Deg Deg Itoobiya Oo Hada U Hanjabtay Jabuuti Toos-na U La Safatay Somaliland

  Рет қаралды 33,659

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Deg Deg Itoobiya Oo Hada U Hanjabtay Jabuuti Toos-na U La Safatay Somaliland
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 55
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
WAA XAGII RER HARGEISEE XAGEE BUU INA CUMAR GEELE NOOGU SOO KALA QABTAY BAASTAR 40 SANO SL KUSOO KALA HAYAY
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 ай бұрын
Maasha allah somaliland oo ku guuleysatey diplomaasiyada dibada ka dib markii ay meyd ahaan u jiidey somaliya iyo wixii la socdey ee cadowga gudaha iyo dibada somaliland iyo itoobiya guul cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin❤❤❤❤
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 ай бұрын
Cadow gude majiro dalka aynu midaysano fikir khaldan ayaad aaminsantahay wll dhamaanteen waa laynagusoo duuLay oo jirtaankeeda diidan yaynaan iskala gurin indr. Waa jiraan dad xun oo inaga ah oo inaga fikir duwan lkn dadkaa si kale ayaa loosoo celinayaa😊m
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 ай бұрын
@@cabdalacawilyoohiye3 walaal waxba maan kala gurine kuwa aan sheegayaa waa isla kuwaa aad sheegeyso weliba kuwa dadkeenaa laascood iyo dabcan kuwa inaga ah laakiin maanta oo kale mey aheyn iney naga fikir duwanaadaan waayo waanu aragnaa xaasidiintii nagu soo duuley
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 ай бұрын
ISMAACIIL MAFEEDHE CALOOL WEYNE WALAAHI DAB AYUU KU CIYAARAYAAYE MAQAAXIDAN KUL EE UU DADKA CIISE KUGUMAYSTO WALAAHI INUUU QIIQ KAKICI
@xamudjama8998
@xamudjama8998 3 ай бұрын
Arabsiyo news Guul baan IDIIN rajeynayaa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 ай бұрын
Ethiopia waa ilaaliyha abniga geska Africa ilaa bada cas Marksi amarka Ethiopia djobuti ma diidi karto wle
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 3 ай бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🦁🦁🦁🦁💪💪💪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 ай бұрын
Thanks so much Arabsiyo News.
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 3 ай бұрын
Maansha alla ilaahay ayaa haybada na siiyay ee maxaad samayn jabuutiyey hibo eebe ku siiyay habeen layskama qaado soomaalilaan ha jirto oo ha joogto
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 3 ай бұрын
XISADI IYO XAMASADA WEYN EE BERYAN KA SOCOTAY GOBOLKA MARKI LAYSKU AF GARAN WAYEY SHIRKI TURKIGA EE SOMALI IYO ITOBIA KA DHEEXEYAY WAXAN UU ARKA IN LAGU KALA ADKADAY OO SO AFJARMAYSO DHAWAN IN KASTO AY AHAYD " GARI LAMA NIN KAMA WADA QOSLISO "
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 ай бұрын
Haa waa Lagu kala adkaaday Xasan sheekh waxa lagu yidhi hobyo ma rabno ee nagatag kk
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 3 ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@abukyosman-yf2ky
@abukyosman-yf2ky 3 ай бұрын
Max guula 😀😀😡
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 ай бұрын
😂❤😅😅 haa abiye shaqo qaaran kaa qaabo Geelle calool warkasa nagu soocda 😂❤😂❤😂 geelow hadikale gurigaga kaa fiilo Iyo ine kursiga laga tuuro buuqa hadade badiiso 😂😂😂❤❤ guule Abiye Iyo muse bixi Abdi ❤❤❤
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 3 ай бұрын
Calool wayne naar ayuu ku ciyaaray!!!
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 ай бұрын
Wallee dawlada ithopia way Nooga hiilisy somali dulligii Afarta ahayd iyo huwantii Gudaha e fircon iyo neef Ku fegaran masibo heshy
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Maw hanjabtay Itobiya Jabuuti Waa sidaan rabee soo soco
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Waxaa ood dhacmeed sideey ukala sareeyaan ayaa loo kala guraaye dalka waa lagu sooduulaye ka hadla difaaca dalka iyo.waxa tagaan maantay
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 3 ай бұрын
Maansha allaah guul iyo gobanimo .. one love ❤️ Somaliland guul iyo gobanimo 👍🎖️💯👌
@loyansoyan489
@loyansoyan489 2 ай бұрын
Ilma abaarso iiwad sheekada
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 ай бұрын
Woow that's good news.😊❤
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 3 ай бұрын
Ciidanka. Qaranka Somaliland. Waa. Inay. Weearar. Dhirbaaxo. Xasuus. Ku. Reebta. Ismail. Cumar. Geele. Lagu. Qaado
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 3 ай бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo JSL Allow Somaliland cadowgeyda jabi💪🏽💪🏽💪🏽💚🤍❤
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 ай бұрын
Qotidii way midoobeen somalidiina way midoobeen cidey guusha raacdo
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 ай бұрын
Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤guul ❤❤❤❤❤26jun ❤❤❤🎉🎉love
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 3 ай бұрын
Waa naxdin in golaha barlamaanka oo 82 xildhibaan aanay joogin intoodii badnayd 5000 $ way qataan iyo Guno askariga furtanta joogaa ayaa ku mudan kuwaa wax matarayaasha ah ee qaranka dhabarka ka tumaatiyey
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt 3 ай бұрын
Hooyadaa muuse biixi was ye waxaad ka doodayso si xora uga hadal caqligoodii wuxuu noqday muuse biixi hadii uu muuse shankun oo shaqaale ah qoranayso miyaad ka ilaqlin kartaa muuse biixi dalka wuu idiinka lexejeclo badan yahay adiga iyo cadeerkaa ciro ba laangaabyahaw laangabku dhalay
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 3 ай бұрын
Waryada somalay itobiya wAy idin khiyamaynaysa itobiyanku ama madax hanoqoto ama shacabkaba hanoqote way wada socdan afka laydinku dhunkado aya la idinku qanini wad arki dontan soomaaliyey warabayal is cunaya o awlaadi ad dhasheen ed dhibaatada adka somarten od haben iyo maalin ad uso jedeen ay ilaa ubadkinu dhergan aydan waxba cunaynin ilaa ay seexdaan oy hurdo raaxole ay seexdan aydaan sexanayn waxa layidhi nin ad dhashay kama dhalin waxaso dhibato ah idinko uso maray awladas ayay niman siyasiyina o dantoda un yaqan ay ayar un ciyar ciyar ay dhalin yaradi somaliyed qoryo iskugu dhibayan oy isku soofaynayan dhalin yaradaa ay isku sofaynayaan nin walba wuxunbu tari lahaa qar umada hogamiya qar geesiya yaala qaar dhakhatira qar wadanka difaca oromo iyo itobiyan kadifaca bada iyo barigaba qar ganacsiyayala qar umada un usama fala qar deqsiyayala nini wax yar taere mooyee wax matare male
@Sumayo987
@Sumayo987 3 ай бұрын
Alxadulilah illahayoow kuwii nalahaa walaalanu nahy dhibkay nagu hayaan iyo cadownimaday nohayaan kama qarsoona illahayoow umadaada kale noo saqir oo bawadada ka jebi cadogayaga
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RobereyDavid
@RobereyDavid 3 ай бұрын
Ethiopia Djibouti Kamaaa Cabsaneysooo
@iidxasan5453
@iidxasan5453 3 ай бұрын
Arabsiyo geesi qaran ❤❤❤❤❤
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 3 ай бұрын
Madha Allah guul inshallah JSLAND
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 ай бұрын
Tuugtii walaqabanayaa abuwalad iyo ooyaye
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 2 ай бұрын
Guuuuul guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliHasan-ml7dk
@AliHasan-ml7dk 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kan waa been bayahaay waan dooqan oo xawashada daw dhifaka ah waaye
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 ай бұрын
Maxaa naga dhex doontay orod utag dadka xanuunsan ee jiritaankayagu cuqdada kuriday
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 3 ай бұрын
JABUTI WAY KUBIRTAY MAXA UGA FAAIIDO AH JABHADA AY DHAQDHAQA JISAY GADABURSI DHULKISU WA BUURALAY PM UMA BAAHNA WAXODA QALIN HAKU SO DHACSADA
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 ай бұрын
Gadabuursi xoolo maaha la dagaal geliyo waa dad caqli badan oo aqoon leh
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن 3 ай бұрын
War waxan barlamaan mahee wa lagu khasaaray
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 3 ай бұрын
Waxyar hala samro sxbayaal
@marwoali6189
@marwoali6189 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂🙏
@RobereyDavid
@RobereyDavid 3 ай бұрын
Benaleh
@AxmedyaasiinHeeudfdgd
@AxmedyaasiinHeeudfdgd 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@QaliaAli
@QaliaAli 3 ай бұрын
Wa War dhilo
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 ай бұрын
Beenaale
@MuktarIgal
@MuktarIgal 3 ай бұрын
Guuul
@ManSabriye
@ManSabriye 3 ай бұрын
War wx been badanaa😂😂
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 ай бұрын
Orod wararka caadiga ah daawo run weeye way fashiLntay dowlada somalia. Si toos ah ayey uga hadleen magaalada ankara ee orod soo daawo iyadoo Live ah
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 3 ай бұрын
Yes of course yeah
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Hero abiy noolaw
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
DOWLADA OO CALANKA SOMALILAND MUQDISHO KA MAMNUUCDAY & DADKII OO KACAY
24:34
Zaki honest Official
Рет қаралды 39 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН