Wa tarikh cajiiba mad fbga so galisan TikTok Dowladi macgaga ahid Seyad bara ilhay ba somalia dhafeyay maxu dad xasuuway 😢😢😢😢
@mahamedcudhi74974 ай бұрын
siyaad tag maxaa ka dambeeyay been la sheegaayo rumayso, dadka yaa xasuuqay kii ka dambeeyay waxaas Burco ayuu jooga, waana been waxanu sheegaayo wiilkani
@AbdiShakur-f1s2 ай бұрын
@@mahamedcudhi7497 been ma aha waa taariq rasmi ah ha isku dayin inaad daalinka difaacdo
@samawadeahmed43802 ай бұрын
USC miyaa quraan akhrisay Marka. In ay kufsi dhac, iyo muunaddii wadanka oo la xaalufiyo sida maartii korontada oo dhulka laga sooo baxo, bulukeetiyaashii inta la jabsado lagu dhisto dhismooyin kale oo xaaraan ah, iyo caruur sidaadoo kale bilaa nikaax dhashey. Waxaad gaarteen in aad Dadka miisaataan markii Alle duul kale idinku soo imtixaameyna aad urur diimeed isku bedesheen aan diin ku aflixin sababtoo ah waad ka been sheegteene
@seidabdi7512 ай бұрын
GACANTA UMUU QAADIN ISAGU DAWLADKA AYUU AHAA TAAS WAA KOW...MADAXWADAHA QQARANKA AYUU AHAA ASGARI NABADSHIGA AH POLITI AYUU AHAA ASSALKIISIIY AMSE DIRTANKAKIISIIY ...POLIITHKU WAX MA TOOGTOOGTO MA XUKUNMEEYO DILKA...BARO MEDIUM OO KA DHIGAN DAWLADKA
Sxb taarikh somaliya e luntay hadad si sax ah ugu faidesadid o codkada iyo so arusid taarikhda somaliya taa guul ayad ku gare taarikhdan aya ku xusi donta jilja so socda aya dhagesana
@QarniJoog10211 ай бұрын
Waa Sidaas Insha Allah
@ahlanhussien11 ай бұрын
Soomaali oo dhan sheekh iyo wax garad siyaasi shacab hal qof oo ka hadlay ma jirin oo yidhi waar sidan ka daaya dadku wa dad somaliyede cishibtiina alle goo kuwasa hada dhulkayaga iyo badayada ka hadlaya . Waad mahadsantay hooyo ha hadiiba aad dulmiga soo dhigtay
@AbdiShakur-f1s2 ай бұрын
Wixi dictatar siyaad geeystay maxaa soomaali ka galay
@hodanc62552 ай бұрын
Ma taqan wax dhama inay hayan malyumad darod ah ba waqoyi iyo konfur lagu xasuqay ugu badan ogaden ka anka dhashay xata aniga xamer ban lahayste ku aha
@abdirahmanceerigabo11 ай бұрын
good job 👏 brother taariikh mihiim ah weye tan subxaanala
@axmedsaacidaxmed434711 ай бұрын
War nio zxp dhaga bacayr tariikhdisa soo gudbi j dhagabacayr
@seidabdi7512 ай бұрын
Bucayr Baciir Bocor Bucur Baa U Ahtirsiinmo Ahayd
@kingcalinho899511 ай бұрын
Illhy a nadhafiyay siyad bare midkisa okle alle nkuma so celsho bllo kula tagty dheh
@seidabdi7512 ай бұрын
Zemenkakiiy walba problems-kakiisuu wataa Calendar is just a number don't trust sorcery or magic don't be kiddy
Somalidu wax dan u ah madaawato qarni joog wuxu istahila 1m in an gaarsino
@CaydiidAadan-y4h3 ай бұрын
Waa nin aan waxba ogayn oo doonaaya inuu taariikh qore
@SuhaybCabdi-ku3re11 ай бұрын
Al muxu ilahay wax badan og yahay dad layka xasuqay 😢
@osmanyusuf8236Ай бұрын
Hal diyaarad ee hargaysa ka kacday 75 qof saarnaa ayaa lagu soorid oo caruur iyo dumar u badnaa meel aan dhibaato kadhicin majiraan
@siciidkayse5488Ай бұрын
Xagay Ku socdeen
@ahmedafrica727611 ай бұрын
Dalkeena wax badan waynu isku dhex dulminay😢 Alle dadka inta hadhay ha inoo mideeyo quluubtooda HADAAD ARAGTO DUUL WADA DHASHOO DIIRKA KA COLOOBA IYAGOO ISDIIDANBAA LAGA DANAYSTAA😢 wan ka xumahay dadkaygii oo malin walba is cunaya
@samiyacismaanahmed521011 ай бұрын
Wan ku salay qarin joog❤
@QarniJoog10211 ай бұрын
Waan Kaa Qaaday Walaal
@ahmedabdul630911 ай бұрын
Hassoo daahin qaybta kale please 🙏
@ifrahmuze35932 ай бұрын
maa u dhihin wiika yari waa 17 jire waxu dhahay ilaa 13 jiir ilaa 14 jiir atu ahaa
Tuug dhiigyacab dhalay ayaad thy lagula yaabi maayo waayo dhiig yacab xaaraan cun ayaad ku abtirsataa
@ibrahimmahmoud88602 ай бұрын
Saxiib dadka ka ka badaya lama geen xeebta xafada lagu kala saaray intii isaaq wuunba lageeyay xeebta waxaa helinayay carab isaaq dhalay oo reer burca adeer 47 kanin isaaq ayay aheen ka soo hadhay ee isaaq dhimashay ugu tagan
@OsmanTimir5 ай бұрын
Wiilka yari waxaa uu aha 13 jir
@DiginSaffre-pr1sw11 ай бұрын
Sheekoyinkan sxb daba gal xaqiiqda somalida u dhaxaysa ilaa hada Way is dulmidaa somalidu
@mustafemohamed2482 ай бұрын
Somalia illhy dhulka hala gooyo cadawga mgca nala wdga cuqdad iyo xasad u dhinta 👈
Wax xasuqa ma dhicin dhawr danbila ah aya Mesha lagu togtay hal Nin kaliyaa mahe Kuwa kale waxay ahayen danbilayaal
@Avatarthewayofwater20982 ай бұрын
Doqonyahay ma Aduun baad ka war haysaa qabyaalad baa lafta kaaga jirtee adeerkay baa ku jiray ragaas oo 14 sano jir ahaa isagu ma danbiile buu Ahaa
@JinacsanFeedhacad-l1v2 ай бұрын
Aniha oo aj maxamed xuseen janeenkaasna kamid ahaa daski lagu laayay xdebta jazeera sidii Y u dhacday ayuu qoraha buugan i sheegay
@ahlanhussien11 ай бұрын
Taa beenbad ka sheegtay anaga joognau hal qof oo cidkale ah kumay jirin wada isaaqbay ahayeen
@McM-iz7sd11 ай бұрын
Kir ma angaa naga dhalin badathy
@Amina-ts1lj11 ай бұрын
Mad jogtay maxa tarkhda uso shagi wayday 😢
@habonehaji6832 ай бұрын
Beeen ayaa ka buuxda sheekoyinka dhan isma lahan anigu hada kahor ban dhagaystay waana khiyaai
@XiinBoy-z8g11 ай бұрын
War maxamed ziyaad bare saan man moodin wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😅
@safia669810 ай бұрын
Maxad ku qosleeysa dad adigo kale waxba ciid u geeysan bu dilaay wax yar kadiibna wa ki sida xuun u dhintay subhanalaah ila hadana xamaar qaraax ayaa ku socda
@safia669810 ай бұрын
Maxay ka macasheen Somaliland wa nabaad
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul5 ай бұрын
Marka aad xamar leedahay xamar miyaa ku xasuuqday mise dowlad isku sheeg kuwo ah ayaa ku xasuuqay nio isku xishoo@@safia6698
@Burcaawi20102 ай бұрын
Siyaad Bare taariikhda si fiican u baro. 1975 waxa uu soo saaray xeerka qoyska taas uu yidhi:" raga iyo dumarku way siman yihiin " , waxaa uu toos uga hor yimi Surat Nisa, waxaa taasi keentay in 11 culumo ahi ka soo horjeesteen. Siyaad Bare amar buu bixiyey lagu dilaayo, waana la toogtay
@Suurid1210 ай бұрын
Taariikhda 1991 ilaa 2000 maad kasoo hadashid maxaad ku heysataa ceydiid iyo Shaatigaduudi😊😊
@abdulkadiradedhussein-cg4vn2 ай бұрын
Xasuuqii tuula eelaay kii berbera 😂😂😂
@QarniJoog1022 ай бұрын
@@abdulkadiradedhussein-cg4vn Tuulo Eelay Insha Allah Waan Kso Hadlo
@hodanc62552 ай бұрын
Lakin kama hadlaysid malyumadki ad xamer ku xasuqden 91 e kawanka lo kaxayn jiray aniga dadki sigtay ban ka mid ahay dad an wax layn ba ku habon hadalka
@Bashi-h8w2 ай бұрын
Xasuuqii Laascaano ayaa dambeeyey oo la dilay kuma naan , duqayn aan loo Kala aaba yeelin iyo shacab badan oo la barakiciyey .
Maad sheegtaan in Ingiriis iyo Isaaq ay ku kulmeen warshaddii sonkorta ee mareerey oo ingiriisku kusoo dhuuntay dhismaheeda si uu u fidneeyo Soomaaliya jabhadda SNMna halkaa looga asaaso, kaddibna lagu ballamay London, si rasmi ahna loogu dhawaaqay inay jirto jabhad Soomaaliyeed oo suurtogalinkarta in saldhig militari oo joogta ah ay siinayso Maraykan haddii ay jabhaddaasi guulaysato, markay guulaysan weydayna waxay doorbiday inay ka go'aan Somaliya markii la aqoonsadana ay xalaal noqonayso in saldhig militari ay siiyaan maraykan ciddii gaaloobaysana ay xor u yihiin, kaddibna Daaroodka deriska la ah isaaq birta laga aslado iyadoo danbi looga dhigayo Sayidkii ayey u hiiliyeen iyo Koofil ayey dileen IWM.
@ahmedabdillahi44392 ай бұрын
Beenaale
@ahlanhussien11 ай бұрын
Wallee xisaab ba dambaysa illaahay oo la hortegayo kuwasaba maantana noo bu,aaya oo dagaal nala donaya, illaahay baanu idinka dacwaynay isagana nagaga kiin filan hoostada way ka heli hana soo haleelina
@safia669810 ай бұрын
😢😢😢 faqaash sida bay no layeen hadan nahy isaaq markas bay donayaan in ay Somaliland ku noqoto nacaadal ba isiinku taal idinka iyo wixi idindhalay no wonder why people are dying everyday in mugdisho wixi aad nagu sameeyseen ilaa 33 saano ayu idiin haysta
@hassanhiir996911 ай бұрын
Legend
@faah-l2d2 ай бұрын
ilaahaay cadaabta ha ku fogeeyo af wayne iyo waxii la jiraba
snm Baa DadSoomaaliyeed Xasuuqdey Ee Warka Jasiira Xagee Kakeenteen in Dad Lagu Waxyeeleeyey
@OsmanTimir5 ай бұрын
Wiilka yari waxa 😅
@samawadeahmed43802 ай бұрын
Xasuuqii xeebta Jasiira Waxay ahayd kuwo SNM ah oo muaamarad wadey. Waxay iyagu xasuuqeen ma la isweydiiyey ?
@hamze-mahamud200211 ай бұрын
Tolow cabdiraxman buluq buluq ma noolyay
@Abdifatah-j7d2 ай бұрын
😊
@NouraAhmed-v9i2 ай бұрын
Hhhhhhhhh iguma socdo warkaasi wixii siyaad barre gaystay baad meel kale mari isleedahay ee teg dameeryahow Waanu ka guulaysannay faqash dibna dad u noqon maayaan ee jooji tororogta
@mohayare321910 ай бұрын
Buugaan intee ka helanaa
@QarniJoog10210 ай бұрын
Mogadishu Kuwa Facebook Xita Waan Ku Arkayay Isaga Oo P D F Ah Magacooda Sahal Buug Shop
@mohayare321910 ай бұрын
@@QarniJoog102 I.A RAADINAA MICNO QURXON BUU XIMBAARSANYAHAY
@ibrahimmahmoud88602 ай бұрын
Bal dadkan anagoo nool kolba bee ta sheegaya adeer anaga Aasnay oo Aay aheen dadkayagii 46 ayaa meesha lagu dilay iyo inanka ka baday wax murani majiran qosqos ayaanu u naaqna
@safia669810 ай бұрын
Cadabta ilaahy ku fooge afweeyne siyaad bare 😂😂😂 cadabatul qabrigii bu ka dheex qeeylinaya ya hada South Africa ugu taga qabrigiisi
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul5 ай бұрын
Dad baa soo qoraya xamar wey na xasuuqday nio la hadal kuwaas😂 Anakaaba saas noola xasuuqay😂
Viva isaaq land ❤❤ in ti dhimatay 20 jeer in ka badan ba so dhalatay o wadankodi difacaysa siyaad bare cadabti bu qabriga ka dheex qeeylunaya 😂😂
@SalahArale-e5eАй бұрын
LIKEDSS
@najmahassan81079 күн бұрын
Issaq xaq bay uu leeyihiin inay ka cararayan dhiiig yacabka darood waa masiibo dhulkii somali hog iyo halaag uu horseeday.
@HilaaHilaac10 ай бұрын
Somalida kunfur iyo darood iyagoo waxaas odhan, nagu sameeyey ayey weli nadaba socodaan. Isaaq waxay ahayed in ay iyagu duulaan oo xasuuqan darood. Maba ay aheen in ay sugaan darood in uu ku soo duulo iyagoo sidaa uu xasuuqay isaaq. Reer isaaq waa dad calool xaadhan taas ay ilahay marwalba ugu gargaara marwalba iyaga ayaa ka gacan sareeya cadowgooda.
@xaliyamohamed52232 ай бұрын
Good😂
@Burcaawi20102 ай бұрын
Bal waxaad raadisaa taariikhda dilka culumada is tidhi sax markiiba uu Siyaad Bare soo saaray sharciga reerka qoyska ee uu yidhi:" raga iyo dumarku way siman yihiin 1975 " Siyaad waxaan uu beeneeyey Surat Nisa
@QarniJoog1022 ай бұрын
Waa Ku Jirta Channel ka
@Burcaawi20102 ай бұрын
@@QarniJoog102 mahadsanid wllo
@SalahArale-e5eАй бұрын
LIKESS
@SalahArale-e5eАй бұрын
SHORTS
@LakiJama-l1d11 ай бұрын
Waxba kama jirin meshana xasuuq kama dhicin Ragii wax toganayey oday aderkay oo lasocday aya noga shekeyey Dhawr danbilayala Ayaa mesha wajibkoda la mariyey Marka kaga rebo hal Nin Marka dadka beenta kadaaya
@safia669810 ай бұрын
Faqashti dadka leeysay bad ku jirtay adeer alhiiro aya war yalaa ilahy bad la hortagi isaaq inti ka dhimatay 10 laabled ba so dhashay o manta Somaliland difacayaa
@LakiJama-l1d10 ай бұрын
@@safia6698 Isaaq yagaa Dadka xasuqay ee benta iskada
@SalahArale-e5eАй бұрын
LIKE
@McM-iz7sd11 ай бұрын
Rersomaliland maxey iskaga dhigayan dad ayagale la gumaaday siyad bare koonfurta mequ ku halaagay oo ku gumaaday Ilinyaxaska naga daaya reerland
@abdiyousuf315711 ай бұрын
Laynta ma taqaanid muqdisho miyaa inta diyaarado soo kaceen dusha ka duqeeyeen miyaa madaafiicda goobta afarta jiho lagalasoo maray waa maya isku layn ayaynaan ka hadlayn adr hargeysa weli ma tagtay markii lagasoo noqday hal guri oo taagan ma jirin aan kharaabad ahayn
@AnasCadir74672 ай бұрын
@abdiyousuf3157 Adiga siyaad bare yaad mooda ninkaas nin tagtaator ah inuu ahaa waa lawada ogyahay somaliana markaas boqortooyadiisa iyo xoolahiisa ayuu uheystey idinkaa kasoo horjeystay biyo macaan inuu idin siiyo kadibna idin fasaxo miyaad ka filaneyseen ninkaas waxa uu sameeyay waa wax nin tagtootar ah uu sameyn lahaa ugu danbeyn waa ta aad guleysateyn oo siyaadki daalinka ahaa illahay idin jabiyey, kasoo gudubtaas waad ogtahay muuse waxa uu ku sameeyay magaalada laascanood iyo dadkeeda in uu duqeeyay waxba ureeben lkn kolkii danbana u kufay sida daalinku u kufo una jabay sidii siyaad bare, hadaad runsheegeysaan maxaa u fasixi weydeyn ssc oo u dhihi weyseen hadaadan Narabin idinma qasbeyno waana idin fasaxeynaa sida siyad bare noo duqeeyay idinma duqeyneyno midnimaduna xoog ma'ah, kolay meeshan waxaa ka cad in madax Wayne walba uusan ogolaaneynin in dalka uu madax Wayne kayahay uu kala go'o asagoo madaxweyne ah midaasna dagaal kaxigaa taasna wax fiican ma'aha in caruurta iyo masaakinta lalaayo guryahoodana laburiyo aniga labadaas madaxweyne falka aysameeyen midna kuma raacsani dadka ku dhintayna illahay ha unaxariisto dulmi ayaa lagu dilay