Deg Deg Itoobiya Oo War Culus Kasoo Saartay Kiisa Badda Somalia, Khilaafka S/Land & Jabuuti Oo.....

  Рет қаралды 31,280

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 20
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Hadda warkaaga Waxaad tiri dowlad muqdisho Waxaad ciidan tahay dowlada somaliya in aad dhahdo
@MuktarlMaxamed
@MuktarlMaxamed 3 ай бұрын
Wrkiiumbeeyy
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 3 ай бұрын
Waad la heshay
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx 3 ай бұрын
Dowlada Etoobiya waa munaafaqiin runa mayaqaanaan Gaaladaan madoow, waxa Dowlada Tukey iyo Somaliya vaa rinta sheegaya, what!
@XaawoAbuukar-m5z
@XaawoAbuukar-m5z 3 ай бұрын
Turkigaa isna itoobiya waxlawada
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Daraad nin baa bom o ga need Azkar ku Toray dhawac yar baa garay qarax dhimsh iyo dhawac leh baad ku sheegtay beenta stop
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Calaa kulli xaal madaxdeenu itoobiya bad masiineeyso inta eey itoobiya raadineeyso marin biyeed iyada ugaara inta eey ku hamineeyso saldhig ciisan dhul eey ka furato
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 3 ай бұрын
DAWLADDA, SOMALI, DHIBAATADA HAYSA EE KALIFAYSA, INAY TURKEY AADO, OO BADDEEDA MOROMA GALISO? ADUUNKA INAY KA DACWAYSO, DALKEEDANA DIFAACDO, MAXAA DIIDAYA? MAXAA QALDAN?
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Itoobiya Faransiis ayaa dabada ka soo riixaya, ee dagaal ha lagu qaado. Ha loo gurmado beesha Ciise ee Itoobiya iyo Canfar dagaalka ku qaadeed.
@maryanali9871
@maryanali9871 3 ай бұрын
Garaad tv Adigu Waxaad markasta u je heer tas gobalada waqooyi Adiga oo iska dhiga warye dacad ah cadeyn
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 3 ай бұрын
Wariye dhinac baad ka rarantahay isdaba qabo
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 3 ай бұрын
Adiga wariye ma ma tihid ee waxaa tahay qurun Ethiopia u shaqeeya Mar walbana waxaad faafisaa warar munaafaqad xambaarsan adigoo raadinaya inaad dowladda & shacabka iska hor keento
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Jubuuti iyada ayaa naasnuujinayday Siil-Laand 30kii dano ee u danbaysay.
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 3 ай бұрын
ANIGA MAA WAALAN MISE CADAN BAA LAGA HEESAYAA? DHULKA SOOMAALIYA ASALKEEDI WAXAA LEH ITOOBIYA SABABTA AAN TAA U IRI WELIGEEY MA ARAG MANA MAQAL DAWLAD DHAHEEYSA DHULKAAGI AYAAN KUGU HEESTAA AAN KA WADA HISHIINO SI AAN QEEYB U QAATO DAWLADA SOOMAALIYA IYADANA WEEY OGOLAATEY IN DHULKEEDI QEEYB LAGA QAATO OO LAGA WADA HADLO MARKA WAXAA SAX AH XABASHIDA DHULKA KA MAQAN WAA IN LA SIYAA ANIGA WAAN FAHMI WAAYEY WAXA LAGA WADA HADLAYA?
@MariamAd22
@MariamAd22 3 ай бұрын
Subxanallah wa waxlagaxumado inaad rumeysan beenalayasha Ethiopianka wararkoda in at soo qaadan ayaba qalad ah war dalkiina wax kaxooreya
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Anoo shaarkaaga rabo inaad xoog iigu siibto aan wada hadalno. Taasi waxeey la mid tahay geber yar oo 15 jir ah oo meel cidlo ah inta laga helay lana kufsaday. Aniga haddaan madaxweeyne ahaan lahaa maba yeeleen waxaaga aan ku wada hadalno. Anna dds ayaan xoog ku qaadan lahaa.
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 ай бұрын
Riyaad ku jirtaaye riyada ka toos Bal ii sheeg muxuu samayn karaa nin Ciidamada Ethiopia Ilaalinayaan Hadday ka baxaan Ciidamada Ethiopia gurigiisa ayay Shabaab ugu imanaysaa
@MuktarlMaxamed
@MuktarlMaxamed 3 ай бұрын
Xl
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waa in ay warkooda cadeeyaan oo ay cadeeyaan in aaney bada iibkeeda qaybi ka ahayn
@wllazadcabdull526
@wllazadcabdull526 3 ай бұрын
True
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 44 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН