No video

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Xadhiga Cisman Cumar Dool Iyo Arrimo Kale Oo Xasaasiya

  Рет қаралды 27,182

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@aminaali6892
@aminaali6892 2 ай бұрын
Raga cidagale inyaar oo xanusanaysa mooye waa rag muwadinina oo dalkoda jeceel mashaallaah
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 ай бұрын
Brother IBRAHIM CAYDIID Barack Allah feek
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
SUBEER AWAL HJ AYUUUB KULMIYE CODKIINA KU OGAAADA
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 ай бұрын
Cabdi shakuur haybow waan ku salaamayaa cismaan cumer dool waa kii lahaa madaxweynaha muuse biixi hooyada was,xalay markii uu joogay Airport ka dubai wuxuu ku hadalayey ee uu ka sheegayey ibrahim caydiid iyo xaasaskiisa waxay ahayd wax laga yaqyaysado oo aan ku jirin dhaqankeenaya.laba week ka hor wuxuu lahaa habarjecloy gunbaad tihiin ee labadiina inan naga qabsada isagoo ujeeda saleebaan maxamuud aadan iyo maxamed kaahi labaduna qarannka ayey ka tiran yihiin maaha shicib caadiya oo ka tirsan habarjeclo
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 ай бұрын
Ibrahim Alle hasharfo waa Nin caqli badan Nin Ina Cumardool lala simo maaha Ina Cumardool waa Akhasu Naas aan xishoon
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 ай бұрын
DHIBTA AMA KUWA ISKA SOO HORE JEEDA SOMALILAND DHEEXTEEDA WAXAY KALA YAHAY MUUMINIDII SOMALILAND OO DUFAACAYSA DAL IYO DADKOODA IYO HABAR MUNAAFAQ OO RABTA INAY LA DUMIYAN CADOWKA JAYCLAYN JIRIDANKOODA . ALAAHU AKBAR WAA FATAXAH NASSAR BI IDNI LAAHI KARIIM ❤❤GUUL SOMALILAND ❤❤
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 2 ай бұрын
Garyaaqana ibraahin Caydiid wale qaran jaceyl wa dhafty
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 2 ай бұрын
Cadawga gudaha xiisbiga wadani down ❌ halaxidho sax baga yankasoday dawladey ku soco cadawga
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Waa sax sax waa guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
XUSBIGA WADANI 1 COD NINKA SIIYAA. INAGA MIDD MAAHA
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
INA DOOL AFKIIS DHEER BAA XIDHYE OO YAA KAA SAMAXAYE UMADA IYO QAABILD IYO QARANKA UU LAA DAGALMYO WAXU SAMEYNYE WAA RECODED 😮😮😮
@user-zc9un5er1o
@user-zc9un5er1o 2 ай бұрын
Hala xedho❤❤cusuroye
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 2 ай бұрын
War ninkan ibrahim caydid waa geesi geesi dhalay abihii ayaa talin jiray. Madaxweynaha Mustaqbalka inchaallah ❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 ай бұрын
mujaahid Ibrahim caydiid illahay agoota kama gaado mujahiid cisman waliga ha samiixin haha lahadlin inta aad nooshay wayo kula mustawi maha waa dibjiir buuka oo cuudur lagaliyay reerkaga na iyo adigaba kan caydiisu waxba ka gaadi mayso sharfta aad ku leedahay reer somaliland ayaa aad iyoaad uu wayen ruunsheeg again baad baad tahay oo dalkiisa uu daacadah oo lacgag iyo gabiilba midna aan siisanayen iyo kan saba aadiga guulaysanaya oo dalkan waxiid gashatay uu ayodon maruun guul iyo goobanimo somaliland insha allah mujaahid Ibrahim caydiid
@hassangurey5324
@hassangurey5324 2 ай бұрын
Ilaahay baa wax ka wada ee airiboodhka berbera ha laga dhigo oo diyaradaha halkaas u wareejiya si bari iyo galbeedba dadku u gaadho
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 ай бұрын
Siadaa weeye burco iyo reer baribaa dulmane
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 ай бұрын
odiga usoo dhoofayi rebsheda iyo inuu dhibaateeyo wadnka iyo dadka aan qaadi karyiin dhibaatata ilaahoowo naga qabo
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 ай бұрын
Odayga rabashada layimi waxaa ka daran kuwa ku garabtaagan ee rabshada iyo qalalaasaha wadanka ku samaynaya
@jama5340
@jama5340 2 ай бұрын
Geesiii Qarannnnnn
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Xisbigii huwanta iyagu beentoodii fashiliyay shalay kuwa caytamay ima matalaan baad Yuu lahaa ciro maantana waa kuwaa
@MuhammedYuusuf-bo2uh
@MuhammedYuusuf-bo2uh 2 ай бұрын
Maxamed yuusuf axmed abwaanka umada soomaaliyeed oo jooga magaalada muqdisho
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
MAXA LOO SII DEEYNYE MAXA KAMADA HAA LAA KAAYNO DENBGES HAA LAAGU CADAYO😮😮😮😮
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 2 ай бұрын
Gudomiye faysal cali waraabe wa madax wale
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 ай бұрын
Airporka cusuub hallo raaro waxaan waal walaan daale laguma amiini kaaro ee🤔🤔 WAADANI FAQAASH WEEYAAN KUWAAN WAA INE SHACAABKA DACADI HAA KAga taqaaluusaan😲😲😲😲ODEEYGAN WAA SIQRAAN WAADENI II HII ISMAAN DHILO DALOOOL WUU WASHEEY
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Wali ma waxaa la waraysanaaya duufle, kaa la xidhayna naf ma leh waa 80 jir jaahil ah, waxaan jeclaanlahaa, duufle in la xidho,
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
Waar oodygan ina DOOL waxa uu uyeemid daalka qaas iyo qaalan qaal waane wadani iyo shartode
@ShaafiShaafi-sf1ji
@ShaafiShaafi-sf1ji 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@nimcohusseinahmed5200
@nimcohusseinahmed5200 2 ай бұрын
Cismaan kii afka ka xaarijiray miyaanu ahayn
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 2 ай бұрын
Suldanku wax ha ubsado dhaliin yara niimada hayska dhaafo
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n 2 ай бұрын
Holla if you hear me reer Somaliland let cadawga gudaha be all arrested ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cidkasta oo reer ku so hoisdhumata
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 ай бұрын
Muuse juudaan waxa jebiyey ibraahin iyo buuni hor usocda.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
ibrahim waa qudhunle ina dhool waa xaaraami waysla bakhti iyo najaas
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 2 ай бұрын
Warye hadalkaga Misan ibrahin xaal kaqado
@hassannur8022
@hassannur8022 2 ай бұрын
Ibrahim ma Dawladdiiba siduu u xidhayaa?
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 2 ай бұрын
Labo nin oo cidagala waa maxay ma jaahil ba laba qof oo walaloo ah iyo kuwa is dhalayba waa la isku xidhaya haday is fahmi waayan ama ay heshiin wayaan 😂😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 ай бұрын
Laba hooyo wada dhashay oo naas wada nuugay Ayaa laysku xidhaa waa maxay jaahilnimadaa uu ku hadlay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 ай бұрын
Kaa ugu doqonsan rer sheick issaq waa kaani bacacda ah been abur waah kajirin bulchada ushega gof aqlilee kaani madhasankare dhibta nasiib darada kudhacday musse biixi kani iyo buni iyo inif kulmiye lugoyo ku hayan 4bilod kahadhay dorashada hageeyo musse mela dadka walan lagu xananeyo oo daad kabeyga lagusojito haradsado kulmiye kuwani ceeb kuyin waah daad lohorkeno talada musse haqato anu kulmiye iyo wadani midba matagero dhexdhaxad ban ka ah
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 2 ай бұрын
Radio Arabsiyo news Abdishakuuur su'aalaha aad mujaahid Ibrahim waydiinaysaa waa daciif Aan meel haysan e ku adkee uun aadmooddo.
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
DAD QAMAAMAYA MADARKA HARGEISI WAA HALIS DIYARADAHA KHATAR KU JIRA SHACABKA AIRPORT KA BER BERA HALOO SAMATO BIXIYO
@qooqane65
@qooqane65 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk waar wax halala hadho Dalku Wuu isbedelayas Ibrahim xagee uu istaagi
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
AIRPORT KU AMAN MAHA DIYARADAHA RAYIDKA BERBERA HALA GEEYO
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Waa oddey eedeb taraan oo aaf xuun halaxidho Linta hakucabo Xabsiga siyasigu inuu caytamo mabanana ceeb weyan he is useless
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Kani waa kadaab Ibrahim ma xidhan waa Dayday dadka ka casus baraha bulshad ka taageerayaa bal Horta ha dhegaysto youtube ka ama facebook iisa waxa uu kaga hadlo
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😢😢😮😅😅😅😊😊
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 ай бұрын
Heego waraysanaysa mid kale oo heego ah.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 ай бұрын
FAQASH CIILLAN BAAD TAHAY
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Maxaa kaagalay adiga faqash baad ka tahay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😅😊
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН