MAXAY TAHAY NATIIJADA KA SOO BAXDAY SHIRKA ANKARA EE SOOMAALIYA & ITOOBIYA?

  Рет қаралды 41,529

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

MAXAY TAHAY NATIIJADA KA SOO BAXDAY SHIRKA ANKARA EE SOOMAALIYA & ITOOBIYA? WAREYSI
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi

Пікірлер: 229
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Thanks profesor cabdi wahab warbixintaada qiimaha badan waad ku mahadsantahay
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Qaca baa ka yedhey Qac Soomaliya 😂😂
@abdillahisalah5872
@abdillahisalah5872 3 ай бұрын
Wa profesor hurhuri fac wuxu kuhdlaayo majirto nocaasa konfur siyaasi uu ah
@adancabdi8794
@adancabdi8794 3 ай бұрын
War itoobiya anagaa 100km siinayna wlhy
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 3 ай бұрын
Adinkoo ah 😅😅😅😅
@markcaa2942
@markcaa2942 3 ай бұрын
Hàdii aan somaliland lafogaynlahayn oo raaligalin iyo wanaag markii hore lagubilaabi lahaa iyo soodhawayn mayse heerkaa gaadheen M
@Qaali12
@Qaali12 3 ай бұрын
Maxaa loo dhimay oo rer waqoyi, oo laga rali gelinaya?
@Gmaaad
@Gmaaad 3 ай бұрын
Somaliland waa qabiil qaran ismoodey wxee doonayan magaca reer waqooyi inee waxku cunaan sheekadas waa soodhamatay
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 3 ай бұрын
NINKAN XAQIIQDA KAMA HADLO ..... TPLF IYO OROMO LFT ...HADII LOOO YEEDHO XAGAY KU HAYNAAYAAN HHHHH 30KM ABIYE MA MAAMULO AYUU KU LEEYAHAY 😂😂 ...HADAA ETHIOPIA YAA U MAAMULA
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 3 ай бұрын
Muuse bixiyaa mamullo 😅😅
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Bal isagiuba Kukuyo la nool markasu ka hadlaya Soomaaliland bada yaa leh Soomaaliland leh ❤❤❤
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
Dadka somaliyeed ee qurbaha ku nool waan in aan lacag iska uririnaa oo aan ku so gadano huub culus ! Qabil iyo tuulo in aan ka baxno ! Dhexdeena waan xalin dona lakin Ethiopia waan in aan u midooynaa
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 3 ай бұрын
Xasan waa tuug yaa loo dhiibayaa ninka xabaalaha lacag ka raadiyay wax ma loo dhiibi karaa
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
@@maxamedcabdisalaan7496 qof walba waa tuug haday noqoto! Ka samir Somalia walhi in Usan hadal wax tareen ! Adiga iyo anigana dowlad somaliyed ma anan arag kuwan dhalnan Kurdish Ethiopia noqon donan ! Hadaan sidaan wax laga badalin!
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
MA ETHOIPIA NACAYB BAA????.WAA SOMALI NACAYB!!!!!.
@YasserAA93
@YasserAA93 3 ай бұрын
@@mustafahassan2555 maxa somali neceb ah ?
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 3 ай бұрын
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
DOWLADDA SOMALIA, WEY KU FASHILANTAY HOGGAMINTA DALKA, MAAMUL GOBOLLED WA BARASAB.
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 2 ай бұрын
Waa war muhiim ah, Hala gaarsiiyo madaxda Somaaliyeed. Professor ka waxyaalo badan ayuu ka hadlay , waxuu ka hadlay danguud. Hala gaarssiiyo madaxda somaaliya
@khadarshide2100
@khadarshide2100 3 ай бұрын
Wuxuu kahadlay qadiyadda nacaybka ku dhisan ee ah koofur hanoolaato laakiin waqooyi hadhinto
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 3 ай бұрын
Barfasoor kulahaa subxaanalaah barfasoor soomaaliyeed xaguu joogaa xayawaankasta wuxuu sheeganaa aqoon uusan gaarin ilaa 7 nin ayaan katirinay beentaas stop
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
ITOOBIYA HADDEY SOMALILAND AQOONSATO, DOWLADDA SOMALIA HA AQOONSATO " AMHARA STATE "
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp 3 ай бұрын
Amhari 30 sano kaxor iyudhite
@XOGAHAADUUNKA-em6ol
@XOGAHAADUUNKA-em6ol 3 ай бұрын
Waa jaahil ninkan aqoonta labidayaa, waayo soomaaliya xad caalamku aqoonsanyahay ayaa noo dhexeeya
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Shirki somaliya iyo Ethiopia wu fashil may wa lagu kala tagay bye
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 ай бұрын
Professornimo xaal qaado, kenya ow ka hadlawhaayaa, soomaaliya awood ma lahan hadda, dagaal diyaar ma u ahan
@HussinAbdi
@HussinAbdi 3 ай бұрын
Aqoonyahan aqoonyahan kanaa ceebeeyey intii wax baratey
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 ай бұрын
Amxaar xun dagaal wax noka qaadi maayso we know each othet
@abdihoori4524
@abdihoori4524 2 ай бұрын
Ninkan isaga kenya aya haysato mana Doran somalida kenya in ayka hadlan dad xora oo ethiopia iyo kenya haysan ba manlin kasta ku xadgudba
@asxaabi
@asxaabi 3 ай бұрын
kkkk adduunka ayaa ka soo horjeestay kkkk kuye UN maxay falastiin wax ugua qaban layiin ciraaq iyo afganistan, xasan ayaa la iskaga kaxaynayey qqyladiisa af deplomacy, waa somaliland faraha kala baxa arrimahayaga anakaa u madax banaan
@cabdiciidan9137
@cabdiciidan9137 3 ай бұрын
Wax aad kataliso ayaa laka hadla iska haadle aflisle niinle ayaa kataliya
@NurGacan
@NurGacan 3 ай бұрын
Maxaaa kaaga bada reerr kinya tahay wixii lagu waydiiyo ka jawaaab
@NuuraIsmail-z4f
@NuuraIsmail-z4f 3 ай бұрын
Beenbaad sheegtay walee inaanay kaa baxayn hada bishiimay dhawrkun oo xabashi ah ayaa soogalay shacabkiina argagax galiyay idaacadaha laga dhagaystay lana daawaday maxay ahaayeen maxaadse isga saari waysayayagoo kugu xad gudbay runta iska sheeg
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp 3 ай бұрын
Ethopia xogi iye kusogashe somalia
@abdifatahabdirahman6635
@abdifatahabdirahman6635 3 ай бұрын
HBN way ka baxday dhexdhexnimadii hala Block gareeyo hal mar may waraysan dhinac Somaliland
@engbashirali9592
@engbashirali9592 3 ай бұрын
Oo ma awal baad moodeysey in uu dhexdhaxaad yahay mise wariyaasha hargeysa jooga ayaad moodeysey sxb.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
​@@engbashirali9592OO SAXAAFADU SHAQADEEDU WAA MAXAY?????.
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
🤣🤣🤣SOMALI- LAND MAXEY CAQLI AY SHEGEYSAA?.AQONYAHAN SOMALI- KENYAN AH AYAA LA WAREYSANAYAA...SOMALI- LAND LOOGA MA BAAHNA HALKAN
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
@@SSS78781 BEEN IYO MALA WAAL ISKU MAAWEELI MARKAAS!!!!!!.CAQLI DAAROOD!!!!!!.
