@@thementor.4697 qoraalkadaan ka dareemayaa inaa tahay ilkayar kkkkk howshada wado...
@thementor.46974 жыл бұрын
@@abdiomar3204 yahuuu war duluf baatahy qabyaalada kaxoroow anigu farmajo kuqabiil maahi, lkn wantageraa sida somali badan keedba utagerto lkn sorry qof siyaasad iyo fikir kahadlayo Ayaan kumodayay lkn meelkle Inaad kaxanuun sanayso Ayaa arkaa,,,by I have no time to waste
Talada RW iyo Aqoonyahana bulshada soomaliyeed dhalinyarada haweenka ayaa goanka leh beesha calamka xaq uma leh in u yeeriso RW.
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Waar waaaa waaaaali kani waar weriye miyaad ahayn
@habibaadan12244 жыл бұрын
Aweys sam aamiin yaa Allah inshaallaah he will come back another 5years bi idmillaahi kariim mundane madaxweyne Muhammad Abdullahi farmaajo xafidullaah
Wankufarax sanahay khatumo hormarkay gartay p/ land cil udimo
@superfun18194 жыл бұрын
Amiiin yaraabi
@khadarhabiib48934 жыл бұрын
Ciidamada gedo jooga farmajo miyaa leh mise waa ciidanka qaranka soomliyeed war doqonkaan yaa umada ka qabto
@sumahwaagullweyn1964 жыл бұрын
Waar xishood madaxwyne la dacadsan lama hayo waa WADA mooryaan
@cabdulqaadirismaaciil26114 жыл бұрын
Ilaahay kacabsada dadka ha isku dirinina
@warakiiugudabeyayeesomalia75374 жыл бұрын
Keep goin
@warakiiugudabeyayeesomalia75374 жыл бұрын
Ssddss
@Aqlileey4 жыл бұрын
Nageriya soomaali ma joogto
@jijaluup78734 жыл бұрын
Mansha allah wa sax sidi labada dhinac loga leynayey ayey ciil ka dhargen wa gesiyal gacanti du sareyso mélo lagu muransanyahy aa now now tugo wa la idinka qaban sool sanag iyo cayn marka hore. Waa inay is racan gobolada sool sanag iyo cayn kadibna la aqonsan wa inay gacanta cadowga kabaxan goboladas
@maxamedcabdilaahi10844 жыл бұрын
illaahow nagaqabo cafwgs
@asamadhassan14194 жыл бұрын
Waa iska dhamanteed nabar & naxdin kala hadalkoda sabbatoo ah haddey waxqabanayan 4 sanno bey villa wardhiigley ku dhuumanyeen wqx is badal ahna kuma sameyn karro heshiisyada la galey madama waqtiguisuba dhacey madama ay batlamanka federalka ee labada aqal octoobar ku eg yahay waqtigiidu haddii ay dhacaana mweyne & Raiwasare waxba ma sheegyaan oo wadanka sharcigiisu waa baarlaman. Marka doorashada wixi ka dambeeya & wixi soo baxa baa la sugayaa
@urluvlii79814 жыл бұрын
Dhuxulmadoobe: Jaahilkan , Alshabaabka ah, Gacankudhiiglaha ah ee Wiil Soomaaliyeed Gacantiisa Mindi ku Gowracay,Caada qaataha ah, Dabadhilifka u ah Kenya ee ka amar qaata Kenya una gacan geliyay Jubaland Kenya oo intii muddo ah guraneysay dakhliga kasoo xirooda Dekedda Kismayo; Reer Jubaland iyo Soomaali oo dhan iyo Farmajo iyo RW CUSUB iyo Labbad aqal ee Baarliamen ma arkaan miyaa... Waxaa taa kasii daran Dhuxulmadoobe uma dhalan Jubaland ee wuxuu kasoo jeeda kililka 5aad ee Ethiopia, habkuu u dhaqmayaana wuxuu ka bartay ama ka dhaxlay CABDI ILEY...Ciidamadda daacadda u ah Dhuxulmadoobena waa kuwii LEO BOOLISKII UU CABDI ILEY UMADDA KILILKA 5aad ku gumaaday..... Sua'asha Shacabku isweydiinayaan hadda waxa weeyaan maxaa DF, BARLEMENKA, SHACABKA JUBALAND, CIIDANKA SNL IYO SOOMAALI DHAMAANTEED NINKAN QARANDUMISKA AH LOO XIRI AMA DILI LA'AYAHAY.....WAA YAABKA YAABKII....
@isseibrahim71524 жыл бұрын
Itoobiya tigree ha amrto
@h2O59924 жыл бұрын
Ethiopia ku martay inu yimaado hegel iyo hegel yimaad ethopia si ay u maqlan madaxweynaha Wadanka yaa u talisa waa yaabe Ilahow wadankeena u yeel Madaxweynaha fiican iyo dadkeeno Qalbi wanaagsan oo is maqlan Noqdana hal qof iyo hal wadan
@sammie11634 жыл бұрын
Nin jecleysi waa waxa na wareeriyey kii hore wuxuu keenay dadkiisii oo aan khibrad badan laheeyn sababta oo ah waxa lagu wada keenay qabiil. Hada markuu yimi nin cusub wuu yaabay shaqada ay hayaan oo ayna ka hadli karin waxay ku mashquulsan yihiin. yahuu yahuu
@abdulkadirabdiosman4734 жыл бұрын
Yes; it's pretty good for "Nabad & Nolol" to break through and reach out for "Sanaag and Sool" regions hampering the verona love policy of Punt Land leader Dani. Dani, as we know, has been busy in agitating the Federal Government's internal and international political stand in the region. Besmirching Somalia's reputations in the political arena.
@abdiomar32044 жыл бұрын
dani wins anytime
@luuljaamac20234 жыл бұрын
إذا تمنيت أن يسيب آلله ابتلا لغيرك بدون حق فيسيبك الله أكثر واكثر
Maya cunaqabatayn wey kaweyn yihiin balse waa in la dhiso oo ay xaqooda helaan bahalahana iska qabtaan .
@abdikadirhaji68524 жыл бұрын
wcs sxb xaq ma aha in sool iyo sanaag iyo ceyn iney labo maamul puntland iyo somaliland oo ay ka fac weyntahay ay isku qabqabsadaan goboladaas oo ahaa goboladii ka dhiidhiyey gumestihii cadaa ee ingriiska waa in la aqoonsadaa ayna noqdaan maamul goboleed ka tirsan dowlada federalka somaliya ka horna lageeyaa talis ciidamada xooga qeybta 21aad ay ka furataa xaruntii ciidamada militeriga xooga dalka iyo booliska sida gaarka ah utababaran ee haramcad iyo nabadsugida qaranka tababarna lasiiya ciidamada mamulka cusub ee khaatumo gorgor danab mileteriga xooga dalka dhamaantod lageeyaa guul SSC Inoolada
@guulwadeofficial24354 жыл бұрын
SomLia like
@sammie11634 жыл бұрын
Caawi dadka baahan una qabta waxey xaq u leeyihiin.cidna ha uga baqan taas.
@AMATALLAAH-qd3pq4 жыл бұрын
Beenbadana Neyjeeriya Wixii Xunba Xaawosaar. Waxkasto Xun Somaaliba loosaarin. Somaali people Allahbay Qabaan.Somaaliya Waynolaan wayna aarsan doonto Maalin insha'Allah
@maryamibrahim18474 жыл бұрын
Khaatumo maamul gleedyada Dallka ka jira inay ka mid noqoto maxaa diiday
@somalimum73564 жыл бұрын
Diradiraale aaqiro xaged aadee
@deqomuse10604 жыл бұрын
Sida loo hadlo baro jooji aaa daaa
@somalitwinsbro44624 жыл бұрын
Asc waxaan nahay wiillal mataano ah waxaan furanay to our channel 🙏🙏 nosaara subscribe to our channel 🙏
@mustafalibaan45454 жыл бұрын
m.a
@ubahguled964 жыл бұрын
Galmudug ba waa la sameyeey why Sool , Sabah iyo cayanaba dhulooskan waa qashiin an dhuulkoda an mamulan kariin waa dad maskaxada laga guumeystey
@superfun18194 жыл бұрын
Hawiye qaabil ha joojiyo hirshabeele abgaal iyo xawaadle waa walaalo. Hadi kale hor mar garimaysaan Annagaa isaaq ayaa ku xushmeeynaa wll tiniimo Sool iyo sanaag iyo cayn. Dawlad waxaa kujiira matagi karaan
@sammie11634 жыл бұрын
Yahuu qabiilka naga joojiya. Wasaq waa dayuus xasan gurguurte waa in la qeybsadaa xakuumada ma aha in ay heystaan reer kaliya wasaq.
@argsanofficial81594 жыл бұрын
Sigis
@Aqlileey4 жыл бұрын
Gobolada SSC waxay rabaan in aydan soomaali ka go in waxaa loo baahan yahay in maamul loo dhiso
@abdulahiartan40914 жыл бұрын
Asc
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Waar cagaha dhigta oo kadaaya dadka indha sarcaadka
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Waar soomaaliland ilaaaawa deee yaydaan gubane
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Waar ma AF hayeenka farmaajo ayaad tahay ?
@naimoh37964 жыл бұрын
Waa benadod waxay rabana ii eya magacena eey cebeyan
@codayciidigale69154 жыл бұрын
Muranka mafhaleyska ah ee soomalida konfurta
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Waar hadhimanina
@sahramuse79604 жыл бұрын
Tacasi dodana marabno soomali waba cawan dad ujeda in halyey godi kas losumeyey farmaajo iyo cagjar na waxay kuheshiyen in aay qariyaan in lasumeyey camsi aykaqaban Ethiopia 😡
@cabdinuuxjaamac39794 жыл бұрын
Kkkkkk
@codayciidigale69154 жыл бұрын
War farmaajo soil iyo cayeen iyo sanag ma isaga xukuma mise reer ayaa le
Karaash tuug ma,aha tacsi ayuu u yimid halyeey walaalkiis ah ayuu u tacsiyeeyey talabaad sidaad wax u rabtid maxaa karaash iyo dadkiisa u diidayah la jecloow walaallkaa waxaad naftaada la jeceshay wax kasta ani ani!!!😏😏😏
@hodanmohamed91854 жыл бұрын
Ppppp
@jbaron81204 жыл бұрын
Soomaalida ku dhaqan xeebta Nigeria. Tani waxay u egtahay been weyn. Reer yurub na wax walba ayey nagu eedeeyaan