DEG DEG Kenya iyo Itoobiya oo dhabarka ka toogtay DF Somalia Axmed madoobe la saftay Sirdoonkii oo

  Рет қаралды 12,999

Abdullaahi Daacad

Abdullaahi Daacad

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Thank you Cabdulaahi dacaad iyo bashiir 👑barnaamikaaga wa ⭐⭐⭐⭐⭐baraarujinta dalka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴iyo dadka🇸🇴 Somaaliyeed♥️♥️♥️♥️♥️♥️ you are masnsha Allaah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕❤️💕💕♥️
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Ethiopia ciidankeeda waa in si dad dag ah looga Saaro jubland iyo bay iyo bakool iyo somalia meel kasta ay ka joogaan
@Sarta100
@Sarta100 12 күн бұрын
Yaahuu garguurte dad maaha
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 12 күн бұрын
Asww❤❤
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 күн бұрын
A. Madobe. Walibax. Damuljadid. Wucunayrunti
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 12 күн бұрын
Xamase xassan wu khayamay isaaga la shaqeeya
@بدلعامر
@بدلعامر 12 күн бұрын
Ader Ahmed madooba. Maha somalii waana Axmaar yahuuda falasha waxuu lasaftay falasha iyo yahuuda
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Ahmed madoobe waxuu hoosta Ku wataaa Ethiopia iyo kenya
@silverloola726
@silverloola726 12 күн бұрын
Xasan Baahane Waxuu ugabey dantii Soomaaliya oo dhan Axmed Madoobe. Xasan Munaafiq waxaa madax ka galey Ahmed Madoobe. Ilaaheeyoo Naga Qabo Xasan Sheeydaan.
@abdulkadirnuriman1421
@abdulkadirnuriman1421 12 күн бұрын
2 maalin kahor Ayaa Kenya iyo Emarates ayaa Hishiis wadagalay waxaana look tashtay Somalia 🇸🇴 inlaburburiyo. aniga waxaan layabanahay doolada Hassan Sheikh Maxaa dabadhigay Ethiopia:🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 3 wadan marnaba marabaan Somalia 🇸🇴 inee doolad awoodleh noqoto Marabaan laakiin waxaan layabanahay Doolada Hassan Sheikh Maxaa dabadhigay 3 daxdaan wadan Somalia 🇸🇴 34 sano waxee uhagaagi ladahay maamulgobaleed iyo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Emarates 🇦🇪 waaye maamulgobaleed Hadiilaga taqaluso 3 daxdaan doladoot weykahareysaa Somalia 🇸🇴 Markaas waxaan rajeynayaa doolada Hassan Sheikh 3 daan dal inuu xariirka ujarto Ayaa iilafiican Aniga maxaa yeelay doolada Somalia 🇸🇴 Ayee cadoowkuyihiin Somalia 🇸🇴 Hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@LaandheeresomalMahamedyoussouf
@LaandheeresomalMahamedyoussouf 12 күн бұрын
Dawalad kama jirto somaliya dawalada safarka dawalada qadaraska ah
@garaada6143
@garaada6143 12 күн бұрын
Ahmed modoobe siduu kismaanyo uga baxay ayuu ugu so noqon kismaanyo
@hhhd-n7b
@hhhd-n7b 12 күн бұрын
bismillah, kenya iyo itoobiya xasan sh, waxay ula xisaabtamaan , walaa shey waalayasayaa madaxda soomaaliya oodhan, kenya iyo itoobiya, waadad udagaalamaya wadamadooda xasan sh, axmed waadadkala socda, yaa ixtiraamaya, itoobiya iyo kenya danaha, soomaaliya, inay kafakanaan madlaxdeena kuma khasbana dowlada soomaaliya go, aan, malaha itoobiya,labaduba, waacadawgeena, saaxiib magalaan, madaxda soomaaliya, mafahmayaan, hadiiloo sheego mar walba, kenya iyo itoobiya , manoo heshiinkaraan, qof xisaabta kudaraayo majirto uma jeedaan qofkii caqli leh waa fahmi karaa laakiin xasan, sh, iyo guruubkiisa waa maya, waa habeenkii xalay tagay, ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 12 күн бұрын
Nin.kawasha.nin.leeh.aya.qapta.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
War hooy jubland iyo Ahmed moodoobe ha isku dhiibin Kenya iyo Ethiopia wax Dan ah Uma haayaan Soomaalia
@muktara.9989
@muktara.9989 12 күн бұрын
Maqaranbaa Jira Xasane waydii mooryaane Xabaaqote Kenya iyo Itoobiya waa ogyihiini in Xasane qabiilaysete mooryaane uuyahaye ee Dowlade majirto Vill Soomaali ayuu Xasane Xukuntaa
@bulohus8548
@bulohus8548 12 күн бұрын
Dee ‘Wadanku waa free ! Xuduudiisa ‘Waa open ! Because - Xasan qar iska tuur !iska Qoslaya ! iska Rukuucaya! Muu’Nn Quwi Ah Oo Islam Qawiya ‘iska dhigo !! Muxuu ‘ugu Dbaxsanyaahy Galada Muu is baaxuuriyo oo Nin Ad Adag iska dhigo!!
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 12 күн бұрын
La Qoslayey waxaas ayaan dhageysaneynaa Reer baadiye no +
@User_19567
@User_19567 12 күн бұрын
Xasan xumow isaga aya burburiyey Somalia 🇸🇴 xaqiiqda wata dal xureye it means dalka iyo ciidankan naga ciribtir ba lokenay did ama dod .
@OtaSheere
@OtaSheere 12 күн бұрын
Aaway he dowlade xariirka jare keheed xasan jilicsana bahdilay dolada😂😂😂
@MaryanAydiid
@MaryanAydiid 12 күн бұрын
Axmed adoon qofna uma aha
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Ahmed moodoobe Rabaa inuu jubland hoos geeyo Kenya .Kenya ayuu isku dhiibay
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 күн бұрын
Ader. X. Culisow. Masoqabankara. A. Madobe. Naftabenhaushigin. Xasan. Ayasomalijibiyay. Odumiyay
@muktara.9989
@muktara.9989 12 күн бұрын
Axmade Itoobiya ilaa Kenya asagaa usareeya Xasane qabiilaysete yuuxukumaa Loocabsanmayo Axmade Nuure. Kenya mooryaantii maxunkunto
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Kenya waa in loo jaraa xiriirka jadkana la joojiyaa ka imaanaayo
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 11 күн бұрын
Hada ishi laga arke ushiisaa lagu dilaa.qisolkii xasan shiiq ayow hawaab uyagay ficilaka itoobiya iyo kenya.laaluush qaatayaal ayaa villa soomaaliya jooga.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
War hooy Soomaaliyeed wadankeena aan ilaashano oo Ethiopia iyo kenya waa cadowgeena way isku keen diraayaan ee aan iillaashano wadankeena
@mohamudali7354
@mohamudali7354 12 күн бұрын
Aniga waxan qaba wallaahi in laga saro kenya iyo Ethiopia arimaha cidamada afrika ka jogo haday somalia rabto nabad iyo hormar haday taas dhici wayso somalia naqan mayso dowlad ku istagto lugaheda runti taas waa talo hana loo gudbiyo dowlada somalia waa mid dhab ah wayo somalia waxay ku hestan dhaqli aad ubadan runti haday somalia nabad naqato ma helayan dhaqalahas runti ASC
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 12 күн бұрын
Axmed madobe
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 күн бұрын
Mexasan. Culusowwatu. Dabada. Uruxayay. Ethobia. Denai. Iyo. A. Madobe. Wanladiririn. Ethobiya. Iyo. Kenya. Wa. Saxibaday. Orod. Culusow. Cidacuncadawgu. Wasaxib. Somaliguna. Wacadaw
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Nama. Qabsato in Ethiopia maamul gobolyeedeena ay fara galin Ku haayso waa inaan iska celinaa
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 12 күн бұрын
Maa.ninkaa.qaranka.dumiaya.iyo.waxa.nigudponaday.kaa.dhisaya.
@IsmaelMohamedAhmed
@IsmaelMohamedAhmed 12 күн бұрын
Guegurte wuxukadagay itobai masar eletaria jabout kenya beenti umadasomaliyed lagujahawareriyey ayu dawlado ulatagay wanalayslawadagay bentisa
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 11 күн бұрын
Ethiopia Yana yeey Ku Riyoon inay bad naga hesho bad mana ka Nahin raalli inla SIiyo madaxwYnaheena ayaa u maqan haddii uu u saxiixo bad
@hibokhalif8580
@hibokhalif8580 12 күн бұрын
Xasan oosanad Uhadhay iyo madoobe oo5shan sano Ladoortay Liskuma Doorsanayo idinku mawaalantihiin Hawada Gurguurte malaha Dalku Waafidaraal
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 11 күн бұрын
Hada soomaaliya doowlad maleh sxb dad caada qaatayaala ayaa hugaan isu sheega.
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 12 күн бұрын
keyno waa in xirirka lo joro hadi kale dowlad ma jirte cid waliba meshey adi karto haka ado
@IsmaelMohamedAhmed
@IsmaelMohamedAhmed 12 күн бұрын
Duliliga haladulaysto somali iyo qabiil
@Sarta100
@Sarta100 12 күн бұрын
Xasan waa laga kari la yahay kiinya iyo itoobiya oo mabda oodi yahay qabsashada dalka gebi ahasn iyo dalk a dowlad adag yeesho oo soo xirta xuduudaheeda bad iyo berri oo ka shaqayso nabada iyo horumarinta dalja garguurte iyo koixdiisa laf cad ayay towbin ku haysaa ma kiinya iyo itoobiya oo la helin dowlada adsg sida tii laga baqi jiray ee la dumiyay ee siyaad vare oo kontarooli jirtay bad iyo beri loona bixiyay libaaxyada afrika xasanaa araxda jebiyay markuu u cararay addis uu hois galay kana caray walaalaheen masar iyo saaxiibka ugu fiican ee geeska ee eratareeya xasan dalja waxa uu uloifay xadawga hois geeyay kuwaas oosi tois iyo si dad ban ugu shaqsynaya kala tafmfa dal ka si sy u qaataan qeyraadka bada iyo beriga una kala gooyaan ayagoo u maraya jidka ay u jee,een puntland iyo jubba land kadibna koonfurgzl eed iyo Galmudug iyo Hir shabeele xadan dabinkii uhuru iyo abiye ayuu ku dhacay marka soomasli waxaa u roon in la cadilo ama uu is casilo waayo waa ku fashilmeen xasan iyo kooxdiisa nabada iyo horumarinta dalja kadaran waa gumaysi kaljaal oo kursiga madax maray bixiyay bad iyo dhul asn xaq u laheyn xabashida uu cadaw lahaa shalaygarguurte waxaa lasoo gaaray wQtiguu baneyn lagmhaa kursiga waayo waa ku fashilmay hogaaminta dalja sida dagaali iyo abaaro dayac dadka haysta iyo musuq.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 12 күн бұрын
Waxaa tihiin dad aan u naxayn dalka iyo qaranimada soomaaliyeed si kastoo xasan uu dalka u duleeyo ay idinka kalawayn tahay qabyaalada.kenya hadda ma aha ee kismaayo waxay ku darsatay khariidad dalkeeda. Xasan isagaa u duulay adisababa oo baddii iyo dhulkii soomaaliyeed uu danihiisa u baxshay.
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 12 күн бұрын
❌️🧔‍♂️✈️✈️❌️
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 12 күн бұрын
koonfur soomaali may sida soomaliand wax uwado maxaa waalay ee sagaal madaxweyne u yeela soomaliand itoobiya iyo kiinya kuma walaaqna😮
@Sarta100
@Sarta100 12 күн бұрын
Laxda shilalka ay is dhigtaa lagu gowracaa xasan soomaali waa u jebiyay cadaw wauuna bahdilay ee yaa na dhasfiya shurcigiis harasce aqli iyo tashad maleh waa waayeel fudud oo macan gag ah laga ksri wasyay itoi obiya iyo kii ya waxa kaa reeba waa waran ee wacad kasma reebo nin dhulkaada raba oo awoid is bidiya iga leexo kama geshid ilaa aad iska dhiciso oo albaabadaada soo xirato xuduudahaada difaac ka gasho xabashi iyi kiinya waa cadaw dowladnimo daljaan uma rabaan ee waxay rabasn inay ugu damveyn kala qaataan garguurte waa wasyerl aan tasriiq i uu iska indho tiro rabo asoo og is bahdilaya soomaalina bahdilay iyo xooga dalja .
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 12 күн бұрын
Dowlada haday talaabo wayn ka qaadi wayso ooy qaadkooda iyo diyaaradooda jooji waayaan,baarlamaanka waa inay madaxwaynaha xilka qaadaan waa madaxweyne daciif ah oon wadanka aan maamuli karin
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 күн бұрын
War. Dadmoryana. Bawelojira. X. Culisow. Amanaya. Maxasanbarux. Laminikaroah. Watug. Anxishon. X. Culusow
@HassanaliBule
@HassanaliBule 12 күн бұрын
Haddii uu xumado xirirku xagee adin xsan xuurto ilayn xamar todobad majoogayee
@sahraismail2230
@sahraismail2230 12 күн бұрын
😂😂 Kenya iyo ithobiya ogaden ayaa xaakuma siisa daarteed Ahmed islam yaan laagu daaliin
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 12 күн бұрын
Hawiye caqluxume waligiinba cabaada.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 12 күн бұрын
Doqoni mo waxa ah nin shaley yinid berina tegayaa awgiis in dowladiiba qabiil laga dhigey, ma shisheeyahaa kala jecel somaliya
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 12 күн бұрын
@fadmazahracabdinuur1643 dowlad jirte waxaa mooriyaant kurisaga ku hadsatay.
@muktara.9989
@muktara.9989 12 күн бұрын
Axmade madoobe Geesi 💪✅ Labada Axmade baaxukuma dhulbadane Xasane w villa soomaali Hodane maxukumoam kaaraane iyo Huriwaa
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 12 күн бұрын
Somali.dumis.padan.aya.jiraa..alpitar.ayan.nahay..u.anaggu.somali.galpeed.ayan.nahay..carap.jalaq.aladayoo.
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 12 күн бұрын
😅😅😅😅 koonfur soomaali dowladii ma waxay isku haysaa daarood iyo hawiye😮 waa yaab iyo lama arag
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 12 күн бұрын
saaxib ha degdegin dowladu si ay u xisaabtanto wey taqaana dalxoreeye horana waa sameeyey waxa layiri DAGAAL WA GELIN DANBE guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@User_19567
@User_19567 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 12 күн бұрын
Gardarada.ahmed.madopee.waad.pupunisan.qaranka.somaliyed.naa.hospad.u.dhigtin.
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 12 күн бұрын
Ahmed waa boqortooyo yaa qabankara.
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 12 күн бұрын
boqortooyo kulaha wa cabiid aan xor ahayn oo dad xor ah oo somalyeed cadow u hoosaasinaya kenyana xadgudubka eey sameeysay Ahmed waa weynyahay waana la xisaabinaya
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 12 күн бұрын
Beenta joojiyaa vila somaliya way ogtahay . Ahmed madoowe waa absame cid wax yeelikarto majirto
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 12 күн бұрын
somaali somaalibaaleh basoosodhana gurigooda ba aya wayo somaaliya wasoo nolaatay sidii hore maaha ee ogow basaaso
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 12 күн бұрын
A. Madobe. Walibax. Damuljadid. Wucunayrunti
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 354 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
DegDeg Gaariga Suuga 40 Nin Oga Dhinteen Huwanta Buuhoodle
9:23
MADAL FURAN
Рет қаралды 22 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН