from laascanod.. crahmaan cshakur waa siyaasiga kaliya ee somaliga ah ee ku qancin kara labo wajiilana aan aheyn mucaaradnimadiisu ay cadahay ......war ninkaas madexweyn nimo haloo caleemo saaro
@MedaliGire2 ай бұрын
Wa Runta Abdirahaman Abdishakur warkisu wa cadan Somali qabiil ha iskadeyso qofki ufiican hagarato inshallah
@AbuubakarYuusuf-gm5em2 ай бұрын
Gaylan hor dhaca waraysigu iga gadan sida aad uqaabaaldhigtay siyaasi c.c.w. waa kugu dheegagay saida hordhaca aad u samaysay❤❤❤
@rafiq5722Ай бұрын
Kan wareysi ma yaqaano ee waa war akhrin
@AbuubakarYuusuf-gm5emАй бұрын
Adeer ninka raga lama xasdo ee sii ninka libintiisa
Run sheeg waa ceeb sheeg ina shakuur waan taageeraa, from Gedo Jubaland. Somalia Alle ayaa u maqan 😢
@Abdiwadud172 ай бұрын
A A W SIYAASI RUN BADAN BA TAHAY RUNTII MANTA KADIB TAGEERAN KU AHAY 👏 GULAYSO MUDANE ❤
@maxamedcabdikariin36102 ай бұрын
Aad baan ula socdaa wararka gaylen media iyo barnamishyada wanagsan ee wax tarkabadan guuleyso ❤❤❤❤
@MaxamedfaraxTalan2 ай бұрын
Siyaasiga mucaraadka ah ee ugu saax saan c c sh mw mustaqbalka insh allah
@Fast.money862 ай бұрын
Wariyaha aan kugujeclahay falanqeyntiisa iyo codkiisa ❤❤❤ sxp waan kufarax sanahay in aan maanta arko mugaalkaga
@abdirashiidmohamed20042 ай бұрын
Si basayl siyaasadeed iyo mid cilmiyeed ayuu ka hadlaya si dhaba oo xaqiiqda ku qotonta absolute 💯
@aragtidahorumarkabulshada80602 ай бұрын
Run buu sheegay maanta Wallow Hadalkiisa Anan jclhyn
@mohamedAlnuur332 ай бұрын
hadal nin raga kumaada hadlin
@WilsanFarah-dl9te2 ай бұрын
MashaAllah tabarakallah Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland Guul idanka ALLAH
@m-deeq60432 ай бұрын
Somaliland macne ahaan waa dhulkii somaliya,hadaa taa ulajeedid waa nice,lkn hadaa kawadid somalidiidka raba in ay ka goostaan somaliya waa riyo waxaas ee jaaw jaalle riya kunooloow.
@NimcoFfАй бұрын
@@m-deeq6043ha idaba ordine shaqo tag xagee idaba socotaa akh akh wlhi baanan dadba idin aqoonine dhista dhulkina
@AbshirAli-p7e2 ай бұрын
Good job Mr gaylan
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
wallay arin muhima baad kahadashay oo ereyga itoobiya itoobiyadi hore maaha oo xasan sheekh kuwardiyo wa marin habaabin wayo itoobiya cadowtinimadeda ma qarsato ee cabdiraxmaan Shakur noolow
@MohamedMohamed-qm4bf2 ай бұрын
The one and only politician we have
@hassanfarah51112 ай бұрын
❤❤❤❤❤ I love MP Abdirahman
@Abdirahmanmohamed51042 ай бұрын
SOMALILAND way guuleysatay Mansha Allah 🎉🎉🎉
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
kkķkkkkkk😂😂😂😂😂 wixi naloo keeno gacanta utaagna uun 😂😂😂 runtu way qadhaadhahay laakin guul iyo caafimaad bay leedahay wa masuulki ugu runta badan dowlada ee guuleyso
@DrAsadhonesty2 ай бұрын
Viva ccw keep going 🎉🎉🎉🎉
@abdulaahiahmed80602 ай бұрын
Wa siyaasi mature ah.......
@JuniorKnowledge2 ай бұрын
@15:20 AAS's steepled hand gestures show he is trying to speak confidently and obtain the right answer and at this stage all answers he provides are above or below average, weligayna kuma arkin AAS oo tilmaantaas bixinaayo.
@abdifatahmahathussein42532 ай бұрын
wa runti xasansgeekh baaba itobiyan ah😊
@ibnubacays80632 ай бұрын
Somalia midnimo dhimatay ku sii dhagan yihin somaliland horaad u khiyaanten imikana way tashatee haku mashquulinee dalkina ku mashquula
@Ubax1142 ай бұрын
Adi somali maba tihid inaad dhagesato waxadan Shaqo ku leheen ayaaba la yaab ah Shaqo yeelo xafad aan xaladaada ehen ayaad soo gashay 😂 xeradada ku jir ayadaaba sidi tusbax furtay nokhday oo isku celiskisa lagaaga bahan yahay oromo iyo xabashi iyo kuwa sankadhuuf ah mid mid isku laysen😂😂 mise faano iska so celi
@ibnubacays80632 ай бұрын
@@Ubax114 oramada aad sheegayso sokuwa somalia jooga xagan waxn ka maqlay inay somaliland hadal hayaan lknwxn ku shegaya ku mashquulka somaliland waxa dhama in dalkina u tashataan 👀
@Ubax1142 ай бұрын
@@ibnubacays8063 soo ceeb ma aha idaacad aan ku baxeyn luqadada inaad dhagesato🤣 Adi ma somali ba tahay waxan ku hestay oromo somali baratay sanadkan walakala shakiyay. Tan kale hadiba aa tahay dadka ad sheygane muuse iyo kan xamar xukumo waa 2 nin oo boosaneer qodonaayo dantada iyo teydaba mid ka shaqeynayo ma laha ee runta aan isku shegno hada nahay shicibka hadi kale sidaas difaac ugu jir waliga aniga aaqiro nafteyda aya ley weydina qabil ley weydin maayo madaxda Somalia ima matasho. Adi adey ku taalaa. Madax bilaa damiir ah ayaan arka
@aliibrahim17252 ай бұрын
Dadkassaa raba in ay somali weyan ay xukumaan.oo hada lawaydiinaayo shaqadiin balamaanka waxay qabato garanaynin, waan ka xunay in ay dadkaa soo kale talada wadanka gacanta ug jirto .😢😢😢
@Aviationpinzz2 ай бұрын
Waa runta dadkan wax laga suga Somali alaa u maqan.
@MedaliGire2 ай бұрын
Geesiga Abdiraman Abdishakur
@BashirSiyad-qt9cv2 ай бұрын
Ninkan wxn jeclaan laha in mar lagu tijaabiyo madaxnimada somalia
❤wayahaye side loo ansaxin karaa waxan sharciga la horkenin xilibaan wa suaale
@NomanHirad2 ай бұрын
Munaaafaq gaylan
@gobaysanetailor55502 ай бұрын
Kan ii kii ka horeeyey tolow waa kuwee kuwaa
@MohamedAbdrizak-i9b2 ай бұрын
Madaxweynaha soo socda dhawaan
@abdirhmanawad39272 ай бұрын
Next madqxweenah somalia
@dayibfanaxfanax3800Ай бұрын
❤❤❤
@NurRoble2 ай бұрын
Xurmadle xsm waxuu ka mid noqday tubanka madax weeyne ee afrika ugu aqoonta fog.ilaah markale ha inoo soo celsho aamiin ❤❤❤❤❤❤
@AliAdam-nd1hx2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Baraarug-115842 ай бұрын
Yahuu habaarka jooji
@mehadifarahabdi71332 ай бұрын
Uf dheh😢 ninkii meydka Hooyadeey macaan iga canshuuray miyaa rajo ka leedahay Alloow hanagu soo celin 😢
@MohamedInbushekh2 ай бұрын
Abdi raxmaan abdi Shakuur warsame Waligii wuu un calaacali kan waa rajiim kii hore waa rajiim ka soo socdo waa rajiim Lilama tashan
@mahamudabdimatan81312 ай бұрын
Faysal cali warabaha somalia ninkan waa muqadas in uu madaxweyne noqdo ama wuu isku kaleedhiye ama nin rageedbuu noqon madaxweyne walba wuxuu leeyhy waa RAJIIM
@oneatatime44682 ай бұрын
50 sano oo danbe gumayste ayaa lagu jiri doonaa taas meel ku qoro, Dalkaana sida uu hada yahay ayuu ahaan doona weligiina madaxa ayaa la idinka haysan doona🌏
@imthehero762 ай бұрын
Waa kula qabaa fikirkaas
@aarkadoollo99082 ай бұрын
Daal xabashi iyo oromo Ina tihin wa lojeda .....300 sano waran idinku horinanay loo gisi yahay ee 50ka sheegasid wa mid an an geesa Ina ka jarano suumad jil ka jil na idhinku digana oo aqonsi .....
@off4732 ай бұрын
ALLAH ayaanu ka magan galnay waxaad ku hadasheen
@imthehero762 ай бұрын
@@off473 wax walboo shar ahaa Allah laga magan galaa ee ma isweydisay sababta waxaan la sheegay ay macquul ku noqon karaan mise ma fahmeysid oo waa iska xanaaqdaa.?
Mar hadii Diyaaradii Ethopia dalkeena imaato hawadeena Dulmarto Safaaradii Ethopia Furantahay marka Hassan sheikh warkiisa Waa Beentiis inu Yiraahdo Col baa lahay ethopia
@Xaajiwarfaa2 ай бұрын
Ninkaan marmaa la duurto horta bal aan eegnee waa dhamaa saxan shiikh
@qanciyeyare87852 ай бұрын
Sidee ku qaataan Turkey 🇹🇷 boqolkiiba 50% badaneena Somalia 🇸🇴 qeyraadka ku jira hadeysan difaacen bada somalia mida xigta waxaa na habaabiya waa dowlada iyo dadkan xildhibaanada anaga aan dooraney waayo dhowr bil ka hor soo inama dhaheen bada Somalia 🇸🇴 waxaa difaaceyso Turkey 🇹🇷
@oneatatime44682 ай бұрын
Dalkan miyad rajo ka ledahay,? War dalkan 2 midkod bu ahan dona. 1: in sida uu hada yahay uu sii ahado 50 sano oo khayradkiisa lagu dul gurto Laguna kor iibsado waxkasta, 2: in dagaalo ba'an ay ka dhacaan oo lagusii kala fogaado Laguna noqdo macluushii lasoo maray dadkuna wax dhintay iyo wax qaxay ay ahaadaan,
@MaxamedCali-i6u2 ай бұрын
Hhhhh ma beenta xasan gurguurte iyo jabhada argagixiisada koonfureed ee gabalkeedu dhacay ee xasan daacuun hogaamiyo gabalkeeda dhacay jamhuuriyada somaliland guul guul somaliland
@AxmedYaasiin-s9g2 ай бұрын
Somaliya rajo miyaad kaleedahay kkkk
@Aviationpinzz2 ай бұрын
Mushaarkisa uu fiirsanaya sheekale
@geeleisse44062 ай бұрын
baarlamanka dhax fadhinaa waana fashilanahay mexee ka walax tehe😮
@ahmedilkacase37932 ай бұрын
Emirate Ayaa Aby Ahmed Gadaal kariixaya Taas Waa Dhab
@AhmedAbdiH2 ай бұрын
Sheeko Madhan. Itobiya waxay u qadan haysa Somalia sababtuna waa siyaasin isku - sheega madhan ee adu kale ah Abdirahman Abdishakur ee somalia hoosta ka cunaya sida prasite ka ah!
@zeylacabdihassan3022 ай бұрын
Si yaaasi run badan ❤
@HussenMohamed-ow9nx2 ай бұрын
Walahi runta iskashegay abdishakur
@maxamedxuseen17402 ай бұрын
SIYAASIINTA SOOMAALIYEED WAA INAY HESHIIYAAN OO KU MIDOOBAAN SIDII WADANKA LOO DIFAACI LAHAA. MADAXWAYNAHA WAXAN KA CODSANAYNAA INU HESHIISYADA FARA BADAN EE UU GALAU U SOO BA DHIGO GOLAYAASHA SHARCIGA.
@Sumaya-v5x2 ай бұрын
Kani Waa xagjir Wareye balaayo iska dhiga
@hoodohoodo95322 ай бұрын
Bal wuxu ku hadlaayo eega, wuxuu ina leeyahay heeshis wax ku qoran anaan akhrin ayaan iska sexeexney! moryaan isma dhaaman xasan qoslaaye iyo kan, hawiiye meeshi burbursaneyd wad kusii xaar teen, Allah kariim.
@AbdiXafid-ur6he2 ай бұрын
Ethiopia wa Ethiopia wana cadow kowadh
@AbdiGuirreh-p8c2 ай бұрын
Damaca folxun etobiyanka wa waxlalayabo
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
wa runtis dowladu daacad kama aha arinta itoobiya
@BasraAbuukar2 ай бұрын
Xilibaankan waan la yaabe ma kaligiisa quman dadka kalana waa mucaaradaya dowladiisa iyo dowladii horena wa mucaaradaaya xildhibaanada uu ka tirsan yahayna wa mucaaradaya kaligii qumane haloo baxsho
@salahabdi20322 ай бұрын
inaad layaabta maha awoow nin maslaxadisa ka shaqeynaya aan maslaxada dadka kale kashaqeyneyn siyasada sida qoreysa waliba isaga wa bidixda fog aniga wax walba😂
@calideeq42652 ай бұрын
In an insane world, a sane man must appear insane.
@abdullahhassan10592 ай бұрын
Waa ceeb aan la arag aan lamaqal masidaa ayaad rabtay in aad madaxweeyne ku noqoto xildhibaanka kuma farax sani laakiin mishaarkeeygan ku sugaa waa iga su aale cc.shakur adigoo xildhibaan qaran ah hadii baarlamanka fadhiid yahay oo dowlada kaliya ku shaqeesato ma awoodi weeysay in aad dhahdo shacabka waan is casilay oo brm shaqeeynayo majiro calashan mishaarka io xasaanada ayaan u jooga istaxyi oo ka xishoo shacabka soomaaliyeed allow sahal amuuraha😮😮😮
@SharmoFarah12 ай бұрын
Cabqari AAW soomaliya ninkaas mar halagu tijaabiyo
@mohamedaliadam46282 ай бұрын
Ugaas waa mahad santahay
@MacalinCukaase-tp5rn2 ай бұрын
Soomaaliya Waa jeel magnuun labo kilo Mitir ah.....ikoiko... ...MOU is oki oki
@farhanqalib20282 ай бұрын
Mid baa yiri waan tageera ina cabdi Shakur waa faaruq madhan marka wax dhacaan buu miyirsadaa xagee jiraa marka hore miyuu hurdaa nacas waalan
@saeeddjama50202 ай бұрын
Walaweyn iyo beentaada
@mohammadhasaniman90632 ай бұрын
Somaliland uunbey waqtigoodii ku lumiyeen
@Ahmed-n6r1k2 ай бұрын
Ogaadeen media
@FaisalJama-zt3yz2 ай бұрын
field society, every-where right now in the country, there are a civil war between clans. also, some areas in the country, etho. soldiers, southeast state is supporting foreign enemies
@AbduqadirCawale2 ай бұрын
Cabdirax maan cabdi shakuur waa nin siyaasiya siyaa saduna malahan sxb imissa jeer ayaa madax weyne isu sharaxday iska jir sxb horay kuu qayaa nay siyaa sadu weylee dahay sxb haray iyo siyaasi taagan siyaasiga taagan waa madax weynaha
@saja98922 ай бұрын
Xasan farmaajo kuma dayan saw kii xiligiisii hore qofkii baarlamaan ah oo ka horyimaada la dili jirey
Qodobka ugu wayn wa in shirkan aan lagu galayn qorshe cad oo aad loo lafugaray taas waeye sababta uu unoqon wayo wadahadalani kuwo guul ay ka gaadho xukumadan hada joogta
@gare122 ай бұрын
WAA ISKA NIN QARSHO U JABAN TAHAY MAANTA OO KALE DOWLADA DHALIIL MALEH TAAGEERO MOOYEE.
@ninilahaywarkii97672 ай бұрын
Midnimo ? Maxaa la midaynayaa yaa midoobaya ?
@abdirahmanfarah86232 ай бұрын
Faaraxoow waraysigaan waad lasoo daahdaye Qaybaha kala hanagala soo daahin
@OHH20042 ай бұрын
Gobalada waqooyi kuye. Qasab kuma balweyn karo 😊
@sanbaloolshehussein92562 ай бұрын
Baaralamaan qabiil kuyiimid wanaaga lagasugaayo maqaan somaliya ale ayaa umaqaan
@maxamuudxasan91502 ай бұрын
Ethiopian ku hada way idin daawanayaan idinkoo si daacada oon waxba qarsoonayn iskaga waraysanaya daciifnimadiina iyo waxa idinka khaldan, tana waxay sii muujinaysaa siyaasad xumadiina iyo sida aad waxwalba banka u keenteen🤏🏾
@axmedsahal26882 ай бұрын
Ninkan Wuxuudoonayaa Sidiifarmajo Inlaxiro Ama Gacanlagajabiyo???
@halabaishwiaba2 ай бұрын
Cadawga ummada soomaaliyeed ma rabaan hogaamiye CCW oo kale ah inuu dalkeena usoo baxo
@garadroble27122 ай бұрын
Ninkaan waa meeshii ay aadaba aade wixii socdaba eedeeye
@gaajuhaggy74552 ай бұрын
Itoobiyanka waxay u joogeen alshabab dartood hadana masar baa lasoo wadanaya si ay itoobiyanka nooga hiiliyan somalia wax dhintey waa raganimadiii hanala wasa ku xigta maalin kasta rag facood u wacanayan
@abdinur61522 ай бұрын
Mucaarad kaliya lee waraysan taqaan ee hadaa journalist sax tahay dhinacyada kala duwan ee siyaasada wada keen
@alihaibe42092 ай бұрын
Baddii uu kenya ka iibiyey ee lacagta ku badashay maad waydiisid, wali kenya ayaa haysata waraqii la rabay in maxkamadda adduunka loo gudbiyo xasan sheekh afkuu iska mariyey waayo wuxuu la saaxiibay William ruto.
@mohamedabdikadiraden92162 ай бұрын
Farah Abdikadir wa wariye an caadi aheen CCW wu yaabay Fur Furkii Barnamjka 😂
@IsmailSiyad-t8b2 ай бұрын
Midnniimada dhiiga halohuro
@BMr-f4i2 ай бұрын
Yaab oo yaab. Abdirahman Cabdishakuur. Adiga ayaa ka mid ah in ee dowlad dhalato dadka hor jooga. Waxaa Ceeb ah warka aa ku sheegto beenta ah. Nin wey tintii ciro ghashay Ayaa camerada soo hor fadhistey😂😂
@AliSamatar-ht9sm2 ай бұрын
Waxaad,ka,shaqeeyneeysaan.waxaad, ka shaqeeysaaan was ayaan wax tareeyn
@abdullahhassan10592 ай бұрын
Cc.shakur alif wax waa leeyahay io wax malah kala saar wadaniyadad ka hadal yuusan kursi kaliya kuu muuqane walee nama gaadiinsiyaasi daacad ka ah waxaan ka arkay daahir geele maaha maalintii mucaarad nimada ee waa maalintii difaaca qaranka nin kastoo siyaasi isku sheek ah waa in aan baranaa
@Yasir-qn7zo2 ай бұрын
Somalidu waa walaalo waa in ay midoobaan. Calanka iyo dastuurka JSL ha laqaato. The issue is not the union. It's about how and who should be the leader.
@rocky40662 ай бұрын
Ggaylan micnahiisa waa maxay?
@mustafemohamed47542 ай бұрын
So qabo 1 prof ibrahim farah bursaliid 2 Afyare cilmi 3 fahad yaasiin
@NurRoble2 ай бұрын
Ninka aad warsaneeyso horoo keenya bad ugu saxeexday nin arimaha wax laga weeydiinayo ma aha baarlamaanka ayaa ka gaaray qeer allaha siiyee wax aad wareesato maad wweysay😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdikadiraden92162 ай бұрын
Qaldku ugu ween o an ka galay nolosheyda wa in an 8 sano taagero u ahaa N/N o maanta Bur Burtay😅
@mohamedomer72622 ай бұрын
Baabuurka uu dhawaan fahad yasin shidaalka ku shuban doono
@amal78922 ай бұрын
somali Harry Maguire
@abdirahmanyusuf28642 ай бұрын
AS A MINISTER YOU DID THE UNTHINKABLE! AND STILL PREACHING! A PROSTI.. TALKING ABOUT HAPPY FAMILY!
@calideeq42652 ай бұрын
THERE IS NO PROOF FOR THAT. DEHORN THE EMOTIONAL PART OF YOU
@abdinaasir62382 ай бұрын
turkiga. Waa dalaal dantiisa yaqaan turkiga iyo gariiga muranka ka dhaxey lagama wad hadlo maxaa bad somaliya keenay in laga hadlo. waa suaal u baahan jawaab
@Baraarug-115842 ай бұрын
Kkkk pl wàa inay wada jirka ilaalisaa war Hade cadaadiska IGA daa aan shisheeyaha kagav hiiliye
@JuniorKnowledge2 ай бұрын
waxay wakiil uga thy UAE, kaasoo markasta doonaya in maalgashi ku sameysato dekeda.