DEG DEG : Farmaajo oo Itoobiya la saftay iyo Fahad Yaasiin oo Soomaaliya raacay - Dagaal Cusub.

  Рет қаралды 2,586

Sirta Media

Sirta Media

Күн бұрын

DEG DEG : Farmaajo oo Itoobiya la saftay iyo Fahad Yaasiin oo Soomaaliya raacay - Dagaal Cusub.
War degdeg ah ayaa sheegaya in Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si rasmi ah Itoobiya ula saftay, halka Fahad Yaasiin uu Soomaaliya dhinaceeda raacay, taasoo sababtay in xiisad cusub iyo dagaal siyaasadeed ay ka dhex qarxaan labadooda. Arrintan ayaa abuurtay kala qeybsanaan iyo khilaaf cusub oo ka dhex jira siyaasadda Soomaaliya, iyadoo la filayo in saamaynta dagaalkan uu sii xumeeyo xaaladda dalka.
#DEGDEG #Farmaajo #FahadYaasiin #SomaliaPolitics #Itoobiya #DagaalCusub #XogCulus #WararkaSomalia

Пікірлер: 13
@Fawaaz57
@Fawaaz57 17 күн бұрын
Guul faarmaajo
@Gudbiye1
@Gudbiye1 18 күн бұрын
waxaad tahay qof shar leh sababtaas awgeed dadka badankiisu ma jecla channel kaaga oo kanaalkaagu waligii macaamiil ma heli doono.
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 18 күн бұрын
Waxa adunoyo jogoon ma waxad inoshegatey farmajo ay qacin ah alle waxa ka dhaaho diib danabe benatad ma dhagesan nayo
@Yedo25254
@Yedo25254 18 күн бұрын
Fahad Yaasin oo argagixiso ah ayaa ogaaday farmaajo in uu yahay qaa,in wadan
@zahraashkir2731
@zahraashkir2731 18 күн бұрын
Bye-bye Fahad.
@zahraashkir2731
@zahraashkir2731 18 күн бұрын
Fahad, goormuu Fahad wadaniga noqday?
@talaalmaxamed5223
@talaalmaxamed5223 18 күн бұрын
Maantan ogaaday beennloow in aad tahay maxaad umadu u marin habaabineysaa
@abdinuure2691
@abdinuure2691 10 күн бұрын
0:57 0:57
@abdibarri9012
@abdibarri9012 18 күн бұрын
FARMAAJO DABADHILIF ETHIOPIAN BOONTA WAA DABADHILIF
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 17 күн бұрын
Adigu ma waxaad iga gadeysaa fahad baa wadani ah see ku dhacdey in fahad lataliyaha amniga see lagu dhiibey qalbi dhagax,adeer dadka beenta ka daa fahad famligiisa aad baan u aqaanaa xashaash ibraahin bule waa wiil buur cukur ka soo jeeda ,waan u abtirinkaraa markaa nin yahow fahad waan aqaa beentaa daa fahad waxba yuusa isu kaayo dhaqin
@rahmaabdi6431
@rahmaabdi6431 17 күн бұрын
War illeyn waxaa kaa hadalsiiya waa reer. Aw xasan beenaale
@Fawaaz57
@Fawaaz57 17 күн бұрын
Nacalad ayaa ku yaal ninka nin kale kabeenshego farmaajo tuugo idinka cml maad modi
@saidamahmoodali709
@saidamahmoodali709 17 күн бұрын
Nahaab jooji beenta
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 43 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 283 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Why are the seas salty? - CrowdScience podcast, BBC World Service
31:10
BBC World Service
Рет қаралды 11 М.
Anaga Itobiyan ayaa Nahaye Xasanow Hana sheegan Garadka Absame!
16:59