MohamedAhmed-jh8kq
@MohamedAhmed-jh8kq 5 күн бұрын
Kwan palestinian xalageyo israel xaladigalamene
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 4 күн бұрын
In dho adagaa in ay dad dilan ayey u so Shaqo tagen
@ShamsaMuse-du3yg
@ShamsaMuse-du3yg 4 күн бұрын
kuwaan kuli tiirka hala geeyo aqibo maleh waa horor
@SafaXuseen-o4u
@SafaXuseen-o4u 6 күн бұрын
Hala toogto nacalada
@munahaile481
@munahaile481 5 күн бұрын
Hala qalo dheh
@Axmedcmagan
@Axmedcmagan 5 күн бұрын
si ay sirta ubixiyaan waa in mid mid loo wareysto
@HiboAli-k7o
@HiboAli-k7o 3 күн бұрын
Kan buuuran ma abukaaata kkkk orod gym aaaad baruuur yayahey socoto
@zakisurad
@zakisurad 2 күн бұрын
Amuu gus afka kaa galiyaa
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 4 күн бұрын
Kuwaan caadi ma ahan.
@AsmahanCali
@AsmahanCali 5 күн бұрын
Mudane gudomiye waxan kacodsanayaa qof as ah in adan daynin
@AnasMohamed-v8f
@AnasMohamed-v8f 5 күн бұрын
Anas
@AbukarMaxamedaxmed
@AbukarMaxamedaxmed 4 күн бұрын
Wx igayabiy qori idhiib kulah balo kugudhacday dofarad dilkuxukun
@SomaliTube505
@SomaliTube505 4 күн бұрын
Cadaalada hala marsiiyo dhiigyo cabta uso dagaal tagay inay hooyo soamaali iyo aabo soomali inay dilaan. Dil toogasho
@rayantw3821
@rayantw3821 4 күн бұрын
Kuwann hala dilo kaw halaga siyo
@MalinkaWeyn
@MalinkaWeyn 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waxaan filin miyaa asxabey Sheekadaan waa fahmi la ahay Badalki qoryaha mindiyo miyey wateen Ciyaal weero ameeyihiin ragaan..hhhhh Dhagax ayaa lakarinooyaa meshan wlh
@Ilyescadeyaer
@Ilyescadeyaer 5 күн бұрын
War kan indhaha halaga bajiyo lugaha iyo gamcaha halaga jaro dhagahana laami kuleel halooku shuwo hana lasii daayo kan jarerka iyo kan xabsiga horey usoo marey sas yeela si kuwa kale ey uku wansa qaàtaan boska shuute hadan jogi lahaa midka jarerka qori haley keno dhahayey qori faaruq inane udhiiibo markuu iku soo taagana madaxan qaadi lahaa ilaah baa iga sareeyee xitaa hadii ladoño haley togte kuwa kalana wey cabsi gali laheyt shawabtaba idinkaa magac uyeelo sidey uhadlayaan afartaba waba dad isku kalsoon siiba wecelka burundiga ueg wallaahi kaas somali mahan hala baaro waa cadòw dalka ku soo duuley
@SamouchaSmoochieAbdi
@SamouchaSmoochieAbdi 5 күн бұрын
Jarerka maxaa ku tusay
@SalmaanAbdullah-h2p
@SalmaanAbdullah-h2p 4 күн бұрын
Nin is qarxinaayo waxaas wax uma arko
@Ilyescadeyaer
@Ilyescadeyaer 4 күн бұрын
@SalmaanAbdullah-h2p asc waraxma isqarxintii uu rawey hadii shacabka soomaaliyeet uu ilaahey kabad baadiyey xaq miyuu uleyahay kaasi inuu sii noolaado mise markalaa fursad loo siinayaa inuu shacabka soomaaliyeet mar kale dhibaateeyo sidey kula tahay salmaan
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 6 күн бұрын
Kaanii wa toos Tiirka wa uu dhamatay 😮😮😮
@Hussein-ng4rb
@Hussein-ng4rb 3 күн бұрын
Reer xamar is ilaaliya hadaba waa la iden ilaalinaya
@akramak4760
@akramak4760 5 күн бұрын
Odayga Alshawab ka u dodayo mala qabto nh asi io ninka ka danbeyo mala baaro wa shawab fila
@Ramlafarhan2
@Ramlafarhan2 5 күн бұрын
Ani wxa ka Yapeyy dadka dhipka gesanya e umada dhipaya Haddana Dadka u Doodana mxa u dhimn dil in lagu xukumo Ahed dadkan ama xapaasi daain
@MuxsinCade-o5i
@MuxsinCade-o5i 5 күн бұрын
😢𝐱𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐚𝐛𝐢 𝐰𝐥𝐡𝐢
@MahadAbdirahman-g4k
@MahadAbdirahman-g4k 6 күн бұрын
😅😅😅
@FaizoAbdi-wl6ow
@FaizoAbdi-wl6ow 4 күн бұрын
Ilaaa hada waxaan raadinayaa gaaaladan ay sheegan waa ayo gaaladu xageesa joogtaa🤔🙄🤣🤣
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
Dowlada soomaaliya iyo inta lasa fan ee uga horeeyo mareykanka itoobiya kenya uganda Burundi dastuur ayey ku dhaqmaan waxey na ku gaaloobeen kitaabka rabi ay diideen in ay dalka kuxukumaan nimankaa dhalinyarta waxyaabo wey ku qaldanyiin laakiin gaalada saxda ah wey ku jihaadooyiin hadii runta la isku sheego
@Axmedcmagan
@Axmedcmagan 5 күн бұрын
kuwan inta la laayo meelaha kontoroolada ah maydkooda la sudhaa si kuwa soo galaya u cabsadaan
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 4 күн бұрын
😂😂 nimankaan waa Niman geesiyaal ah diidey mareykan in ay caabudaan iyo inta lasocto marka ciyaalaa tahay waxaan kafariiso
@kafia252
@kafia252 6 күн бұрын
Kuwaan halawada toogto nacalada
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 19 сағат бұрын
Maxkamadaan waa ciyaar ciyaar ninkaan wax uuu ka ogyahay majirto waa wada film hindii jahil bee madax noga digeen
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 5 күн бұрын
Bisinka maogiii
@Haifa-s-p7i
@Haifa-s-p7i 5 күн бұрын
FALASTEEN may aadaan hadey Jihaad rabaaan🤷🏽‍♀️yaaab kuwani horta caqliga maxa ka qaday? Ma sixranyihiin waa jaabe🤔 Waxaan hala laayo yaan lagu lasiideyn umada
@PastoreJavier-i7t
@PastoreJavier-i7t 5 күн бұрын
Haifa walashay wa runta jihadka ay shegayan falastin ba uu bahan lkn waxa kayabay cali dherahan iyo mahad kratay jihadka iyo jabada ay ciyalka kuu shubayan iyagu ma galan oo is qarxiyan ilen jano ad arkaysid sida loo galayo kkk wa yab wlhi
@KhadarXiis-g9j
@KhadarXiis-g9j 5 күн бұрын
Hala laayo kuwani imikaabay kuleeyiin waaanu jahadaynaaye waaba qiraal
@zoonak6770
@zoonak6770 6 күн бұрын
War dadkan maxa lagu aqriya😂
Subxaanalaah: Hooyadaa ma toogan lahayd? daawo Qisadani
7:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 403 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
GAMEKII XAASIDNIMADA WAY AAMINI WAYSAY MARKAY KA BAJISAY BUUFINKA
11:15
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН