DEG DEG Hub Hor leh oo Lagu Qabtay Cabudwaaq iyo Jaahwareerka Hubka oo Galay Ilaa Jabuuti

  Рет қаралды 15,749

Xogta Shiine Media

Xogta Shiine Media

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Hubkani hubaal wuxu ka yimid mujrimka Ina Geele iyo Jabuuti Waa hubkii kelitaliye dhagarqabe Siisi uu ku daabulayey Jabuuti iyo Muuqdisho. Haduu Jabuuti ka yimid waxa la soo mariyey Reserved Area. Waa dhici kartaa iyana in Muuqdisho laga keenay oo wado qarsoon la soo mariyey. Hubkan Ethiopia lagama keenin ! Ethiopia ma Shayaadiin ayay hub ka iibinaysaa ? Waa maya !
@choukrisaid5525
@choukrisaid5525 Ай бұрын
Sax it s came from djibouti
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Ethiopia waxay rabta somalida inay hub gacanta ugaliso sii aay labadi iskhilafta isku dilan
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Si wanaagsan baad u dhigtay Dr Abdiwali balse Hubkii Reer Caabuqwaaq Qabsadeen waa qaybtoodii ay ku laayeen kii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Wararka kale ee caawa naga soo gaaraya tuulada layiraahdo need ku ceshe oo ku taala xuduuda in lagu qabtay labor gaari oo hor leh oo ka mid ahaa hubkii hore waxaana soo baxaya in hubkaasi isaguna uu gacanta u galay Isla beeshii hubku hore uu u gacan galay
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Jabuuti ayaa laga soo gadey waxaana lagu soo gadey lacagta umada Somalia lagu deegay aduunweynaha ay bixiyeen .xasan dhiiqo wuxuu ugu talagaley in lagu gumaado leelkase iyo mr
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
Umada ma cashuurtadbaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Soomaaliya waa suuq ajnebi Xalane ayaana qasaysa.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Xassan qabaa illadada ayuu isku hubeeyaa.
@LJama6119
@LJama6119 Ай бұрын
Mareexaan cusub miyaa soo baxay mise xasan shiikh isagaan mareexaan aqoon. Hubkaasi sharcidaro ayuu ahaa, shacab ayuu u gacan galay. Caga jugleen iyo baryaba kusoo noqon maayo hubkaa.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
ilaa Djibouti hada wa inaan tashano
@CowkeMaxamud-bd1hr
@CowkeMaxamud-bd1hr Ай бұрын
Hubka.waxaa.dhicikarta.inay.xuutiyiintu.keentay
@suleimanabdalla7056
@suleimanabdalla7056 Ай бұрын
War hubkani waa kii uu Mahad Salaad ama Liiban Shuluq uu midkood mdxwynaha Galmudug ku noqon lahaa. Ka jawaabidda mission-kanna wuxuu u yaal mdxwyne Qoorqoor oo ah ninka loo tashaday horena uga badbaaday iskuday dil oo Xasan Sheikh ka fashilmay berigii uu isku qarinayey Alshabaab baan la diriri.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Soomaalidu waa inay is ururisaa oo diyaar garowdaa intaan ninka waalan ee Trump layiraahdo ladooran..
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Ай бұрын
Duli duli dhalay
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Ай бұрын
Hubbub jabuuti buu kasoo dagay oo tareenka ayaa lasaaray kadib waxa laguwaday ciidamada jabuuti iyagaa hubkaa marka uu gaadho ku wareejinaysay kooxaha koonfurta kadagaalama waxkale uma joogaan ciidanka jabuuti wali miyaad maqashay dagaalbay galen ama waa la weeraray waa filimkale kkkkkkk
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkk daawladee walaahay bilaahay tolaahay baanay mr ugu xidhanaay shaadh qabiil daawlad sheeganaya adeer daarood sidhow buu ula socdaa dhaqdhaqaaqa hawiye car xabadi haka dhacdo car waakaase
@ahmedshekhmubaarag2498
@ahmedshekhmubaarag2498 Ай бұрын
beenale dawlada hubkeeda halasiiyo xoog bay kuqaadan dawladu shacabka way kaqaadi hubka
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
futadaad ka hadashay daawladu waa tee waa qabiil meeshu adeer walaahay bilaahay tolaahay daarood waa diyaar bal car hawiye caabudwaaq haweerareen xaguu joogaa ciidan daawladeed bal noosheeg adeer hubkii qabiilada looqaaybiyay qaayb toodii baa illaahaaysiiyay
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 Ай бұрын
Hoyadaa siilka kawas xogta siilka hoyada
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Horta waxaa yaab leh Dadka Somali la baxay ma dad waalan baa? Dhib iyo xumaan bay la taagan yihiin hadana waxay ku eedeeyan Umadaha kale!
DAGAALKA MAREEXAAN IYO HABARGIDIR (4263)
1:46:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 12 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 16 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 13 МЛН
war deg deg ah
10:09
shanta extra
Рет қаралды 625
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:54:31
'CIIDANKA ISRAEL OO CUMPUTER  3-MILYAN OO JEER LA WEERARAY'
13:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 12 МЛН