DEG DEG Jabuuti & Itobiya oo Foodda is daray, Xasan sh oo Gelle waji kale kala kulmay, Xirsi Ali Xaj

  Рет қаралды 47,035

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 күн бұрын
JABUUTI WAA QIYAANA BADAN TAHAY ASYAS WADANKA CIIDAN KEEN HALA YIRAAHDO
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 күн бұрын
Itopiya waxa naga.hesha dhaqaale badan jaadka iyo khudrada iyo shaqaalahooga iyo waxa badan oo kaleh shacabka itopiya nuskood iya ka shaqeysta jabuuti.
@GuuledYare-o9p
@GuuledYare-o9p 3 күн бұрын
Afworki ayaa roon
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 3 күн бұрын
waa anigafgirgeeyga
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 3 күн бұрын
Afweerka ayaa hada soomaaliya uroon taasi wey cadahay nin kaad isku cadow tiene sxb ayaa tihiin.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 күн бұрын
Geele waxaa ka fiican efewerki markay noqoto soomaaliya xag taakulayn ciidan iyo siyaasadeed halka geele uu lugooyo soomaaliya tusaale waxa daba taagan gooni gosade soomaaliland oo u yahay geed fadhi u sameeyey bangi iyo inuu safiiro dajiyey si hoosna ula shaqeeya.
@GaadhixambaarGaadhiqaadhe
@GaadhixambaarGaadhiqaadhe 2 күн бұрын
Suldaanka markaad waramayso yaan lagaran cidaada
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 3 күн бұрын
Afwerki run iyo sxbtinimo ugu imow. Gelle qiyaano been iyo dabadhilif ugu imow
@mahamodabdulaziz3667
@mahamodabdulaziz3667 2 күн бұрын
Afweerka, ayaa uroon somalia maanta
@SalahBuule-u6c
@SalahBuule-u6c 3 күн бұрын
Afawaki ayaan qaadaneynaa haddey noo sinmaan geelle
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 3 күн бұрын
Xirsi dayus kulmiye iyo shacabku hayska qabtaan tuugaa khaayinka ah Ma metelo somalilnd jeebkiisa ayuu u dawarsanayaa eyga
@abdiazizabdullahihussein3810
@abdiazizabdullahihussein3810 3 күн бұрын
Asaga xasan ma naagbaa
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 күн бұрын
War madax Jabuti maxa ka galay dalkayaga, ERYTRIA IYO MASAR wanu soo dhaweynayna
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 күн бұрын
Xirsi waa maxay fariinta lo so dhibay?
@axmedaskari8170
@axmedaskari8170 2 күн бұрын
Geelle waa cadawga somaliland manna fiicna in madaxweyne Cirro uu la yeeshe wax wada hadal madaama uu ka soo horjeedo qadayadeenna
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 3 күн бұрын
Afawarkiyaa aaurawn
@mahamodabdulaziz3667
@mahamodabdulaziz3667 2 күн бұрын
Geele waa cadowga Somaliya,
@filin5933
@filin5933 3 күн бұрын
anoo xasan shiiq ah wankuxirayaa waryaa afkaigalabax nio
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 күн бұрын
Gee
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 2 күн бұрын
Ilaahay haysu dhiibo muslin kunawes kaashadaan
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 күн бұрын
Asc geele waa qasara soomaliya
@abmuu6230
@abmuu6230 3 күн бұрын
May jabuutine maxaay tareey yariistaas tacbaanta eh kkkkkkkkk,,,soomaliyaa,,maskiintaas maa naf ka raadiseen ,,,
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 3 күн бұрын
Mushkilada waxa Abuuray Jabti Marka Hore ba
@UmuCabdiraxmaan-s5u
@UmuCabdiraxmaan-s5u 3 күн бұрын
Xirsi labaa loo kala jarayaa
@IstarlinElmi
@IstarlinElmi 3 күн бұрын
Beenlow bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane jajuusa shisheeya beenlow
@nuurbocor4478
@nuurbocor4478 3 күн бұрын
Waxaa la yiri cadawgaa cadawgiis waa saaxiibkaa sidaas darteed eratareeya ayaa xiligaan nooga fiican jabuuti
@demhalladbaruoras5270
@demhalladbaruoras5270 3 күн бұрын
Futadada aya kaga bahan nadafad Djibouti habar iyo aman midna idinkagama bahna 😂
@UmuCabdiraxmaan-s5u
@UmuCabdiraxmaan-s5u 3 күн бұрын
Reer muqdisho xasanbaa kawaashay aduunkiibuu madaxa uwada galiyay shacabkooduna waa masaakiin annagu haddaanu nahay reer somaliland madaxda annagaa utalina alxamdulilaah
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em 3 күн бұрын
On joue. Notre avenir nous sommes misérable 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹👁👁👁👁🤲🤲🤲🤲🤲
@DahirSabriye
@DahirSabriye 3 күн бұрын
Afworki aya. Ron
@CabdiXakiin-i5x
@CabdiXakiin-i5x 2 күн бұрын
😂afweeke
@osmangure6040
@osmangure6040 3 күн бұрын
Xasan waxa u roon in uu is casilo waayo waa hanlaawe Waa dammmiin siyaasadeed. Aad u xun aan waxab ku fiicanayn Wax kasta qarina bal eeg adigu inta jeer ee uu dhoofayo iyo fakhriga dalkeenna .bal adigu dhuux oo eeg Waa SAC iska warwareegaya marba magaalo u hoyanaya oo ka soo cashaynaya soona seexanya hotell qaali ah.
@mohamedquduf9369
@mohamedquduf9369 2 күн бұрын
geele dhibaatada soomaaliya ayaa loosoo dhiibaa wxuuna u gudbiyaa soomaaliya
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa cagdheertu dhaqaalaha ay haysataa muxuu yahay. 2.0. Dekedda berbera waxa adeegsata dawladda weyn ee ethiopia. 3.0. Cagdheertu waxay dhaqaalaha somaliland ku kordhisaa ma jiro. 4.0. Risiqa ay hellaan waa dhaqaalaha loogu tala galley kullilka 5aad. 5.0. Kaasina waxa loo qaybin doonaa 5 meelood oo kala duwan oo mid waliba qabiil amaba degaan ku wajahan-yahay. 6.0. Dhammaan shacabka dawladda ethiopia waxay adeegsadaan dekedda djibouti iyo dekedda berbera. 7.0. Cagdheertu waxay tiradooda oo dhan lagu sheegaa 5.0 million oo ku kala nool ogaadeenia iyo NFD. 8.0. Haddaba dhaqaalaha cagdheertu waa mid aan wuxuu tarayaaba aysan jirrin marnaba. 9.0. Garacad ha tegaan waayo hadday meel kalleeto aadaan waxa la marinayaa waajibkooda. 10.0. waana killaab killaabi dhashay oo dhaqan xun marwalba.
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 2 күн бұрын
Waar ninka gaadh haka qabanina nabad galiya jeelkii muuse dasha nagaga handaraabay waanu iska furaynaa aduunkaan waxla qaybsanaynaa
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН