Asc masha Allah Allah ha idinku xafido dhamaan ciidamada xoga Dalka.masha Allah janaral odey waa Allah ha ku fududeeyo shaqada fiican Aad u heysiin umada somaliyeed Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SakariyaShigow-o5e14 күн бұрын
Guuleeyso sxb adiguna waxa fiican ayaad inoo soo gudbidaa ❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
@SoumeyaHared-h8g14 күн бұрын
Asc mashalah alaha nila jiro cidaka somaliyed gulasta cada gin ha jabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxaanXasan-gw1sc14 күн бұрын
Dagaalka ciidamada dicaafa puntland iyo argagixisada maad ka soo hadasho suldaanka tv
Markii aan daawaday waxaan la,ooyay farxad daraadeed oduwaa waa nin wadani ah
@Dahabohasanahmed14 күн бұрын
Odowaa waa nin qaran ilaahay ha badbaadiyo
@AbdinurAbdiqadir14 күн бұрын
Nin rag ah gen. odaywa laakiin dowlad cadaalad ah ayu u baxan yahay waa wiil yar wadani ah
@iiillltt14 күн бұрын
M.sh.alaah odowaa waa nin qaran oo wadaniya ilaahay haxafido 👍👍👍👍👍
@cabdomohd728212 күн бұрын
Inuu xasan sheekh. Dalka. Kaqabto ayaan. Jeclalahay dalkana uu cid soomaalinimada jecel. Uu ku wareejiyo. Insha allaa. Iyo baarlamaankan xun. Ee odayga mooryaanta. Ah. Iyo naagta xun. Ee lespiankii. Haystaan
@OmarMoussaadem13 күн бұрын
Waxa waajib ku ah General Odowa in ad afgambi kaga tuurto X. Sheekh hogaanka qaranka umadda Somaliyeed.
@MaxamedsheekhMuxumedcabdule14 күн бұрын
Odowaa noolow❤
@aliabdi834714 күн бұрын
General Odawaa nin siyaasi qabyaaliddysan buu noqdan, hadalakiisa ma ahan hadal taliya ciidan qaranka. Adduunka waa ka mamnuuc in taliya ciidan qaran u warbaahinta sidii siyaasiyiinta u war siiyo
@baadodhugad415714 күн бұрын
Halgan wadanka dhexdiisa goormaad dhaafi doontaan
@baadodhugad415714 күн бұрын
Allahayow nasama bixi itopbiya waxay heshay Madax ay Danteeda ka helikaraan
@mohamedawale5914 күн бұрын
He Hero
@MrAntoniyo1214 күн бұрын
Hal arin oo igu soo dhacaysa m.arkaan eego heshiiska badda ayaa ah sida uu Trump u sheegayo meelo ka mida dunida inuu rabo haduu heshiis ku waayana uu xoog isticmaalyo suuragalnimada iney itoobiya dariiqaas Mario haddii heshiiskan ay somalidu damacdo iney adkeyan
War odogan waa waashay maskixiyan mafadhiyo waa gorof caada qaatee. Mooshin lagu rido.qofkaan masaasilkaa.
@nuradinabdi519214 күн бұрын
Dowladdii Mr farmajo markii ey Kenya badda somalia ey ku qabsateey ILaa la Isla teegey maxkamada adduunka ( ICJ) & wixii lacag ku baxay, ILaa caalaaqaadkii Kenya lo go,yeey. Shaley nah SI fudud baddii somalia gacanta loo geliyeey Ethiopia.
@SarahWarsama-o8u14 күн бұрын
XASANOW BERI ITOBIA UMA NOQONAYNO ADOON SIDA GUDHEEL KA AMXAARKA CAGAHA U DHAQA 😡‼️