SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 10 || 10 sano kadib

  Рет қаралды 100,456

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 290
@XawiiwoXawiiwo-h8c
@XawiiwoXawiiwo-h8c Күн бұрын
Ha iloowin saliga Nabiga SCW
@AyaanahmedXuki
@AyaanahmedXuki 12 сағат бұрын
Scw scw scw
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv Күн бұрын
Maashaa Alaah dumaashi ❤sagal❤waan kujeclahay waayo gabdhihii yar yarka ahaa❤ee aan eedada uahaa❤waad uxijaabtey❤guulayso dumaashi❤qaali❤🥰🥰🥰🥰
@cawoismail-q1e
@cawoismail-q1e Күн бұрын
M.a labadaba ma iyada dhashay
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 Күн бұрын
@@cawoismail-q1ehaaa iyo mid sadexad iyo labada wiil ee asad udhashay man sha Allah
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 23 сағат бұрын
Kuli asad miyeey udashay mansha allah❤
@Busharo123
@Busharo123 Күн бұрын
Aan ku wada salino xabiibkeena scw❤ scw❤ scw❤ scw❤
@AyaanahmedXuki
@AyaanahmedXuki 11 сағат бұрын
Scw scw scw
@AsmaMaxmoud
@AsmaMaxmoud Күн бұрын
Tame asra iyo walsheed idin mee ❤😊
@AminaAlimahamud
@AminaAlimahamud Күн бұрын
Waana kan❤
@ShakiiraBidhaan
@ShakiiraBidhaan Күн бұрын
Waana Kan
@CabdixakiinMaxamed-io1lt
@CabdixakiinMaxamed-io1lt 17 сағат бұрын
Waana kam
@sowdoaliahmed3419
@sowdoaliahmed3419 14 сағат бұрын
Waana kan
@XawoYaasiin
@XawoYaasiin 13 сағат бұрын
Wanakan❤
@SAMSAMMAXAMEDHAYBE
@SAMSAMMAXAMEDHAYBE Күн бұрын
Anoo og nay jilin thy wlhi wn xanaaqey side sariirteda nag kalle ukenay 😮
@AaminaAadan-f5o
@AaminaAadan-f5o Күн бұрын
Ana kula mid ah wllhy
@bosska5189
@bosska5189 Күн бұрын
Team asra ❤❤😂 caawa faxfax dareemonaa kirli qaxwo ah soo dhigta bahalka qaleel ha ku daawanine😅😂😂 soo Aruura shaxda waa noo fadhidaa caawo wuuw😅😂
@ayaancadnaan783
@ayaancadnaan783 Күн бұрын
Heesta la saaray way u dhamaatay😂
@IfraaxCali-nf4ux
@IfraaxCali-nf4ux Күн бұрын
Hayaaay asra walasheed halis bey kujirtaa isma oran kulahaa hayey dooliga😅😅😅😅😅
@SahraaliMaxamuud20
@SahraaliMaxamuud20 20 сағат бұрын
😂😂😂😂 halista
@AyaanMohamed-c3y
@AyaanMohamed-c3y Күн бұрын
Wll igula Sali Nabigeena muxamed Scw Scw Scw❤❤❤❤
@LinaMehemedAli1
@LinaMehemedAli1 Күн бұрын
Scw scw scw ❤
@SahraYusuf-vu3kx
@SahraYusuf-vu3kx 14 сағат бұрын
Team asro guleyso❤❤
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 8 сағат бұрын
Waa ta lajabay qofta cusub filmada hindida ayay aad u badsatay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@SahrocabdirixmaanCumar
@SahrocabdirixmaanCumar Күн бұрын
Ala asad waxaan u samayna yo wax horay u dhacay maha filka waxa lagu jilaa wax horay u dhacay ma aha hadana dhici dionta wa kadaray naag naag kale sariita lala imaanayo oo waliba tagan ayadii😂😂😂
@YaaWaayeXafsah
@YaaWaayeXafsah 11 сағат бұрын
Omg Anfac wa qashin 😂😂Nafteeda Ixtiram uma leh😂sidee Naag kale & ninkeeda sareer ay iskula galgalmaan ugu jiifan 😂😂
@QadroXasan-cf5pu
@QadroXasan-cf5pu Күн бұрын
Anas asro walaashed waa jeclana xuman kuma sameynayo ayaan godkeda biyo ugu soogaleen❤❤❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Ilbaxnimadaas jilinkooda ma gaaray dadkaan laba naagod hal sariir isugu keenaayo
@DraishaabdiDraishaabdi
@DraishaabdiDraishaabdi 17 сағат бұрын
​@@hawohosh9198 wax fikrad ah mahayaan umadaan waa dad wada caruur ah
@raxmacabdiwaahab8665
@raxmacabdiwaahab8665 22 сағат бұрын
Wan ku sugaye nu laso dhakhso nh😢😂😂😂😂😂
@FartunHussein-d2b
@FartunHussein-d2b 6 сағат бұрын
Qadofadida wale cawa wax kale wax kale waye 😂😂😂
@ayaanhoodomohamed8556
@ayaanhoodomohamed8556 Күн бұрын
Waxani filim maaha waa inay asro guulaysata waaxay markasta waa dulmane 😢
@GaaguumeXundhur
@GaaguumeXundhur 18 сағат бұрын
Naa asra filimka waananacsiisay Naagta Iyo Ninka tun😂😂😂
@NaciimaAxmed-f8p
@NaciimaAxmed-f8p Күн бұрын
Inta IGA danbaysa❤️😂
@NaimaizzeAbdi
@NaimaizzeAbdi Күн бұрын
Aduunyada heesta igu darn😂😂 idhaaaf
@FIlsanXasan-f9k
@FIlsanXasan-f9k Күн бұрын
Team sagal iyo dumaashi❤waan ku jecelahay ❤❤❤❤❤
@ZakiyanoZakariya10
@ZakiyanoZakariya10 21 сағат бұрын
war ileyn intan jawi dagan ufariistey ayan arkey asro sariirteda oo nagtii ku jiifto kobkii iyo qaxwadii kuli wey isla dateyn 😂😂😂😂😂😂😂
@AmiiroMuusejaamac
@AmiiroMuusejaamac Күн бұрын
Asadkaan hadba naag sariirrta lasaran nacayy ani😂😂😂😂
@Asmacali2233
@Asmacali2233 Күн бұрын
😂😂😂
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq Күн бұрын
Maserey😂😂😂
@Istraax.
@Istraax. Күн бұрын
yes ani u hureyo manta😮🎉😂
@Cabdiismaciil-c4u
@Cabdiismaciil-c4u 5 сағат бұрын
❤❤❤❤ssc❤❤❤❤
@isramoha9213
@isramoha9213 Күн бұрын
asad xaaska waalan nagabadal 😂
@DraishaabdiDraishaabdi
@DraishaabdiDraishaabdi 17 сағат бұрын
Waawareeey isma oran aaa keeewaakaas naacarar dhimataye
@sabahalaki5701
@sabahalaki5701 Күн бұрын
Lkn nin iyo naag aan is qabin say sariir uwada korayaan wlhi anoo halkaas jooga ayaan xishoonaaa biainka😂😂
@ashaabdullahikossin
@ashaabdullahikossin Күн бұрын
Dining laaa wlhi aqiro zaam waye
@YasmiinSaleebanomar
@YasmiinSaleebanomar Күн бұрын
Maxaaa u dahiseen ❤❤❤❤
@Ayaan344
@Ayaan344 Күн бұрын
Naag somaliyo ogol majirto waxay naagahan guriga isla joogo waa film run hadii ahaan lahayd asad oo nool bey gubi lahayen😂😂😂
@SahraaliMaxamuud20
@SahraaliMaxamuud20 20 сағат бұрын
Team hablaha yar yar gacanta taaga
@CaashoCabdi-k1u
@CaashoCabdi-k1u Күн бұрын
Qoral an soqoro waxn usoqori laahy asro silaceda😢😢 sagaly dumashi asra sida udama😢😢❤😊
@TayoXusen
@TayoXusen Күн бұрын
Qaybtihore so asra magulysan
@CaashoCabdi-k1u
@CaashoCabdi-k1u Күн бұрын
@TayoXusen my labada dincbo asro wey dibaned
@zowdaibrahim4349
@zowdaibrahim4349 Күн бұрын
Cagihii sagal day😂😂😂😂
@SuhuurmustafeIbrahim
@SuhuurmustafeIbrahim 21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
@amiindaud8582
@amiindaud8582 Күн бұрын
Khalas flinmkuu uu xumaday nabadey aniga asxbta wlhi flimi kale intad bilabaysan flimi hal dhinc la dhibataynayo mcn malaha ee flimka kale ee aad bilawdan hayno ahaato by
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein Күн бұрын
Allah haju nabad yeelo😂😂
@SamsamMohamed-j2x
@SamsamMohamed-j2x 16 сағат бұрын
😂😂kuwan wan jeclhy❤
@فائزةعبدالله-ك2غ
@فائزةعبدالله-ك2غ 15 сағат бұрын
Dhiiga iku karay 1:23 🤯wamaxay noloshan uuf
@JuweriyaSaleban-t5c
@JuweriyaSaleban-t5c Күн бұрын
Team asra like❤
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Quruxaa yaabtay qof kasto wuxuu jecel yahay in la dhaha waad qurux badan tahay
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq Күн бұрын
😂😂😂😂
@HindaCabdi-nx2gj
@HindaCabdi-nx2gj Күн бұрын
Frist one❤🎉😅
@AmiiraAlmis
@AmiiraAlmis Күн бұрын
Alla hablooy heestu uu qadayo waan ka baqa wllhi😂😂😂
@NaziirCabdi-h8i
@NaziirCabdi-h8i Күн бұрын
Ani xata😂😢
@birinjihani8895
@birinjihani8895 Күн бұрын
Sagaley hayey nagtan iska jir😂😂😂😂
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 Күн бұрын
Gandha yar yari waa funny walahi. Waad qooqsantahay ku lahaa 😂pls sagaleey waxba kolay comment ka m akhridide, waxanu ka codsanyanyaa sheekadan ku badal hab ka ciyaalka dareenkooda iyo labada hooyo. Ileen waa wax aduunka ka dhacee. 3 dumar oo is haysta mar walba, oo mid la dulminayo waa baa same old same old
@nailsissak3207
@nailsissak3207 Күн бұрын
Naagtan qacda ah waa nacay uf
@DraishaabdiDraishaabdi
@DraishaabdiDraishaabdi 17 сағат бұрын
Mida jiliinka dhanba qosolka kataqaano qosolkeeda nacayba taas
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 Күн бұрын
Inta anas isdhaafis. Niyahaw waxaan layaabay 5daqiiqo ama kabadan ayaa qof laiska waraysani waxas mafilimbaa
@CasmiXasan
@CasmiXasan 13 сағат бұрын
asc Asc
@DraishaabdiDraishaabdi
@DraishaabdiDraishaabdi 16 сағат бұрын
Isma oran😂😂
@missjano8249
@missjano8249 20 сағат бұрын
Naa baxso heesti isma oran hadi la qaaday waa dil😂
@ayaanibraahim1016
@ayaanibraahim1016 17 сағат бұрын
😂😂😂🎉😅❤❤❤
@AyanAbdi-c9m
@AyanAbdi-c9m Күн бұрын
Qalaas heestii dhimashadaa lidaaray asro wlsheed 😂😂😂😂 astaqfirulaah anas mahashim buu iskubadalirabaa
@FadxaXasan-v5y
@FadxaXasan-v5y Күн бұрын
Kkkk
@ayaanqurux1087
@ayaanqurux1087 Күн бұрын
Ina adeer asadow saan dhaqan Mr ma ahan wa maxay taad aragtaba Wad lasexan bisinka dumarka sarirta ukala gur😂😂😂
@FalastinXabeeb
@FalastinXabeeb Күн бұрын
Jah ❤manta aad uso daahiseen
@AyanAhmedabdi
@AyanAhmedabdi 11 сағат бұрын
Nagtan qaylo badana asro war iska fuur asad
@AbdilahiAadam
@AbdilahiAadam Күн бұрын
Intii sugaysay axxx🎉
@NaciimaAxmed-f8p
@NaciimaAxmed-f8p Күн бұрын
Asro way dulmiyeen wllhy😢
@LinaMehemedAli1
@LinaMehemedAli1 Күн бұрын
😢
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Күн бұрын
Heesta lasaray bes waye taan 😂
@abdullahimaow5867
@abdullahimaow5867 Күн бұрын
Balaayo quura weyn😂😂
@LabisDheg
@LabisDheg Күн бұрын
Saylac iyo nagtu shukansanayo yaa ka sara filimka 😢
@AyaanCali-y3k
@AyaanCali-y3k Күн бұрын
Sagleey nagtaa iiskkhbo nink way egaysay😂😂😂😂😂😂😂
@Ayaan-w2v
@Ayaan-w2v Күн бұрын
First🎉😂
@IqraMohmud
@IqraMohmud Күн бұрын
Team azra dhibatadan dhan hodan gift ba na galisay😂
@NadaIbrshim-m7m
@NadaIbrshim-m7m Күн бұрын
Manta wa so dahisen🙌😂
@ZaadoHirzi
@ZaadoHirzi Күн бұрын
Saylac maaha ee wa anas😂😂😂
@nasteexomohamed415
@nasteexomohamed415 Күн бұрын
San usugay lee😂
@JeeMel
@JeeMel Күн бұрын
Ani mcl😂
@FaatimaJama-r4n
@FaatimaJama-r4n Күн бұрын
Way ladaaheen caawa😂😂😂
@Nimcaaxmed-md7uu
@Nimcaaxmed-md7uu Күн бұрын
Ani xataa
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud Күн бұрын
Anba😅😅😅
@ayancige6625
@ayancige6625 Күн бұрын
Asro naagta dil
@FarxiyoCusman-h6f
@FarxiyoCusman-h6f Күн бұрын
Saan usugaaye Wan dale manta wey sodahiyeen 😂😂😊
@CanabSalaan
@CanabSalaan Күн бұрын
Anaa uhoreeya😂😢❤
@asad.xajio.walalkii
@asad.xajio.walalkii Күн бұрын
Uftan miskiinta ah waaba nacay 😊😮😮😮
@raaxoibrahim3039
@raaxoibrahim3039 Күн бұрын
Teed nacday
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Күн бұрын
Asro xalaan kugu riyooday😮waliba adigoo macalimad noo ah😊
@basraadnabasradna8033
@basraadnabasradna8033 Күн бұрын
Bisanka
@bureqonur6299
@bureqonur6299 Күн бұрын
Ala sagaley walal sidan wamaxay 😂😂
@SumeyoMohamed-c4p
@SumeyoMohamed-c4p 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@NuuxMaxamed-f9p
@NuuxMaxamed-f9p Күн бұрын
Asra waa Habiinkii Qudhee aan kanaxayy 😂
@MarwaJaamac-e8p
@MarwaJaamac-e8p Күн бұрын
Asra gudkeedi ayuu biyo ugu soo galey😊
@IsraMustafe-l7n
@IsraMustafe-l7n Күн бұрын
Team asro😢guul
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 Күн бұрын
Hesti faarax dadka ku biren jiray waye hhhhhhhh
@Ugbaadyariseyy
@Ugbaadyariseyy Күн бұрын
San xal maha sagal inu kunaqsado oo gursado rabna anaga hppih bbe qalpih uxiisne😭💔😂👍
@AyaanMaxamut
@AyaanMaxamut Күн бұрын
Garac 😂
@ayanayan5087
@ayanayan5087 Күн бұрын
Waxan warka badan aamusii bal 😂😂
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 Күн бұрын
Tan anfacda agu sheegaya ayaan nacay uf
@NimcoMuhumad-j1n
@NimcoMuhumad-j1n Күн бұрын
Asadow adi 90 nago lee maa kala celineee yahuu war hal xabo iska guurso😂😢😢
@I-v8u
@I-v8u Күн бұрын
Anaa u horeeyey❤
@NaciimaJano-l4t
@NaciimaJano-l4t Күн бұрын
Tan asra la dhalatey waa bilaa dhiig😂
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Күн бұрын
Asro Godkeeday biyo ugu soo Galeen Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@HindaJamac-p7y
@HindaJamac-p7y Күн бұрын
najma❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
@UmumaajidMaajidcade
@UmumaajidMaajidcade Күн бұрын
Side naag sariir asro ledahay ugu sexan kartaa filinka wa lagu dhelay acuudu😂😂 ine jiliin tahay xitaa wa anigii ilaaway😊
@kahinradia6592
@kahinradia6592 Күн бұрын
Salam my team manta maade ragteyn misee ana dagdagaya
@ZaadoHirzi
@ZaadoHirzi Күн бұрын
Horta asad ma aqaano miyaa dumarak in lakal qariyo mise asra bu masayr ku dilaya😢😢😢😢😢
@abdiqadiradanjama5324
@abdiqadiradanjama5324 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu Күн бұрын
Manta aad bay u daaheen wlhi 😢
@Hal-abuurSalma
@Hal-abuurSalma Күн бұрын
Fariid aasiya yare waligaa sidaa hooyada ugarabtagnow
@NastexoTifoow-oj6nn
@NastexoTifoow-oj6nn 20 сағат бұрын
🎉🎉🎉😢😢😢
@LeeyloXasan-o1h
@LeeyloXasan-o1h Күн бұрын
Wxn waruwayad erun mamoden asad sagal run run xaskisa bis gabdhahane ayada dhashay mashalalh ale haudeste intaso Naga asadmaqabo ewaruwayadle ilajilbis 5daqiqole kwda lkn filimka Hal dhincwaye asro le laharifa
@IsraNazer
@IsraNazer Күн бұрын
Marka danbe isra dhiikarba ku dhufan😢😢
@SafaMahamed-w8x
@SafaMahamed-w8x Күн бұрын
Asro la maseerey😂😂😢
@zeynabarbe9248
@zeynabarbe9248 Күн бұрын
Asadow caransanidaa maalin ba naag maa nagusoo dhisee lagu dhufayee😂
@abdirahmanhassan-h5r
@abdirahmanhassan-h5r Күн бұрын
Filimka iyo islmahan ku jira qaylo bdna horta 😂😅
@DuranShirwa
@DuranShirwa Күн бұрын
Film-kii yara dhaqanka qoyska ayuu yara ku talax tagayaa ee wax ka badela, naago laysla qabo oo hal guri kuwada nool oo is diidan,qololkooda iyo sariirahooda almiino u kala ilaaliya sagal iyo asadoow.
@MunaDacaad
@MunaDacaad Күн бұрын
Mashlah guleyso sta
@SagalMaxamuud-uk1mh
@SagalMaxamuud-uk1mh Күн бұрын
Waad qooqanthy hh ku laha😂
@XilkasCadey-c2m
@XilkasCadey-c2m Күн бұрын
Asro qeelo badanaaaa😂
@SalmaSulub-i9l
@SalmaSulub-i9l Күн бұрын
Heesta loo saaray markaaN maqlay aanba ka quustay tan yar😢
@Faadumomaxamed-x6t
@Faadumomaxamed-x6t Күн бұрын
Naa asra dhiiga isku kici waxay sidani dulqaadkiibad Naga dhamaysay wah 😂😅
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 11 || 10 sano kadib
25:22
Family Sagal Channel
Рет қаралды 69 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
FILM CUSUB FURSAD IYO FASHIL GUUR PART1
20:09
Sucdi Team 22
Рет қаралды 8 М.
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 6  || 10 sano kadib
26:48
Family Sagal Channel
Рет қаралды 129 М.
ASAD HAGIO OO SI AN CAADI EHEN LOOGU SOO DHAWEYAY MUQDISHO 2025
9:54
Menza Production
Рет қаралды 149 М.
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 9 || 10 sano kadib
25:49
Family Sagal Channel
Рет қаралды 127 М.
WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO
1:22:36
Toos Radio
Рет қаралды 50 М.
KALAMAAN 29 JANUARY 2025
9:46
KALAMAAN
Рет қаралды 21 М.