DEG DEG Kenya Oo Ahmed Madoobe & Xasan Sh Isku Keeneysa, Somalia oo Fadhiisatay QM, Guudlaawe oo…

  Рет қаралды 21,692

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 17 күн бұрын
Mahadsenid Suldaanka Tv. Sanadkaan cusub 2025, Waxaan Allah ka baryeynaa in uu Soomaalida dhexdooda nabad iyo is-jaceyl ka dhex abuuro.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v 17 күн бұрын
Suldaan Go A'head
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 17 күн бұрын
Axmed guuul
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v 17 күн бұрын
This is the only middle broadcasting Media
@faarahjama243
@faarahjama243 17 күн бұрын
Axmed ma ahan madaxweyne jubaland ee Waa cadawga somaliya Mana fiicno in lala fariisto cawaan ka Xasana haduu axmed madoobe la fariisto wax uu ka faa iidayo ee ha ogaado
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 17 күн бұрын
Adiga madaxweyne kuu ma aha anaga ayuu nooyaha madaxweyne guul sayid Axmed
@aliabdi8347
@aliabdi8347 17 күн бұрын
Ahmed madoobe waa madaxweynaha soomaaliya iyo jubbaland
@mohamedmoalimabdiabdi2666
@mohamedmoalimabdiabdi2666 17 күн бұрын
Wariye waxaad ku,jirtaa wariyaasha kiraysan
@AamaCade6
@AamaCade6 17 күн бұрын
Axmed madoobe maahan caadaqaate xasan shiiqna uma baahna
@MohamedJacayl-s8q
@MohamedJacayl-s8q 17 күн бұрын
Orod oromada dabada bas baaska kaa marinaysa iska soo celi
@ahmedrufaacimohammed9535
@ahmedrufaacimohammed9535 17 күн бұрын
Axmed madoobe waa in wadda hadalka lala galaayo waan Soo dhoweynayaa
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 17 күн бұрын
WAA GUURGUURTE MALAHIISA KHIYAALIGA AH EE SHAYDAANKA UGU WAXYOODAY UNA SHEEGAY SIDA KALIYA UGA BAAQSAN KARO TEGIDDA TEENDHADA ISKOOL BOLIISIYA INAY TAHAY AXMED MADOOWE INUU LAHESHIIYO.
@ismailadan312
@ismailadan312 16 күн бұрын
Mudada kursiga golaha amaanka qaramada midoobay waa laba ( 2 ) Sano .
@saynab7503
@saynab7503 17 күн бұрын
wax uu bi iyay oo uuna bi inin mw majiro wixii lagu heshiiyay ee aan laalay igu raac axmedna Mar buu qaldamay Mar 2aadkina waa diiday
@MuseAbdi-dg3yp
@MuseAbdi-dg3yp 17 күн бұрын
Qabyaleste. Ayaatahay
@mohamedabdi4799
@mohamedabdi4799 17 күн бұрын
Sxbow arimaha dagaalka qabiilada gab kadheh waayo adiga hadal aad hada gudbineyso waa sii hurin dagaal qabiilada in uu sii socdo plz arimahaaas kasoo badinin
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 17 күн бұрын
axmed madoobe waa qaainu wadan weeraray ciidanki qaranka xaq uma laha in lala hadlo waa in goaanki maxkamada lagu adkeetaa goortey noqotaba lasoo qabtaa
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 17 күн бұрын
Qaran beel ma mooryaanta Hawiye maad u taqaana qaran
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 17 күн бұрын
Suldaanka beenta iska aamuis
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 17 күн бұрын
@AliAli-uh5bu qaranku hawiye uun ma aha waa ciida iyo calanka iyo ciidanka muhiim ma aha madaxweynha cida uu yahay waayk shalayba farmaja aha berina mid kalaa imaan lkn axmed madoobe waa dinbiile
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 17 күн бұрын
Axmed sida xasan munaafaq hantida qaranka manoobo
@MohamedJacayl-s8q
@MohamedJacayl-s8q 17 күн бұрын
​@@AliAli-uh5buhawiye dhulkiisa iyo dadkiisa asagaa u xor ah halka daarood gumaysi ku jiro 85% percent dhul ahaan iyo dad ahaan daarood waa la gumaystaa
@AHMEDADAN-h5v
@AHMEDADAN-h5v 17 күн бұрын
Subscribed Suldaanka TV
Soo laabaashada Trump maxay uga dhigan tahay Somaliland iyo adduunka?
27:14
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
LAFTAGAREEN IYO AADAN MADOOBE OO LAGU DHEGGANYAHAY (5383)
20:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,6 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН