DEG DEG Fariimo Halis ah oo Cirro uga yimid Itobiya+ Casuumad, Mucaradkii oo Xasan Sh & BCalamka isk

  Рет қаралды 33,275

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@ikranita4709
@ikranita4709 2 күн бұрын
Ciro hadii uu wadada muuse raaco waxaa balana inuu ka qoomameyo wayo somalia 🇸🇴 ithopia marnaba uma ogola bad iyo bari hadaba rer waqoyi caqliga hashaqeyo😢
@ikranita4709
@ikranita4709 2 күн бұрын
Iso raca somali weyn
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 2 күн бұрын
Waxbadan
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 3 күн бұрын
Somaliweyn inshaa Allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 күн бұрын
SXB KULLAN LA MID AH 👋
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 3 күн бұрын
Asc etobiya dal uma hayno madaxweyne ha qaldamine jooji
@JaamacMaxamed-m6o
@JaamacMaxamed-m6o 3 күн бұрын
Itoobiya dalumahayno ciro waxa lagu doortay dalka inlaga badbaadiiyo
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 3 күн бұрын
Msdaxweynaha SOMALILAND WAXAA LAGA SUGAYAA WAX.BADAN ISBEDEL.
@aliguleed6748
@aliguleed6748 2 күн бұрын
Tareenkii xasan sheekh wali xowligiisii ayuu kusocdaa cidii kaharta iyadaa og meeshii ay aadilahaayeen
@YakobmohamedIbrahim
@YakobmohamedIbrahim 3 күн бұрын
Asc Waxaan salaamaya Madaxweyne A/rahman Cirro markahore sodhawow Waxaan kuleeyahay Xoolahan muusa bixi Warkiisa waxba Hakaqaban Sagijaan nomada Muuse Sajuu Uukudhaqmey Hakudhaqmin waxkasto Ookudhaqmi jirey Madaxwe waxaan kuleeyahay Ilaali sharafta Somalinimo Hana kucoyaari Sharafta som leedahay Waxkasto ookusaabsan Abii io Muuse waji aawud Waxba haqaban
@SahroYusuf-s1k
@SahroYusuf-s1k 3 күн бұрын
Asc madaxwayne c/raxman cire waan kusoo dhawaynaayaa madax weyne waxaa kuu yaalo arimo culus ay ka mid tahy itoobiya waxaa kale oo kajira soomalilaan oo dhibaa tooyin badan ay ka taagan thy gudahayda
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 3 күн бұрын
Ma rabno Ethiopia iyo damaceeda Naga ilaali waa cadawgeena, Somalia Soomaliba leh
@nasraismail6061
@nasraismail6061 2 күн бұрын
Etiopia marnaba gobolada, Somaliya hishis malagelkarto.
@MousseOmar-w8z
@MousseOmar-w8z 3 күн бұрын
Wandinay. Itobiya
@AidDjamaabwaan
@AidDjamaabwaan 2 күн бұрын
Muus L00mayeeriy
@YakobmohamedIbrahim
@YakobmohamedIbrahim 3 күн бұрын
Maahan inshafta Somali lagu ciyaaro Maahan heshiis
@AdenMohamed-h8v
@AdenMohamed-h8v 3 күн бұрын
Waxuu qaadi doona raadkii muse Ee orama dabadhilif nimadii
@bashiirmuxiyadiin
@bashiirmuxiyadiin 3 күн бұрын
Waxaan ciro lenaha goaan gaadh Owax kabadal arimaha bada
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n 3 күн бұрын
Itoobiya hala iska ilaaliyo waa dad lugooyada somaaliya usoo baxay maalinta aa soo dhaweeysatid adiga ayaa ka shalaayi doontid
@AhmadHoh
@AhmadHoh 3 күн бұрын
Somaliland laand madax wana cusub Abdirahman med Abdulahi Ciro Gabal somaliyeed hadi dudoo waxa dhasha wil somaliya Dhig somalile abuleeyay wake Hassan Sheekh muxamud Itoobiyaan jibay laheshisaay maha somaliya dhuulkuu ib maha huubna mabiso somaliya Dhulku ibmahacom
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 3 күн бұрын
ETOOOBIYA WAXAY SOMALILAND WAA TAAA BERBERA WAA TAAA JABUUTI WAX KALASOO DEG OO BIXI CASHUURA WAX BAD IYO DHUL OO AY SOMALILAND UMAHAYNO OROMO UMAHAYNO BAD ANINIG WAXAN AHAY SOMALILANDRA AYAA IDINLE 6 DA MIYAN EE SOMALILAND MA OGOLIN OROMO KUWA JOOGANA WAAN SAARAYNAA
@hudakraus1500
@hudakraus1500 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ina diloo
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 3 күн бұрын
ciro dhulka shacabka somaliyeed ha u ilaliyo hana iskaga laabto damaci qalocane muse walane
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 3 күн бұрын
QURAANSHEEY KU QUUSO. M CIROW KA FIIRSO SI WALIBANA AAD IYO AAD AH, LANA TASHO RAGA KHIBRADA U LEH ITOOYA IYO DHAGARTEEDA. MADAX BADAN AYEEY HOREY U MARTI QAADEEN OO AAN DIB U SOO LAABAN IYO KU CAAFIMAAD U AADEY OO AAKHIRO LAA TAXAABAY. IS ILAALI ITOOBIYA WAA CADOW EE NOQO ODAY SOOMAALIYEED.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 күн бұрын
Ahmed Madoobe wadkiisaa wata walle waad arki doontaan sidii qadaafi in laamiga lagu gowraco isagoo afka kadhiigaya Cagjarna InshaAllah isla qabiiilkiisa ayaa gowrici bi’idnillah wixii Ethiopia 🇪🇹 garab siinaya ee doonaya inay dhul Somali siiyaan oo khiyaamo wada walahi way halaagi InshaAllah Somaligalbeedna geesiyaa diyaar u ah inay dhulkaas xoreeyaan ilaa dhulkii khiyaamada lagu siiyay Oromada iyo Cafarta walahi ku waari maayaan oo ciidan ayaa u diyaar ah waadna arki doontaan goor aan fogayn in hubkooda laga furto qofkii iyaga difaacana walahi waalal gowrici ilaa Herer waa la’xorayn & Baabili qasab walahi loo daahi maayo Orom uraya InshaAllah shicibow diyaar garooba wayna soo dhowdahay ilaahayna aan kaashano Allahu Akbar 🦾💪🏼🦾💪🏼 Wixii Ethiopia difaacana ilaahay nacalad haku wada rido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 12 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
SIR NAGEED | 13 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
24:12
Family Sagal Channel
Рет қаралды 3,6 М.
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24