DEG DEG KAFI ABDI XAASKIISI HORRE AFKA FURATAY, LACAG IYO DAHAB AYUU IGA DHACAY BANAAN AYAAN JIIFA!

  Рет қаралды 7,452

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 62
@Sahra881
@Sahra881 Ай бұрын
Maansha alaah walhi waa run Naciima❤❤❤❤
@niimaneur4842
@niimaneur4842 Ай бұрын
❤❤Illaahay ha uu gargaro gabdhaha somalida meel walbo ee jogan❤❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Fariid maasha allaah ❤️❤️❤️❤️
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 Ай бұрын
Allahu akbar naciimo qaaliyeey allaha ku sharfo, gabdhihii soomaaliyeed wax weyn ayaa ka qaldan waana dhinaca diinta gabadhu haday diinteeda wax ka aqoon marwalba god madow ayay ku dhacayaan waxay lamid tahay in ay indha la’ yihiin. Waan kaaga mahad celinaayaa sida wanaag san aad mar walba ooga wacyi geliso gabadhana allaha u gargaaro.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@asmoahmed5843
@asmoahmed5843 Ай бұрын
Adaa mudan
@ummuyusuf3706
@ummuyusuf3706 Ай бұрын
SubhanaAllah 😢
@salmaaraale8743
@salmaaraale8743 Ай бұрын
Shukrn wl naima sida marwalba runta uga hadshid
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed Ай бұрын
Masha allha abayo naciimo aqliga allha haku barakeyo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Aamiin shukran!
@saadiaali2726
@saadiaali2726 Ай бұрын
Waa caloolxumo illaahoow u gargaar 🤲🤲🤲
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 Ай бұрын
Ani waxaa dhihi lhaaa abayooy wax reeraha kadhaxeeyo social media hadeesee aheyd oo si kle oona loo xaliyo ayadoona la keenin media yaha walid leedahy iyo wall in lgaa celiyo meel lagaaa saaro ❤waxaa saas udhahaaa ninkaas waaa niiga dhexeeeyo owlaaaad oo bari waxay u qaadanayaaaan aabe hooyadood dhacay 😢😢😢😢😢ani ahaaan ceeeb ila tahy wlhi wxii hoos loo xaliyo ila wanaaagsan 😢si nolosha u qurux badnaaato bal abaayaaalow mustaqbalka owlaada hlga fakaro ninkaaan siyaabo badan uga aaarsan kartaaa jirteee😢😢😢
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
Subxaana allaah
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Masha Allaah sister ❤️❤️ waa saax
@Fartuun-lr1lw
@Fartuun-lr1lw Ай бұрын
Asc abayo ruunata Ayana kuuguu jecelhaya❤❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Mahadsanid Fartuun!
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
Very sad my beautiful sister 😢every day new true story 😢😊😊
@munahassan880
@munahassan880 Ай бұрын
Subxaanallaah dhibkaan dumarka soomaali kaliyah muu haystaa mise umadaha kale waa nala mid waxaaba laga yaabaa in ay nagaba daran yihiin anaga bararaha bulshada ayaa banaanka ceebteena keenaaya iyo dowlad la aanta illaahow noo gargaar illaahow ceebteena astur
@naimaahmed423
@naimaahmed423 Ай бұрын
Masha Allah Nacimo waa runtaa 💯💯💯❣️❣️❣️❣️
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Ай бұрын
Nimanka somaliyeed intooda badan waa bahalo Allah aan kabaqayn waa dhurwaa hilib kuraro naagahana waaba xoolo intooda badan seed ugugu dhiiban lacagtaada nin subxanallah naahooy naagoiw caqli yeesha
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo xaaqa allha ha tuso subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Ай бұрын
Naag lee dhaheyso waaleey dhacay waaleey qayaamay war dumaroow isku badnaada xoolihiima ilmahiina u dhaqaaleeya nimanlaan idinkaa biil ku leh lacagtaada heyso ilaaheey baa isaga saaray masuuliyada hadaad kala tagtaana wax ha tabanina waaleey dhacay joogto ah ha wadina.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Waa kaa ragga qaarkii allow adaa jira
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Daahir calasow oo qabyaalad iyo qudhun lagu bartay baa talo soo raadsanayaa allow sahal amuuraha
@abdidegan8452
@abdidegan8452 Ай бұрын
Ayandaro
@saadiaali2726
@saadiaali2726 Ай бұрын
Abaayo gabadha Soomaaliyeed waxa u ku wacan way isdhiibaan oo ka ma fakasara birito maa dhicikara ma qorsheeyaan 💔💔💔
@saadiaali2726
@saadiaali2726 Ай бұрын
Ushee ku dhacaday qeerkaa aadigana filo😢😢
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Ай бұрын
Alle walaasheen haugargaaro kuwa fahansan xaqa ay leeyihiin iyokan lagu leeyahay Allah haynaga dhigo Aamiin Gabadhaana mid baan leeyahay adiguu ku al joogaa lahadal una sheek in uu ilmihiisa wax taro midna ogoow caqligaagu yuu noqon indhahaaga hortood ogoow na ilmahaa dayacana in ay ilmahaagoo kale yihiin
@munahassan880
@munahassan880 Ай бұрын
Subxaanallaah gabadhaan warna waa katagay daahirna waxba uma qabankaro sharafteeda iyo tii caruurteedina waxbay gaarsiisay caruurta waxaa lagu caayi karaa aabaha waa tuug hooyadaa buu dhay iyo waxaalo kale cuqdad ayaa halkaas kadhalanaysa in ay daahir calasow iyo wax lamida usoo dacawooto ma aheen sifo sharci ah ama sifo tolkiisa ah haday ku waysay in ay iska dayso ayay aheed
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Ай бұрын
Markuu ku noqonaayay in ay lacagteydii keen horta dhahdey eheed, maskiinta Allaha u gargaaro, laakiin tanlajoogta wax waansho oo kacarar ninkaan dhashiisii dayacay dhaho mala waayay.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Alahu akbar dumarka Somalia ilahow u gargar maxkamad ku sheeg lo furay dhibato badana
@munaismail2019
@munaismail2019 Ай бұрын
Markii ay noqotay may ahayn inay Dahabkeedii u iibiso khalad ka labaad markaas bay gashay Rabi ha u gargaaro Hazalna waxba yey dhoobdhoobin Taas uu tuuray lama fiicna wuu ku meel gaadhayaa
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
Asc wr wp
@anabbashir2678
@anabbashir2678 Ай бұрын
Asc Naciimo lacagta waxay tiri boos Xamar iigu yaalay oo la soo gaday lacagtiisa waaye. Lacagta cilaanka ma aha
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i Ай бұрын
Naciimo walashey waa wax jiro inta ciyal laga dhalo waxad haysatana laga sasabto aya berina lagugu darara furid ciyalkii oo lagugu biiliwayo waji cusub kalakulanta Raga kenya jogo waba dhankod anigey igu dhacday lamayabayo gabadhan lakin alle mahadii wuu biishaa intas ku samra dumarkena aad ban ogu jilicsanahay raga sabanka ee xaqa allaha soodaahiriyo wanu warernay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Gabdhaas armay masayrsantahay arintaan markay asaga iyo gabadha aragto miyay soo baxdaa walaaleey arintaada culimada iyo tolka ugudbi gartiina
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
1200 dollar ma emirates 🇦🇪 baa qaalisanaa
@fabu2526
@fabu2526 Ай бұрын
900k kun baad sheegtay inaad adigu isticmaashay xamar tigid baad goosateen idinkoo lix qof maxaaba ka hari karaba karaba.
@mohamedelmi7072
@mohamedelmi7072 Ай бұрын
Kenya dawa walacg lacg mahesta
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Wcs wrb
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Ай бұрын
Na’iima ninkii Lacagta ka dhacay ayay hadana Dahabkeediii u sii Iibisay . Gabadh Somaliyeed danbe u Nixi mayo . Nin ayuunbay Lacag ku Shubaysaaa siduu ula Joogo !
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
Stay away from from him he didn’t care the other one and the kids.Keep your eyes 👀 wide open 😢😊
@najma649
@najma649 Ай бұрын
gabadhan wey is dhigatay waxayna ku qaldantay in ay lacagteeda ay udhiibato ninmanka waa yar yihiin wax alle kabaqayo
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
Be independent person 😊😊
@user-hl7mh2pu2j
@user-hl7mh2pu2j Ай бұрын
Daahir California goormuuw garyaqaannoqday
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
Sax sax sax sax sax sax sax sax sax ❤❤scw ❤scw ❤scw
@Anfa-99
@Anfa-99 Ай бұрын
kenya sharcigeeda waa lacag qofkii lacag dhiiba ayaa awood leh hadii adoo danbiile ah lagu aad lacag dhiibto waa lagusiidaynaa qofkii aad dulmiday oo kusoo xirayna waad xiri kartaa markaaga oo waa lagugu badalayaa hadaad dhahdo ii xira lacag ayaa kaa xigta
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
Fake romantic 😢
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Ай бұрын
Fake romantic 😢take care your kids 👦 😢
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
Midan maxa udanbeynayoo
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j Ай бұрын
Hada ayey buuxaan kuwo sidaas oo kale oo niminka ka cabsado
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
waxakabaroo waa lashaa oo duulman
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
Wllhi barii atahay💔
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Ай бұрын
Nacima baniaadan kaan wax walba
@user-ll6ft7vl6p
@user-ll6ft7vl6p Ай бұрын
War nimankan maxa kaqaldan timirti hora deblowayay kuwihora waxey cunanla Max gabarkale sineysa iyo ilmajale
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f Ай бұрын
Dhul xamar ku yaaley ayey u soo gadey
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
nin leskumaa dhiiwoo
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 45 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 43 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
Still Fighting Polio, School Attendance, Hesitation Noises
30:17
VOA Learning English
Рет қаралды 5 М.
SIDA LOO ISTICMAALO TAREENKA IYO BUSKA CANADA
20:43
Maali Media
Рет қаралды 5 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 108 М.
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 56 М.
Nuurto Jeelow Xaaskii Maxuum Awkuukuu Q.1aad
10:52
Dalsoor
Рет қаралды 345 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 45 МЛН