Meesha dhex ka dhig Cali xaraarow waa tallo ahaan wan ku xidhanay madashane thank u
@simplechannel91018 күн бұрын
Thanks Mr Ali bless you bro
@Saki-Hagarlaawe8 күн бұрын
War Imaaraad waa Yuhuud Lama aamini kro. Nacalad weeeye
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz8 күн бұрын
Cali xaraarre iiwaran walaallo sow maasha Allah Maaha thanks
@iskaandarahmedali52658 күн бұрын
Laba xasiid oo Qaranka Jamuriada Somaliland kuu xuun... Huwan iyo Dabaqad iswareysanaya ... Jamuriada Somaliland Hanolato❤❤❤❤
@AsiyaBerger8 күн бұрын
Labadan nin Somaliland kama xigtid, e iska bakhtii qabyaalada kuu baxaysa 😂😂😂
@iskaandarahmedali52657 күн бұрын
@AsiyaBerger Walal, anigu qabyalistee mayihii ee Qaran ayan ahay oo weliba extrem kuu aah Qaranka.... Meshan maha Habar aya sidan tidhi iyo wax nocasa .... Ali Xarare markisa horre Somaliland wuu xasida Imikana wuxuu adegsadeey niin saxibkii oo aan xoor ahayn wa Martin oo isaguuna Jamuriada Somaliland sii bahdilaya... Jamuriada Somaliland Hanolato ♥️♥️♥️
@housseinahmed44018 күн бұрын
❤ ❤ ❤ " YOU SHOULD NEVER TRUST APPEARANCES, THEY ARE SOMETIMES DECEIVING." " DO NOT FORGET THAT THE PRESIDENT (CIRO) IS A SEASONED DIPLOMAT . " ❤❤❤
@muusakahin41358 күн бұрын
Viva Muuse biixi
@noraeddo28146 күн бұрын
dadooyaad waxaaa ku shaqo tataa basikiil❤❤❤❤
@A_NP-mm5bb7 күн бұрын
❤🤍💚MUSTAFE MAARTIN NA WAXAAN LEEYAHAY HABAR AWAL WAX GAAR AH LAMA SIIN EE WAXAA WAX LASIIYAY DADKII KU JIRAY XISBIGA EE SIDAASI ULASOCO MIDKALE ILAAHAAY AYAA DAJIYAY HABAR AWAL BOQCADII U FIICNAAYD SOOMAALILAND MAANSHALAAH TABARAK KLAH❤🤍💚❤💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯🇪🇹
@maryam-cd3gt7 күн бұрын
waa runtaa habar awal waxay degantahay jaziirad u gaar cid la deganayn oo ah oo ah boqcaddii ugu fiicnayd Somaliland kkkkkkkkkkkkkk
@fayizza7 күн бұрын
Oo calinka Ethiopia macnihii
@GoojeCade7 күн бұрын
Waa hooyda siilkedi@@fayizza
@muxumedmohamed50086 күн бұрын
Uu lumay wll Ana war idin haye😊
@cawalerashid-br4fu3 күн бұрын
Ilahay ka yaab wanala afduubeye lacagbaanu qaadanee maanu codeyn
@ismailabdilaahi7 күн бұрын
Somaliland ictiraafka waxay haysataa heshiishka ay la gashey dpworld Laakiin imaaraadku siyaasad ahaan wuxuu la socdaa somalia❤❤❤❤
😂😂😂S/LAND KAMAMIDAH QARAX LANDIYO SOMALIDA WAREERSAN EE DABKU KU SHIDANYEY IYO MUNAFAQADA AAN MEEL GADHAYN DIMUQURATIYAD AYA KAJIRTA S/LAND HAKU WAREERINA😂😂😂..
@NightingaleTorso7 күн бұрын
Muhiimadu waa in itoobiya badda lagusoo wareejiyo
@SafaMarwa-ww8wc7 күн бұрын
Goormay. Soomaaliyi. Tuugsi. Ka baxayaan
@OmerMahdiG368 күн бұрын
WAA MURAARA DILAAAC CALOW DADKAN WAALAN EE OOYAYA 😂
@XamseNigir7 күн бұрын
Ah! Ahh! May sxb mahaa reer KULMIYE dad ka so dhigaya ama so qoraya sida ad shegtay sxb ee fadexada ah may may sxb Maa qabno arinta, hada nuu nahay qaranka xisbigo walalaga reer KULMIYE Maa qabno arintas waa been 😂😂😂 hore baa nalayga Maa baran ee waxa dahaa hostisa ku jira waa HUWAN ee hala OGADO sheko qaldan iyo sadal fog law Maa bahna. Sxb cadawga SOMALILAND waa HUWAN, HUWAN naa waa siyasad ku jahay san BURBURINTA ama BABINTA sumada SOMALILAND, waa naa is ba haysi cidu dono yelan kara, marka mihii mada nalaa GUDBON anaga naa waa laa garanaya odhan maayo wx aynu samaydo naa, SOMALILAND waa u miid CADAW GEEDA.
@Maxamuud-bx1cl7 күн бұрын
Cirowaa madax waynahayag
@noraeddo28146 күн бұрын
Waa.dibajiriiitaaa😅😅😅😅
@samewadasamewada7 күн бұрын
Garxajis iyo habr AWAL waa Kuwa nabad gelyada somaalilaan khalkhaliya
@lamafilaanchannel48657 күн бұрын
Guul iyo Gobnimo waad ku mahadsanty
@Degankhadar7787 күн бұрын
Caliyow muse wuu dulqaad badnaa wad ogayd wixi lagu hayey ballan waxa ah inaan uga Jari doono xukuumada imika joogta oo cashar u dhigi wayno
@A_NP-mm5bb7 күн бұрын
❤🤍💚CALI XADHAADHE WAXAAN LEEYAHAY DAD IS NECEBI MAJIRAAN EE WAADUMURIQAADIYADA SOOMAALILAND WAX WAXAN WADAAN WAA YUTUUBARADA WAX SIDAASI USII FOG NAMAAHA EE WAA INTAANU SOOMAALI DHEERNAHAY CALI XADHAADHE❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍
@ahmedkulowabdi8218 күн бұрын
Madaxda Somaliland, Puntland iyo xasan ka federal ka waa shaqaale imaaraat
@AbeebDukseyeh7 күн бұрын
Northern Somalia or Somaliland if you like is part of Somalia.Long live the aspirations of the Somali people in the Horn of Africa to have one single government under one flag.
@farhanhdhimbil49987 күн бұрын
😂😂😂
@dahirelmi47167 күн бұрын
Cirro wuxuu isku arkaa in uu muxaafid iyo mucaarid labadaba madaxweyne u yahay, waana aragti sax ah oo kala qaybsanaantii aad adiga iyo kuwa kula nooca ahi abuureen in uu meesha ka saaro.
MOU, arinti Badda e dabo socota, sidi Ethiopian badda u so gari lahed.
@maxamedgaab41537 күн бұрын
Safaradaasi waa hubaal iny Yihiin oy daba socdaan sidii Loo sii xalaalaysan lahaa Khayraadka iyo hantida Shacabka lkn kaliya wxn Ku mashquul sanahay qabiil Iyo wx liita???
@caliphabdoe7088 күн бұрын
DP world Mr Hassan sire president Hassan Shaikh decide.
@AsiyaBerger8 күн бұрын
Shut up 🤬
@SiciidXuseen-c3d7 күн бұрын
NABIGA KUSALIYA SCW
@WaayoArag.8 күн бұрын
Somaliland Eebbe ha guuleeyo. Waxa aan rejaynayaa in xidhiidh wanaagsan aynu la yeelanno dawladaha adduunka. Si aynu uga go'no dadkaas walaaleheen ah ee inala hadhay.
@ahmedkulowabdi8218 күн бұрын
Cheap jokes
@hafsaali42977 күн бұрын
@@ahmedkulowabdi821 Absolutely ✅️
@abdullahabaw69228 күн бұрын
Dagaalka Suudaan cml miyaa soo socda
@matan19527 күн бұрын
Ninkaan meesha ka hadlaya waa qolooyinkii riyada ku jira.
@ibrahimibrich95668 күн бұрын
Labadan waa laba maqajaan ,oo naceeb badan kamuqato ,oo runta ka hadal ee cadifad ka badisey.
@AsiyaBerger8 күн бұрын
Nacaybka kuu muuqda ma arko! Huuno adigaa cuqdadaysan 👌🏻
@noormohamud-it6ml8 күн бұрын
Imaaraad ka xajka siyaasiinta soomaalida miyaa tolow
Waa yaab cali xaraare waxad tahay weriye qaali ah oo ruug cadaa ah. Su’aal maxaad shaqo uga dhigatay kala go’aynta soomaaliya uga dhigatay?
@AliAhmed-oy2pb8 күн бұрын
Alloow sahal amuuraha
@AmranibnuKhayre-v7x8 күн бұрын
Ciiro shacab kiisi Dollr ki iyo mucashadi kamu jabiin ciro shacabkaga hooso u ege inta uu shega
@mhamadahala7 күн бұрын
Laba maraan subeer awal baa danbaaba somlland
@AhmedYusuf-g3j7 күн бұрын
Ookiyaalo madow oo studio lagu dhaxqabo maxeey tahay teedakale beyle ma waxaad ku heysataa qabiilka uu ka soojeedo
@amalismail77726 күн бұрын
BADIHII AYAY Gadayaan iyo masayrka shacabkooda,,NIN SOMALI WAA BILAA DAMIIR MEEL.KASTANA WAY SOO DAWARSADAAN
@AbdiganiIbrahim-o7j8 күн бұрын
ASC. I laahay naguma sooceliyo labadoodaba
@abdikadirabdi74277 күн бұрын
Awdal state waa iin ay tashataa siida khatomoo state .
@wiilkagarxajiisstate68728 күн бұрын
Dekadii Berbera ayuu Xoog ku Haysta ,, Berbera Reerkiiso Qudhi Deegaan kumaa Aha e Reero Badan aya Kula Deegaan ah, Mida Kale Dekeda Berbera Dowladdi midowga Sofiyaaytii ee Ruushka Aya Dhistay.
@munahaybe67498 күн бұрын
ENG ayaa dhisay walaalo read 📚 the history
@keykey25947 күн бұрын
Dekada siyad barre aya dhisay adeer laangaabkii ku dhalay wase.
Cali ninkastoo diyaarad raaca maxaa ku daba dhigey. Shaleyna Xasan baad hetsatey . Ta labaad Ha la iman Baraha bulshada war lagu qorey. Waxaa halkaa ka muuqata in warkaagu u badan yahay dhinacaa. Lbavadii yaasiin ee qoslka badnaa maxaa ku dhacey maanta? Mustafe ayaad mawqif cusub taagtey si uu bad u galo.
@ismailalisxaaqi61898 күн бұрын
Muse Badii donnaya
@xaliike.abtiyuu93247 күн бұрын
Qofku waa inuu run ku noolaadaa Dunidan maanta la joogo ma.jiraan wax qarsoon
@EidAbdilahi-h7b7 күн бұрын
Waayo aragyo ruug-caddaadiya oo run sheega ,waan idin wattaa anigu
@mohamedyusuf18137 күн бұрын
Fitna is worst than death
@abdirahmanyusuf28647 күн бұрын
HADII AAD WAX KASTA KA HADASHO!! WAA CEEB!! NIN WALAAKII LA YIDHAA "BEENAALE" AYAA QOF SUAAL WEYDIIYEY, QOFKIINA WAXA UU UGU JAWAABAY, ANIGU GARAN MAAYEE WLAALKAA WEYDII!! WIXII MARTIN GARAN WAAYO CALIBAYNU WEYDIIN!!
@abdirahmanjabir35297 күн бұрын
2dii oday maxa kaso baxay ??? Maxa cusub
@AadanAbdi-e1d8 күн бұрын
War yaa yidhaahda xuutiyiinta faraha hayskula gelina !!!!!!
@AhmedHussein-v1q8 күн бұрын
Ali Harare Martin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirabdi74277 күн бұрын
War wax somaliland ladhoho majirto.
@MwikiJack-yz3cl7 күн бұрын
Saldhiga markey isku furaan baa magacooda oo la maqlo ugu dambeyn Somaliland dambe la oran mahayo soo xuuti uun ma aha iyo gantaalihii TelAviv ka cabaadiyey waxad u ordeysaan
@caliaxmed16698 күн бұрын
Gaadhi baa lagu soo guray cali s awal waa tijaar
@IfrahJama-d4n8 күн бұрын
Hhhhhh
@maxamedxuseen17408 күн бұрын
Muuse wuxu ahaa waraabe laf haya, oo la eeday. Waa ninka xaalafuyey khasnadihii hay’adihii dawladda oo aan shillin kaga tagin. Waxa ka daran lacagawga xad dhaafka ah ee aan wadanku 10 sannadood oo danbe bixin karin ee laga dhacay mashaariicdii Imaaraadka iyo dekadda. Waxay ahaayeen waraabayaal ummaddii diirtay. Walli wadankii ayey qasayaan.
@truthinyourface73457 күн бұрын
Iska aamu laxyay
@Mireh-b8h7 күн бұрын
Ciro ayuu u xil qarinayaa cali xaraare wuu fahamsan yahay in uu qabyaaladaynayo
@abdulwahidmohamud-s1n7 күн бұрын
Ma siilkaaga ayaa kugu idhi?
@nevaehshalo6 күн бұрын
MADAXWEYNE CIRRO WUU KA GUURAY QABIILKAYKA OO WUXU GUURAY SOMALILAND OO DHAN WUXU QAYBI. WAA LOO WADA CODEEYEY. QABIILKA NAGA DHAAF. DEJINTA WAXA KEENAYA IN LAGU DHAQO BILAA QABIIL.
@abdulwahidmohamud-s1n7 күн бұрын
Faqash American tv
@abdulsuleiman42798 күн бұрын
Lacag ba laga hadlaya lagu leeyahay
@kamalyusuf62117 күн бұрын
2017 ayaa laa asaaya Dekads maxamuda xashiia aya Somaliland Uu asaasay Muuse Bixiiy aadabu Uul Dhiibatoday oy DBwarld 22 sanoo HadhA
Alle kaa gooye duliyahow saqajaanka ah akhlaaq yeelo
@Fahmi-px7 күн бұрын
@@dhemanduceysan3255 badhidaada hana soo dhex gelin meesha
@hkayir9167 күн бұрын
@dhemanduceysan3255 nacdal ayaa kugu taala
@Ahmed51668 күн бұрын
Beenta Umada ka daa maad umada u sheegtid Shanta wasiir ee ugu tunka waynaa Qabyaladii ku qaday kuma dhigto
@axmedcabdi86498 күн бұрын
Waar cali ninkan waa walanyey dadka ka xiishod oo kada qof cafimad qaba dono 😮
@Ahmed51668 күн бұрын
Munafaqada aad shidaysaan waa la arkaa Ciro, Muuse, Silaanyo, Iyo Dahir Riyaale Afar Qabiil oo Reer Somaliland ah ayay ka jedaan
@AbddifatahMuktar7 күн бұрын
War nin yahow warye qaabkii malihid mareerbaadiyaad a haan jirtey nasiib badbidaa waxadba ka hadli USA🎉
@manpower6637 күн бұрын
Odaygan dawaco qoyday ad modo rer Somaliland inu sku dira mesha uso furtay
@salmaanloveysn30417 күн бұрын
Ninkan waxbadan ayuu ogyahay
@ubaxmaalin5627 күн бұрын
Cali xadhaadhe waa Bukta lakin Illahay uun ba waxa no haya!!!!!
@allamahadleh24227 күн бұрын
Ciro kamuu soo horjeedin Dekeda ee wuxuu lahaa sharciga soo mariya uun
@xamudcali7787 күн бұрын
Kani waa sacsac, Cali xaarwade wuxu soo urursadaa nacmalayaal naanabiina, charter plane ayuu garanlayahay cida bixisa, charter plane dawlada soo dirtay ayaa lacagta bixisa
@AbdulkadirAli-uj1nu7 күн бұрын
Riwaayadii ana waa ikan, marna waa ikan, hadana waa ikan ee marba shaadh loo soo xidhanayey ayaa meesha ka socota saaxiib.
@HaboonDucale-k2d8 күн бұрын
Muxaafikana ha ka reebin waxay leeyihiin Muse ayaa lacag xaday
@Marshalbulgaria-d5e7 күн бұрын
labo caabtoy oo been iskugu camiraya walaahi wa qosol😂🤣😅
@mashalaayedablaq58198 күн бұрын
Qodka shaqada kucusub wuxuu ubaahan yahay tareerin in lasiiyo si'uu shaqada ula qabsado sidaa awgeedna Raga ciidamada horay usii ahaa hadii ay Raga shaqada kucusub tababar in lasiiyo si ay shaqada ula qabsadaan waa arin loobaahan yahay maxaayeelay xaajo nimaan ogeyn xinribaha ayuu karidaaye qafka shaqada kucusub isaga oo anan waxba lakala tusin hadii shaqada lagu siidaayo wax uu qaribo mooyaane waxba toosin maayo! So that it's OK For the training hadhow waxay dib kanoqotaba😅
@allamahadleh24227 күн бұрын
Waar wa waraaba u taag la taliyanimadu oo Odayaasha ayuu iska Ixtiraamayaaye waxba cidi weydiinmaayso ee Nin dhalinyara ah bas Ciidanka xukuma
@crisaaq38778 күн бұрын
Asc kudarsoo Cali xaraaroow umada soomaaliyeed way wareertay fanaaniinta soomaaliyeed heesaha markay u qaadayaan madaxdooda ka ku haboon uma qaadaan ku aan u qalmin ayay hees wacan u qaadaan tusaale heesaha xasan gurguurte loo qaaday waxaa ku haboonaa madaxwayne maxamad claahi farmaajo u fiirsada umada soomaaliyeedeey tusaale kale heesaha loo qaaday badhasaab muuse juudaan waxaa ku haboonaa craxmaan ciro craxmaan ciro wuxuu noqday cfataaxa gobolada woqooyi oo u shaqeeya muuse juudaan
@Mawliid-rd8en8 күн бұрын
War cali waxa runa ciro qof jilic san
@ayanabdiqadir90408 күн бұрын
Ruufiyaanimada jooji kulmiye waa xisbi 100 cesho ayuu sugayaa laakiin dadka baraha ma aha kulmiye ee waa reer wadani oo ka waayey xilalkey rejeynayeen martine waxaan leeyahay qabyaaladii ku qaadey kuma dhigto
@axmadshiil22538 күн бұрын
LABADIINABA OKIYAALE MADOW BAAD QABTAANE MA SHIIRKAD BAAD SAMEEYSATEEN O KIYAALO MADIW SOO SAARTA.