Deg Deg Israil in la Weeraro ayu Amar ku bixiyay Hogaamiyaha Iran & Maraakiibtii Mareykan O Yimid

  Рет қаралды 69,235

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Deg Deg Israil in la Weeraro ayu Amar ku bixiyay Hogaamiyaha Iran & Maraakiibtii Mareykan O Yimid
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 232
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@nura6
@nura6 2 ай бұрын
İllahey ha unaxariisto 😢😢😢😢 wallhi adaa ugu xanuunsaday sida aabaheeyga
@IssackAbdullahi-nb8ee
@IssackAbdullahi-nb8ee 2 ай бұрын
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸
@AbasMohamud-k2t
@AbasMohamud-k2t 2 ай бұрын
Tabar yar kaantay adlist waa isku day masar iyo urdun sucdi maxay u samayaan falastiin ama muslim
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
allah jabiyo mareykan yahuud yurub aamiin illaahow guulee islaamka siiba falastiin xuuti xisbullaah iiraan aamiin aamiin
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 ай бұрын
YAHUUDU. IRAN 🇮🇷. BAY U DAN LAHAYEN. ALLOOW. HOGAAMIYAHENA U NAXARIISO. ISMACIL😢😢
@bashirabdikarim2621
@bashirabdikarim2621 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto ismacil haniya janatul fardows Allah ugu deeqo waa Shahiid
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 2 ай бұрын
Asc allaha ku xafido iraan dhab ka ma ah weerarka wa ku digaa wana ku weerara sax ma aha musliminta allaha u gargaaro falastiina guusha allaha siiyo amiin yaarabi
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 2 ай бұрын
Argagixisada lasheegoba waa Yuhuud iyo wixii lashaqeeyo AS iyagaa kadambeyo iyo Qaraxyada Allaah umada islaamka habadbadiyo aamiin
@DPOzahraMacalinaxmad
@DPOzahraMacalinaxmad 2 ай бұрын
Waa sax ee ilaahey caqliga islaanka faham alaha siiyo ways og yihiin mareÿkanka iiraan iyo israa iil waxba isma dhamaan
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto ismaacil haniya 😭😭😭😭
@Keway603
@Keway603 2 ай бұрын
Asaska shicata waa yahuda digalkan waa Mit laslogyaxa Wana laislajira Wana lakalajira xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM AMIIM YAARABII 🇯🇴🌎🙏
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si
@CabdulaahiMaxamuud-lo4si 2 ай бұрын
Innaa Lilaahi WA Innaa Ileyhi Raajicuun, Qaacid weyn ayaa inaga Shahiiday Shalay subaxnimadii Ismacil Haniya dhamanten Ilahay Samir iyo iimaan haynaga siiyo. Eheladi iyo Qaraabadi iyo Xigtadi u ka geeriyodeyna Alle Samir iyo Iiman haka siiyo, Marxunkana Jannatul Firdowdal Aclaa Alle Ha geliyo. Aamiin
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 2 ай бұрын
Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤
@sahrajimale820
@sahrajimale820 2 ай бұрын
Allaah unaxariisto ismaacil hania😢😢😢😭😭😭😭
@مدرسةالخليللتعليمالقرآنالكريم
@مدرسةالخليللتعليمالقرآنالكريم 2 ай бұрын
رحم الله الشيخ القائد إسماعيل هنية.
@zakariegeneralcontractingc3988
@zakariegeneralcontractingc3988 2 ай бұрын
Waa sax in Lasisheego Sharecadaa Khabtaa
@LiilKashka-hj7lo
@LiilKashka-hj7lo 2 ай бұрын
Omaar waatan xaqiiqda kzbin.info/www/bejne/fmSpgYSwaKaooK8si=hylruMYBwp_J0s0U
@AbdiRashiddekow-b5m
@AbdiRashiddekow-b5m 2 ай бұрын
Wararka
@AbdiRashiddekow-b5m
@AbdiRashiddekow-b5m 2 ай бұрын
Wararka calamka
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 2 ай бұрын
Filnkoodii bayrabaan inay jilaan ragoodaba uma aaraan madaxda ah oo intaa lalay layo
@deqafarah8903
@deqafarah8903 2 ай бұрын
Allaha cisada islaamka soo celiyo. Waxaan ku jirnaa waqti dheeldheel laga dhigtay ummada muslimiinta. 😢😢😢😢😢
@CaliMahdi-c2p
@CaliMahdi-c2p 2 ай бұрын
Igadaa wll waxaa dilay waa eeraane alaah haunaxariisto aamiin insha alaah
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto ismaaciil haniya aamiim aamiin aamiin tan kalle awoodu waa xagga israaiil iran waaba loo dhigtay isllaamka ee maha awood isllaam wax u ah waa shirqoolka ay gaaladu ku dillaan islaamka iran waaba meel madhan waxba yahuud kama qaadi karto bal ee ayadaaba dayacan
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn Muslimiinta meelkasta oo joogaan
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Waxay bariga dhexe u soo dageen maraykan inuu muslimiinta ku burburiyo gaaska badroolka ka qaadato Alaaha naga qabto amiin yaa Alaah falastiin guul insha Alaah
@nura6
@nura6 2 ай бұрын
İraan ayadoo madaxdeeda lalaayay wax ka qawan weyday hada qawada maqashii waxna ha uqawan waye waan u arenaa laab qawojiz oo xamaas lagu laab qawoojinaayo waye iyo intii ka murugootay😢😢😢😢
@salmanAiAhmed-qt9vf
@salmanAiAhmed-qt9vf 2 ай бұрын
Ben iyo fan ayey heysa Iran
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 2 ай бұрын
Run alle haka dhigo in iraan u aarto
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 ай бұрын
Muslimiinta jaajuska wa in ay iska qabtaan ❤❤😂😂😂🎉🎉😢😮😮😅😊😊😅😅😢🎉😂❤❤❤
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 2 ай бұрын
Yuhuud iyo shiico wa is ogyihiin
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 2 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@AshaMuse-ng7xt
@AshaMuse-ng7xt 2 ай бұрын
Waa shirqool ay ayaga iyo reer galbeed ka danbeeyeen, balse ku nafsin daaiqatul moyd, maalimteeda ma dhaafeyso Shahiidkaas Ilaahey janadiisa ha ku casumo
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Allaahu akbar
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 ай бұрын
iiraan Hadii Ay Jawaab Uqalanta Martidaa iyo Magantaa Hoostooda Lagu Dilay Haday Bixiso Waa Karaamo Iyo Inay Sharafkooda dufaaceen Hadiise Ay Yeeli Waayaan Sidaa Ayaga Ayaaba Halis Kujira Madaaxdoodu Warkooduna Waa Ilmada Yixaaska Tanookale Jawaab Cuslus Kama maarmayso Ismaaciil Haniya Allah Haw Naxariisto Lkn 100 Ismaaciil Haniya ookale Ayaa Jooga taas Israel Haku Biya Cabto insha allah
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 2 ай бұрын
Waa sax imaaciil waxow ahaay nini cullus llaakiin sidans oo tahay fallastiin walli waadadkooda quluubtooda nool waa badan yahiin
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 2 ай бұрын
Anerika Iyo isræl waa aaqirkii aduunka ay ku joogeen insha Allah
@CabdiqaniYonis
@CabdiqaniYonis 2 ай бұрын
Ale ha unaxaristo😢
@SakariyeSakariye-l8w
@SakariyeSakariye-l8w 2 ай бұрын
Yahuuda iRan bay u dan lahayen alloow hogaamiyahena unaxariiso ismacil haniya 😭
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 ай бұрын
Kuwan waa shiico waa labo wejiilayaal ayagana diley Ismail Haniya
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@ShamsoMohamed-d2q
@ShamsoMohamed-d2q 2 ай бұрын
Waa filmka iiran samaso waa Soo soconaa dhuuta
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Waxa dadka weerara ma ahan yuhuud waa maraykan muslimiinta waa loo tashtay Alaahayow naga badbadiyo gaalada meel walbo ay joogaan amiin amiin amiin yaa Alaah
@mustofaibrahimdiriye4247
@mustofaibrahimdiriye4247 2 ай бұрын
‏رحمه الله شيخ إسماعيل هاني رحمه الله وهو شهيد
@yussufjibril1412
@yussufjibril1412 2 ай бұрын
Wcs sh. Iran iyo shiica dhan boota iyo in Sunni lalaaya wax aan eheen ma haayaan. Waa laga kaliumeeysanaa mar waliba. Lkn inshaa alaah والعاقبةللمتقين ولل عدواءنال علي الظالمين
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 2 ай бұрын
Shiikhow wakhti xun ayaa lagu jiraa ee dadka shakiga ka daa guul iiraan insha alaah waxa ay dhaantaa carab oo dhan oo yahuud isu dhiibay
@xafsocllahi3967
@xafsocllahi3967 2 ай бұрын
Iraan waa kule jire afka kaala jira ficilkana kaala jira dhabarkana kaa tooganayaya cadawgana si maldahan ula jira ee garan ha umalayn
@suheebsuu2821
@suheebsuu2821 2 ай бұрын
Maanta dadka gaza lagu xasuuqaayo ,Saudi wxba uma qawan, wxayna hoosta ugaga jiran yahuda. Mrka iran wa dalka kaliya ee hada u hiilinaayo falastiin, mrka dadkan crbta wxa ka soo xigta yay, iiran ku xumayn
@Qooyskena
@Qooyskena 2 ай бұрын
Allow badu qaado 12 markab dulmiga usocdo 🤲
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
Waa film caadiya shiico
@Engineer-sl3hf
@Engineer-sl3hf 2 ай бұрын
Masham allah
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah al
@pharhiya8284
@pharhiya8284 2 ай бұрын
IiRan wa shiico yuhud iyo shiico wa iskumid hada yuhuda ku awod wayn Iran dhexdeda xukumada Iran wa gacan ku gabad sharkoda illahay hakuceliyo labadodaba
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 ай бұрын
Waxbaa jira qiyaano ayaa taala meesha io jaajuus muslimiinta ku dhex jira lakiin wy soo bixi doonan Alaaha kashifo insha Alaah
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
yuhuud waxaa caalamul islam ku dhex talaalay reer galbeed si muslimka loo dhibo ilahow musliminta midee cadowgoodana jebi ya rabi
@HabibaWeli
@HabibaWeli 2 ай бұрын
Ya Allah unahariso
@MahdiHoussein-d8w
@MahdiHoussein-d8w 2 ай бұрын
إنا إلينا راجعون إسماعيل هنية
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. 2 ай бұрын
Waa hal shirqool oo lawada dajiyay haniyaa waxaa dilay iiraan
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 2 ай бұрын
Sheikhow waa iidheh warkaas iiran ayada dishay hogamiyaha xamaas alaha unaxariiste warkaana waxeey kudabooleysa dilka ismail haniya si aan looga shakinin
@KanadidMed
@KanadidMed 2 ай бұрын
Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians
@SahraAbdi-w2p
@SahraAbdi-w2p 2 ай бұрын
Wcs shiico iyo yuhuud dhul garlic allaha ku Rogo
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 2 ай бұрын
Anga ahaan waxaan umaleyaa giriga wax kujira ayey ahaayen waxa kuqaraxay mxaa yeelay girga dhxda lee sdu ugu birburay iiraan iyaada girga wax kudoyaarisay
@abdullahgeele8783
@abdullahgeele8783 2 ай бұрын
Riyo baad ku nooshay brother
@trailerflix5703
@trailerflix5703 2 ай бұрын
Sheekh maxamed dayf in 2 week kahor ladilay soo baxaysa wararka hada
@CabaassharifMaxamud
@CabaassharifMaxamud 2 ай бұрын
Asc sheeq dulmidiid dhib malaha waan aar saneyna
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 2 ай бұрын
Shaahiinta hala baaro ayaga ayaa mareeykanka lashaqeeyee kuwa shaah ladhaho
@abdinuurmohamed3992
@abdinuurmohamed3992 2 ай бұрын
Asalaamu alaykum sheikh Warkaan waad lasoo daahday
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 2 ай бұрын
La waayi maayo kuwo calooshood u shaqaysta sida kuwa Somalia jooga wadamadda kale u jaajuusa!!
@HahahaNokii
@HahahaNokii 2 ай бұрын
Asc sheekh waxaa jiro sticker lagu dhajinaayo dharka marka lagu salaamaayo oo hab lagu siinaayo
@Ifraahmohamedfrah
@Ifraahmohamedfrah 2 ай бұрын
Wll waxaan codsady koorsad laymana aqbali maxaa dhacay
@maryamisse6494
@maryamisse6494 2 ай бұрын
Meelkasta oo wadamadaan kamid ah maamulkeeda baa lahaysataa ama lagu dhexjiraa ee waliba laguxooganyahay
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 2 ай бұрын
Waa is ogyihiin waana isku xer.
@MohamedaadanHassan-nr7ti
@MohamedaadanHassan-nr7ti 2 ай бұрын
koorsada mxaa ka cusub🎉🎉❤
@Terza56
@Terza56 2 ай бұрын
Wcs Sheikh ✅✅
@hindiya11m
@hindiya11m 2 ай бұрын
Wacalaykumasalaam
@sammaanofficial5287
@sammaanofficial5287 2 ай бұрын
Waxaa is leeyahay waxaa la jabsaday cctv-yada xarunta oo dhan ku xiran
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 2 ай бұрын
Ismaciil haniya Israel 🇮🇱 ma dilin iiran aadishay say ha madfac loogudilay anaga caruur manikin 😢😢😢😢😢😢 allaha u naxariisto waa geeri xanuun badan😢
@OmarAhmed-xp8jd
@OmarAhmed-xp8jd 2 ай бұрын
Asc sxb shalay dowlada waadku cabaareysay Somali iney canbaareyn xalay wey cabaareysay arintii hani maxaa ugu amaani weysay?
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 ай бұрын
Asc. Iga qor hadalkaas maanta sheekhow. Dhagax yar haday u tuurto dhinaca israaiil eriin . Hadii ay aarsanayso 2,malyan oo yuhuuda ayaa ku nool eraan. Ku quus qaata mujrem sulaymaani .
@hhaji6556
@hhaji6556 2 ай бұрын
Waxaan filayaa markii, uudhextaagnaa bulshada faraha badan in walagu dhajiyay dharkiisa signalkaana la gula socday.
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 2 ай бұрын
Eraaaaan warkeeeda iga daaaaaa. Way Qudhuntayyy. Israail Fartay doonteyy Qortaaaaa.😢😢😢 Lama Amini Karo Eraaan iyagaaaaa. Isjajuuuso Ufffff dhehhhh. Igadaaaaa😢
@MaryanMohamed2020
@MaryanMohamed2020 2 ай бұрын
Indha caalamka ayay iska jeedin rabaan
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 2 ай бұрын
Carab oo dhan waxa dhanta iraan
@mohamedidiris2692
@mohamedidiris2692 2 ай бұрын
courskaga wa gatay lacagti wa iga qadateb waxaan hayana ma laha course ma i furna mana i jawabysan whts up email mel kasta wa kala hadlay sheik lacgtayda iso celi please
@mahamedmuhudinhaji9623
@mahamedmuhudinhaji9623 2 ай бұрын
Cadeemanka linka hoose soo dhig fdln si war ka xuiso badan u yeeshto suda kuwa kale sameeyaan shiikhow fdln
@mahamedmuhudinhaji9623
@mahamedmuhudinhaji9623 2 ай бұрын
Jaajuus iyo technology ka ma marno
@nura6
@nura6 2 ай бұрын
Nin cadiwgiisa udigaayo waxey ka dhigantahay fuleynimo iyo iney dhibateyaan Rabin iraan
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Alla maxaa maanta dulinimahaysata muslimiinta
@shamcena7314
@shamcena7314 2 ай бұрын
Ma aaminayo kuwaas ee sidee lagu ogaaday guriga Allah ha u naxariistee yaxye sinwaar
@zeinabibrahim5926
@zeinabibrahim5926 2 ай бұрын
Ismail haniya waxa dile marekan waxane ufududeye madaxweynaha hada xilka saran
@kahiyemohamed3276
@kahiyemohamed3276 2 ай бұрын
Al kufaru milatul wa heed .May Allah mercy upon my brother ismail haniyah. I wish he could witness the freedom of Palestine. We will meet in paradise, smile together inshallah, 🫂 you in garden full of joy and happiness. I love you, my brother, but Allah loves you more, I was shocked ur assassination
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 ай бұрын
Sh waxaani fulaynimo dhaaftaye malaha nuclear ayay muslimiinto hoos kasuubsanayaan subxanallaah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
Wcs wr wb
@AshaMuse-ng7xt
@AshaMuse-ng7xt 2 ай бұрын
Jaajuusiin badan baa u shaqeysa iyo CiIA Mareykankana way caawinrysaa
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 ай бұрын
Meelwalba waxa ujooga jawaasiis
@ashamuse7410
@ashamuse7410 2 ай бұрын
Waxey cadeyneysaa in shiico iyo gaalo ay is ogyihiin haduu run sheegayo odayga shiicoga ah shir jaraaid ha qabto oo dunida halaga daawado hadii kalena maran habaabinta ha joojiyaan
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 2 ай бұрын
Mareykanka wuxuu gacmaha noohaya yahuuda
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Yey reer galbeed iyo iiraan u jilayaan riwaayad cusub😅ayagaa wada cunay. Haniyah
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Anigu waxan layaabanahay madkii ismaaciil haniya halkuu yaalaa
@AbuAshraf11
@AbuAshraf11 2 ай бұрын
السلاح الفتاك الأخطر في المنطقه هو سلاح الجواسيس والعملاء
@gurreosman3745
@gurreosman3745 2 ай бұрын
Waxaba mesha kuma haayan Iran 🇮🇷 Io His Hisbullah wa af boto leh mesha ku haayan Malin walbana Mid aya laga dilayan ila Gorme aye Wadhayan botadha oo dahayan wan argosaneyna Yahuuu warkoda addhgo iska dafta kudanta sheikh mohamed wlh
@abdourahman-wg2hv
@abdourahman-wg2hv 2 ай бұрын
First
@bashirabdishakur9612
@bashirabdishakur9612 2 ай бұрын
Wcs
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman 2 ай бұрын
Irán ha isku dhibto Ruushka oo ha waydisato ciidama wardiyeya
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,1 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 121 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
9 - قصة نبي الله يوسف عليه السلام - عثمان الخميس
3:16:50
Dr. Othman Alkamees - الشيخ الدكتور عثمان الخميس
Рет қаралды 267 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,1 МЛН