@AbdiAead
@AbdiAead 3 ай бұрын
Somaliland baaleh wanu sinaynaaaa ooya
@sucadsharbaale244
@sucadsharbaale244 3 ай бұрын
Uf baa la idin yidhi midnimo waar waad waalateen
@abdifatahabdirahman6635
@abdifatahabdirahman6635 3 ай бұрын
Catoosh ayaa soo shaac saaray nacnacle
@SafiyaYuusuf-i4m
@SafiyaYuusuf-i4m 3 ай бұрын
Beenaale waar afka lay dha kaqarso
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 3 ай бұрын
Somali sujuu wareeray weeye oo waxaan caqli gal ahayn iska oronaaya
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
🤣🤣🤣WAR WA AQOONYAHAN LAANDHEERE AH
@beelwademohomedcabdalle6437
@beelwademohomedcabdalle6437 3 ай бұрын
Professor,wuu riyoonayaa waaqaca meesha yaal mafahansana xaaiiqada dhulka tall,wuu riyoonaya
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 3 ай бұрын
Armaad adiga tahay qofka riyoonaya lkn aan is ogayn.
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 3 ай бұрын
Musaa riyonaa ayaa umaleynayaa kkkk
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 3 ай бұрын
Ayimadax. Wayne. Hanagusodhisina. Waxlagawadahadlamayalo. Mesha. Wayo. Bada. Soomaali. Baiskale. Xudud. Kumatalo. Itobiya. Kola. Tagteed. Kolatamarteed. Crkahasodumiso. Hadad. Awoodo. Mabakafaaidaysanyso
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 ай бұрын
Etoobiya.ma.dhalkeena.iyo.badeena.ayaa.laga.hay.hayaa.waxaa.layiraah.daa.hunguri.dii.wax.kawen.dii.lamarigo.uu.dilaacaa
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 3 ай бұрын
FAQASH TV
@MaxamedClaahi-z1t
@MaxamedClaahi-z1t 3 ай бұрын
mowliid.xaaji.iyo.ninka.uu.wareysanayo.waxaan.idin.waydiiyey.soomali.itali.oo.keliya.yaa.wadanka.iskale.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 3 ай бұрын
Somalidda Psychological warfare waxba kama taqaan cilmigga maskaxdda waxba Kama taqaan!!
@engbashirali9592
@engbashirali9592 3 ай бұрын
Be realistic and welcome to reality. Kaliya is weydii halkee lagu gorgortamayaa yaase cawanaya oo meel waliba marey.
@SaacdaAli
@SaacdaAli 3 ай бұрын
Saxib aqoonyahanka wadanigaa C/WAHAAB. GUUL INSHAA ALLAH
@Axmedyaasiinmuxumed
@Axmedyaasiinmuxumed 2 ай бұрын
Asc:barafisoor horta koonfur kasaar ciidamada itoobiyaanka maxaykuudhibiwayday intaadwoqooyi ucalaacalayso
3 ай бұрын
Adeegsi deked lama diidana ee waxaa la diidanyahay deked aan yeesho ayaan rabaa oo aan saldhig Ciidan badeed ka sameysto,
@MuxiyadiinXasan-r9k
@MuxiyadiinXasan-r9k 3 ай бұрын
Odaygan waa qiiraysanyay Sharciga aduunku cid uu ilaaliya ma jirto 😅😅😅😅😅😅😅
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 3 ай бұрын
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 3 ай бұрын
Odaygani faqashbuu uegyahay kuwii nagumaysanjiray anooyarbaan garanayaa xerada hangashta nalaguxiray kibir
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 ай бұрын
Guuuul Soomaaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 3 ай бұрын
Dawlad gacanta laguhayo weeye teenu waxbamasamaynkarto been ha usheegin dadka
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Marnaba calankeda hana tusin wanba necbahay dowlada Ethiopia cidankeda yuhuuda tee muqdisho ka dhigen aragnay
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 ай бұрын
Itoobiyanka dadkooda uma been sbeegayaan lkn Dowladda Federalka Somalia dadkeeda way u been sheegaysaa
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 2 ай бұрын
Hasodontan. Hadayleyihiin. Walaarkidonaa. Botolamarabo
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 3 ай бұрын
Farmaajo wuu fahansanaa ATMIS waxba nooqaban laakin Xsan Sheikh has no idea
@MahamedFaarax-v1t
@MahamedFaarax-v1t 3 ай бұрын
Afqanmuune s.land baa dhulkan u for ah .umayyad yeedhi korto km dhicj karto
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl 3 ай бұрын
Wane salamaye pro. Abdi wahab
@abdallakhaliif3955
@abdallakhaliif3955 3 ай бұрын
Absolutely proff sifiican ayuu u kale dhig dhigay
@abdifatahabdirahman6635
@abdifatahabdirahman6635 3 ай бұрын
Kaas ayaa aqoonyahan sheeganaaya
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 3 ай бұрын
Itoobiya qorshaheesu wuu u cad yahay Lkn Dowladda Federalka qorshe malahan Itoobiya oo markii hore dhul naga haysatay in maanta baddeena muran la geliyo waa bahdilaad weyn .
@OceanRehab
@OceanRehab 3 ай бұрын
Qorshe xumo baklaaran ayaa jirta... Ayaan dhoweyd waxay soo galeen guriceel dhowr kun etobiyaan ah waxaa ka hortegay 14 nin oo ah ciidanka guriceel waxaa lagu dhahay baxa waana baxayn
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Mnsha allah profesor ka ilaahay haku xifdiyo, wlhi waa runtaa abii ahmed waxba gacanta uguma jiro lkn dacaayada somalida dhexdeedaa wado
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 3 ай бұрын
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 ай бұрын
Tima jaristu waa shaqo habraha shaqadii xabashida uxaraaroonayoy ictiraaf adheshaana waa idinka xaaraansanyahey inta juudaan meesha fadhiyo
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 3 ай бұрын
HBN ninka aad waraysaa ma geele jiraa heshiina waxa uu leeyahay waa la burinkaraa mid lama burinkaro oo bad baalagu qaadanayaa
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 ай бұрын
Kkkk Kani waa prophoser madhan waxaan ka fahmey shaqo Haley siiyo aan raaco fiqi, waayo taariikhda ayaan aqaan, Adoon Kenya gumeysato.
@akhalif579
@akhalif579 3 ай бұрын
Prof ka siduu ku ogyahay ineysan waftiga DFS aqoon waxa uu la qeylinayo? Kaligi yaqaan asaga in loo dhiibo ama lzcag lasiiya rabo weeye. Soomaalida aniga kali ah og ayey ku ba'adey.
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 3 ай бұрын
PRO.ABDI-SAMED NIN DHALIIL JECEL YAA TAHAY, MA DHEGEYSATAY UNJOINT COMMUNIQUE E HAKAN FIDAN? MA BEEN CAD YAAD INOO SHEEGEYSAA? MOWLIID NINKAN YUUSAN KA NIJAASEYNIN CHANNEL KA WA NIN AAN FIYOOBEYN O CONTRADICTION KIISA BADANYAHAY.
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 3 ай бұрын
Ka waran Hobyo maxaad u orhan wayday
@sofiaabdulle2923
@sofiaabdulle2923 3 ай бұрын
Ciidamada lacagteeda umada somaliyeey haiska aruuriso etobiyaka iyo imaraadka wadaka halaga saaro
@dahirahmed2405
@dahirahmed2405 3 ай бұрын
C/wahaab u kaalay xaqiiqda Ethiopia madaxtooyada ayay xukuntaa.
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Kan profosoor isku sheega ah kenyatiga ah waxa uu ku leeyahay ciidanka Ethiopia waa in ay baxaan , kuwa Masar ayaa bedeli kara, waa Qof waalan oo cadifad iyo jaahilnimo hayso , ciidanka Masar hadii Somalia la keeno , ciidanka Ethiopia Vila Somalia si deg deg ah ay u qabsanayaa waa xaqiiq iska muuqata.
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp 3 ай бұрын
2006 xoogi iye kusogashe ilamanta wajogita
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Itopia waa cadawgeena kowaad sooma diidi karno ,walaa dekad iyo badba,turkiga naguma qasbi karo,inaan cadawgeena u dabacno
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 3 ай бұрын
Xasan iyo ku laa shaqeeya siysad iyo stratégie magaranayaan ee somali hatashatoo
@saciidaxmed6646
@saciidaxmed6646 3 ай бұрын
Hagaag bal sheekada noogu dar xiliga aad iska xoreyneysaan gumeestaha kenya HBN idinkane ku dara hadalkiina in uusan dhicin kulan fool ka fool ah mahadsanidiin
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 3 ай бұрын
Waxaan Donayaa professor ka inaan weydiiyo Hadii ay Somalinimada dhabkatahay Haqaban qaabiyo gudi guud oo ka shaqeeya sidii dadka somaliyeed la is ugu soo celinlahaa oo waxyabaha Lakala haysto laysugu celin lahaa oo iscafis iyo data guide lookup hogansami lahaa
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 3 ай бұрын
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@billowweyt9196
@billowweyt9196 3 ай бұрын
Israil waa Emirates Emirates na waa israil Somaliyana dowlad bey u baahan tahay Tan Ethiopia waxaan ka dhahayaa hal eray oo ah Somalia dowlad bey u baahan tahay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Waa runtaa wasiirka arimaha dibada somaliya waa inuu talo badsadaa team aqoontooda sarayso waa inuu diyaarsadaa
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 3 ай бұрын
1DA TUKIYE AYAA QABATAY. WAXBA UMA DHIMAYO WADDANKA IYO SHAQOOYINKA DIBADDA. HA QALDIN ARAGTIDA DAWLADDEENNA IYO ARRIMAHA AY LA WADAAGTO.
@hayaankanoloshapro1377
@hayaankanoloshapro1377 3 ай бұрын
Dadkan uu sheegayay waa kuwii ingiriiska bada Laga saxeexday warqad cad dad ai fudud waxooga loo qaadan karo hadaad IGA dhaadhicinayso waa hadaan sijuu ahay
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 3 ай бұрын
Xasan sheekh intuu éthiopia futadiisa kala hadli lahaa hakala hadlo muuse biixi cabdil wllkaa ayaa lkn itoobiya iyo somaliya mawaxay ka wada hadlayaan gobolka 11:01 gado mise Ankara 11:01
@AbdilahiGurey
@AbdilahiGurey 3 ай бұрын
Ninkani xaalada soomaaliya war uma hayo
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 3 ай бұрын
Hadii Turkida wanaag u sameeysay Soomaalida mahan micnaheeda in siyaasada Simalia aay fara geliso,shacabka soomaliyeed waa in aay ku mudaaharaan si loo baajiyo wada hadalada,sababtoo ah sax mahan in itopia lala fadhiisto.
@mohamoudsuleiman7558
@mohamoudsuleiman7558 2 ай бұрын
Ad waxan layabanahay caqli xumadda somalida konfur wayo haday waxa doonayan may somaliland kala hadlan caqliga ka dhiinta
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 3 ай бұрын
caqli gal maaha in dhexdhexaadin la la galo wadan xoog ku doonaya inuu wadankaaga ku qaato ee waa in xooglayskaga celiyaa
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 3 ай бұрын
Wariye maxaad u waydiin waydaye dakadaha s.land maxaa lugu diidaya ee kofurta laga kiraynayaa
@AhmedHussein-ze4pe
@AhmedHussein-ze4pe 3 ай бұрын
Kkk nin walan oo indhala ayad waraysatay ciidamo aan atmis ahayn Aya jooga WANU istiid siinaya
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 ай бұрын
Ganacsade xasan iyo waxa ku xeeran garan maayaan iney wataa rag yaqaan aqoona u leh wadahadalada iyo sharciyada caalamka
@alesuge9918
@alesuge9918 3 ай бұрын
Wuu Ku mahad San yahay Aqoon yahanka lkn su.Aal maxaa diiday in aan dhahno madaxda dalkeena weey u diyaar San yihiin weeyna qaban karaan waxa aan udirsanay oo kalsooni la galiyo madaxda dalkeena halka aan Ka lee nahay kuwa Ajaanibta ah ee la fariisanayo madaxda dalkeena weey u diyaar San yihiin weeyna ka Aqli badan yihiin kuwa dalkeena u ah madaxda sida aan u dhigeeno hadalka Aan xishoono kana xishoono madaxda dalkeena waa codsi midaas
@fosiali263
@fosiali263 2 ай бұрын
Bada jamuuriyada somaliland ayaa ka talisa waana dalkayga beenalayaal
@goldstar1774
@goldstar1774 2 ай бұрын
waa run in aqoonta lamagan sadow maanto kale dowlada somalia waa in markaan oo kale qabillka aan loo firi
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe 3 ай бұрын
Aqoonyahanka aragtidiisa waa cabsi male ah iyo mid uu liidayo umada dalka leh kana dhigayo dad liita oon aqoon lahayn oo maati ah una in loo doodo llagana difaco itoobiya masaakiinta dhacaysa waana caqliga somalida inban qabto wariyaha fahamsan xaqiida iyotaariikhda ha iska daab iska oohinta beenta eh ee ad Ka nasteexa nooga dhigayso nasteexada
@somomoussaainan8449
@somomoussaainan8449 3 ай бұрын
Darood diidee duusanada bahdilada babaa aa duulaysnada
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc 2 ай бұрын
Natiijadu waa inay ethiopian ka bad helaan xoog ama xeelad
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 3 ай бұрын
Oday dhakh dhakhla ah maadaa wadankayaga nala leh boosaaso hadasd larabto anaga miyaad naxaasidaysaa wasr daacada kahadla
@mohamudelmi4745
@mohamudelmi4745 3 ай бұрын
Maxad u odhan wayday sland intad ledahay xeebta awdal diciif
@MukhtarAli-b6s
@MukhtarAli-b6s 3 ай бұрын
Prof nimankaan waxeey aamin sanyihiin in kaligii talisnimo
@Sabdi-v1d
@Sabdi-v1d 3 ай бұрын
Dhul hore ayey naga haysataa oo loo daayey,sidaas darteed ayeey u soo haweysteen lughaya!!
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Mya axmed madoobe waakii farmaaje diidey ee maxay u qaban waayeen sharcigu?
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 3 ай бұрын
Marka la wada hadqlayo ayaa dad la xushaa, Tani waa u kala dab qaad Soomaaliya lagu casumey.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 ай бұрын
Dr hadey iska bixiyaan tabar malaha gobaladu xataa fadaralka ayaa tabar lahey itoobiya ayaa ayaa na ilaaalisa waana nagu wareegsantahay ma soomaalida kalajabtey ayaa dhaanta soomaaliya waxey noqotey wankii dhacay oo midiyihii lagu qali lahaa ay bateen itoobiya kiliya ma aha ee cida rabta iney na qaadato kaaba ladarihii ugu weyna ayaa xalane noofadhiya dowladaha imaaraad kiinya jabuuti masar ugaadha iyo uruba waxaan sugnaaba yaa na hor qaadanaya DR waxaad ka hadleysaa dad nool waa hore ayaan dhimaney ocsajiin ayaan ku soconaa
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp 3 ай бұрын
Amhar wadhite Samir illahi xaakusiyo
@AqiilabdAxmed
@AqiilabdAxmed 3 ай бұрын
maasha allh runtii dalka somaalia wuxuu u baaahan yahay aqoon yahan kaan oo kale
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 36 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 33 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН
Kim Jong Un welcomes Putin with mighty military parade in North Korea
2:36
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН