Deg-Deg: Fanaankii Ka Oohiyay Ragga Iyo Dumarka Soomaalida oo Horyaal Tv La Hadlay!

  Рет қаралды 117,494

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 153
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
ilaahay qashuucdiisa ku ooya itaqullaah Waa maalin jimce qofkii arkoow ilaahay xasuuso ilaahay ha inoowada naxariisto kuligeen muraadkeeåna oon macsi lahayna ilaahay midigta ha inaga siiyo
@naajicade7594
@naajicade7594 Жыл бұрын
Wll wlhi allah sidas maba ugu qashuucan umadan bilaa micni aya lagu cadaabi yaahu
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shankarooncadow8645
@shankarooncadow8645 Жыл бұрын
Hees dawo manoqotee kalaamka alle ayaa dawo ah )ألا بذكر الله تطمئن القلوب
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Sax wlhi waa camal shaydaan subxanalah laqwi ba daawo lagu sheegaya
@Fowzia69
@Fowzia69 Жыл бұрын
Way waasheen dawo kulahaaa 😂
@hoyomacaan3882
@hoyomacaan3882 Жыл бұрын
Quraanka ku ooyaa hees baa qalbi taabtey kulahaa xasbunallaah
@fathifatha211
@fathifatha211 Жыл бұрын
Dawo kulahaa waa aduun macnkii kadhamday war illhey haloonoqdo 🥺😢
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Жыл бұрын
Walee aduunkii oo gadaal u laabatey xagee lagu arkey hees dawo ah subxaanaalah war ilaahey ka baqa tqwada alle u laabta🤔🤔🤔🤔🤔
@marwoasiim9574
@marwoasiim9574 Жыл бұрын
Allaah haydiso hadeyo idinkiyo fananka yarba anagana ilaahay dariiqa saxda ah hanugu sugo oo khyrka hana waafajiyo fidunya wal aakhira
@qadanfarax9924
@qadanfarax9924 Жыл бұрын
aduun lahelaa lawaayaa ee aakhiro inlaga ooyaa kafiican jano iyo naar kad shaqeysaneyso maalin kasta ooqoraxi soobaxdo😪
@amiramahmood6636
@amiramahmood6636 Жыл бұрын
Qalbi music iyo hees ku ooyay waa mid qalalay una baahan inuu Alle u noqdo
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Maame xishoodki o qof Ah❤️
@baxnaano1436
@baxnaano1436 Жыл бұрын
4yrs for love ❤️ and he miss oh nh But me i give my love 😍 for one ☝️ girl 👧 more than 8 yrs and i miss her Now wadadeeda ayey raacday and Me also wadadeyda ayaan raacay Talow anigana sheekadeyda amaan hees kasoo qoraana 🫣😂🫣😂🫣😂🏃🏽🏃🏽🏃🏽🇸🇴
@najahomar2597
@najahomar2597 Жыл бұрын
Shalay aheeh markii aan orooska hooyodii iyo abihii allah ha naxariiste aabihi wuu dhintay aan joognay Abo wannagsan ayaa dhalay darisna waan aheen ilaa hada familka ayay daris yihiin waa wiil yar fanka allah haka madoobeyo
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Haday runka tahay qabiilkisa laga rabaa markas bad run sheegiye
@najahomar2597
@najahomar2597 Жыл бұрын
@@khadraciise2044 kkk oo cadaa reer shirdon mamo xabiibo ayaa ayeeyo dhashay cumar saalax xafada idaacada ilmo dirir farmacagoda sakada ka so hor jeeda dhexda ayay ku jireen ilmo awcali shabeel ayay iska soo hor jeeden maxaa kale
@AbdulRahman-dq8ig
@AbdulRahman-dq8ig Жыл бұрын
Maxa idinka so galayo falaqaynta intaan laeg aniguba waan ogaada inan war jeclahay madaama aan qoraaladiina aqriyay
@najahomar2597
@najahomar2597 Жыл бұрын
@@AbdulRahman-dq8ig kaliya suaal iyo jawaab adiga dhib miyaad ku qabtaa huno
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 Жыл бұрын
@@najahomar2597 ala najah kadaade masha reerka hakenina meshu wa social media xafadi xawaadle mahee kaftan edo
@abdirachidemohamedali8034
@abdirachidemohamedali8034 Жыл бұрын
Saax waaye walal ka hortaga asaxabta merci hno 🥰😗😘❤💖🧡💗💢💓💚💞💙💙🤎
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Dr.NasriHassan
@Dr.NasriHassan Жыл бұрын
💯 No Comment !!! Pour l'instant....☠️☠️
@umulkhayrdahir7593
@umulkhayrdahir7593 Жыл бұрын
Yes haa
@ismaacilcadare9755
@ismaacilcadare9755 Жыл бұрын
Haa Samayn badan nugunaqtay 😭😭😭😭😭👏👏
@hidaayoaliyuusuf2366
@hidaayoaliyuusuf2366 Жыл бұрын
Kuwa hees la ilmeyay waxaan lenahay alle ha idin hanuuniya iyo dhamaanten
@khadraguled4788
@khadraguled4788 Жыл бұрын
Yes
@CabdiqaniMaxamed-yg5io
@CabdiqaniMaxamed-yg5io Жыл бұрын
Yasalaam
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Somaalidu waa wada bukaan socod taas waa runtaa sxb Ilaahay ha daweeyo
@khalidraygal2663
@khalidraygal2663 Жыл бұрын
Aakhiro ayay oooooohin taalaye qof kasta ha eego qabriga ka horeya
@user-fy3rt1mv5s
@user-fy3rt1mv5s 7 ай бұрын
❤❤❤
@xasancali4601
@xasancali4601 Жыл бұрын
Waaw
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Жыл бұрын
Oo iminka qofkan miyuu oyaya mise uu hadlayaa anaga yaab aragnee😂😂😂
@siciidhirsi3795
@siciidhirsi3795 Жыл бұрын
Maya
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi 11 ай бұрын
Waa cajiib
@caishawarfa3373
@caishawarfa3373 Жыл бұрын
wall anigu adaan kutaageeraa quruxlay baatahay
@hoyomacaan3882
@hoyomacaan3882 Жыл бұрын
Herhaal tv mid baan leey horumer iyo wax wax laga faa iido bulshada u keena su aal hada maxaa laga faa iidayaa hadalo lays ku soo toos toosiyey?
@nimcoomer9284
@nimcoomer9284 Жыл бұрын
Haa wllhi
@wehelkadadweynaha465
@wehelkadadweynaha465 Жыл бұрын
😥 extydihyey wan ku jeclaye halkas iga maagtay maan garan 😥😥😥😥
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 Жыл бұрын
Wll aniga igama oohin, waana maqalkaygii kowad wax macno ahna iima samayn
@saalaxfun4717
@saalaxfun4717 Жыл бұрын
De inader bugan ayad ahayn waxay micni kugu samen wayday anba sheekh tagayo hesha ayad dhagaysan siday da😂
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 Жыл бұрын
@@saalaxfun4717 hhhhhh
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 Жыл бұрын
Me too Waa caafimaad qabnaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Yussuf dee jacdeylkaagii baan lagaa dhacin kkkkk
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 Жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 taasi waa iña daanweyne, sidii somalidu geela ukala dhici jirtay ayaa layga dhacay ana waan so dhacay,
@rayaancada
@rayaancada Жыл бұрын
Wiilka katiinka ugu jira ila eega bal
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 Жыл бұрын
Mamo yare waa hooyo
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
May
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 Жыл бұрын
Haa waa ka midahay mana jecli inaa dhagaysto heesta
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 Жыл бұрын
See qisada taa inanka maahee tii abwaanka keena wll abawaankii la rabaaa
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa hees
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 Жыл бұрын
Yeah
@asmaali660
@asmaali660 Жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀
@asmaali660
@asmaali660 Жыл бұрын
axaya duniy
@samiiroomarmaxamud2399
@samiiroomarmaxamud2399 Жыл бұрын
Haa
@kaafiye123official6
@kaafiye123official6 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤
@hindayuusuf827
@hindayuusuf827 Жыл бұрын
Haa wlh
@RaxmaMaxamed-nq7fg
@RaxmaMaxamed-nq7fg 2 ай бұрын
Maya ka mid ma ihi kana mid noqon maayo maxa lala ooyaya waan yaabe marka quraan iyo axathiith la akhrinayo maba oydaan illahay ka cabsada dadow
@wehelkadadweynaha465
@wehelkadadweynaha465 Жыл бұрын
Maxamed maame gop gopi dhzhy fanan ku dayazho mudn weyan wlhy xga wanaga ayan ka hdlya🥰
@GuulwadeOfficial
@GuulwadeOfficial Жыл бұрын
Channel kayga iisoo booqda wllyal dar ilahey iyo Somalinimaba plz.
@maryamhussin1222
@maryamhussin1222 Жыл бұрын
Hadaba maqalkeeda igu horeyasa
@kaarimbindahir4882
@kaarimbindahir4882 Жыл бұрын
Dadkaan dhan waa wada wacdinayaan hadana heesta way wada dhageyteen. Tabliiq Fanaaniin ah 2022 ayaa la arkay. 🤔🤔🤔🤔🤔
@user-pb7yk4ml5f
@user-pb7yk4ml5f Жыл бұрын
Haaa😢😢😮😮
@axmedofficial4607
@axmedofficial4607 Жыл бұрын
Samankan zxb ma jiro 😢
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Maalaayacni
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@galladinhoofficial6368
@galladinhoofficial6368 Жыл бұрын
Wlh wiil sxbkeyga aye ku dhacday arintan 😭😭😭😭
@naimastar9366
@naimastar9366 Жыл бұрын
Talow ma ninkyhi horaa
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Жыл бұрын
Haawayna soogaadhay
@hamsehassan7159
@hamsehassan7159 Жыл бұрын
Haaa
@nimomohamud8224
@nimomohamud8224 Жыл бұрын
😭😭😭
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Жыл бұрын
Xishooodka 😂❤
@missmushtaq6566
@missmushtaq6566 Жыл бұрын
Uf wariyahan Waa badow Walahi siduu wax u waraysanayo inankii oo hadlaya ayuu ka dhex galayaa hadalka ku jarayaa naga tag
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Жыл бұрын
Warunta kano kale lagu ma shegi karo wareye wa Reer bade waye ka muqata inu yahaye Reer badeye 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanali1588
@abdirahmanali1588 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Жыл бұрын
waa hees dareen leh laakin heesba loo ooyaya maaha micnuhu erayga bukaan socodka liita dadka waa ku badan yahay
@kaarimbindahir4882
@kaarimbindahir4882 Жыл бұрын
Bukaan socodka liita dadka inuu ku badan yahay adigaa ku baaqee Biyo aadan cabin wali ma ba,shaan haraadkoo maku baahi beeshaa.
@iqraaa1533
@iqraaa1533 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zuhayraabdirahman6672
@zuhayraabdirahman6672 Жыл бұрын
Haa waayi taabtay
@I.F.J
@I.F.J Жыл бұрын
May imay soo gaadhin imaaney taaban mana rabbo hada iyo kadib toona
@iidmaxamednuux3117
@iidmaxamednuux3117 Жыл бұрын
TV 📱 mobile wax ku duubaya oo quality giisuna uu hooseeyo walkway main aragon iska hagaajiya video games nio
@saalaxfun4717
@saalaxfun4717 Жыл бұрын
Adi ma marka ugaday telephone ka war ya ilaahy yaqan somalida tidha tog walba taktii ayuu rognada isna tagtii aya mobil ugaysay madaxey ka dhac
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 Жыл бұрын
anigu maoyine igatag🤣
@bushrakhalif7701
@bushrakhalif7701 Жыл бұрын
Codkiza 😭💔
@user-zg9vi3fb8q
@user-zg9vi3fb8q 11 ай бұрын
😢Jah
@qadammahamed6332
@qadammahamed6332 Жыл бұрын
Walahi si kara
@hoyomacaan3882
@hoyomacaan3882 Жыл бұрын
Waxaas in tv yo loo furto laysla qaloociyo waa xigmad lahaan dayaxaa la higsanayaa idina hees baa qalbi taabatey oo qaarad ilaa qaared ka gudubtey baad meel la soo fadhiisaneysaa nasiib xumo taa
@mercimoe1055
@mercimoe1055 Жыл бұрын
Wuu socday telefishanku
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Hargeisa waxay noqotay qaahiira
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Ala Isugaan baldhegeyste Dee 😅
@abrkhadfarah6076
@abrkhadfarah6076 Жыл бұрын
Mankaan ku gu soray maad Helin MoHamEd MaMe Gob
@gaasirahaashi7754
@gaasirahaashi7754 Жыл бұрын
ah ilaahow ha na xasuusin xusuusihii hore
@hamdih1241
@hamdih1241 Жыл бұрын
Hadaa iigu horaysa heesta iyo fanaankaba
@abdimuse5433
@abdimuse5433 Жыл бұрын
Qisada UU Ka sheekeyay iyo heestu isma laha😂
@hamdahariir9847
@hamdahariir9847 Жыл бұрын
Yaaku yidhi
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Жыл бұрын
Wax waxaa ka fiican inu kubaro ayey ahayd
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
kuma jiriii niow
@abdirahmanhassanibrahim6716
@abdirahmanhassanibrahim6716 Жыл бұрын
Wariye maxaad kawadaa marka lajoogo soomaliya
@user-xu7qo9oj2i
@user-xu7qo9oj2i 4 ай бұрын
Mya
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 Жыл бұрын
Waraysi caadiya uun inuu kusoo dhax daro ayay aheed waayo qisada iyo heestu isma saamaynayaan
@zalimsilva1010
@zalimsilva1010 Жыл бұрын
SADAM,
@zalimsilva1010
@zalimsilva1010 Жыл бұрын
D
@izmiito1122
@izmiito1122 Жыл бұрын
Wlhi anii zaa'id iga oohizay
@abdullahimohamed4660
@abdullahimohamed4660 Жыл бұрын
Laxanku waa jilicsanyahay ((HUUNO))
@IjopelReya
@IjopelReya Жыл бұрын
Mame kuwan bilaa qabkeed utagtay waa maxay Bisinka 😂
@farhanaden9629
@farhanaden9629 Жыл бұрын
Heesto waba qalad wllo waxbo faedo Mahan quran hanoga oyseyo
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic Жыл бұрын
Wuxuu ku hadlayaba maa losoo qoray wiilka 😂
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
May wa dabeecadiisa.. si ficn bu u hadlay
@inacollow7566
@inacollow7566 Жыл бұрын
Wax lagu ooyo ma maqal ee ma anaa qalbi dhagax ah😂
@mamadagan5894
@mamadagan5894 Жыл бұрын
Maya walal qalbi dhagax ma tihid. Lkn waxaa leedahay qalbi illaah Aaminsan oon aduun dhalanteed kiisa aqoon. Masha Allah Allahuma barik.
@Axmedmahamoud
@Axmedmahamoud Жыл бұрын
May wllo kla garo xadiska nabaiga io hesa shaydanka
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 Жыл бұрын
Fariid geesiga la sheego wa ninka dumarka iyo caruurta sidu nabigu yidhi csw u naxarista
@marwoasiim9574
@marwoasiim9574 Жыл бұрын
Qisakaly ahayd
@Fowzia69
@Fowzia69 Жыл бұрын
Somali maxay Malala a Waal ku nool yihiin iyo khayaali
@Samiiramaxamed-qw5dy
@Samiiramaxamed-qw5dy Жыл бұрын
Yadhac yadhac Daren baa ba ay
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Жыл бұрын
Ninku isaga isa soo saare Qabyaalada naga daaya habarlove meelaha ka ooya
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Qoloda xabshida ah mxa ku geeyey yaab wlhi
@drakeshadow435
@drakeshadow435 Жыл бұрын
FaR... Hestii kama dhigo AFkAyGA AmANtA Ee Adu qaday 1 year TaLA .. MaRkA HaL saNo ayAA Ku JiRTA FaNKa ....
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Copy and best hhh
@ibrahimmohamed3433
@ibrahimmohamed3433 Жыл бұрын
😭🥱😭😭
@naajicade7594
@naajicade7594 Жыл бұрын
Wagar wa umad wada umi ah wala ooyna kawaran hindi miyey bad sadeen
@xasancali4601
@xasancali4601 Жыл бұрын
Kkkkkk
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Gabadha wakhtiguu kariday wiilku
@RaxmaMaxamed-nq7fg
@RaxmaMaxamed-nq7fg 2 ай бұрын
Xamashi aa magaca maxamed waa magac barakaysan lkn sharafta laga diley magaca .nin xamashiya wuxu ubixiyu qurux mooday .
@najma649
@najma649 Жыл бұрын
heesta caadi maha
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Qaladaadkii_Barnaamijkii_Mahamed maame_Qosol iyo Qaraaxo😅😅
16:18
Hanad Kaabe 🎙
Рет қаралды 69 М.
MAXAMED MAAME DHAQAN MARWALEY BARNAMINJKA SANADKA CUSUB 2023
4:22
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 486 М.
"Gabadh qofkeedii Ay Jacaylad wayday baan ahay ". Muniira
39:45
SUMAD Somali TV
Рет қаралды 57 М.
Caasimada Oromada | Adama Nazret
10:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 189 М.
Maxamed Maame Ilays Dumar Reaction Guri Barwaaqo
14:29
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 62 М.
MOHAMED MAAME IYO CAMERA DA QARSOON
12:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 286 М.
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay
18:59
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 36 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН