DEG DEG: IRAN OO WEERAR CULUS KU QAADAY ISRAEL KALA BAX

  Рет қаралды 142,155

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

2 ай бұрын

#subscribe
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN OO WEERAR CULUS KU QAADAY I ISRAEL KALA BAX
• DEG DEG: IRAN OO WEERA...
Israel’s war on Gaza live: Israel says Iran has begun attacks
The Iranian Revolutionary Guard Corps says in a statement that it has begun an attack on Israel using “dozens of drones and missiles”.
The Israeli army says Iran has launched several drones against Israeli territory, nearly two weeks after an Israeli attack on the Iranian consulate in Syria. The military says the drones will take hours to arrive.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 177
@yahye2001
@yahye2001 2 ай бұрын
Caawa waa habeenkii koowaad ee Dagaalka Iran & Israel please eng Abtidoon yaanan ku waayin, make us update habeen walba sidii dagaalkii Ruushka iyo Ukraine please
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 ай бұрын
Abwaane taladaada iyo codsigaaga labadaba waa tix-galinaynaa madaama aad tahay qof nagu wayn Guulayso.
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Iran allaha guuleeyo.
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 2 ай бұрын
Iran shaly bay o sheqty marykanka enay Israel.. doqaynyso waxxan ha rumaysan .
@ArrifSalman
@ArrifSalman 2 ай бұрын
Iran Waa Shiico Alle haa jabiyo
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@diriehdaher2027
@diriehdaher2027 2 ай бұрын
Waa baaba'ii israiil allaah ha guba'ee
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
امين
@basramohamed9220
@basramohamed9220 2 ай бұрын
Pray for Iranians in sha Allah
@ArrifSalman
@ArrifSalman 2 ай бұрын
Shiico haa jabto
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين اللهم امين
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 2 ай бұрын
Iran 🇮🇷 guul ayan urajeynaya Insha’Allah wayo hada lama joogo waqti laisu qeybiyo Suni iyo Shiico wayo waxa cadow lagu yahay MUSLIMINTA dhamantod.
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
عليك نور
@khayre2
@khayre2 2 ай бұрын
War shiica iyo suni sheekada maaha EE waa kufri duub weyn oon nolol iyo naxariistiona lahayn ilaa aad kufirigiisa gasho ku deynmaayo. Halka gaalka gumeysiga ahaa kuu ogolaa inaad diintaada haysato. Kani wuuba ku tirtirayaa Fiiri magaalooyinkii ciraaq iyo Syria malaayiinku ku noolaayeen waa baabah fiiri mowsul keliya.
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc guul iyo gobanimo iiraan in shaa allaah 😮😮😮😮😮😮😮😮
@Deqanuura
@Deqanuura 2 ай бұрын
آللهم أنصر المسلمين المستضعفين في كل مكان
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 2 ай бұрын
Rabbi Raxmaanka u hiilin
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 2 ай бұрын
Iran ha gulaysato
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 2 ай бұрын
Iran guulwarta nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin yaa rabbi from ceelhur insha I
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
امييين
@ubahabdi453
@ubahabdi453 2 ай бұрын
Allah musliminta hala jiro guul iyo gobanimo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@Deqanuura
@Deqanuura 2 ай бұрын
آللهم انصر المسلمين في كل مكان اللهم سدد شملتهم في يهود ونصارى اللهم وأحد المسلمين في كل مكان يا رب
@MohamedIbrahim-vo2re
@MohamedIbrahim-vo2re 2 ай бұрын
Guul TEHRAN
@SuleymanGhelle
@SuleymanGhelle 2 ай бұрын
Allah akbar 🇮🇷guuul Masha allah
@user-em9dp8ko1p
@user-em9dp8ko1p 2 ай бұрын
Allahu Akbar 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 Guul insha Allah
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 2 ай бұрын
Wa been Iran 🇮🇷 marykan way la socutaa.
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 ай бұрын
Marshall allh ❤❤
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re 2 ай бұрын
Islaam guul guul
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 2 ай бұрын
Iraan guul u rajeynaya
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v 2 ай бұрын
Iran ayantagersanahay. Gul. Gul
@mbadi818
@mbadi818 2 ай бұрын
U sheeg odagaan jiira inu yagsay Wadsni aan qabiilaheen Usheeg odagaan inu yahaahaay Sh Shariif Wadaani Somali ah
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 ай бұрын
Sln sare c.xaafid io ing abtitoon mansha allah
@saidabdi5612
@saidabdi5612 2 ай бұрын
❤❤❤ hada happy daremena hadanba arkeno engineer ka
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 ай бұрын
Cwsrb injiner axmad Waa idin salamay adiga cxafid 🎉❤
@user-hc2mw2em3d
@user-hc2mw2em3d 2 ай бұрын
Rabiyow raxmaanow ugargaar iiraan
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Alow guuli eraan iyo muslimiinta
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
Walaalkaa lajecloow qeeyrka iyo guusha hadhihin umalayn maayo inay iraan guulaysaneyso urajee qeer walaalkaa iraan iyadaa awoodleh yahuud iyo wixii lamidana way ka adagtahay hadhihin saas xamaas ayey meel saari wayday yahuud ee halabaab i iyo inshaa alaah
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
WAR IIRAAN LAGA RAYN MAAYO EE OGAADA. RABBI BAA CAAWINAYA IIRAAN.
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 ай бұрын
Yaarabi baabie cadowgan yuhuuda iyo xulufadooda
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
اللهم امين ياااارب العالمين
@abdimohamed-gv7ww
@abdimohamed-gv7ww 2 ай бұрын
Allah ha burburiyo Isra'eal
@ArrifSalman
@ArrifSalman 2 ай бұрын
No 2duba Haa burburaan Waa wala Cadowuga islaamka
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 2 ай бұрын
Ustaad abtidoon 🙏💯abdihafid
@user-de4mo1nt1d
@user-de4mo1nt1d 2 ай бұрын
Ringtone Sierra Washington
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 ай бұрын
Ilahay ha uhiiliyo
@halimaahmed133
@halimaahmed133 2 ай бұрын
Ahmed dhexdhexaad maaha waa 100% bro xasan markastana waxaa khaldan qofkii kasoo horjeeda xasan shiikh cabdixafidow waxaa loo baahanyahey qof dhexdhexaada si boogihii dagaalka sokeeye loodhayo aadbay ufiicnaan laheyd inlahelo qof kamadax banaan mucaarid iyo muxaafid ama qolada uutaageersan yahey khalalkooda sheegi kara sey wax ugubartaan
@NajmoCadar-vx2tv
@NajmoCadar-vx2tv 2 ай бұрын
Asc.guul.iran
@hassanmohamed870
@hassanmohamed870 2 ай бұрын
Thanks abdihafid
@safiaissa5917
@safiaissa5917 2 ай бұрын
Ha oran wakhtigu u hiilin maayo Gardaraa ma guuleeys to Waa lagardaraays ta Sanado badan
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
Sax kalaamak
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 ай бұрын
Ilahay sharkoda biyo kushub israil iyo maraykanka iyo xulufadoda amen Amen yaa rabi
@reemali6728
@reemali6728 2 ай бұрын
alaahuma amiiiiiin
@OusmanbenstarArtiste
@OusmanbenstarArtiste Ай бұрын
Cool
@ibrahimfilow6449
@ibrahimfilow6449 2 ай бұрын
Injineere niyada musliminta dhis uhiili iiraan yahudu alaha bi,iyo
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 2 ай бұрын
Salamulah caleg
@user-os4qi5xz4k
@user-os4qi5xz4k 2 ай бұрын
Yaaa Rabbi muslimiinta guuul siii
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 2 ай бұрын
Alle ayaa u hiiliniya iiraan insha allah yuhuudu way jabaysaa waxba ha u dardaar warin iiraan xaaji ee ha galaan dagaalka ma falastiin bay ka liitaan
@saidhassan8338
@saidhassan8338 2 ай бұрын
Waw Guul Iran INSHAALLAH
@ArrifSalman
@ArrifSalman 2 ай бұрын
Haa jabto Waa shiico Waa mushrikiin
@ArrifSalman
@ArrifSalman 2 ай бұрын
Gaal waxaa Kallita Mushri Sida shiico kale
@MariaAsad-us9kv
@MariaAsad-us9kv 2 ай бұрын
Maasha allaah ugu danbeyn habaarkii aan 30ka bari eeramadaan wadnay waala aqbalay abshir yuhuud iyo xulifadooda ilaahay hajabiyo
@Abdullahi-Gurey
@Abdullahi-Gurey 2 ай бұрын
Wcs Engineer Ahmed Gurey
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Asc Abdihafid iyo Eng. Ahmed Abtidoon.
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 2 ай бұрын
Shariifku waa pro al shabaab
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 2 ай бұрын
ALLAHA AKBAR VIVO IIRAN
@daryeelmedia9143
@daryeelmedia9143 2 ай бұрын
Nabadoon Abtidoon 🙏
@basramohamed9220
@basramohamed9220 2 ай бұрын
Iran has the right to defend itself
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 ай бұрын
Jarmalka iyo faransis engelska ilahay ha u hiliyo
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 2 ай бұрын
Ha holacda bahasha iraan waa ragaii muslimka guuuuuuuuuuuuuuul
@dakirguuleed2688
@dakirguuleed2688 2 ай бұрын
Israaiil labadan xasan xambaarsan baa ka xunee kuwaan ilaahay ha soo hadeeyo
@kacabhirsi7842
@kacabhirsi7842 2 ай бұрын
Iran makes The correct answer is
@Abdullahi_abdi20
@Abdullahi_abdi20 2 ай бұрын
Asc wariye abduhafid iyo team BSTV ENG Ahmed waan u xiisnay waan salaamaayaa
@kassimmoussa2610
@kassimmoussa2610 2 ай бұрын
Cawa wa habenki cadage jabeen ee nin wa gal war mesha haga sarin nasri eebe (islam guul guul guul Allahu Akbar )😢😢😢😢
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 ай бұрын
Daagalka iyagaba dunidi iran iyo iyo dadkeda
@yahye2001
@yahye2001 2 ай бұрын
اللهم أعِزَّ الإسلام والمسلمين، وأذِلَّ الشرك والمشركين، ودمِّر أعداء الدين، واجعل اللهم آمِنًا مُطمئنًّا رخاءً وسائر بلاد المسلمين. اللهم آمنَّا في أوطاننا، وأصلِح واحفظ ولاة أمورنا. اللهم وفِّقهم لما فيه عزُّ دِينك ونصْر أمَّة الإسلام.
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 2 ай бұрын
Xaqiiqadu waa in ay wali iran iyo shiicadaba dhab Kama aha waa I ogaada Israel is diyaari oo is difaaca
@nasriinmubarak2729
@nasriinmubarak2729 2 ай бұрын
Munaafaq Allah ha naga qabto
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 2 ай бұрын
Asc cabdixafid adiga iyo abtidoon Wanku faraxsanahay iran iney cashar u dhigto israil
@bezani
@bezani 2 ай бұрын
Guul Iran🫡 HSM wuu ku fashilmay hogaanka Somalia🇸🇴 he took us back 10 years, he must resign before things get worse!
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 ай бұрын
Iran Allaha ugergaaro waayo fal xun Bay isku bilaowdey Garab iyo Gargaar Allaha siyo Runti waxan Aminsannay inyey inay kuburburi karto 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 ай бұрын
Shaki iigama jiro ninkan injabeerka laleeyahay shaki igama jiro in xasan sheekh lacagsiiyo. Markasta Xasan buu difaacayaa.
@bouhahmed5537
@bouhahmed5537 2 ай бұрын
Inchaallah allah le aidera les musulmans et la victoire viendra bientôt inchaallah
@kinsialin8009
@kinsialin8009 Ай бұрын
Way billaaban thy ragii ragaahaa soo gal hadda Allow guusha
@selmanabd2782
@selmanabd2782 2 ай бұрын
war nimanyahow.nimankan aqoon yahanada isku sheega miyaanay ogayn in waddanka lala wareegay.oo gumaysi ku jiro
@hamsahassan280
@hamsahassan280 2 ай бұрын
Asc
@selmanabd2782
@selmanabd2782 2 ай бұрын
waxaaa kalifay waa lahaystayaa markii horeyba iyagaa samaystay
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 ай бұрын
Inkaston necebahay Iran 🇮🇷 hadana yuhuda kasiinecebahay waxan filaya uqubadi Gaza ba Allah nasri uso marsinayaa Iran 🇮🇷 guuul
@watchwithme4303
@watchwithme4303 2 ай бұрын
😂😂sacudiga see isku tihiin hadaa iiran nacebtahay
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 2 ай бұрын
War xuuti baa laga adkaanla yahay ee sidee baa looga adkaankaraa iran
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 ай бұрын
Caawa Odaygii Sahyuuniyada ayuu Buunbuuninayaa see cml
@HappyChameleon-ck4lt
@HappyChameleon-ck4lt 2 ай бұрын
Waa oday wecel ah oo taageera yuhuuda iyo kuwi lamis ah ma'ogo miyaa israil halkeey joogto ineysan sii jiri doonin
@mariancariif
@mariancariif 2 ай бұрын
Shar sheegi ogaa odaygaan wax ayqaadi karaan malahan Israel iyo xulufadeeda illaah dad oowlajiro lamajebinkaro asbaxnimadaada kalatag meesha ufdheh bax bax bax odayohoow
@YusufIsmail-km3xp
@YusufIsmail-km3xp 2 ай бұрын
Illahay muu Filistiin caawiyo waa taas dambaska laga dhigaye?
@SaaraSubeer
@SaaraSubeer 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@mbadi818
@mbadi818 2 ай бұрын
Horeey baan u sheegneey in u odagaan yahaay Dabdhlif HassanSH
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 2 ай бұрын
Iraan iyo ilka case waa isku mid 25 sano booto ah aye kasiman yihiin
@user-hx3jz2xg5f
@user-hx3jz2xg5f 2 ай бұрын
Hadi cidn lo pahdo diyar paa unahay
@carloscasstano5364
@carloscasstano5364 2 ай бұрын
Wariye cinwaanka meesha ku qoran iyo waxa aad sheegayso isma laha
@adanabdeladan6024
@adanabdeladan6024 2 ай бұрын
IRAN haddii ay xidho hormus; shidaalka bariga dhexe burburiso dhibaato xun baa soo waajahaysaa addunka oo Dhan. Qodobkaa waa mid meesha taala.
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 2 ай бұрын
Ninki dhoof kuyimid bey gerida dhibeysaaaa alahu akbar
@abdimohamed9516
@abdimohamed9516 2 ай бұрын
Engineere iiraan sow Kama weerari karto Syria iyo lubnaan oo shiico ah.
@safiyoahmed391
@safiyoahmed391 2 ай бұрын
Alle ha guuleeyo iran
@MaxamedIbraahimyare
@MaxamedIbraahimyare 2 ай бұрын
Maxaqaldan.haldhinac.leeba.amaanta.siisayn
@ExcitedChowChow-jv7hw
@ExcitedChowChow-jv7hw 2 ай бұрын
Iiran jirto dowlad ag joogta sorry carabtu waa xolo cadiya
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 ай бұрын
Engineerine sharif waxa ow matalaa inta kasoo horjeedo xasan shiekh oo isugu jirta somali guud iyo gaar ahaan hawiye una arka in xasan ow u socda 21 sano ee maxamed siyaad oo kale waana nin ka weyn il la laaluusho sidi xildhibaanadi lagu qanciyey in ay lacag qaataan dastuurkana badalaan
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 2 ай бұрын
Isku daya inaad Muhiimada abaartaan, Hadda waxaa taagan Diyaarado Darone oo ka baddan 200 inay ku sii socdaan Israa'iil, Haddii Mareykanku uu wada awoodo inuu ka difaaco nidaamkiisa Difaaca, xiligaan midaasaa muhiim ah manna la wada awoodi doono in Israa'iil laga wada Difaaco, kuna xisaabtama in Xisbulaah ay dhaqaaq weyn sameyn doono intaa waa in la wada fahmaa
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 ай бұрын
*KADAA SIDAAS MAAHA **#PROF** WAAYO **#SOOMALIDA** AYAA **#QAWMIYAD** AH EE **#MADULOOG** WAA **#QABIIL** HADII KALE WAA LAKALA TAGAYA MA **#ETHIOPIA** OR **#UNITED_NATION** AYAYNU NOQONAY*
@user-wq6yh3ly2o
@user-wq6yh3ly2o 2 ай бұрын
Insha alh wanu galayna dagalka galada lgu jabinyo
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Duqsi duulduul badan maraq kulul ayuu ku dhacaa haye hee fulayahow falastiin kaliya ayeey ka sdag yihiin iiraan ficiin waaye iska celiya wecelayahow isha xun leh
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Saldhigyada maraykan khaliijka burburintoda burburka iyo qaxa waxakadaran tamarti shidalka adunka hurmus marijirtay wagoaysa dhaqalaha adunkuna waburburaya ilamel sobashadedu adagtahay cida ugudarnanaysana warergalbed
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 2 ай бұрын
ASC ABDIXAFIID M X SH ASAGA AYAA COD SADEY IN UU SHEEQ SHARIIF LA DHAXADIYO MARKA ENG AHMED WAA KU QALADAN YAHAY IN .TEDAKAL SHEEQ SHARIIF QARAMINO AYUU KAHADALAYEY MEESHAN M X SH UU RABEY ARIN QABIIL
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 2 ай бұрын
War jeega xiirow soo orod
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 ай бұрын
Insha Allah eeran guul
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
WAR KA WARAN IIRAAN XISBUL LAAHI ANSAARUL LAAH IYO CIRAAQ IYO XAMAAS?
@abdimohamed9516
@abdimohamed9516 2 ай бұрын
Suaashu waxaa weeye keebaa dalbaday wada hadalka ma sheikh shariif mise xasan sheikh baa dalbaday. Armuu xasan sheikh kulanka dalbaday.
@HassanAhmed-og3yc
@HassanAhmed-og3yc 2 ай бұрын
Ninka odaygaha isn’t really
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
MEEYEY KUWII SUNIGA SHEEGAN JIRAY EE ODHAN JIRAY SHIICADU GAALADA KA XUN OO YUHUUDA WAA ISKU XULUFO.???
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 2 ай бұрын
Yaab anigu wxn ka taabay ninkaan Abdixafid ah nimanka aan siyaasadaba wx ka ogahn oo mar mar caytamaya mxuu mar walba u dhagaystaa
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 2 ай бұрын
Weriye sare xogta udambesay ka sugonaaa xalada bariga dhaxe kabo
GUUL-DAROOYINKA IS-BARKAN EE NETANYAHU | US | GO'AANKA HAMAS
13:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
Israel Daily News - War Day 251 June 13, 2024
25:11
ILTV Israel News
Рет қаралды 36 М.
Sigma Girl Education #sigma #viral #comedy
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 122 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 16 МЛН
Её Старший Брат Настоящий Джентельмен ❤️
00:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Interpretation at the European Parliament
44:56
DGLINC
Рет қаралды 175 М.
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN | HAMAS | ISRAEL WAR | UN
17:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 300 М.
SIR LAGA HELAY KAYDKA ISRAEL EE 1948 | XOG XASAASI AH | QASA
20:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
15:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Спас девушку от местного бандита | #shorts
0:59
diaansssss.filmss
Рет қаралды 2,5 МЛН
GET DIRTY ON ONE’S CARDBOARD POTATO CHIPS!#asmr
0:28
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 8 МЛН
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
0:53
She showed him coke lifehack🥤
0:23
meierfamily
Рет қаралды 12 МЛН